BEERAHA QALOOCATO.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Waxaan tagay daad madheedh markaygi 1aad waxaan in badan daawanayay oo aan dhex mushaaxayay dhul beereedka quruxda badan ee QALOOCATO waxaan jeclaysty inaan idinla wadaago ‘ intiina taqaan sida wax loo beero maahee inta kale ka faa’iidaysTo.
    Sida la iishegay cid hore u duubty ma jirto hadana waxay u baahanty in badan in wax laga soo duubo siday wax u qabsadeen iyo waxa ka dhiman in lala qabto.

Komentáře • 21

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 19 dny +2

    Guul Somaliland

  • @Caasha739
    @Caasha739 Před 18 dny +1

    Waa wacyi galin aad u qiima badan in beeraha la badiyo oo dhulka la beertaa waa muhiim

  • @CabaasMawliid
    @CabaasMawliid Před 18 dny +1

    Allaah

  • @mukhtarhussein3209
    @mukhtarhussein3209 Před 9 dny

    Reer qaloocatay way dadaaleeen runtii, abdiqani calin thanks

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 16 dny

    Maashallah

  • @user-dk1pe9mo8m
    @user-dk1pe9mo8m Před 16 dny

    Maansha alaah

  • @Idd-i3v
    @Idd-i3v Před 11 dny

    Masha Allah. But we need more to do in the future inshaa Allah

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada Před 19 dny +1

    Masha allah rabi ha ubarakeeyo adigane adigana haku xafido sida quruxda badan ee beerahq iyo xoolaha usoo gudbisid Laakiin ustaad waxaa ka iloowday cabirka beerta iyo inta kiintaal ee ka soo go’eeso iyo qiimaha ee suuqa ka joogto xataa qiimaha dhib malahan laakiin isku day cabirka beerta iyo waxa ka soogado iyo faaiido iyo qasaaro mida uu ku qabo wareysiyadaada wax badan ayan arkay waa qabyo sidaada kale waa okey ustaad raaline ahoow maxee yeelay dadka ku daawanaayo waa in ee helaan dhiiri galin ee beeraha iyo xoolaha ku aadaan qofka kaaga horeeyay beec mushtarka hadii uu faaido sameeyay adigana waa ku dayaneesa caalin mahadsanid bro horey usoco

  • @ManeSalah-x6s
    @ManeSalah-x6s Před 19 dny

    M.a

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 19 dny +1

    Waa Hadhuudh Cad Tayo ahaan inuu wacan yahay Ayaa an rajeenayaa,Beerlayda Hore u socda ayaa an leeyahay.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 18 dny

      Imisa nooc ayad taqan hadhudhka

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 Před 18 dny

      @@caalinAbyan 3 Nooc mid Cad midho waaweyn leh,Mid Cas oo waaweyn iyo mid Isna cas(Karmiici) oo aad u yar yar

  • @nuurxashi2894
    @nuurxashi2894 Před 19 dny +1

    Dhulkeena nimcaa tal

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 19 dny +1

    Cagafta Tumaysa Garowga ee kala saaraysa Balka iyo midhaha waa in isla kaashadaan beeralayda Magaaladu Ama waa in ay Ha'ad ama Xukuumada u soo bandhigaan,

  • @a.btubechannel1447
    @a.btubechannel1447 Před 18 dny

    Inaad xasiid siisaan ayay ahayd inanka

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 Před 17 dny

    Asc caalinow adigii bay kaa yaabiyeen😂😂😂😂 shibirta looma karinaayo kulahaa xagee loogu karinaayaa waaba laga celinayaaye wiil magaalo adigaa nooah raga beeraha niyada u haya waa in ladhiiri galiyaa oo laga kabaa agabka wax soo sarka inta halkaan ku jirtaa isugu dardari kara inay u gadan hal cagaf iwm waad mahadsantahay daawadayaal isbedel waxuu ku imaan karaa isku tashi iyo in la isu damqado ❤❤❤❤

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 Před 19 dny +1

    Sxb salan gobeed baan hawada kuso marinaya
    Ceergaabo beeraha midhisho daalo so booqo

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 18 dny

      Insha Allah roobka dayrta ayan ku beegayna

  • @engjeesto
    @engjeesto Před 19 dny

    Wadhaf

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 19 dny +2

    Ka Somaliland ahaan dheh. Somali maxaa kaa galay waa Cadowga maanta ee Somaliland

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 18 dny +1

      Waxaad soo qorayso waa af soomali .