ISKU DIYAARINTA RAMADAANKA 🌙 & VLOG QURUX BADAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 03. 2024

Komentáře • 50

  • @wizzneeraaaanboss698
    @wizzneeraaaanboss698 Před 5 měsíci +2

    shaqo wacan Duma ❤🙏

  • @user-fb2qh7wd1e
    @user-fb2qh7wd1e Před 5 měsíci +8

    Masha Allah sucaadey dooq ledahy alaabta cadi maah wlhi wlley adi somali kuma nolid beenta naga daay gurigada qurux cunada kadaran disanka haba shegin masha allah ninki kuhelaa nasiib leh wlhi ❤❤❤

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
    @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 Před 5 měsíci +1

    ماشاءالله تبارك الله ❤

  • @ilhaanjiyooti
    @ilhaanjiyooti Před 5 měsíci +1

    Masha allah habo mcn❤

  • @suhuurguure2022
    @suhuurguure2022 Před 5 měsíci +1

    Maashaa allaah walaashey mcn sucaad siman dooq aad uqurux badan baad leedahay horay usoco oo noo soo badi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 5 měsíci +1

    MAASHAA Alaah. Abayo. ILAAH. Nabad geeyo. Ramadaanka❤❤

  • @user-lh1yh4wc4x
    @user-lh1yh4wc4x Před 5 měsíci

    Maasha Allaah my sister ilaah haku barakeeyo aad ayaa u mahad santahy

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 Před 5 měsíci

    Mash Allah

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 Před 5 měsíci

    masha allah simane ❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Před 5 měsíci

    Masha allha ❤❤❤❤❤

  • @user-gc3pl1yc5m
    @user-gc3pl1yc5m Před 5 měsíci +1

    Waaw maashalaah macaanbadaney qurux waaye

  • @user-yy3xx5ze8r
    @user-yy3xx5ze8r Před 5 měsíci

    Maashaa Allah allaha kuu barakeeyo

  • @hamdaali1661
    @hamdaali1661 Před 5 měsíci

    Mashallah ❤❤❤

  • @user-kk2de8cr8d
    @user-kk2de8cr8d Před 5 měsíci

    Masha alaah

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 Před 5 měsíci

    Dalka wa tagay masha Allah

  • @user-fb2qh7wd1e
    @user-fb2qh7wd1e Před 5 měsíci

    Masha Allah gaabo gacalo xage naga aaday wan ku xiisnay abayo quruxey ❤❤❤❤

  • @iqroabshircabdullahi167
    @iqroabshircabdullahi167 Před 5 měsíci

    Masha allah tabarakal raxmaaan waad dooq qurux bdn m.a. quruxeey keep going runti waxa ino thay role model ❤❤❤❤😊

  • @user-rs8wc9vz8u
    @user-rs8wc9vz8u Před 5 měsíci

    Marshall Allah macantadayda merchant jira fog guul aan kurajeyna wanna kusoo ducayna❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 Před 5 měsíci

    Illy Haku barakiyo anaga Illy ha nasiyo inshallah

  • @nurdin1026
    @nurdin1026 Před 5 měsíci

    Nashka decorations 🎉🎉🎉🎉 waaa qof wadanka wax tayaleh keentay walahi Somalia hanolaato❤

  • @ayaaniitabbe9622
    @ayaaniitabbe9622 Před 4 měsíci

    M.a xbbti maalin walba noo soo gali vadio ❤️

  • @user-nc8nk9hj9j
    @user-nc8nk9hj9j Před 5 měsíci +1

    Shalaan is dhahaayay gaabo gacalo aaway ayaamahan! Horusoco baayo

  • @Irshada-Abukar
    @Irshada-Abukar Před 4 měsíci

    Abaayo salada iyo fitoraha meeqa kaso bixisay xbbti ❤❤❤

  • @hamdifarah2677
    @hamdifarah2677 Před 5 měsíci

    Ilaahay maa laga cabsado nashka aniga tagay alaabaha qaar aad soo gadaty uma yaalan Oo dukaanka nasra abtidoon ayaa lagu gadaaye

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902 Před 5 měsíci

    ❤❤

  • @mankacali1581
    @mankacali1581 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fiora-hilowle
    @Fiora-hilowle Před 5 měsíci

    16:26 Alaabaha qaar guribile daraad kagaso gaty sida welka mashaarida midka xawaajiyasha cad cadka malaha guribilana wa marte nashka wxaan dhan kamaso ibsan umalena

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 Před 5 měsíci

    Asc aaway hee talefonka laga helayo

  • @nurdin1026
    @nurdin1026 Před 5 měsíci

    Nashka decorations the pest decorations in somalia

  • @user-lp9hx5xw3k
    @user-lp9hx5xw3k Před 5 měsíci +3

    Sucaad shamuurey miya noqotay mash'aallah kabixi weysay😂😂😂😂

    • @nimcoxasan4832
      @nimcoxasan4832 Před 5 měsíci +1

      Shumuurey hortiisa aad u isticmaali jirtay ereyga😂 Masha,allah iyo insha,allah shumuurey waa labada erey uu ilaahay faraj ugu furay nolosha ugu kala kacday❤

  • @Mss_Dagan_
    @Mss_Dagan_ Před 5 měsíci +1

    Alaabaha qaar Guri bile kso gaday wlly mxa beenta la sheege ma runta sheegtd waji malihidee Nasra Abtidoon duknkd kso adeegne mrks qofkle lga helaa dhahe alaabta

    • @ilhaanjiyooti
      @ilhaanjiyooti Před 5 měsíci

      Lacgteeda ugose magac la shegin maa qaraar ka haayo😂😂😂

  • @abdulahimohamedaadan728
    @abdulahimohamedaadan728 Před 5 měsíci

    maxa ben kugu kalifay wll alaba qar an u jedo nshka maba hayse guribile ayana hayan alaba qar

  • @abdulahimohamedaadan728
    @abdulahimohamedaadan728 Před 5 měsíci

    wale somalida qar waxba iskuma ogole day alaab an indhahyga kuso arkay oo dukanka nasra abtidon ee guribile talla oo nashkana aysan hayn ayan u jeda inantanna hada waxy ledahy alabtan nshka ayd kaheli karta aduunyo 😂

  • @missnaajuu5565
    @missnaajuu5565 Před 5 měsíci

    wale qarash ku galy alabtan qimaheda ana garanaya

  • @Hiildumarchnel
    @Hiildumarchnel Před 5 měsíci

    Sucad abyo musicgan kusaran copy right saran iska saar❤

  • @munagaraad9415
    @munagaraad9415 Před 5 měsíci +2

    Sucaadee alab makuu oolin miyaa waa kaftan😂

    • @user-fb2qh7wd1e
      @user-fb2qh7wd1e Před 5 měsíci

      Hhhhhhh naya masha allah dheh dofar yahay naag nool gaari ah

    • @munagaraad9415
      @munagaraad9415 Před 5 měsíci

      @@user-fb2qh7wd1e xaa kuxiijinaa maba caayin gabadhee caayna uma quuree hor cararka jooji sister

    • @munagaraad9415
      @munagaraad9415 Před 5 měsíci

      ​@@user-fb2qh7wd1emacaayin gabadha caayne igama mudna waxbo haisxiijin sister

  • @user-zo4gn1jp1z
    @user-zo4gn1jp1z Před 5 měsíci

    Apyo aweya xawajigi aan ka sugeyney plz noso gali

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 Před 5 měsíci +2

    Sucadey shamurey iska barejesee m.allh insh allhana ku dar😂😂😂

  • @abdulahimohamedaadan728
    @abdulahimohamedaadan728 Před 5 měsíci

    wale somalida qar waxba iskuma ogole day alaab an indhahyga kuso arkay oo dukanka nasra abtidon ee guribile talla oo nashkana aysan hayn ayan u jeda inantanna hada waxy ledahy alabtan nshka ayd kaheli karta aduunyo 😂