Video není dostupné.
Omlouváme se.

#Fartun_happy

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 06. 2020

Komentáře • 418

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 Před 4 lety +238

    Abaayo wa qaali walal nimada aniga 4wallal ayan leyahy wiil aya iga weyn hoyaden waxey ifka noga tagtay o naga geriyotay anigo jira 6sano melahas walalahey wan jeclhy aabe ayana nala jogay 2gabdhod aya iga yar timahoda aniga hagaji jirey wan ka fikiri jireyabe wuxu dhihi jiray wan niga xiira timaha injir aya idin galeso markasa abo mya anaga hagag saneno ayan dhihi jiray noloshu wexey u bahan thy sabar iyo adkeysi aniga wan gursaday alx iyagan wan guuriye alx rabi aya mahad dhan usug natay ila ey reer ka yeeshaN wN daba taagna waligeyn isma dagalin anago sidas ah aya aabe naga geriyoday hadana alx nolosha wa kaso gudubnay hooyo booskaada cidna ma buuxin karto allow aabe iyo hoyo janadi fardowsa ka waraabi

    • @hindomcc1993
      @hindomcc1993 Před 4 lety +2

      Masha allah wlhi wad iga ilmeysisay😭😭😭😭😭😭😭

    • @farxiyacumar7129
      @farxiyacumar7129 Před 4 lety +4

      Wahi wan wad iga oyisi anigaba kula mid ahya hoyo iyo abe mid na maheysato hoyo anigo yara ayey dhimati waxaba uma kaso alx waxa kasata wa iska adun abyo

    • @aminahaji6674
      @aminahaji6674 Před 4 lety

      Abyo ilahey ha unaxaristo adunyo waye waxan jogno marna wan katagi donaa janadi firdowso alah geyo macnto 😭😥🤲🌹

    • @sadiamohamed6398
      @sadiamohamed6398 Před 4 lety

      Aamiin abaayo

    • @haliimomuse6662
      @haliimomuse6662 Před 4 lety +1

      Aaamiin qali qisadaadu waa qiso khiiro badan ax

  • @ayan1434
    @ayan1434 Před 4 lety +40

    nasibo wanag adaba walal hesatay aniga cidna ma hesan kaligey ayan nolay walalo la'an hoyo la'an lkn alx aabe ayan hestay waxey nolol xanunkeda lehed alx alx gabdhaha waxan u shegaya waligina carurtina haka tagin ama ha iska dhibina xita hadad nolol xun ku jirtid wad ka baxey alle isku xira 😭😭

  • @user-jk8mg1te3t
    @user-jk8mg1te3t Před 4 lety +11

    Mashallah muniiro cdey caqligaaga ilaahey hakuu deysto qof waalidkiis la saaxiibey wuxuu la saaxiibey janadiisa wllhi muniiro wllhi wakugu daydaa xppti aabena ilaahey haniiga dhigo mid janada idinku sii sugo marwalbana uduceey waayo ilmaha markuu walidkiis uduceeyo haduu janada kujiro xitaa meel sare ayaa lasii geeyaa markaasbuu weydiiyaa sbbta loo geeye meeshaan kadibna waxa lagu dhahaa walad saalix ah oo aduunka kuu jooga ayaa kuso duceeyo
    💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @hafsaali5108
    @hafsaali5108 Před 4 lety +5

    Run ahaantii farna kaa gaadhi maayo adiga aad iyo aad ayaad iiga karti badneed iigana karti badantahay walaal,hooyo,xaas kalinteeda buuxisay kana soo baxday waliba ixsaan kusii darsatay❤❤waqti adag bay ahayd oo kuso maray alle hakaa abaal mariyo😓😭

  • @zamzamabdirashidali1577
    @zamzamabdirashidali1577 Před 4 lety +6

    Wcs abayo mcn muniira inoo soo badi qisada adi io fartuun happy family wlhi isma oran way isla dhasheen fartun io munira gbr iga yar oo ila dhakalay baa malin hore idhahday zamzamey My rajo io fartun happy way isla dhasheen unbelievable dhahy maasha allah wlhi waaku farxay fartuna waa jeclahay ilaah dartiis adigana aadban kuu jeclahay kuguna xiranahy mcn badan barakooba baa idin leeyahy janadaa inoo balan ah ♥ 💋💞💯

  • @deeqoabdisalam3843
    @deeqoabdisalam3843 Před 4 lety +14

    Abyo muniiro kuma dhihi kari qisaadada cml aan soo maray lkn maskaxdaada cml waan lahaa 😢alxmdullillah aniga waxaa isoo korisay ayeeyadey abahey dhashay aniga waxaan ahay halka qof oo eey jeceshahay ayeeyo aniga waan jecla iyada waan fahmi jiray wax walbo oo eey rabto waan dareemi jiray iyado I sheegin subxanallah aad ayaan u yaraa anigoo 10jir cml ah aan ilmo eedayaashey dhaleen soo koriye yacni heeyn jire ayeeyo weey shaqeyn jirte subaxdii sidey naga tagto habeenkii eey imaan jirte allahu akbar anigoo inaa ilmihi casho siiye u qubeye jiifiye iyadana cashadeeda u diyaaro aan kadib jiifan jire mar marka qaarne waan suugi jire sido kle ayeeyo hooyadeed aa nooleed wlhi blhi tlhi hal mar ama hal malin ayeeyo hooyadeed meeysan dareemi jirin cidlo aniga wahelkeeda aha 😭😭😭aad ayaan u jeclaa lkn nasiib wanag waan ka soo tage hada qurbaha jooga mar walbo waan fikiraa wana u duceeyo waxaan rajeyna inaa anagoo caafimaad qabno mar kale kulaano insha allah 😭😭😭❤️

    • @nasralove2168
      @nasralove2168 Před 4 lety

      Abaayo iskaga noqo wllhi anigaa kaso tagay ayeyadey markaa kasoo tagay markaa 1 sano ka maqnaa wey iga dhimatay ilaa hada hurdo raaxa leh masexday waxaa is dhahaa ayeyadaa maxaa kasoo waday plz hadaa awoodo unoqo ayeeyo waa qaali 😭😢😰😰😰😭😭

  • @deeqoabdi7956
    @deeqoabdi7956 Před 4 lety +9

    Maaasha alaaah hooyo yariis ah baat eheed lkn wey isoomarta anigaba lkn adiga waaan kaaweynaa 10 sano ayaaan jire hooyo na wey naga dhimata curadna waaan ahaa 5 caruur ah na waa iga yareed anaana hoooyo booskeedii ugalay marka waa lasoo wada mara jabka abaayo

  • @duniyoxaashi8000
    @duniyoxaashi8000 Před 4 lety +2

    9jir Somali jogto waa ciiltira wlh 7years gabadha noyar waan hayn jiray Alxmdlilah

  • @maleykaibrahin1475
    @maleykaibrahin1475 Před 4 lety +3

    Mashallah fartuun in aad walalo tihiin waxan ku soo bartay tiktok sawirkii hooyo mcn ad soo wada qadaten Allaha idin xafedo 🙏

  • @qadromohamed9832
    @qadromohamed9832 Před 4 lety +2

    Wlhi wa ilmeye wa wax lagu faano abaayo muniro kudayasho mudantahy😢😢😢😊

  • @meinusaid5682
    @meinusaid5682 Před 4 lety +1

    That’s why aya fartun marwalbo ay hoyo udahda❤️Masha allh

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 Před 4 lety

    Abayo mcn munira runti wan iska oyey ilahey hakuxafido waxatahay walal qalia ilahey hakuxafido adiga iyo familygaga mcnto ad aya kujeclhay

  • @muniiramuhamed1855
    @muniiramuhamed1855 Před 4 lety +1

    Masha alh abyo qiso xanuun badan walid laan alaah nixifdiyo adi iyo fmliga walidinta ne alh nodayo inta dhimatay alh unaxriisto amiin yrbi

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 4 lety +6

    Masha Allah Aabyo munira illha hani xafido adiga iyo reerkada😭😭😭 walidintana illha hano xafido Aamiin Aamiin Yaa rabi🥰🥰🥰👍🏻❤❤❤❤

  • @fadumoaden4402
    @fadumoaden4402 Před 4 lety +4

    Masha allah Abaayo wan kahelay qisadino waxa isoxasusisay yaranteydi waxan ahaa curad waxadhacday anigo jiro 5 sano iney hooyo igatagyan gabadh iguxigtay iyo midyaro an sanad gaari waxay nosamaysay hooyo cunto waxey igudhahday hooyo cutadas cuno aniga iyo midi iguxigtay canutayarne canasii waxadhacday in an gabadhi iguxigtay cutadi siiyay tiyareydne caano siiyay hooyo shaqey aday galabti ayeytimid hooyo anigo ilgo igamuqdo markas bey idhahday hooyo maxakugudhacay cuntadi macunin miyaa markasan dhahay hooyo Abaayo yal Anasiya Aniyaa Aniyaa. isiinaa hooyo Wey iska iysay sababto ah wan garan wayay adiganecun ilmaha aniga ila egne banan kalagacelinaa inigane ilma laigatagay 8 sano markan garayne iyo wixakadan beyaybo hooyo sifiicanan usogarab qabtay wayo waxan ahaa canug dagan hatan aheyn waxbo malaigu aminilageyn sidadokale mane dilijirin ilmaha wan jeclaa marka waxalagayabaa dadbadan iney isdhanan waben balse wax walbo wamacquul alxamdulilah hooyo iyo Aabo Wey jogaan allahanoxafido waxan imid qurbaha waxan kufixiray san hooyo iyo Aabo xajka kugeynlahaa Alxadulilah illahayne wa isurtagaliyay xajki lasodhafey tageen illahayo hanagadhigo dhamantey kuwa baari eh owlatenane bari hanogadhigo

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 Před 4 lety +2

    Masha allh ilah hiba gaar ah uu ku siiyay waaye sagaal jir maanta joogo asaaba la maamulaa

  • @subeela1438
    @subeela1438 Před 4 lety +1

    😭😭😭😭😭😭walhi waan ooyeey waxay hoooyo 3caruura dhashay waxan isku dhacsanahy abhood waxan joga guriga hooydey waxan go.aan saday in aan ka tago caruura aan hooyody 2ugu tago mid na ayeeydiis abhiis dhaashy lkin aad ban umurugeysanahy in ilmahyga aay meel kle ku koraan abyoyin iso duceeye wlhi aad ban u kurboonyaa in aalh ama reerkyka iidaayo oo caruurtayta iyo abhood wada noolano haydhiciwaydo in aan qof adag adaog noqdo

  • @shukrikher7894
    @shukrikher7894 Před 4 lety +2

    M.a abyo mcn💕 isha admika allaha kaqabto wanagaka wajikada ayey ka muqataa runtii wan ilimeyey ..

  • @nasramoh2994
    @nasramoh2994 Před 4 lety +2

    Mashaalh wan dareemayaa hoyo laanta dhibka ayledahy wana somaray hadan soxasuusto wan ilmey nayaa lakin manta nolol sare ayan kunolahay alx

  • @neyrusnalka2199
    @neyrusnalka2199 Před 4 lety +3

    Masha allah abaayo waxaa tayay qof kartile wana qiso xanuun badan runtii markii an dhageyste waanka caloon xumaaday runti masha allah waxaa tahay qof kartile

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 Před 4 lety +1

    Masha allah❤ inaa tahay qof karti leh wayka muuqata wax la iska keenkeno mahan xbbti ilahay haku xafido🤲

  • @NaturalEmotionss
    @NaturalEmotionss Před 4 lety

    Wllhi waan ooyay abyo masha allh waxad ahayd gabar caqli badan 😥😥😥 iloohow idin xifdi

  • @fosiyacali9212
    @fosiyacali9212 Před 3 lety

    Aniga hooyadey 4jir ayaan shaqo ugu bilaabayilaa aankaweynaado a was m kaguursado maansha alaah

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 Před 4 lety

    Mansha Allah qali waxa tahay gabar aqli badan!!! Aniga Hoyade waxey ku curadey wiil kadib gabar aye dhashey kadib 3 wiil aya ey dhashey ana ku xiika hal gabar aya ika yaar alx Hooyo wiilka curugeda wu ka saqiirey waxa hada nol 4 ika wen iyo hal ika yar sadax wiil iyo 3 gabdhod aya nahay alx

  • @sahranuur8714
    @sahranuur8714 Před 2 lety

    Maa shaa allh wllo walaahi waan ilmeeyay waxaanan yaqiinsaday wahelka koobaad eeqofku inu yahay qalbiga oo uu adkaysto

  • @asmacismaan6515
    @asmacismaan6515 Před 4 lety

    Alaaahu agbar wllhi waa qiirooday waaayo maan agar gabadh yr oo sidaasi u caqli badan lkn in aad noqoto qof caqli badn ilaahay baa kuu qory mansha allaah abaayo muniira alle ha ku xiftiyo waxaad tahy shakhsi aan aad iyo aad aan u jclhy alle dartiisa wllo mcn qisadan aad baan ugu farxay ee noo soo wad xbbti qali

  • @hamdiabdullhiali8020
    @hamdiabdullhiali8020 Před 4 lety +1

    Waaw mansha llah wllhi waaan ilmeyay qisadaan markaan fiirsaday allah hoyooyinkeena nga ma qado ♥️♥️♥️😰♥️♥️

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 Před 4 lety +5

    Masha allah muniiro waxaa tahay gabar caqli badan ilaa yaraanteedi gabar intaas soo martay ayaa rerkeeda dhab dhahankarto ad adeega mesha aaad ka keentahybo waa halkaaa masha allaha thuma masha allah thuma masha llah wlhi.kama daalo inaan ku dhoho mash allah wxaa tahay gabar aaad iyo aaad u caqli badan ish allaha kaa xijaabo abaaayo

  • @Ladanlifestyle
    @Ladanlifestyle Před 4 lety +3

    Wlhi ma aqaani abyo muniiro waxan u ilmeyey anoo hooyo iyo aabe marna meel nooguma tagin dhexdoda kusoo Kari walow sanadadan dambe aan kasoo fogaade waxn daremayaa mihiimada hda hdlkda ukhtii aad ban uqiirodey wlhi nolosha kuma ciisho abyo 😅😅😅

    • @amalabdi2334
      @amalabdi2334 Před 4 lety +1

      Ladan aad ayan kugu xiisay dariska xalaasha ah allah kuxafido

  • @khadijasimanchannel4476
    @khadijasimanchannel4476 Před 4 lety +2

    Abaayo aniga xataa saas hooyo way naga dhooftay anoo yar alaha u naxariisto isku mid aan ka nahay

  • @asmaosman6960
    @asmaosman6960 Před 4 lety +1

    Abaayo waa oyay wlh ilaah ha ku xafido mcnto

  • @hamdanuura1660
    @hamdanuura1660 Před 4 lety +3

    Msha Allah
    Waa ilmeeyey Runtii😢😢😭

  • @ifraaxibraahim1376
    @ifraaxibraahim1376 Před 4 lety +4

    Masha allaah ❤❤❤

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 Před 4 lety

    Waa ogaa fartun ayan kasoo maqle malin hore ManshaAllh wa kuceshtay sheeko lagadalenin murug iyo farxad leh

  • @draishatohow9374
    @draishatohow9374 Před 4 lety

    😭😭😭😭 abyo noga soo shekey sida yurb ku imaaaty qisadn waaa heart taching story

  • @halimokitchen1284
    @halimokitchen1284 Před 4 lety +1

    Masha allah yaxabiibati abyo muniiro intee lagaga soo xariira qaaliyey jwb wanagsan insha allah

  • @xabiiboibraahim7688
    @xabiiboibraahim7688 Před 4 lety +1

    9 jirka qaar walhi 30 jir u dhikmaan aniga abahey wa dhintay anigo 9 jir aya shaqeen jiray walhi

  • @filsanabdinoor2026
    @filsanabdinoor2026 Před 4 lety +1

    Masha alah abayo walahi walalka wen aya garankara o qisadas so maray aniga o 9 jira aye igu dhacday weliba hoyadey mcn aya iga dhimatay xiligas caruruti ey iga tag tana waxa u Yara 4 bil enyway alxmdulilah wan kaso gudubnay

  • @hodancagayare5879
    @hodancagayare5879 Před 4 lety +1

    Waxn ka helay oo an ka oo yay walaladay iyagoo idilaya qacantan ka labaan jiray 😓😓 qof qiimo ilaahy uu dhameeyay Allah haku daayo

  • @maryanahmed7395
    @maryanahmed7395 Před 4 lety +2

    Mashaallah Abaayo Allah ku xafido abayo ❤❤❤❣❣❣❣❣🤲🤲🤲🤲😭😭😭

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e Před 4 lety +1

    حببيبتي الله يرحمه وصبر ك. دعيلو بابه. فيراخ ابو صعب. الله يرحمه

  • @kalsancookingchannel7631

    Masha allaaah wlhi wad naga ooyise qali farxad ku waara

  • @aminaahmed305
    @aminaahmed305 Před 4 lety +1

    Man shall tabarakallah walashey munira keep going my sister 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ladaneyjimcale2640
    @ladaneyjimcale2640 Před 4 lety

    Wlh wan ilmeye wey adaktahay 9jir inu 5carura koriyo lkn weydhacde oo muniray kudhacde waw waw ilahy hakudayo malmo adak aya somarte lkn waku gulaysate wan kuistagay wlh ilahy haku barakeyo

  • @sahra9055
    @sahra9055 Před 4 lety

    Waxa aheed ilmo ilmo koriyay abayo illaahey kheyar ah ku siyo ina walalaha iyo waliidkaga cawisay masha allah

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 Před 4 lety

    waankula dareemayaah Ana hooyadayii baadhimatayii Anooyar Allaah hawùunaxariisto hooyadayiii iyo hooyooyin ka iyo Aabayaasha Aamiin hooyo fiican tabiyayiisa caruurteeda waa u Aayaan narkayii kadheeraato Ama kadhimato Allaah baaku mahadsan nasiiyey hooyooyin wanaag san walaalahaa markaad koriso waxaad noqon hooyo Runah mashaa Allaah Aabaha wanaagsan waaqaali waxaase qalbiyada xukumah Allaah Allxamdu lilaah

  • @aminaibrahim6049
    @aminaibrahim6049 Před 4 lety +1

    Masha allah xbt muniira ilaahey haku haxafi💖❤❤❤❤❤

  • @mohamedjamac8209
    @mohamedjamac8209 Před 4 lety +11

    M.a Allah
    Wllshy aad ayaan oga heley saaad walidkaa sxp dhow ola aheet wllshaa ama walaalaha kula dhashey ula sodhaqantey dulqaadka iyo ixtiramka u mujisey waxaa thy gabar aqli leh aniga hooyadey anigaa u ween waxa iga yar 3wiiil wax gabar ah ilma dhalan saaas ethy hooyadey sxp ayaan la ahaa wiilasha iga yar aniga midaan dhawarka ku soqadin ama anan so heynin malahan hooyadod lawaad ayaan unoqdey wax kasto ee iga codsadan waan siyaaa .

  • @fardowsahussein6886
    @fardowsahussein6886 Před 4 lety

    Mashallah tabaraka alalh abayo walh ilin baa igu tagan 😭😭waqtigan an commentiga qorayo alle hanoxifdiyo abayoyinka sidan cml somaray akhira iyo adunba liban Insha alah 😍❤️❤️

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 Před 4 lety

      Masha allaah muniira allaha ku barakeeyo mamo inan yar oo karti badan ayaad ahayd alle ha ku dhawro inbadan insha allaah

  • @anabosman6812
    @anabosman6812 Před 4 lety +1

    Mnsh alah muniro ale hakuxifdiyo ❤️❤️😍😍🥰

  • @anzalmohamed2232
    @anzalmohamed2232 Před 4 lety +1

    Msha Allah masha Allah illhy hku brakeyo wlshy dulqadkada io aqligada Allah ku siyadsho brakallah
    ❤🙏🙏🙏🙏

  • @boqoradareerka1630
    @boqoradareerka1630 Před 4 lety +3

    Qisadaada waxay iso xasuusisay gbr walashey ah hada ma noola allah u naxariisto waxan xasuusta ayadoo da' ahaan aad iga yareyd aye hadana karti bdn laheyd cunada ayada no sameyn jirtay xita waxan xasuusta malin anoo school ku maqan marka schoolka ka imaady albabka ay iga hor keentay kabaheyga ileyn marka waxan xirnaa kabo kale abayadey iga weyn laheyd ayadana allah u naxariisto aye igu tiri abayo ye ku arkin ee ciyow iska badal kabaha malintaasna waxay aheyd malintii ay naga geeriyotay allah u naxariisto waladey iyo intii waladood dhintay allah ya raxma

  • @rahmakahie5176
    @rahmakahie5176 Před 4 lety

    wlhi anigu amiirooy xfda lamsoo korin hooyo iyo wlhy aad ayan ugu xiisay ilaa hda wllhy ma midaysni duuruufo jiro awegeed wan jclan lahaa mar inaan midowno nolosha dhabta ahna waa hooyo iyo wllha agtoodo

  • @aragsanhirsi3366
    @aragsanhirsi3366 Před 4 lety

    Alle ayaaa aqliga kusiyay abaayo gabdho ilama dhalan lkn wilal ayaa ila dhashay alle hadaayo dhamman wallahaha soomaaliyeed gabdho iska dhashoo wang badan ayaa tihiin alle haisku kiindaayo abaayo muniiro noolaaada

  • @akramafifi1229
    @akramafifi1229 Před 4 lety +6

    Masha allah abyo allaha idin barakeeyo adi iyo rerkaada😘😙😚❤💖💕💟💞💝💘💗💚💛💜

  • @faizoabuukar5624
    @faizoabuukar5624 Před 4 lety +1

    msha allh abyo qof qiimo leh ayaa thy o degen shrfaa ledahy

  • @suhaybaahmed4459
    @suhaybaahmed4459 Před 4 lety +5

    Mansha allah ❤️❤️

  • @nasracumar7560
    @nasracumar7560 Před 4 lety

    Masha alah waqiso qurox badan runtii qiro igilisay ale haku xifdiyo abyo

  • @fartuuncdyfartuuncdy4937

    Masha alaah wlh waan qiiroday wlh xaqiiq ilma iga imatay saa isku jcshihiin alaha idin barakeeyo

  • @user-kq2fo9cl1x
    @user-kq2fo9cl1x Před 4 lety

    Xabbti muniro allaah inoo kaa dayo aad io aad baan kuu jecelhy hoyadey ani lee gabar u ah wiil ayaa iga yar lkin mar walbo adi ku arko waan ku weheshadaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋

  • @hafsaabdiimaan3180
    @hafsaabdiimaan3180 Před 4 lety

    Abyo muniira Wan ka helay abyo masha allh wan ka saa fartun happly

  • @nimcocadhe1235
    @nimcocadhe1235 Před 4 lety +1

    Mashaallah munir u make me cry xppti

  • @maryanibrahim588
    @maryanibrahim588 Před 4 lety +5

    Masha Allah ♥️♥️♥️

    • @asayasay7202
      @asayasay7202 Před 4 lety

      Masha allaah abaayo aad baan ku jeclhy

  • @sacdiyoabdi1232
    @sacdiyoabdi1232 Před 4 lety

    Masha alh wan oye wlh manta muniro alh ha ku bara keyo aqli ayuu alh ku siye baraklh wlh wshy ayan so xasuste o naso korise markey hoyo dhimate

  • @deeqoali3277
    @deeqoali3277 Před 4 lety

    Masha allh abyo ficn ayaa tahy

  • @ruqiyomohamedofficial4003

    Masha allah Abayo mcn❤❤❤❤💋

  • @deeqomacalin9650
    @deeqomacalin9650 Před 4 lety +1

    masha allah abaayo muniiro allaha idin barakeeyo adi reerkada ♥️♥️♥️💞💞💞

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 Před 3 lety

    Alhamdulilaah
    So kle wlshy noogu Yar anba anaa soo koriyay

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před 4 lety

    Keep going Aabyo munira wan kaheley walahi noso badi Aabyo

  • @umucadil1971
    @umucadil1971 Před 4 lety

    Masha allaha xabiibti allaha ha idin xifdiyo aduun iyo aqira adi iyo reerkaga ❤❤❤❤😍😍😍😍💗💗💗💗

  • @fadimacilmi3763
    @fadimacilmi3763 Před 4 lety

    Masha allah tabaarakallah waa kaa muuqataa in ad tahay walala wanaagasan markaan ku fiirsado waxaan dariimaa in ad tahay abaayo kudayaso mudan masha allah macaantey guuleyso waligaa

  • @maryamohasan8001
    @maryamohasan8001 Před 3 lety

    M.a abayo wallha isijacel ilahey haxiifidiyo

  • @marwomed5378
    @marwomed5378 Před 4 lety +1

    Mashaa allaah tabarakallah

  • @filsanibrahim1946
    @filsanibrahim1946 Před 4 lety +1

    Masha Allah tabaarikallah abaayo hpppti muniiro waxaad thy gabadh aan jeclahay guuleyso wllo anigu wll qisooyin badan oo sidaadoo kale kusaabsan caruurta aan walaalaha nahay iyo aniga ayaa jira lkn waa ilaa sadexjeer oo aan dhexda udhigey caruurtaan wllaalaha nahay si aaney dhib udareemin wllhi mar waxay ahayd anigoo dugsiga fasalka 8 daad ah ayaa 6 bilood caruurtayada hayey waliba anigoo subixii tagaya dugsiga oo aan maqnaankarin cidna caawisaana meyjirin waxaan ahay 10 qof wiil ayuunbaana igaweynaa alhamdulillaah alle ayaa igu guuleeyey inaan noqdo qof karti leh hooyadey mcn dhakhtarbey ku jirtey hada waxaan kuwada noolnahay nolol caafimaad iyo farxad leh wllhi wakhtigaa ma ilaabo waxaanku faraxsanahay hpppti qli muniiro inaan noqoney hablo ad adag wakhtiyada qaarka mida mabruuk hppti❤

  • @queenaragsanofficial2739

    Masha alah wlhi waan la ilmeyey qisadada abayo alaha kuxafido adiga iyo carurdad familgadaba waxaa jirta carur makey hoyadod ka dhxbaxdo iyaga kala luma ee dayacma lkn adiga waxaa gashay boskii hooyo masha alaah wlhi waan dhacay cururtada kuwii sas isku xafido alaha kaga dhigo qisada nosi wad

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 Před 4 lety

    Allaah haw naxariisto aabo abshir amiin
    Muniira wlhi walaal qaaliya ayaa tahay alaah haku daayo
    Noosoo daa qaybo nooga dhig inshallah 💋❤

  • @umulkairmohamed1750
    @umulkairmohamed1750 Před 4 lety +1

    Masha Allah Abaayo mcn Allaha ku sharfo ❤❤❤🤲🤲😍😍❤❤❤❤

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 Před 4 lety

    Masha Alaah wlhi wan qiiroday abayo wan daremi karaa adigo yar oo hoyo noqoty misna walidkada meshi uu kaga bahnaa aad kaso baxday ilahey haku xafido runtii walaga daremayaa inad thy Qof dagan hadana ad adag mcnto ilahey haku ziyaadiyo ❤

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 Před 4 lety +2

    Xasuus igelisay wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @aragsan11axmed79
    @aragsan11axmed79 Před 4 lety

    wlhi abaayo hooyo adiga kafican silagi helaa adag masha Allah tabarakallah

  • @BulaalMediaEnt
    @BulaalMediaEnt Před 4 lety

    Ani hoyo ilahi iga jcyladay ano yaranka xafada aha alxmdullaha ayeyo abe iso koriyan alxmdullaha faraxad ku koray marki igu murugo bdned waa sanadkan an wayay ayeyday iso korisay 😭😭💔

  • @haliimomuse6662
    @haliimomuse6662 Před 4 lety

    Mashaa allh abayo muniiro qof adag aa tahay ilahay haku xifdiyo

  • @iqracadeey2603
    @iqracadeey2603 Před 4 lety

    Masha allah Allah ku dhoro if iyo aqirabada xabibti wad iga ilmeysisy 😭😭😭

  • @zainababdikadir9653
    @zainababdikadir9653 Před 4 lety

    Ma sha allh dadka hooyo iyo walaalo ku soo dhex koreen waa dad aad u nasiib badan alx anig ayeeyo ayaa isoo korsatay 9bil jiro ayeeya hooyo baxaday aaban umusha anigoo ligula jiro ayuu baxay gurig ayeeyo ilmo dhan ma eesan joogin anig uun ilmo ka ahaaa anig maraka qaara waxaan dhihijir marka fikiro adig walaalo ma qabtidad oo kul ciyaaraan waan iska ilmeen jiri hooyo iyo aabe boskood ayeeyo iyo awoowe ii buuxiyeen ayadoo sidaa tahay maraka qaar aan is dhihi jiri adig ma arkeesid miyaa hooyo iyo aabe alx hooyo had waan is arkanay 7bil is la nooleen anig ayaab wadanki kasoo tagay ilmah il dhasheen waan arkay ilaa midk anig igu soo xig iyo aabe aan wali is arkin aabe in aan arko ayaan aad u jclh igu soo duceeya in aan arko in sha allh

  • @bayaanbayaan3366
    @bayaanbayaan3366 Před 4 lety

    masha alllaah caruurta walaashey mcn alle ha idiin wada xafido miniira caddey iyo fatuun yariisay yaraanka cida❤😘 salan sare

  • @naymaaabdi3832
    @naymaaabdi3832 Před 4 lety

    Mshaa alh wllnimadu washay qaliya abyo Adba iskugu egtihin llhy ha idin xifdiyo dhamntiin

  • @fawsiyabiid9666
    @fawsiyabiid9666 Před 4 lety +1

    abaayo macaney wan iska oyay walahay markan fir saday tanokale way igu dacada hoyo iga tagtay abe iga dhintay ana u weyna caruta marka wan so xasustay

  • @myiloveyoumarmr2611
    @myiloveyoumarmr2611 Před 2 lety

    Ilhya ha unaxarisato hooyo iyo aabo labada

  • @taslimomar3725
    @taslimomar3725 Před 4 lety

    Wllhi waa la ilmeye 😭 ilah haku barakeyo walashey muniro kuma aqano lkn naxariste aad u darema xbbti 💓💋

  • @user-hb3lm1vg5m
    @user-hb3lm1vg5m Před rokem

    xabiibti ala haku barakeeyo

  • @duniyaamuuse7550
    @duniyaamuuse7550 Před 4 lety

    Masha Allah illahy haku xafido abyo abyo waa hooyo illahy haixafido walalaheey waa jeclahy ❤❤❤

  • @MohamedIbrahim-is7ml
    @MohamedIbrahim-is7ml Před 4 lety

    Mansha alaah wlshey amiin Allah u naxariiso walidiindeena Ani xidaa waan dareemoyaa aaba LA aanda

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 Před 4 lety

    Masha allh muriira wad iga ilmaysiisay cqligaga allaha ku barakeeyo

  • @aishabarca9497
    @aishabarca9497 Před 4 lety

    Shekadani waxey la mitahay taan so marnay oo kale walshey haliimo raaxo abalkaga Allah gudi karo wahelkeyga ayaa tahay abaayo allaha ku xafido 😭😭😭😭😭😭walalnimo wa wahel

  • @umuilhaamhawa7356
    @umuilhaamhawa7356 Před 4 lety +5

    Masha allah ❤❤

  • @user-cz5wj2zx1i
    @user-cz5wj2zx1i Před 4 lety

    Masha allah muniiro abayo ku jclhy allah ku xafido adiga iyo familkaga

  • @aaminosahro4322
    @aaminosahro4322 Před rokem

    Abaayo walaahi waan ilmeeye 🥺😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waxaan dawaday 7/4/2023.

  • @hamdaidilzan8344
    @hamdaidilzan8344 Před 4 lety

    Wlhi markaan arkay fartuun adi ban kusoo xasustay muniira

  • @ifrahmohamud3748
    @ifrahmohamud3748 Před 4 lety

    Maasha Allaah abaayo Illaah hakuu ziyaadiyo caqliga iyo kartida maasha Allaah

  • @xilkazbeautychannel2910

    Maasha Allah wlh wan qiirooday abaayo fican o aan abaal keeda la gudi karin allaah ku xafido