NOLOSHA AADKA U JABAN EE MAGAALADA DUBAI.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 52

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Před rokem +4

    Wa mahdsan tahay in badan ban radiyay wax dubai iga so xog warama thanks wllo sida xafaduhu u kala qaalisan yihin noso gudbi

  • @user-xl3gk1ok3h
    @user-xl3gk1ok3h Před měsícem +1

    thanks adher❤

  • @ZigZig-cq9tm
    @ZigZig-cq9tm Před rokem +1

    WAR DUBAI RAQIIS MA AHEE KA DAA BEENTA DADKA.
    MALAYSIA 🇲🇾 IYO INDONESIA 🇮🇩
    YAA NOLOL RAQIIS AH TAALAA OO SOOMAALIDA AAD LOOGA XUSHMEEYAA

  • @ZigZig-cq9tm
    @ZigZig-cq9tm Před rokem +2

    WAR DUBAI RAQIIS MA AHEE KA DAA BEENTA DADKA.
    MALAYSIA 🇲🇾 IYO INDONESIA 🇮🇩
    YAA NOLOL RAQIIS AH TAALAA OO SOOMAALIDA AAD LOOGA XUSHMEEYAA.

    • @daweya12
      @daweya12 Před 11 měsíci

      Plz meel kaala soo xiriiro iisheeg wll

  • @maalpodcast
    @maalpodcast Před rokem +2

    Waa mahadsantahay manogu so dari kartaa sida shaqo loo raadiyo iyo sida loo zareysto

  • @ubaxmuxumedwarsame7388
    @ubaxmuxumedwarsame7388 Před 2 měsíci

    Xagee kala soo xiriira wllo

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 Před rokem +2

    600$waligey iguma bixin inaa hal bil ku noolaado lee😂😂

  • @traderlii5475
    @traderlii5475 Před rokem

    Mahadsanid Mudane

  • @zakiabdisalanigo6508
    @zakiabdisalanigo6508 Před 5 měsíci

    Mahadsanid

  • @ahmedpablo3053
    @ahmedpablo3053 Před rokem

    Thk you bro

  • @Itz___me__tiger589
    @Itz___me__tiger589 Před rokem +1

    Mahadsanid wll.
    Visaha cid isoo saarta ma igu soo xiri kartaaa.

  • @marwaan4617
    @marwaan4617 Před rokem +1

    Sxb soo badi mowducaan❤

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 Před 9 měsíci

    Markaa wadan shisheeye liigu beerayo wadankeeag maan deegaameeyo

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e Před rokem

    Ka soo waran iibka guryaha. iyo sida shaqo looga helo

  • @nasramaxamud-lh8pl
    @nasramaxamud-lh8pl Před 10 měsíci

    Wllo qaali xagee kala iso dhiga wll

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Před rokem

    Khuurada dadka
    Tuugtii aduunka isugu timid

  • @user-li9jo5lg8e
    @user-li9jo5lg8e Před rokem

    Bed space iyo studio farqi Weyn u ma dhexeeyo.

  • @ugaaslooxan4821
    @ugaaslooxan4821 Před rokem

    Cajman bay dagaan dubai wa qaal

  • @OgaalkaMaanta373
    @OgaalkaMaanta373 Před rokem

    Xagee kala so xiriir wlll

  • @XuseenMuzamil-io8hr
    @XuseenMuzamil-io8hr Před rokem

    Waaw

  • @muuna-ob9oe
    @muuna-ob9oe Před rokem

    Wllo xage kala so xidhidhaa

  • @ahmedpablo3053
    @ahmedpablo3053 Před rokem

    Wll adigu ma dubai bad dagantahay

  • @raxmoclaahi9083
    @raxmoclaahi9083 Před rokem

    M .a

  • @zahranuor5999
    @zahranuor5999 Před 11 měsíci

    Sidda ugu fudud ee dubai ku tagi karo ii sheega una qarashka yar

    • @user-ee1nd1rc7f
      @user-ee1nd1rc7f Před 10 měsíci +1

      Wll hadaad passport itopia haysatid 2bil $500 ayaakutagi kartaa. Waa hdaad itopia joogtid hdaad somalia joogtana $800

    • @sihaamkaba2128
      @sihaamkaba2128 Před 10 měsíci

      Shaqo malaga hela wll iyo ciqamada iga waran

    • @AbdallahHussein-qo4xl
      @AbdallahHussein-qo4xl Před 10 měsíci

      ​@@sihaamkaba2128sister ana ku shegayo

    • @mohmethanat5743
      @mohmethanat5743 Před 8 měsíci

      ​@@sihaamkaba2128walaga hela wll anba hadan kusocda

    • @abdiazizabdallamoha9203
      @abdiazizabdallamoha9203 Před 2 měsíci

      ​@@user-ee1nd1rc7fshaqadeeda iyo nolashyda kawaran

  • @CabdiFitaax-uh9yn
    @CabdiFitaax-uh9yn Před rokem

    Fri bishiiba 600 doolar ah mise maalatii

  • @jujuqoolif4517
    @jujuqoolif4517 Před rokem

    Been low

  • @ayanahmednur5773
    @ayanahmednur5773 Před 7 měsíci

    dubai mel aan jeclahay 7 sano ku nola hada mar dhow ku labana insha allah

    • @maysuuraaqbal4413
      @maysuuraaqbal4413 Před 6 měsíci +1

      Mcnto wan jeclan lahaa Inaad warblxin iga siiso madama aad ku noolaan jirtay

    • @ayanahmednur5773
      @ayanahmednur5773 Před 6 měsíci

      @@maysuuraaqbal4413 abayo xaas ma tahay oo degan maka rabtaa mise shaqo ma ka rabta i so sheg sida waxa u rabto

    • @barwaqomubarig7430
      @barwaqomubarig7430 Před 6 měsíci +1

      Wllo ado mahadzn xog iga sii in aan tago oo aan ku nolado ayan u bahanahyy war bixiNa ma haysto ma iga cawinysa😢

    • @maysuuraaqbal4413
      @maysuuraaqbal4413 Před 6 měsíci

      @@barwaqomubarig7430 hno mcn Anna walhi wn rabaaye ma islaso xidhiidhi karaa intaan number ka kla qorano aynu wixii war bixina isa soo siinee

    • @ayanahmednur5773
      @ayanahmednur5773 Před 6 měsíci

      @@barwaqomubarig7430 wall qali dubai shaqo hada rabto mid wa qadamo nimo mid dukan somali ledahay la gada hada luqad taqano dukaman carab la gado aya jiro in dad yurub kenya jogo oo dukaman leh u adegto bishi lacag ka qadato dubai nolo qali ah iyo mid dhexe mid hose intab wa ja jirtaa

  • @ZigZig-cq9tm
    @ZigZig-cq9tm Před rokem +1

    WAR DUBAI RAQIIS MA AHEE KA DAA BEENTA DADKA.
    MALAYSIA 🇲🇾 IYO INDONESIA 🇮🇩
    YAA NOLOL RAQIIS AH TAALAA OO SOOMAALIDA AAD LOOGA XUSHMEEYAA

  • @ZigZig-cq9tm
    @ZigZig-cq9tm Před rokem +2

    WAR DUBAI RAQIIS MA AHEE KA DAA BEENTA DADKA.
    MALAYSIA 🇲🇾 IYO INDONESIA 🇮🇩
    YAA NOLOL RAQIIS AH TAALAA OO SOOMAALIDA AAD LOOGA XUSHMEEYAA

    • @SomaliSqued
      @SomaliSqued Před 4 měsíci

      Wllhi soomalida malaga xushmeeyaa sxp bali indonesia tag is lahaaye

    • @qadramohmed5821
      @qadramohmed5821 Před 3 měsíci

      @@SomaliSquedmtag tay wll