Videogii IGU QOSOL BADNAA AN SAMEYAY FAKE PRANK😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 02. 2021

Komentáře • 2,3K

  • @marwoasad1749
    @marwoasad1749 Před 3 lety +1218

    Wilka Qozolkiiza inta ka hezheY like dhac iigu ziiYa😂

  • @filsanmuxudin8692
    @filsanmuxudin8692 Před 3 lety +245

    Lii caato wlhi caadi matihid abdullahi kashka qosolkiisa inta ku sii qosleysat ismuu jiya

  • @aminaabdullahi6146
    @aminaabdullahi6146 Před 3 lety +516

    Dadka dhan CZcams usame ayeey leyahiin abdullahi kashka lkn maalinta lo sameyo yaaa balan qadaayo one week in 100k lagarsiinaayo🤗

  • @zamoo3479
    @zamoo3479 Před 3 lety +144

    Funaan cadaanka qoslka iga dhameeyi wlhi😂😂😂😂😂🔥

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +2566

    Inta dacad u qosashy is muji😂😂✊

  • @farhiya8513
    @farhiya8513 Před 3 lety +368

    Hadalka lii caato qosol malahan lkn Wlhi kilyaha I xanuunaayo guy gan funaanad cadka qosolkiisa qosol kaakeenaayo Bismillah calool kili madhicir meel I roon maleh qoslaa iska bixinaa kulahaa!!

  • @hoodociise3064
    @hoodociise3064 Před 3 lety +309

    He so funny the guy wearing white tshirt 😂😂😂😂😂

  • @abdulhakimomaryusuf519
    @abdulhakimomaryusuf519 Před 3 lety +59

    Kusali nabiga scw scw

    • @xasanjuurax5548
      @xasanjuurax5548 Před 3 lety +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @praaticoofficial672
    @praaticoofficial672 Před 3 lety +873

    Zxb liicato ninkaan sidii Yahye Hunter Buu kusoo baxaa wlhi hadaa Garab siiso CZcams na U furto waayo isku qaab waaye wlhida inta ila aragta like ta ii saara😂😂

    • @anisaosmanabdi4405
      @anisaosmanabdi4405 Před 3 lety +12

      Yahye funy xita ma aha ninkan funy wye

    • @praaticoofficial672
      @praaticoofficial672 Před 3 lety +5

      @@anisaosmanabdi4405
      My yuhye hunter legend waaye wlhi isagaa isasoo sary inkastoo liicato garab siiyay

    • @1minuteago662
      @1minuteago662 Před 3 lety +5

      Yaxye hunter ma liicaataa soo saaray 😳😳

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      @@anisaosmanabdi4405 haa abaayo iso boqo fadlaan subscribe isaar

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      @@praaticoofficial672 wll codsi waaya adigo rali ah subscribe isaar

  • @mdismaylismael4353
    @mdismaylismael4353 Před 3 lety +498

    Yaa intisgramka kazo arkey✌️😂

  • @shugrisaciidmaxamuud1403
    @shugrisaciidmaxamuud1403 Před 3 lety +68

    walahi wiilka fanaanada cad qosolkiisaba qosol iga keenay 😂😂😂pleas 🙏wiilkaas maad yuotep ufurataan waa wiil fany ah👏🏻

  • @anabwarsame3463
    @anabwarsame3463 Před 3 lety +76

    Pls liicato Cabdulahi CZcams ufur😁😁 funny wye😂

  • @hawacabdi6649
    @hawacabdi6649 Před 3 lety +396

    Wiilka funanada cad qusolkiisa kahelay wllhi😂😂😂

  • @ahmet.gutatofficial4160
    @ahmet.gutatofficial4160 Před 3 lety +617

    Xarifkan qosolkisa hdd dacad ogu qososhay like sar

  • @malyunfarah9056
    @malyunfarah9056 Před 3 lety +15

    I love how you help poor people MashaAllah GOD BLESS YOU my dear brother big love from my side ❤ and am your big fan i love your videos keep going my dear brother ALLAH (S.W.T) protect you from your enemies INSHA ALLAH AND YOU'RE ALWAYS IN MY PRAYERS AND I ALWAYS MAKE DOA FOR YOU ALLAH IS MY WITNESS AND YOU'LL GET MY DOA INSHA ALLAH

  • @blackzandarella8945
    @blackzandarella8945 Před 3 lety +28

    kan kazhka ah afku wuxu la weynday qoslka xoga ah😂😂😂😂
    i love him wlhi

  • @Goal36
    @Goal36 Před 3 lety +128

    Viedeoyashan oo qosolka noo soo badi murugta naga jooji please inta igu raacsan ha is muujiyan

  • @yaasirkayse3845
    @yaasirkayse3845 Před 3 lety +110

    Wllhy waan aamuzi kari waayay anoo qoslayo ayaan wilka yar EE garamadA cad igA sii qosliyay wllhy ma nooli😂😂😂😂😂

  • @princesssamiyadiamond4336
    @princesssamiyadiamond4336 Před 3 lety +46

    Wiilkaan anoo kle waaye hdaan qoslaa dhaho si la yaqaano u qoslaa🤣sharci I qabto ma lahan😂

  • @hibohassanahmed9842
    @hibohassanahmed9842 Před 3 lety +31

    Liicato❤ keep going 🏃‍♂️🏃‍♂️from Djibouti 🇩🇯

  • @ferdowsaali720
    @ferdowsaali720 Před 3 lety +207

    Liicaato waaba iska kaa jacelhy kuwata walle adaa

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 Před 3 lety

      Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo 1 k oo subiscribka igu cawi codsi waye walal ilah baan kugu dharshee ha xasdin hadi ad aragto

  • @siciidsaafi5921
    @siciidsaafi5921 Před 3 lety +162

    Liicato taagero lanbar wan ku ahy lagend keep going ❤❤❤

    • @bilalyussuf3620
      @bilalyussuf3620 Před 3 lety +1

      Adhi kaliya love hesata😁😁😁😁

    • @siciidsaafi5921
      @siciidsaafi5921 Před 3 lety

      @@bilalyussuf3620 🤣🤣

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety

      Siciid wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety

      @@bilalyussuf3620 Bilal wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iissar wll mcn

    • @bilalyussuf3620
      @bilalyussuf3620 Před 3 lety

      @@kabtancabays inshlh xada mashaqul ahy eh 🥺

  • @farhanphilipen7029
    @farhanphilipen7029 Před 3 lety +41

    Abdulahi kashka hala garab istago isaga dartiis marlabd video uso fiirsaday legend ninka garab istaag ✋

  • @zahriitapea1071
    @zahriitapea1071 Před 3 lety +9

    Wlhi Abdullaahi daacad ayoo iigu qosol siyay caawo qosol iguma harin wlhi 😂😂😂

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 Před 3 lety +142

    War nio lii caato pro ninkaz a.Laahi kashka youtup ufur wllhi wa nin Talent Lehe youtupka ubahan🖐😂

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety +1

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 Před 3 lety

      Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo 1 k oo subiscribka igu cawi codsi waye walal ilah baan kugu dharshee ha xasdin hadi ad aragto

  • @dalhahaji7361
    @dalhahaji7361 Před 3 lety +339

    Can't stop laughing wllhi. The guy wearing white T-shirt made me laugh so hard 😂😂

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety +5

      Dalha wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iissar wll mcn

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 3 lety +1

      He is so funny really🤣

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      @@kabtancabays wll wanku saara isaar subcribe an is cawiinaa

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      @@quruxleyqalanjo5485 abaayo iso boqo subcribe isaar

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety

      @@Abdishakur650 kuusaaray ana bro iga xaqiiji ana sxb

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 Před 3 lety +14

    Ninkaan CZcams ufur sxbw
    Tan kle taageere kuu ahay libx horay usoco

  • @hazzanapdirahmaan2036
    @hazzanapdirahmaan2036 Před 3 lety +52

    10:45........10:51
    Xariiivka shaatiga cadLeh kuLahaaa
    Qiso qof go ay aMa dhintey camal k sheekeee 😂😂😂

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul7339 Před 3 lety +185

    lii caato umadeena ma aha qosol dartiis wan ilmeeye 😂😂😂😂😂😂😂 wiilka funaanada cad qosolkiisaba qosol kala ah wlhi waa funyy 😂😂😂😂😂youtobe u samey waa nin loo bahanyahay qaraaxo socoto waaye

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii

    • @feisalyusuffarah2326
      @feisalyusuffarah2326 Před 3 lety

      Abdulaahi kashka waxkala tahy wkh qosolkaagaba feeraha na fuuriyr istaaq furulaah san uqoslaaye waan daly wlh istaqfurulaah 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @ebrahemmaahid2821
    @ebrahemmaahid2821 Před 3 lety +33

    wllhi cabdullahi youtube halo furo qosolkisaba qosol ah🤣🤣🤣🤣🤣

  • @pharhiahappy2327
    @pharhiahappy2327 Před 3 lety +16

    Wllh si daacad uqoslay😁ilin 😥🤣🤣xtaa wee iga imaatay funny ayaa thiin

  • @ruun615
    @ruun615 Před 3 lety +15

    Kashka qosolkiisa inta ka heshay qiso hooyo iiga sheeke kulahaa😂😂

  • @amiinyeega
    @amiinyeega Před 3 lety +97

    Wllhi wax kale kuma qosline wiilka garanka cad qosolkiisa ayaan ku qoslay😂😂😂 muqalkii ugu horeeeyay si kal io laab ah iiga qosliyay😂😂😂

  • @iqranaleeye3847
    @iqranaleeye3847 Před 3 lety +408

    Waligee 10 like ma helin iga riya asxabeey 😭🥰❤️

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety

      Iqra wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iissar wll mcn

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 3 lety

      Lowla subscribe isaar dhihilaheyd waku ag mari laha alla necbiya kuwa tuugsiga badan e subscribeta tuugsada

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      @@quruxleyqalanjo5485 qalanjo subscribe isaar abaayo plz

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Před 3 lety

      @@Abdishakur650 😡😡😡wax kala afkeyga karadineysa joog

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      @@quruxleyqalanjo5485 hh abaayo waxaad rabtaa idheex plz subscribe isaaar

  • @nafyar7473
    @nafyar7473 Před 3 lety +29

    Is so very funny keep going liicaato🙏🥰

  • @IbraahimIbraahim-dn6mi
    @IbraahimIbraahim-dn6mi Před 3 lety +2

    Lii cato sxb Hadalkaga intan la garin waxa qosol igu dly wiil ka qosol kisa keep going sxb sre one love ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 3 lety +100

    Ar abdullah wallhi qosol kisa qosol kasi qadey😂😅😅🤣🤣🤣🤣

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii fadlaan

    • @zeinababdullah7590
      @zeinababdullah7590 Před 3 lety

      @@Abdishakur650 wankusarey walal

  • @nimcoahmed6309
    @nimcoahmed6309 Před 3 lety +98

    🤣🤣😂😂😂😂Willkin youtube ufur wlhi waa funny

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii fadlaan

  • @cayuushfaarax6907
    @cayuushfaarax6907 Před 3 lety +1

    Lii cato wll kaa qalbi fcn maargin wlhi abwe anoo life kuuargin ayaa waxee ilthy inaa kuargy wxaathy CZcams qofka galiya aan kadagero wll mcn hore usoco abwe

  • @shamsoabdigani279
    @shamsoabdigani279 Před 3 lety +28

    Kan finada cad he made my day 😂😂

  • @i.mzakariyehasan230
    @i.mzakariyehasan230 Před 3 lety +122

    War liicato hadaa nahy 400 wax Yar nooga dhiman 🙏✌️❣️❣️❣️❣️

  • @engsowdaxaaji3819
    @engsowdaxaaji3819 Před 3 lety +85

    Liicato umad ma aha 😂Qosol iima harin wllhi 😂😂

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 Před 3 lety +8

    Hhhhh kuwan banbalo miya waxy qosolkni masha Allah guulaysta wllo🤣🤣❤

  • @nimcaanonkod
    @nimcaanonkod Před 3 lety +7

    Wlhi waad iga qosliseen my brothers🤣🤣 ❤️❤️❤️

  • @anwaranelka8510
    @anwaranelka8510 Před 3 lety +52

    Apdulahi 😂😂 Qoslkiiza Aapa lgu Qoslaa
    Funny Man
    LiicaTo Hrmr Wcn Sxp 🙏❤

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety +1

      Anwar bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iissar wll mcn

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 Před 3 lety

      Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo 1 k oo subiscribka igu cawi codsi waye walal ilah baan kugu dharshee ha xasdin hadi ad aragto

  • @zultanzaid5556
    @zultanzaid5556 Před 3 lety +42

    Tolow qof Lii caato ka shactiro bdn youtube ma imaan doonaa hhhhhhh 😂🤣🤣😂 war ilaahey haku deystow

  • @hanamaxamec3343
    @hanamaxamec3343 Před 3 lety +8

    Wlhi way IGA qisliyen inta ila qososhay dhac dhac kusii like

  • @salmaragemohamed8099
    @salmaragemohamed8099 Před 3 lety +4

    Abdulahi kashka😂😄funny asapa qosolkiisa qosol ka kenayo

  • @mohanaseebu5919
    @mohanaseebu5919 Před 3 lety +151

    The guy with the white t-shirt is making me die with laughter man ! 😂😂😄

  • @deqaahmed3221
    @deqaahmed3221 Před 3 lety +9

    A man of talent wowww, keep going brother 👍👍

  • @nimcoahmed168
    @nimcoahmed168 Před 3 lety +1

    Wlhi funny lii caato qosal iguma 😂😂hadhin wll nolalsan iyo naxariis ku waar waynaheen ku sii wxkastoo adiga farxadaada❤🤴🏻

  • @najmaqueen977
    @najmaqueen977 Před 3 lety +2

    😂😂😂😂wllhi wiilka fananada cad wato caadi iga qosliye
    Abowe mar walibo CZcamska soo gali
    Waa funny 😂😂😂😂😂qosol quruxoow waan ku jeclady

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 3 lety +3

    Li legend tegoro number one ahay 🙌🙌😂😅😅😀😀hada qosol isku celin weyse farta taa🕺🙌🙌😁😁😁

  • @yahyemoumin9149
    @yahyemoumin9149 Před 3 lety +19

    C.LAAHI WLAAHI WAA FUNNY MASHA'ALLH
    WAA LEGENDRY

  • @amranabdullaahiiimaan5856
    @amranabdullaahiiimaan5856 Před 3 lety +17

    🤣🤣🤣 alla cwa saa uqosly wligy uma qoslin c.llaHi kashka qoslkiisa aaba qosol leH wllhy🤣🤣🤣🤣🤣

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 Před 3 lety +3

    Videoga ugu jeclahy wye clipyadina😂😂😂😂😂li cato io kashka❤️❤️😂

  • @amiiryahyerk9387
    @amiiryahyerk9387 Před 3 lety +14

    Liiban Farxadii Oo Meel Walpa Tagtey Keep going Poe

  • @famousofficial1235
    @famousofficial1235 Před 3 lety +84

    Liicato wll an jecellhy nolow inbdn🙏🙏😂😂 funy atahay nin an tageero😂

  • @sihaamabdikariimahmed1685

    War wiilkan soo u qosoloya qosol eh😂🏃‍♀️

  • @adnaqurux3124
    @adnaqurux3124 Před 3 lety +14

    6:32 Apdullahi kashka Qosolkiisaa ika gadan bllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maanhassan1337
    @maanhassan1337 Před 3 lety +54

    6:33 Yaaku qoslay Gibinkaa qosolkiisa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

    • @kabtancabays
      @kabtancabays Před 3 lety

      Maan wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iissar wll mcn

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii fadlaan

  • @mahirzain8293
    @mahirzain8293 Před 3 lety +34

    My bro liicato mogdisho noo igumow wll.mcn🙂🙂🙂🙂

  • @queencaaliya9812
    @queencaaliya9812 Před 3 lety +9

    😂😂😂kashka waku wataa bro waa iga qoslisay wlhi

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 Před 3 lety +10

    Thanks Boys 😂😂😂😂 Jawi Kalaad Igaliseen Oo Qosol Baad ii Daarteen
    Wax kale Wlhi Boqortooyo

  • @nashwamohammed5142
    @nashwamohammed5142 Před 3 lety +50

    Liibaanow cabdillaahi kashka Instagram ayuu naga waalay ee CZcams maad keentay ma inuu beerku na xanuunnad rabta qosol dartii 😂😂 qosol foolxumo kaalinta 1aad kashka kaga jira

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii fadlaan

    • @munaabdalla1329
      @munaabdalla1329 Před 3 lety +1

      Instagram kisa maxa ugu qoran wllo pls

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      @@munaabdalla1329 liicato kuu qoor abaayo igu caawi subscribe iso boqo fadlaan codsi waayaa

    • @munaabdalla1329
      @munaabdalla1329 Před 3 lety

      @@Abdishakur650 hye wllo wn kugu cawiyey ee licato mha ee inanka funanda cad weeyi

    • @fadumosahal9288
      @fadumosahal9288 Před 3 lety

      @@munaabdalla1329 abdilaahi kashka ayaa ugu qoran

  • @iqrasaleh3987
    @iqrasaleh3987 Před 3 lety +77

    Omg seriously I can’t stop laughing hhhh🤣🤣🤣🤣 special The guy wearing white T-shirt made me laugh Wlh 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii fadlaan

    • @shugricali9266
      @shugricali9266 Před 3 lety

      Walaahi Saan uqoslaaye waan dhintay wiilkaan cl laahi qosalkiisa waan kahelay tuuntii wiilkaan fiidoyaashiisa noosoobadi wll liibaan

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 Před 3 lety

      Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo 1 k oo subiscribka igu cawi codsi waye walal ilah baan kugu dharshee ha xasdin hadi ad aragto

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 Před 3 lety

      @@shugricali9266 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo 1 k oo subiscribka igu cawi codsi waye walal ilah baan kugu dharshee ha xasdin hadi ad aragto

  • @umulkheir3803
    @umulkheir3803 Před 3 lety +14

    😂🤣🤣🤣🤣Allaa lilcato legend always legend bro

  • @sacdiyomohamed2172
    @sacdiyomohamed2172 Před 3 lety +1

    🤣 😂 😂 Dacad uqoslay wlh Kashka qosol maba isku celin karo hore ucosda wllahe waad inaga qosolsisen😊😊🥰

  • @umuzumeyma2652
    @umuzumeyma2652 Před 3 lety +6

    The guy with white t-shirt qosolkiSa aa qosol lagaqadaaa😂😂😂 lii caaTo wlhi nin waalan😂😂🙈

  • @jousofozman9456
    @jousofozman9456 Před 3 lety +35

    Somali CZcamsR to THE WORLD liicato❤

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii fadlaan

  • @hamzeborhan2855
    @hamzeborhan2855 Před 3 lety +2

    Mudkan shaadh cadaha ah qosolkiiisa comedy waaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ifraxfuqle4703
    @ifraxfuqle4703 Před 3 lety +6

    waaw walaahi liicaato funny waaye abwe qalia nooloow

  • @aishaosman1785
    @aishaosman1785 Před 3 lety +16

    Walahi wiilkan si aan waligay uqoslin ayuu igaga qosolsiyay please liicaato wll video kale lasosame please please

  • @anazdahir823
    @anazdahir823 Před 3 lety +19

    War adi waqoslaa matida wardi bagaa ixanuu nisay😅🤣🤣😂😆 licato c/lahi kashka

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 Před 3 lety +6

    Updullahi kashka umadeena maaha wnkuguhaysta wlhi hno teeda kaLe wxani afkawaYne baaLdi mdkawadataa😂😂✌
    KuLaha qiso qof go'ay kasheeke wlhi wnbakhti qosLay😂😂😂

  • @queenloveuzain5763
    @queenloveuzain5763 Před 3 lety +4

    🤣🤣😂😂 wiilka fananda cad wato qosolkisa yaa kaheley

  • @hanadxassan4286
    @hanadxassan4286 Před 3 lety +37

    Lii cato wll qaali salamantahay 😍😍😍😍

  • @new.acount25
    @new.acount25 Před 3 lety +34

    Maanta loveka qeybinoosaa liiyoow hala agmarin😂😂

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii fadlaan

    • @new.acount25
      @new.acount25 Před 3 lety

      @@Abdishakur650 hye bro adine ii saar

  • @ahmedfarah1511
    @ahmedfarah1511 Před 3 lety +2

    kkkkkkkkkk ,madaxda walagu salamey, 400k wax yar baa kabdhimanb aan gaarsino dhaqso ah inshallah,

  • @triplekween2562
    @triplekween2562 Před 3 lety +5

    Abdullahi youtube furo abowe funny athy 😂

  • @yakiqadafi6611
    @yakiqadafi6611 Před 3 lety +17

    Maxa waye zxpkaa af uubadar camal utabcaday war naga amus dheh😂😂😂😂

  • @theo1352
    @theo1352 Před 3 lety +6

    Inta igu raacsan first turki prank in lagu sameeyo lii catoo farta taaga☝️

  • @hoodomaxamadaadan2125
    @hoodomaxamadaadan2125 Před 3 lety +2

    Hhh wllhi dacad uqoslay kulaha qiso hooyo iiga sheeke oohintan ku ficane wllhi wiilkasi iga qosliyay🤣🤣🤣 keep going

  • @cabdulaahafyare7894
    @cabdulaahafyare7894 Před 3 lety

    Sxb liicaato cabdulaahi
    Waa legend
    Ee CZcams
    Fure dheh

  • @sacdiyomaxamed3853
    @sacdiyomaxamed3853 Před 3 lety +22

    Abdullahi waa iga qoslkada waa iga qosliye 🤣🤣🤣😂

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 Před 3 lety +4

    Hhhh Funny weeye *Lipan* sharaf ku noolow wllky qali thank you for making my day bro💙🙏

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar

  • @makeupbynaju6956
    @makeupbynaju6956 Před 3 lety +6

    Cabdulahi 🤣🤣🤣🤣🤣 waji dhere walhi Qosol iguma harin 🤣🤣

  • @sharmaarkecabdi270
    @sharmaarkecabdi270 Před 3 lety

    Wlhi kabtan lii caato waan ku wataan sxb sare waligaa sidaan u faraxsanoow bro

  • @Wacdar
    @Wacdar Před 3 lety +4

    wlhi liibaan waan idin wataa wadna iga qosliseen guulayso bro

  • @kowsarabdi2570
    @kowsarabdi2570 Před 3 lety +2

    Midka white shirtka wato qosolkisa kaheley si kal iyo lab uqoslaaa lii caato caadi matihid bro horumar wcn 😂😂😍😍

  • @hanicabdulahi5140
    @hanicabdulahi5140 Před 3 lety +19

    6:33 wlhi qosol igu herin😂😂😂😂

  • @fahiimoaweis681
    @fahiimoaweis681 Před 3 lety +33

    Cabdullaahi iga qoslisiiyey 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar

  • @salmaahmedibrahim2004
    @salmaahmedibrahim2004 Před 3 lety +8

    Legendry the one one only liiban adan ali nuur 🥰❤🔥

  • @sagalturkish9095
    @sagalturkish9095 Před 3 lety

    Hhhh wlh manooli saa uqoslaayay liicaato Umad mthid cabdalle wiilka funaanada cadka iga qoslisay wlh CZcams furo apoowe wlh waa ku soobaxee jaw jaw liicaato madaxdeyda CZcams allaha ku Sharfo wllky hory usoco

  • @amranjama7912
    @amranjama7912 Před 3 lety +7

    🤭🤣🤣🤣🤣thank you lii walhi sidacad uqoslay ❤🤣🤭🤭🤣😂

  • @hanadjrofficial328
    @hanadjrofficial328 Před 3 lety +11

    Vidoyga intan firsan A like saaray🇸🇴

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii fadlaan

  • @sumoyoabdihakiin4865
    @sumoyoabdihakiin4865 Před 3 lety +16

    From puntland gaalkcyo kasoosalaamin♥️
    Reer mudug♥️

    • @Abdishakur650
      @Abdishakur650 Před 3 lety

      Wll waxaan kaa codsaan adigo rali ah inaad iso boqotaa subscribe isaartaaa somali nimo igu saar garaab isii fadlaan

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 Před 3 lety +23

    😂😂😂😂 kan qofkii daawada murugo kastoo heysa wuu qolayaa wiilka funaanada cadaa iigasii qosliyey qosolkaa iska bi'in kulhaa😂😂suu uqoslayo

  • @hersare1147
    @hersare1147 Před 3 lety +1

    Wallhi kani fananada cadi qosolkiisaba qosol leh bro aadbad noga qoslisay runtii next video inad dib uga somuujiso ayan raneyndonaa 🥰🥰

  • @sihamdhalat9072
    @sihamdhalat9072 Před 3 lety +31

    Funny boy liii aaato😂🤴❤