calaamadaha isha lagu garto

Sdílet
Vložit

Komentáře • 279

  • @sacdiyomustaf1477
    @sacdiyomustaf1477 Před 5 lety +6

    Msha Allah shugran sheekh jasaakallahu qeyr wllo Nairobi halke ka joogta wan u baahanahy taa shugarn

  • @caashoaxmed7538
    @caashoaxmed7538 Před 4 lety +4

    Sheekh caydaruus allaah kubarskeeyo
    Calamadahan kuwa isku argay
    1:hamaasika badan anoo hurdo iheyn
    2:hurda badan
    3:banaanka inaan ubixin oo kacabsado
    4:shaki badan oo wxwalba kashakiyo

  • @amishcooking3443
    @amishcooking3443 Před 5 lety +14

    Sheekhow illah kher haku siiyee waxan rabaa quraanka taxfiidka ah baan rawaye number ii qor walal waa iga codsi

  • @mooraalkatv7686
    @mooraalkatv7686 Před 5 lety +2

    Sheikh caydaruus Alle ha kaa Ralli ahaado
    Aniga codkaagan markaan dhagaysanayo
    Isha marka Aad gidhaahdo qaarka sare oo dhan waan ka Jidhidhicoonayaa
    Gariir jirka raacaya cml

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 Před 6 lety +6

    Waanka xumahay waan mashquulay caawa saaid hada ayaan dib u dhageysanayaa insha allaah jazakallaahu kheyr Usdaadnaa

  • @axmedcabdi210
    @axmedcabdi210 Před 5 lety +7

    nabi maxamed baaba lasihrey oo khayru khalqulaahi ah

  • @sarahosman4626
    @sarahosman4626 Před 6 lety +3

    Absolutely dhar deen ma aha ur right bro. But people hadeysan cilmi laheyn ma garan karaan sometimes . Allah hana xifdiyo. Jzk Allah

  • @munoladan7613
    @munoladan7613 Před 5 lety +5

    sheikh waad mahadsanthy
    dhamaaan calamadaha aad sheegty intaba waaan leeyahay waliba waxaa ii sii dheeer maskax olol aaad u daran mararka qaaar aan dareemo madaxa in kabaabiyo iga heeeso
    mudooyinkaan waan dareemay xanuunkaas lknse 3 daan bilood saa id buu ii hayaa caajis iyo daaal farabadan iyo maskax xanuun
    allah cfmd isiiiyo
    balse waa inaan qur aaan isa saaraaa insha allah

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 Před 5 lety +1

    Mansha allah khyr allah haa kuu siiyo sheik JZKHQ

  • @user-yp2ej5zb5s
    @user-yp2ej5zb5s Před 6 lety +5

    MashaAllah
    Jazakallah kheyr sheikh

  • @aaminasheikhnurmohamud2038

    Aniga waan isku arkey inaan kuleyl dareemo cirbahana waa ixanuunaan maba dhigi karo dhulka warmaa iga mudmudayo shiikhow waan qabaa intabadan waan isku arkaa

  • @umsuumayaxayaatii5712
    @umsuumayaxayaatii5712 Před 6 lety +25

    Dhaqatiir waxba ima tariin waan ogahay quraanka wax kafiican majiraan dawadiina ayaan rabaa

  • @muniiraqaali3193
    @muniiraqaali3193 Před 5 lety +2

    wll jazakallahu qeyr igacaawi wll umul sibyaanka waxa keena iyo wuxuu yahay iyo dabiibka ayleedahay mahadsand

  • @bisharabdiaziz1176
    @bisharabdiaziz1176 Před 6 lety +2

    Shugran jasakalah qeyr shekh ceydaruus

  • @rahmorooi5916
    @rahmorooi5916 Před 5 lety +2

    masha Allh sheikh caydurus jazakalah khayr

  • @mandeeqxasan4400
    @mandeeqxasan4400 Před 5 lety

    Jasaakalahu qayr waxbadan isku arkay aya sheegaysa shiiq alaha nacafiyo

  • @Realfrrr1
    @Realfrrr1 Před 5 lety +1

    Jzklah kheyr sheikh caydaruus. Aad baan uga faideystay video yaashaada youtube ka

  • @umsuumayaxayaatii5712
    @umsuumayaxayaatii5712 Před 6 lety +7

    Walaahi gabar baa itirii shiiq baan ku hayaa hadanee waan awoodi wayay in aan racoo wana xanoonsanahay anigoo fadiyaa ayaan iraa waan masha qulsanahay waxbaa ididaan saxibteey in aan racoo ee isii labar

  • @somfix4904
    @somfix4904 Před 6 lety +3

    Asc sheikh maasha allah noowad

  • @fartunabdifartun5589
    @fartunabdifartun5589 Před 6 lety +3

    Walalkey alaha kubarakeyo ankuweydiyo sual hada somalia ban joga sheikh abdixaaq mau tagi kara

  • @shaymaabdilaahi1072
    @shaymaabdilaahi1072 Před 5 lety +1

    Masha Allah shekh khayr allh hakusiyo anagana Allah hana cafiyo

  • @samriinasajma2767
    @samriinasajma2767 Před 5 lety +8

    Sheeeeq quraankaaa online kaaan rabaaa inteeekahelaaaa

  • @sucaadomadoweyhooyomcninol872

    sheeq aniga ila iheysa qof kala tagnay ayaa umud iso ducey dar alaa igu so ducey wn idin jecelhay

  • @umalkhayrabdilahi9255
    @umalkhayrabdilahi9255 Před 5 lety +3

    alayacizak
    jasakalahu
    khayr❤❤

  • @aaminahassan9663
    @aaminahassan9663 Před 6 lety +2

    Sh mansha allh xaqa aakahadashay allh kubarakeeyo

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 Před 5 lety +2

    Subxanallaah wax badan ayan isku arkay wlh mxa lagu dawen kara wll thanks

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Před 6 lety +21

    Wax claamo sad sheegte 2 bes isku arkin.
    Intakale dhaman tooda wa Lee yahay. Subhana Allah ilahay hana caafiyo. Allahuma amiin.

  • @leilahashi8841
    @leilahashi8841 Před 6 lety +4

    Quraanka saad dadka ubartana iifaahfaah wan ubahanahay shìiiq shugran

  • @sagalmohamoud1137
    @sagalmohamoud1137 Před 5 lety +3

    Jazaakalaahu khayr
    Sheikh

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 Před 5 lety +2

    Asc yaaa sheekhunaa anigu ehlu cibaado ayaan ahaan jiray imikana maba cibaadaysto haba yaraatee anigoo u diyaar garoobay baan ka wahsanayaa halkaaasaan KU joojiyaa subxaanallaah midda kale garab ka midixda ayaa muddo i xanuunaya sidii murug inuu iga galay waana sannado badan ilaaa naaska KU beegan baad moodaa inuu i daloolo iisoo jawaab insha Allah jaza kallaah

  • @lameeraysoofficial63
    @lameeraysoofficial63 Před 6 lety +1

    sheikh isha muxubada ayaa ii haysata ee sideen uga takhalusi karaaa..mahadsanid sheekh

  • @ayaanmuhamet7600
    @ayaanmuhamet7600 Před rokem

    Shiikhow wn isk Arkey intab Alhm AllAh han cafiyo inta isha bilaadn uu bukta Quranka online kag raban

  • @hodancabdinuur9521
    @hodancabdinuur9521 Před 5 lety +3

    Asc jasaakalah shiq calitarus

  • @hamdahussein3646
    @hamdahussein3646 Před 5 lety

    wlhi malin dhawyd aya la igu laha wajiga maxa kaa barariyay mida kale cuntada wligy kama shakin lkn welka oo nadiifa ayan xala hadana cuntadana waan ka shakiya mid aan arkayo moye sankana wuu icun cunaa hamaansiga slada dhexdeda waan isku arkay cidhibtana way ixanunta waliba waxn yidhahda wxba igagama dhicin waana xanun saaida inay jabantay lamoda waxn ku jira guriga kama baxo caajis wan daremaa shukran shiikh

  • @ishwaaqindhauroon36
    @ishwaaqindhauroon36 Před 5 lety +3

    Asc shayq wamahad santahay jasaka allah anigu wnisku arkay calamadahaas kuwo kamida nona soducey ilmayar ayaana igaxanuusan igusoo ducey sheq caydaruus wa nuuna yar oo korkiisa dhan waa fianan biya leh madaxa iyo jirkaba

  • @sagalmohamoud1137
    @sagalmohamoud1137 Před 5 lety +2

    Jazaakalahu fil janah

  • @yasminxarsi5348
    @yasminxarsi5348 Před 4 lety +3

    Sheekh jasaka llahkhayr

  • @hebomohamed2252
    @hebomohamed2252 Před 6 lety +6

    Anay i haysa dadow iso duceya please sanka iyo indhah aya 24 hours i cuncunaya waxan idhah waa sanbor but ka badan san boor ta kale xaasid na waa la igu saliday

  • @muwaahibabdirahmaan7171

    sheikh ma ana itaqana subxanalaah walhi xbd kmad tagin calamadahi xanunkayga dhakhter baa I wareriyay san utagna subxanalh

  • @nuuromohamed5148
    @nuuromohamed5148 Před 5 lety +1

    wllyalow aniga waxan qaba shaki farabadan cabsi cabsi io waxwalbo ina qabsado rabo wan kalabo labeynaya meel umadhaqaqi karo wax ina barto waraba melwalbo shaki baiga jira heer ani islahadlo gaaray

  • @dhabasheeqcabduqadir6415
    @dhabasheeqcabduqadir6415 Před 5 lety +1

    Asc shiiq raqam kaga isoqor dag dag gabar walasheey ah Ayaa xanun san modo 7 sano Aya ilma kaso liman waxa kaso dilmay 20 cunog waxan raba raqamkaga iyo meshad jogta

  • @khadraahmed2219
    @khadraahmed2219 Před 5 lety +2

    Ilhayhakubarakeyo sheq anigawaxan ahaygabarxafidul quranaah lakin Halsanowaxan iskuargay inanqurankikasifokanayo onaaqirineynin wayo markan kutubkasoqado wanhurdonaya owaxdhan maaqrinkaro habeniyomalinba wanhurda cibadadidhan cajisbaikasaran shakifarabadan cuntadoihortala ayankashakinaya onmeshaogagacaya isoduceya Inshallha

  • @umsuumayaxayaatii5712
    @umsuumayaxayaatii5712 Před 6 lety +3

    Shiqoow garabka midigata ayaa ixanonee meel fartaa lasaro waan ixafafee hadaan tabtoo sidaa meel gubaday

  • @samraali4860
    @samraali4860 Před 5 lety +1

    sh ceydaruus ani waa leyahay calamadahaas hindhiso badan sankiyo idhohoo icuncuna

  • @ahalaklakah9288
    @ahalaklakah9288 Před 5 lety +2

    Shiiq lambarkaga iso qor qer ale haku siyo

  • @bintihani1329
    @bintihani1329 Před 5 lety +2

    anig wan yar xanuusanhay waxd shegtahy wa ihay xitaha caalshu way i dibir tah sacrad igu ceeshytay.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před 4 lety +1

    Sheekhow ilmaha Maxaa lagu gartaa

  • @Umeyma-qp9th
    @Umeyma-qp9th Před 4 lety

    Asc sheeq aniga gakow ah wlhi maxan sameeya sheeq caydaruus alle haku xifdiyo insha allah

  • @maryammohamedhusein3371
    @maryammohamedhusein3371 Před 5 lety +1

    Huradada xili walba ah wlh wan isku arkay wana dhibsada Allow naga xifdi .

  • @jihanmm7569
    @jihanmm7569 Před 5 lety +8

    Shekhow hadad suashaydan aragto please iigaso jawaab
    qof an uurlahen o hadana caloshisa waxkadhaqaaqayan/nuuxnuuxsanayan mexeytahy ???

  • @salmo72mahamed61
    @salmo72mahamed61 Před 5 lety

    Allah shikhow aniga qabah xasiyada jirkah dhakhatirtana waxba igama tarto dawadoda😭allaha I cafiyeh

  • @abdulhakimzoobe3245
    @abdulhakimzoobe3245 Před 5 lety +2

    Masha allah shiekh cayduruus

  • @aishaalijama3641
    @aishaalijama3641 Před 5 lety +3

    Asc shiikh waxa xanunaya dhabarka iyo garabka gaadashiisa. Iyo one side bidixdaaa maxa sameya?

    • @NadarDahir
      @NadarDahir Před rokem

      Wcs abyo sidenoqty anaa saas la ii hayaa

  • @naleyabdulle8141
    @naleyabdulle8141 Před 5 lety +1

    Walaalayaal shiiqaan sideen ku helaa

  • @leilahashi8841
    @leilahashi8841 Před 6 lety +7

    Shiiq walashay ayàa xanuunsan waysaseeysaa kabacdi waysuuxaysaa wana xanuun kucusub mudo lagajooogo lixbilood

  • @quruxleydadumarkaahmed7859

    Sheikh intas ihayan lkn waan dadalaya shukran

  • @mounamahamud5736
    @mounamahamud5736 Před 5 lety +1

    Asc sheik anigaabaa alaamadahadd shegtayy ooo dann wann leyahayy gacmahh eyoo babacadahh all z tym wayy iioloolaaann wt can i doo please

  • @hasnaahmedmohamed9363
    @hasnaahmedmohamed9363 Před 6 lety +5

    Shugran walashey

  • @aminayousuf5389
    @aminayousuf5389 Před 4 lety +2

    Sheekhow Quranka aad sheegtay ma Quranka ok dhanbaa mise waa baqara oo kaliya

  • @rayaanhassanchannel3818

    Asc sheikh aadban ku salamaya waxan ka codsanaya Hal wax inad igaso jawabto hadad fahmi karto qofka haduu matago riyo dhexdeda dhiig iyo timo ama mas madow a ad uweyn ilaahba weyne oo labada dhinac uyar dhexda uweyn kudhex bursado ama timihii oo sidisa ah usaxarodo dhorbari an xita bari ehen maxad umalen karta plz wll iso jawab

    • @umusaidchannel
      @umusaidchannel Před 6 lety

      Rayaan Xasan channel abaayo sixirkaa taas lagusheegaa marhore buu ka hadlay

  • @hodancabdinuur9521
    @hodancabdinuur9521 Před 5 lety +1

    Hurta laan maledahay shiiq

  • @jaamacciisekadiye5886
    @jaamacciisekadiye5886 Před 4 lety

    shiiqow astaamahaan ayaan isku arkay
    plz shiiqow inaad li Quraan saaraa rabaa
    waayo waxaan joogaa Turki culimana majoogtaa

  • @jihanmm7569
    @jihanmm7569 Před 5 lety

    Shiikhow calaamadaha adshegty badankod dadbadan baqaba kuli yanailaystay aniga aadban ubarara jirkadhan "zyrtec" allergy medication bankuladnada ilahay haigacafiye bar madaw sidi mel jug kudhcday, inagurigakaboxo majecli last minute ban mesharabo adaa, korhur lugoho ibararan marwalba .

  • @user-wv2ff2pq5c
    @user-wv2ff2pq5c Před 6 měsíci

    Manshaa Allah

  • @craxaiimcabdullahi5872

    Allow isha badbadi il wa daciif oo quanka ka awod badan wax ee ka dhibayso malahan hadaad quranka afka ku heyso

  • @user-rz8bl9iw4d
    @user-rz8bl9iw4d Před 5 měsíci

    Waaxad tirisey badankoodu way ahaayaan shiiqaw

  • @foosiyacali2158
    @foosiyacali2158 Před 4 lety

    jaskalllh kheyr sheekh
    waxan ka dareema Jidh
    Kaygu inu wax kusocdo
    qaasatan dhabarka.
    waxba igusoc socda
    markan mesha gacanta
    la gaadho waxba ma ah
    sida maski oo kale bu idhex socda

  • @nasriinbashe7599
    @nasriinbashe7599 Před 5 lety +2

    Jasa kalaah sheekh

  • @foziyashaafi8107
    @foziyashaafi8107 Před 5 lety +5

    Mashallah nambarka isodir

  • @saharasuleyman4290
    @saharasuleyman4290 Před 6 lety +3

    Asc sheeq aniga igu dara quranka taxafiida inashaa allh jazaka allh qeer wallakey ceyduruus

  • @naciimaqarni6689
    @naciimaqarni6689 Před 6 lety +22

    inta aad shegayso dhaan way i hayaan marka qofga daadka siida u cayuumaya maxaa lagu samayn feedh iyo laad ma lagu dilaya ilayn waa qatil cadiye

  • @shadiamohamed9033
    @shadiamohamed9033 Před 6 lety +3

    sheekh asc cudurka sonkorta may keenta ishu

  • @sahr0maxamud240
    @sahr0maxamud240 Před rokem

    Ok masha Allaah thanks

  • @fatumoisloislo3149
    @fatumoisloislo3149 Před 6 lety +1

    Marsh Allah

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 Před 5 lety +1

    jazakallh

  • @suberzamin6136
    @suberzamin6136 Před 5 lety +1

    Hurdo laan i heso ano hurda an hurdo mcn helen

  • @iqrohussien5242
    @iqrohussien5242 Před 3 lety

    Masha allh shekh jazakallah

  • @dhoof2140
    @dhoof2140 Před 5 lety +2

    👌👌😁

  • @maryanmuqtar4315
    @maryanmuqtar4315 Před 6 lety +3

    Masha Allah

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 Před 5 lety +1

    2 clamo ayan xajigayga ku arkay kuwa kalo bdana ina aniga i shegasa u malaysa ilahayow umadada caafi

  • @farhiahirsi385
    @farhiahirsi385 Před 5 lety +3

    Asc sheekh waxanrabaa inaa la ibaro quranka sideyn kugu so darsadaa

  • @salmacabdirsaq510
    @salmacabdirsaq510 Před 5 lety +1

    Sheekh halkaad qu.aanka ku dhigtaa onileyka noo shhg

  • @zerashlibashiir446
    @zerashlibashiir446 Před 5 lety +2

    Alxmdulahaaahi illaw naga badbaadi

  • @rumaanmohamed791
    @rumaanmohamed791 Před 5 lety +2

    Quranka online ka ah ayaan rabaaa sheikhow plz

  • @najmagaraad6707
    @najmagaraad6707 Před 5 lety +4

    wandarima walahi. waxan dan wanqaba wh ashekesid sheqo allah ajirkusiyo riyo xun wankuriyoda an waxa bahalo icirsadan maxan aqrista

  • @suhaylaadam6200
    @suhaylaadam6200 Před 5 lety +2

    Sheekh wan leeyhy kuli calamada mid mooye taas waxa iigu siidaran hadan guriga kabaxo oon labisto guriga anoo xanuusan ban soo noqonaya waliba dhica dhafoorka dhagta hoosteeda ilaa garabka xanuun aan kadareemaya allah ha icaafiyo ani cidi muslima ee sas ubugta

  • @hidaayoabdule5013
    @hidaayoabdule5013 Před 5 lety +1

    Labarkaga teenkahelaa

  • @ayaanibraahimaxmed7308
    @ayaanibraahimaxmed7308 Před 6 lety +2

    amiin

  • @qaalimaxamedabdi1811
    @qaalimaxamedabdi1811 Před 3 lety

    acs walal calamadaha aad sheegtay qaar baa leeyahay sida hamaani sanka iyo idhaha oo icuncuno xiliga habeenkii hindhiso badan kabuubyo lugaha iyo gamcaha daal nadan murqa xanuun xanaaq badan

  • @sahaalsamiirka
    @sahaalsamiirka Před 4 lety

    Asc sheekh waxaan aad soo sheegtay walaahi aniga waan isku arkay ee maxan sameeya ii sheeg

  • @sahraadan9839
    @sahraadan9839 Před 6 lety +2

    Macalin cabdulahi

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 Před 5 lety +1

    Sax walhi hurda la aan mar iheeso marna marabo in aan hurdo ka kaco oo sariirta kakaco marabo in aan jiifa raba 24 Waan hamaansadaa caaajis fara badan ihaayo mana cayilo walhi korka wa I bar barara Waan is xoqaaa jirka waa barara Maxa sameeya sheekoow😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdisalamahmedmohamed1585

    Sheeekhoow xageen kala soo xiriiraa

  • @sadaxilaguurso2549
    @sadaxilaguurso2549 Před 5 lety

    ASC Shiiq lanbarkaga ii Soo qor

  • @ShukriCabdulle-le7ou
    @ShukriCabdulle-le7ou Před 2 měsíci

    🎉❤😅😊❤

  • @sweetupah4737
    @sweetupah4737 Před 6 lety +8

    Mxaa lagu samayn karaah o kaga bixi karaah

  • @fowsiyamohammed9633
    @fowsiyamohammed9633 Před 4 lety

    asw sheekh adigoon hooyadaa lagu waydiin qofka ma la sirxi karaa?

  • @fadumoshmaxamedsheekhcali4880

    Allahu ma amiin amiin

  • @xaajiyotb1555
    @xaajiyotb1555 Před 4 lety +1

    Show was so wnarkya

  • @amranwacan6358
    @amranwacan6358 Před 5 lety

    Asc sheekh ani markasta caajis badan hamaansi indhoho wuu icuncunaan jidhkana markasta wan is cuncunaa maraka maxa idawa ah garba way ixanuunaan