REER ,MALAYSIA CADAWNIMADA WAA CAADADOODA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #kingck #ckfamily #reaction #video

Komentáře • 2,6K

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před rokem +1890

    Gabadha Channel keeda waakan aan kafarxino let’s go ckfamily czcams.com/channels/E3dhKBP1rMb8WL63BIdvbw.html

  • @asad_hagio_27
    @asad_hagio_27 Před rokem +1273

    Hada islam tahay kusali rasulka scw ❤

  • @faraxmedia9755
    @faraxmedia9755 Před rokem +540

    Haddad u jeedo magaca Nabigena Mohammed scw love isaar

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Před rokem +19

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭

  • @mudanmohamed
    @mudanmohamed Před rokem +34

    Daacada iyo Dunfiicninaada waa waxa cadaw badan kuu yeeshey Wll cadawgaga ka guuleyso InshaAllah👏👏

  • @dacimarwan9234
    @dacimarwan9234 Před rokem +174

    Away dad kii jecla nabigena scw 😔😔

    • @sahraxaaji5442
      @sahraxaaji5442 Před rokem +2

      Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @svgcrtns444
    @svgcrtns444 Před rokem +92

    King ck, wallahi hadaad wax garad tahay, adiga iyo baliil iyo team kale gabadhaas kusoo booqda Malaysia isla biri, wallahi gabadhaan dhimbil kulul ayaa qalbigeda saaran Allah u qabojiyee, ee ck fadhiga ka kaca, wax aadan waqti u raadin iyo lacag guul lagama gaaro, please and please and please king ck talaldeda qaado waxad ku darsan kartid na ku darso

    • @MHD6203
      @MHD6203 Před rokem +2

      Hhh nimanyohow kan xitaa waa soo galaya sbbto ah wuu tagay maleysia maxuu u booqan waayay

  • @Faysal280
    @Faysal280 Před rokem +138

    Is core aan caadi ahayn hala sameeyo gabdha 500kun hala garsiiyo lest go ✊

  • @suweysa7878
    @suweysa7878 Před rokem +32

    Horta gabadhaan cunugeeda Allah's unaxriisto iyadana sabar iyo iimaan Allaha kasiiyo lagu yaabaa wax ka qeer badan inuu alle ugu badalo qalbigeedana Allaha u qaboojiyo lkn waxey aheed market dhibtaan ku dhacde iney ilaahay xasuusato inay rabbigeeda umahad celiso amaano uu rabbigeeda u dhiibtey buu ahaa maantana ilaahay baa amaanadii ka ceshtay inay ilaahay iska Tala saarato bini aadanka wllhi lama wey weeneeyo ayaga maanta waxaas ay haastaan ilaahay baa siiyey maanta hadaa ilaaahay gacmaha u hoorsato oo si niyad leh u weydiisato inuu ilaahay ku caawiyo wllhi ku caawinaa rabbigaa waxaa ee heystaan jibaarkiis buu ku siin karaa ilaahay wuxuu leeyahay وإذا سألك عبادي عني فإني قريب
    Intaan yaree murugta aad dareemeyso inaad social media kanasato bey aheed oo quraanka aad aqrisato ilaahay barisid inuu qalbiga kuu Dajiyo
    Midakale umadaan ku haya waan ogaa inay saan yihiin aan unsubscribe dhahno oo shalay yaa ul kuu qaatay oo saar ku iri just qofkaan muuqaladiisa baad ka heshay dabeecad uu leeyahay qofkaan ma adaan ugu saarin aqlaaquu leeyahay qofkaan ma aadan ugu saarin wuu naxriis badan yahay ma adaan ugu saarin only muuqaladaas aad ka heshay baad u saarte teeda kale qasab ma aha qofka inuu qof booqodo ama kawarhayo lkn waa naxriis iyo qadarin uu qofkaan u hayo qofka kale u hayo hadii ay ayaga booqan waayeen waa ayaga iyo ceebtooda lkn wax qasab la yiraah majiro teeda kale waxaan arkaye vedio Asad asigoo leh aniga waan xanuunsanaa isagoo awalba horay u xanuunsanaa oo aad arkeyseen commantiyada qaar haduu jiro isku Ridaa soo adiga vedio soo dhigo war vedioga qofka intuu duubto buu meel dhigtaa laga yaabaa vedio badan inuu duubtay oo keedka ugu jiraan waxaan kaloo layaabanahay qof walboo soo gabadhaas kasoo hadlaya muxuu Asad usoo qaataa makaligiisaa Malaysia ku nool mise furad baad ku gaadeeseen soomaaliyey adinkana fikira marba yaan inac laidin wadaninee ani Cid aan subscribe saaray kama laabanaayo lkn gabadhaas iima aheen hadana waan usoo saaray gabadhaas baa dhiirgalin iyo subscribe idinkaga baahan iskadaaya waxaan kale warkooda wiilkana allaha u naxriisto hooyadiisna ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo wax ka qeer badan Allaha ugu badalo السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

    • @hamdaabdi4461
      @hamdaabdi4461 Před rokem

      Wlhi ale aqli ku siyay dadka lkn sas uma fikirayn

  • @maxamuuddaad4549
    @maxamuuddaad4549 Před rokem +20

    Masha Allah sxb CK meel fiican ayaad dhigtay waxa nagu jirin Somali badan oo aan diir naxo laheyn

  • @nimcoaxmed2978
    @nimcoaxmed2978 Před rokem +643

    Dad Malaysia 🇲🇾 joogo waa cadaw anaguna washamsi aa ku qaadanay my teams subscribes aan Kala naqsanay natijadeeda waad arkeysiin😂😂 wax badan idiin dhiman hhhh😂😂🦦🦕😂

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před rokem +130

    Midkii ugu khayrka badnaa aduunka nabi mohamed salalahu caleyhi wasalam صلي الله عليه وسلم❤🕋

  • @change68
    @change68 Před rokem +164

    Aan tusno iney wax nagu yihiin team washamsi let's Go 🤣

  • @faizabeautysalon605
    @faizabeautysalon605 Před rokem +105

    Ck runta hadii laga hadlo adibo dhalin yaro badan waa la kulantay iidana waa raadin kartay😢 dadka kale iyo adi isku mid lee tihiin because adibo shalay hala caawiyo ma dheheen marke u baahneed hadana illhy cunugeda saqiir aaqiro ha uga dhigo wllh xanuunka waa daremi Kara😭😭😭😭😭

    • @selfruqiyah7377
      @selfruqiyah7377 Před rokem +2

      Sax hada reaction ina ka sameysid walaga fiicanyahey it’s too little too late we could have help her 😭😢

    • @bashiirmaxamad1410
      @bashiirmaxamad1410 Před rokem

      Waad saxsantahay hundred percentage

    • @naasirabdi2030
      @naasirabdi2030 Před rokem +2

      Haaa Wlhi Runtii Ninkan Isaga Le Isla Saxsan Cajiib shikhow

    • @fahmaali3542
      @fahmaali3542 Před rokem

      Walaahi waa runtaaa.

    • @maahirmatankajcylka6432
      @maahirmatankajcylka6432 Před rokem

      Ck wadaadka meesha ma izka dhigooyoo hee azaga hada faaqda ku haayo 2da bil marky nuqalka ay zoo dhigtay muxuu markaa reaction uga bixib wyey

  • @Taliyegamer8900
    @Taliyegamer8900 Před rokem +26

    7 month ago Ilaa hadaa Tani waxaay u noqo doontaa cashir CZcamsrda Malaysia Nacalaa shaydaan ku yaal 😭😭

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +152

    Ku Sali Rasulkeena Qiimaha Badan Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 Před rokem +355

    😢😢😢adiga xitaa waat kujirtaa maxaayeelay ck daraat aat joogtay maleesiya fariiha seeyit waala kuluntay iyadana weey u tagtay maadaamaa eey taageero kuu ahaayeen iyada iyo wiilkeeda maxamed maxaat u soosalaami weeysi 😢

    • @sacdiamuse8068
      @sacdiamuse8068 Před rokem +9

      waa sax fikirkas wn kla qabaaa

    • @yasmiinahmed1493
      @yasmiinahmed1493 Před rokem +10

      Hadey saan ushekin kawaran ama intusan takin Malesia eey uktakdey so ma xukimi karno😒😒

    • @haabdeyhabadey4492
      @haabdeyhabadey4492 Před rokem +21

      Ninkan wadankas marti uu ku ahaa mana ogaan kara wxa ka socda dhawsi

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Před rokem +15

      Xtaa kan unsubcrabe ayaan idhi 😃

    • @suleqaibrahim8777
      @suleqaibrahim8777 Před rokem +6

      Haa waa runtaa inbadan ayuu jogay wu soo booqan karay

  • @firdousadam9475
    @firdousadam9475 Před rokem +33

    Alla kariim wlhi maalinta qof kaa xanuusto oo hospital joogto qofka kuso booqdo weligaa ilaawimaysid waaba gabadh keli,ah ku ah meel qurbo ah
    Reer Malaysia waa ceeboben rag iyo dumarba belayada wejigooda waa baranay🥺

  • @simanmh3223
    @simanmh3223 Před rokem +56

    😂😂😂 ninyahoow dadkii washamsi lagu qaaday reactionka aa vedeogaan Ka bixisay hoog baa kasii raacay😭😭

  • @simanahmed9837
    @simanahmed9837 Před rokem +309

    team washamsi gabdha aan garab sitagno oo aan u kacno 1m ka badan wan garsin kara walshy mcny samir iyo iman😢

  • @muhamahdi6059
    @muhamahdi6059 Před rokem +50

    Cawaa waa jimce saliga nabiga hala badiyo 😢😢❤❤

  • @sabahalaki5701
    @sabahalaki5701 Před rokem +96

    Sorry wlhi qalbiga ayaa i gubnaya hooyo garab wayday ciddlo geeri ku heshay samir iyo iman alle haka siiyo😭😭🥺

  • @khaalidomardhoore
    @khaalidomardhoore Před rokem +4

    War fiiri emotional qof wax ku xukmiyo ha'noqon, aniga asd weligy wn dawanayy manna arag asagoo vedios lasamenayo 300k xitaa marku marayy
    Ck wllhi cuqdad baas ba kugu jirta

  • @Adar_Playz
    @Adar_Playz Před rokem +27

    Waaxaa talent ku leedahay kali maseer ii been waxkale ma haysiid laakiin Asad Hajiyo dulmiga ka sameeyseey Ilaah aa kaa jaasinaa. Insha Alaah team27❤️

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 Před rokem +472

    Waar Apti anagey wax nagu ahayen Imikan Anaga CuNeY Before 1.16M After 1.15M Still LayzMa gadHin Team washamsi 💪🏿💀

    • @caliaxmed52
      @caliaxmed52 Před rokem +6

      Really wlhi👎

    • @hamuudanuur8141
      @hamuudanuur8141 Před rokem +5

      Good

    • @fatuush4576
      @fatuush4576 Před rokem +12

      Plz gabadha booskoda ugu badala sidi ayaga logu kacay halogu kaco

    • @kingsaasboy7283
      @kingsaasboy7283 Před rokem +3

      Qofkan maseer ayaa xaayo

    • @nimcoaxmed2978
      @nimcoaxmed2978 Před rokem +10

      Washamsi aaa ku qaadanay hhh cawa 🦦🦕😂😂😂 before 1.16m after 8 hours 1.15m shaqadu waa socotaaaa😂😂😂

  • @naimaadem2016
    @naimaadem2016 Před rokem +76

    Wlhi Dadka intooda bdn waa danaystiyaal kaliya ku daneeya inta aaad cafimadka qabto Allow bani'aadam ha inoo baahin maskiintaaan wlhi Xanuunka waan la dareemaayay in kastoo aan kala fogeen hdana waan la socdey Srry Apayo Naf walipa way dhimani Saqiir jannaad rabi haka yeelo Adiguna qalpiga Alle hakuu qaboojiyo🥺🥺🥺😢😢😢🤲🤲🤲🤲
    Mar walipa Alle ayaa Garapkaaga Ah dhib dhan isma arkysaaaan Insha allah🥺🤲🤲🙏

    • @huskambd1331
      @huskambd1331 Před rokem

      Saxiix wlhi dadka inta bdn waa daneystayaal

  • @amalbile2239
    @amalbile2239 Před rokem +56

    Walahi kuwas waa bila damiir wilka into dhiman maxey niyada ugu dhisi wayen hadi ladhaho walagu soo baqday waa ufarxi lahay wayo waa wilyar oo aqli lahay hooyadane wey ku farxi lahed 😭😭💔

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 Před rokem +61

    Mansha allh CK you have great heart ❤️ 💙 💜

  • @nacimahassan2471
    @nacimahassan2471 Před rokem +6

    Walal drissle uhambalyey
    1M ayugaadey
    Walaltinimadhu waluskuleyehe🥰
    Am your big fan bro❤️

    • @kowsarkiin2072
      @kowsarkiin2072 Před rokem

      Wxa kahadleyso iyo wxa mesha yalo iskumid maahan amus bap

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před rokem +81

    Reer maleysia waji ma lahan 😭 intey waliba shegtey Ayey u tagi waayen hal qof oo cunto u geeyo mala waayey 🥺ilaahow qalbiga u qabooji samir iyo iimaan sii 😢 saqiir keeda Aaqiro ooga dhig Amen Yarbi 🤲😭

    • @Hafsonor22
      @Hafsonor22 Před rokem

      Gun waaye wax joog dad nasab ah ma joogan meesha 😏

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Před rokem +77

    reer malaysia we learnt what you are😭

  • @originalabdi33
    @originalabdi33 Před rokem +37

    2 bil ka badan aye isbitalka kulajirtey cunuga Zamzam wlhi waxan xasusta iyado guriga intey timaado ey cunto usameyso wiilkq aye Hadana wadada ku labaneyse wlhi wey babadey kaligeed un🥲😭 Maxamed Yare illahay ha unaxaristo wlhi aad ayan uga murugodey😭 Allow ku Naxariso Maxamed cade🤲😭😭😭

    • @marwo6483
      @marwo6483 Před rokem +2

      Baayo 10 bilood by kula jirtaa lkn mar dhexe ayuu caafimaad way kala soobaxday waa markii dambe markay waxaan ka hadlayso

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před rokem

      Hadaad ogtahay maxaad u caawin weyday

    • @originalabdi33
      @originalabdi33 Před rokem +1

      @@moderninformation7931 halke ka cawiya Aniga Uk ayan ku noolahay. Wlhi waligeed garab mey wayseen hadey dad goob ah dhex joogi laheyd

    • @originalabdi33
      @originalabdi33 Před rokem

      @@marwo6483 ha baayo wan la socda🥲 Alle ha aga dhiigo saqiiir aqiiro🤲😭 Walasheen na Allle swt Qalbiga Ha uqabojiiyo🤲🤲

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 Před rokem

      @@originalabdi33 waxaad tidhi waan arki jirey . Waxaan u fahmay inaad isku meel joogtaan. Waxaad ka waday waan daawan jirey

  • @maxaneboyoffecial7802
    @maxaneboyoffecial7802 Před rokem +1

    Number 1 yuotuber mana qoneesid laxdii kudhashay was😂😂😂😂

  • @mairah3265
    @mairah3265 Před rokem +12

    Reer maleysiya waa xasidin ilhay gabadha qalbiga ha u qaboojiyo wiilkeedane saqiirki ahkiro Allah oga dhigo 😢😢😢😢😢😢😢

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před rokem +97

    ‎﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @queenyasrah1234
    @queenyasrah1234 Před rokem +38

    Wllhi gabadhan wey rafaaday 4sano ayee xanuun sanaa wiilka ilaahay qalbi ha kuu qaboojiyo abaayo saqiir aqiro allah kaga dhigo 😭😭😭😭2bil cml ayee isbitalka kula jirtay

    • @ummaanas0709
      @ummaanas0709 Před rokem

      Taasay hada la shir imaadeen maa anaan arag maan 😭😭maqal ilmaha ka xanuunsan 4sanno dhan u xanunsana 😭😭😭

    • @quenxanan9716
      @quenxanan9716 Před rokem +1

      Abayo cunuga gabadha tik tok ku arkay cunuga xanuun sidee ku dhacay wallahi hada joogi lahaa garabkeeda maalin maka bixi leheen sorry qalbiga wuu igubtay 💔😢😢😢😢

    • @maryancabdirizaaq7509
      @maryancabdirizaaq7509 Před rokem

      @@quenxanan9716 abayo kansarka dhiiga raaca ku dhacay😭😭😭

    • @quenxanan9716
      @quenxanan9716 Před rokem

      @@maryancabdirizaaq7509 ax saqiir aaqiro allah ugu dhigo maskiinta wey cidleeyen allah badal qeer qabo hasiiyo

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 Před rokem

      Wiilka xanuun nuce kahayayey gabdha alaha unaxariisto 😭

  • @mariaabdi1760
    @mariaabdi1760 Před rokem +53

    Team Wazhamsi anagee Wax nagu yihiin dadkaas aan dhulka geeyno plz 🙏 gabadhaas maskiintana aan kor uqaadno alle saqiirka aakhiro ha ugu dhigo🤲

    • @nimaismael7104
      @nimaismael7104 Před rokem +2

      Haaa Wlhi wll waa dad xun 😢😢meel kasta aan ku arko wan ooyayaa😢😢😢

    • @abdiazizihafsa8615
      @abdiazizihafsa8615 Před rokem +1

      amin mr hora shaqo ka qabanay😢😢

  • @Asadhaajio27
    @Asadhaajio27 Před 11 měsíci +3

    Allah Is One ☝️🥹🕋♥️

  • @hamzemoussa3156
    @hamzemoussa3156 Před rokem +9

    Team Washamsi ayaa inoo balana asxaabta let’s go (Amira qurux, Asad hagio, adna channels, saxaaf, ceyda king, abeera, Arimeheena)

  • @wardiahmedeew3601
    @wardiahmedeew3601 Před rokem +187

    Only reer somaliland can make washamsi challenge
    Originally washamsi from somaliland
    Community or population 🤔
    Viva somaliland especially reer burco
    Alle qalbiga hakuu qaboojiyo sister samir io iimaan haynaga siiyo wiil keena

    • @sahromaxamed4509
      @sahromaxamed4509 Před rokem +14

      Quf walbo damiirleh SaaS sameenkaro kaliya kuma xirna qufwalbo dhiig soomalinimo ayaa sameenkaro

    • @fartuunahmed6629
      @fartuunahmed6629 Před rokem +5

      Somalia kula mx nokala reba ilan xaqa wa ina uso dicana gabdha maskinta

    • @luulabdirahman8757
      @luulabdirahman8757 Před rokem +5

      Wacelada wada viyus ladiska ah ish wada shashi iyo dad an Caqli lahaynba Mesha iskugu tagay

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 Před rokem

      Dad nool thiiin wlal rer abtigey viva

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 Před rokem +1

      @@luulabdirahman8757 xaasidnimada cidiyahay kaga jirtaa shanshida uf

  • @abdiwaahidsomali6225
    @abdiwaahidsomali6225 Před rokem +68

    Aaawey dadkiii jeclaa xabiibkeena scw

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Před rokem +33

    Ala meeqaan comnentiga ugo qoreenay gabadha caawiya Ama booqda xaasidsanaa ilaahow rabiyow dadka qaar ha I baahin abayo rabi hakaa samir siiyo wiilkaaga😭😭😭😭🤲

  • @mohamettYusuff22
    @mohamettYusuff22 Před rokem +36

    Gabadha 1M aan gaarsiino cadawgana washamsi all asad+cayda+arimhena+cumeer+faadil+abeera🥺🥺

  • @saraapdulsalamvolgz
    @saraapdulsalamvolgz Před rokem +7

    Hallow dad waxas aan u dulqaadana nahay team washmsi Waxan lama Eegan karo
    Dadkan anaga wax nugu yihin lets go 😂

  • @aslamqalbizaliim6446
    @aslamqalbizaliim6446 Před rokem +86

    Malinba malinta ka danbeysa Nolasha iyo dadkuba wee sii dabar go aysaa 1wanaaga
    2Xishoodka
    3ixtiraamka
    4alleh ka cabsiga
    Alh Na aamanso Gefkena iyo geridena ha kulmin inshlh 😢😢

  • @nastehoaden8648
    @nastehoaden8648 Před rokem +36

    Congratulations 🎉 ck 1'm ilhay ha u naxirsto 🤲 willka yarna

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Před rokem +30

    Hadad jaceshahay magaca nabiga maxamed kusali ado mahadsan 🙏🙏

  • @ilatashoigunatasho1298
    @ilatashoigunatasho1298 Před rokem +124

    TEAM WASHAMSI 1.17M TO 1.13M ANOTHER LEVEL😃😃🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @Amaanmoha
    @Amaanmoha Před rokem +2

    Best Somali CZcamsr Asad Hagio 27💪🏽

  • @leilahmohamed9642
    @leilahmohamed9642 Před rokem +26

    Asxaaf Adna Amiira Asad iyo Arimaheena intaba washamsi kuso qabty yaaidhiman iso xasuusiya😂😂😂 asxaabey

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 Před rokem +4

      Atarisho badiyo ayaaniita nuradiin kl tiina farax io team enjoy dhaman shaqyso wll🤣🤣

    • @abdiazizihafsa8615
      @abdiazizihafsa8615 Před rokem

      mr hora sameyy😢

    • @qadracadey5888
      @qadracadey5888 Před rokem

      @@hafzaahmet1879 sx wlhi las't go

    • @Kamadage6566
      @Kamadage6566 Před rokem

      ck adnan model baaba jeey fareha zayet kuli wee tageen KL unsabscribed dheh hdee run kaa tahy

  • @qalbiurooninaali4596
    @qalbiurooninaali4596 Před rokem +46

    Cawaanimo wa dhafen waxoda arxan darana wuxu mana dhig somaliyed ku jirin😭😭

  • @Faabio488
    @Faabio488 Před rokem +39

    team washamsi aawy maba shaqeynysan beh cawaanta dhulka la jara 😂🤟

  • @dhaadhapoi4616
    @dhaadhapoi4616 Před rokem +1

    Asad hajio always first youtuber adaay kuu taaaala🤫

  • @boqoradashinnida
    @boqoradashinnida Před rokem +6

    Absolutely Ck kusoco Cadowgaaan!! Gabadhaas intey 500k ka gaareyso Haka harin please 😭😭😭😭😭😭

  • @nimcohappy6347
    @nimcohappy6347 Před rokem +89

    TEAM WASHAMSI FROM 1.17M TO 1.14 HASOCOTO🤣🤣

  • @queenfaadmah6482
    @queenfaadmah6482 Před rokem +340

    CK mudan in 2m la gaarsiyo wlhi the legend always the legend brother keep going

    • @nimcohussain8147
      @nimcohussain8147 Před rokem +13

      Maxuu mudanyahay asagabo haduu maleysiya kaimaday Farhiya saiyd wuu lakulmay

    • @jusesjones1083
      @jusesjones1083 Před rokem +2

      Wllhi wuu qalama in ka badan ❤

    • @leylacabduwahaabdaahir356
      @leylacabduwahaabdaahir356 Před rokem +8

      Isagaba Malaysia wuu tagay muxu ogu tagi waye AMa hal malin xita youtube kisa intu so fadhistay oga hadli waye hada ma viwes bu kuradsanaya

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 Před rokem +5

      Isagawa Malaysia wu tagy mxu dhaama lkn hdu mrka u tagy wx uqaba laha cwa 2m qassab a kugeyn lahyn😀

    • @leylacabduwahaabdaahir356
      @leylacabduwahaabdaahir356 Před rokem +6

      @@omarshariif1342 kuwii sijogay Malaysia io isagaba wa iskumid marba haduna so boqan inu kuwa kale edeyo wa ku qalad

  • @Isxaaq805
    @Isxaaq805 Před rokem +124

    Team washamsi lates go 🤟🏼♥️

  • @paulopogba8503
    @paulopogba8503 Před rokem +2

    Asad hagio no 1 somali youtuber

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 Před rokem +2

    Somalidu Wa Shamsi Xiiseen Mey Ka Tahay Mise Fudeed Baa Wada Ani Waa Yaabee Fikradeyda Team Hagio ilama Khaladana C.k Na Hormarka Asad Bu Ka Xunyahay👈

  • @usameabdinasir6264
    @usameabdinasir6264 Před rokem +63

    Ck Wa Nin Qalpi Nadiifa Maantan Ogaaday❤😢❤❤❤

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal7382 Před rokem +32

    Team washamsi like aan dareemo🥰

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +126

    Legend always legend keep going king ck flims vlogs another's levels 💘💯🤣

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif554 Před rokem +49

    Heer Malaysia 🇲🇾washamsi wlhi halagu qaado wa gun😭🥺✌

  • @abrarashid9508
    @abrarashid9508 Před rokem +60

    Subhanallah Subhanallah really reer Malaysia 🇲🇾 😢 illaahay nomaa bahiyoooo

  • @umeymagabarbari2886
    @umeymagabarbari2886 Před rokem +19

    king CK waa nin runta shega mar walbo wan ku wataa 💞💪

  • @xamdamakeupofficiallmoh2548

    Ck wll adigo somali 1m ugu hor galay yana hada laga hor galin 2m wayo hada qofka kobad ee inu xidho 2m galo donaya waa asad yana laga hor galin sidad ugashay uguna horaysay 1m hadana 2m ayaan ka sugyaa

  • @baastogamer
    @baastogamer Před rokem +23

    😏:Team washamsi reer malaysia dhulka halala gooyo😭☝🏼

  • @abdiqadir575
    @abdiqadir575 Před rokem +1

    Wa maseersantahay naga fariiso nio maseer badnidaa ma naag ba tahay first somali youtubers aaa khlaas waye

  • @shiineyare8319
    @shiineyare8319 Před rokem +6

    Team washamsi reer malaysia dhulka halala gooyo😭☝🏼

  • @ifrahoabdi3107
    @ifrahoabdi3107 Před rokem +34

    Reer Malaysia anigu wankasoo dhamaaday
    Teem washamsi .shaqadiina qabsada🧏‍♂️💯😥

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 Před rokem +31

    Waa xaasidiin reer Malaysia 🇲🇾

  • @ayan2abdalla403
    @ayan2abdalla403 Před rokem +53

    No problems markooda dhibka wuu Ku imanaa manta hadda wllkaa cawin waydid biri adnah wax kucaawineeyo malahan walasheen qalpiga allaha uqaboojiyo Samir iyo imaan hakasiiyo 😭 badalqeyrqabo alaha siiyo walasheen 😭😭🥺🥺

  • @hani8826
    @hani8826 Před rokem

    Alle haka sabirsiiyo samsam wiilkeda maxamed saqiirkeda aqiro u shafeca qada oga dhigo aamin😭😭😭

  • @muscabmaxamuudxuseen2045

    Keeep going the legean (legeand 2 maaaha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ApdaLe7
    @ApdaLe7 Před rokem +8

    Washamsi now start plz aaway team Washamsi

  • @fahima6666
    @fahima6666 Před rokem +16

    Aad baan ugu na Ay weyna ku dadaashay cunug Ed’s Maasha Allah ♥️♥️♥️😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻 like haloo saaro walashin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻 thank you ck we love u

  • @calikaash8194
    @calikaash8194 Před rokem +148

    Ree maleysia dad mahan wlhi waligeyna waan ogaa waa dad cadaw ah aan waxba ismuqurin horene isku oo siinayan wlhi dad mahan masibo idin kuduacday xataa somalino maucawin weden 🤦‍♀️ caaw ciil baan la ooyay wlhi 😭 abayo adnh qalbiga alah kuu qabojiyo wad kala labta subscrb blzz 🙏

    • @annisaaabdirisaq3178
      @annisaaabdirisaq3178 Před rokem +3

      Meesha ma saasay u xuntahay wan u socdaye

    • @saabirina9060
      @saabirina9060 Před rokem

      Ani hadaa ogaday

    • @calikaash8194
      @calikaash8194 Před rokem +1

      @@annisaaabdirisaq3178 hadee wll io ehel kujogan ama adiga aad isbixin karto lkn dad kama jiro meshas wlhi 😪🤦‍♀️ waa cadaw

    • @calikaash8194
      @calikaash8194 Před rokem

      @@saabirina9060 waa cadaw waligey ban ogaa kala laabo subscrb doofarada 😒

    • @annisaaabdirisaq3178
      @annisaaabdirisaq3178 Před rokem

      @@calikaash8194 illaahay qayr ha iiga dhigo

  • @diaz3274
    @diaz3274 Před rokem +2

    ck wllka waxa dhacy qadar rbi waay marka kor iku bax asad haigo sxpkaa waay ha isku xumeenin sida ku shareen wa arkty❤

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 Před rokem +9

    Kan in malesiya la ii geeyo ayaa ii fiicaneyd wlhi legend ck Allah ku daayo war 2m ha lii gaarsiyo ck

  • @biibshe__boy2840
    @biibshe__boy2840 Před rokem +11

    Guys ani inta arkey asad hagio waa daneyste waa xaasid walhi jiis nimada yaa idin ku gadin💯💯 kuwa kalena wax laduubo waa lamid💯💯

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 Před rokem +110

    Keep going geesi ❤🎉💎💐

  • @zaynab327
    @zaynab327 Před rokem +19

    Waa cadow wlhi somali isku gargaarta oo isku damqadaan arki jirnee kuwan ookle waligay ma arag 😭ilaahay qalbiga ha uqaboojiyo gabadhaa miskintaa ee masiibadu cidlada ku heshay garabna weyday

  • @engdeeqsi1020
    @engdeeqsi1020 Před rokem

    Team washami howsha ha socoto plse caawa qofkiiba aan ka jarno 100k si ey u ooyaan

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 Před rokem +2

    Sxb ck igaraali noqo horey qalad ayaan kaafa fahaan sanaa sxb marlabaad raali aiga ahaaw legend guul ayaan ku rajeynaa walaalsare

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 Před rokem +22

    somali oo dhan aya wanin ah in yar inta ka ehen lkn maskinta wax daremay malahn😭ilah sawir aqiro alaha uga dhigo

  • @guushanoloshaofficial574
    @guushanoloshaofficial574 Před rokem +15

    Saxiix geerida lees kuma fiirsado,way soo maraysaa qof walbo geerida 😭😭😭

  • @aminomaxamuudaminomaxamuud4635

    Somali hadey wlloyashed cawin la heed mar hore ay hormar gari laheed wlhi iyaka aa cadaw isku ah boh ilahey ha nii soo hanuuniyo 🤲

  • @canabm3126
    @canabm3126 Před rokem +1

    Shaanshi naxariis Leh xagee Ku aragteen war cadcadka waa yuhuud halagala laabto baqtiyaasha gibil cada waa yuhuud 😥😥😥😥😥😥😥

  • @Jackcadnaan01
    @Jackcadnaan01 Před rokem +11

    One chance one goal 😂😂😂

  • @fartunali8032
    @fartunali8032 Před rokem +9

    Baayo qalbiga allaha ku qaboojiyo samir iyo imaana rabi haka siiyo🤲

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 Před rokem +7

    Legend aya tahye sxp Raganimda waaa kugo ogaaa sxp Ck Family Keep oging

  • @Ex-maajid-offcial
    @Ex-maajid-offcial Před rokem +180

    The lagend always king of reaction🤗

  • @kowtharali1361
    @kowtharali1361 Před rokem +6

    Byoh qalbiga Allah Ku qabojiyo insha Allah😭😭😭🥺💔

  • @salaadomaxamed3790
    @salaadomaxamed3790 Před rokem +28

    Ck legend always legend 🥰🥰

  • @iloveyoumom7641
    @iloveyoumom7641 Před rokem +20

    Plz Gabadha hala garab istaago ree maleysiya washamsi halagu qaado 😭😭

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 Před rokem

      Hada garab uma bahno shalay be u bahned meqa bil wilka yar isbital kula jirtay hada marko ka dhintay miyaa garab lasiyaa

    • @abdiazizihafsa8615
      @abdiazizihafsa8615 Před rokem

      mar hora ku qadnay wuxush weye kuwas

    • @iloveyoumom7641
      @iloveyoumom7641 Před rokem +1

      @@nasrocabdiraxmaan4960 garabka la siina waian duco io Chanelka kor lo qaado waxa kale lo sameen karo malahan ama u baahantahay

  • @iprahimkadarpa1091
    @iprahimkadarpa1091 Před rokem +49

    Legend samafalka waa ku ogeen cadowga cagta hoose ck family 👪 ❤

  • @hamiiddiamond8682
    @hamiiddiamond8682 Před rokem +12

    Just now 1k only anaga Lee sameyn karno ck family ❤💪🏿👥🥰

  • @umumaxamedumumaxamed2127

    Wlhi wllkey sixaq ayd ugu hadashay masha allh abayana ilhy qalbigeeda hau qabojiyo naxaristana allaha siyo adonyo iyo aqirona ilhy hakula garab galo

  • @aktarsharmaarkeofficial3837

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥

  • @sophiaabdi5902
    @sophiaabdi5902 Před rokem +16

    Gabadha caawa 100k aan gaarsinO💯