AMIIN YARE | II FUR BUUGA NAXARIISTA | HEES CUSUB 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 04. 2024
  • Hudba

Komentáře • 290

  • @user-pk1li8hb2p
    @user-pk1li8hb2p Před 3 měsíci +10

    Pls hblo io inamo qof wlba qofkii jeclda ayuu khiyamaya siiba gbdhaha aynu is celino dareenkena aynu qarsano jcl majiiro ayaanu oran karna 😢

  • @maryamahassan538
    @maryamahassan538 Před 3 měsíci +34

    4/10/2024 Habeen ciida caawa qofkeygi dib kahelay haddi aad aragto comment gey is kugu kaaya soduceeya ina inta dhiman farxad kudhamay Sano 🥹🤲🏻🥰

    • @hotha_Liipann
      @hotha_Liipann Před 3 měsíci +2

      iLahy ha idin Guuleyo wll isku waara❤

    • @aishaabdiali2780
      @aishaabdiali2780 Před 3 měsíci +1

      Isku waara farxad ku dhamaysta nolosha duni wa kobantahy iscafiya oo isjeclda❤👍

    • @DeeqoCawil-fs5hl
      @DeeqoCawil-fs5hl Před 3 měsíci +1

      Ilhy hku daayoh

    • @Dj-Amiin_99
      @Dj-Amiin_99 Před 3 měsíci +1

      Isku waara oo farxad ku dhameysta I.n 🤲🫶

    • @hiboabdi9392
      @hiboabdi9392 Před 3 měsíci

      Allaha isku kiin ag gaboojiyo mustaqbal qurxoon hani siiyo allahu ma aamiin ❤❤❤❤

  • @QabilaCali
    @QabilaCali Před 3 měsíci +13

    Eid Mubarak inta qalbiyada wngsn leh❤❤

  • @Maahiryare77
    @Maahiryare77 Před 3 měsíci +28

    Tan hees way dhaaftya 😢
    Eid Mubarak ❤️🔥😫

  • @adnaanabdikheyr802
    @adnaanabdikheyr802 Před 3 měsíci +13

    Heestaaan hees waa dhaaftey Eid Mubarak somaaliyey Amiir yare on fire 🔥 😭💔idareem Bal iifiirso oo bilaaahi way guule iifur buuga naxariista😭

    • @HibaakHashi
      @HibaakHashi Před 3 měsíci

      😅o8oupp9p9oll99999⁹999⁹999o9kp😊9⁹9

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Před 3 měsíci +4

    Anigu jacylkygi wan haystaa😭❤️
    Ilhow calaf iskugu keen dar🤲🏻
    Inta xanuun jcyl dareemeysa alle hala garab galo qofkiinii wuu imanayaa
    Samra waa maalmo qudhee😢
    Ana isooduceeyaa kaan billion ragg ka calmaday asna billion dumar iga calmaday inu alle calaf igu dara😭🫶🤲🏻🥹❤️

    • @halimaabdi9939
      @halimaabdi9939 Před 3 měsíci

      Alle calafkiina Ha isku daro insha Allah anagana Alle qalbiyada hano qaboojiyo😢😢😢😢😢😢❤

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 Před 3 měsíci

      @@halimaabdi9939
      Amin yaa rabi🥲🤲🏻
      Ilahey mid aduun oodhan kaligaa ka dhex arka haku siiyo huno

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 Před 3 měsíci +3

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @user-ot3ok1oi2s
    @user-ot3ok1oi2s Před 3 měsíci +2

    Hees way dhaftay iid mubarik ❤❤❤

  • @Mohamed_Wardi19
    @Mohamed_Wardi19 Před 3 měsíci +6

    Qof walba oo sababb' la'an looga tagay wan salamaya🥀

    • @user-pk1li8hb2p
      @user-pk1li8hb2p Před 3 měsíci

      Wnka qadnay ileen kaligen ma aha qofwlba jcyl bu ka caban alle dadka qalbadoda how qaboojiyo😢😢

  • @ShaymaCabdiMaxamed
    @ShaymaCabdiMaxamed Před 3 měsíci +5

    12/09/2021 😢 waa boog xasuustadu. Si kastoon dhohoo u tiirtir xasuustiisa hadan ma Awoodo. Xasuus kastana waxaan ka qadaa muruug iyo xanuun😢

  • @MohamedYusuf-yv6zm
    @MohamedYusuf-yv6zm Před 3 měsíci +7

    Hadaan idhi bidhaantada Uma xiisin waa beene
    Ma anaa qof booskaaga Heli Karaya ii buuxsha❤ axyaa dunyaa axyaa saman👊 waa heestii ugu horaysay ee aan si qalbiya comment uga bixiyo i dont know why..... 😢only mucaashaqiinta 👋👋👋❤

  • @PrettyAmuun
    @PrettyAmuun Před 3 měsíci +3

    Hestaann BaKu Eid Ani❤️‍🔥😩

  • @hayadomar9199
    @hayadomar9199 Před 3 měsíci +9

    Waa bog xasustadu 😢
    Hilowgagu berayo😔
    Si kasto la ii banatay 😧
    Bogsan wayaday ruuxdiye 😢
    Hirarki is bixin waga 😢
    Ku dhex lumay badhtamahoda😢
    Marayo kala maqnantenu 😢
    Kaga culus qalbiga buure😢
    Omg wa hes daren leh runti waxa moda inay aniga iga hadlyso 😢💔
    Cawa wa haben tarikhdu tahy 10/4/20204 arbaca ah wana haben cid ah 🎉

    • @CawoCeeg
      @CawoCeeg Před 3 měsíci

      Caawa waa qoraal balse wakhti dhaw waxay noqonaysaa xasuus😢

  • @amienzyyali1002
    @amienzyyali1002 Před 3 měsíci +4

    Karan yasiin in the building ❤ zhp heestii khadar keeyawna noo raaci

  • @user-zy9hx6bk5k
    @user-zy9hx6bk5k Před 3 měsíci +11

    Ma anaaa qof booskaaga heli kara ii buuxshaa ❤️😭

  • @xamdishaficixasan2340
    @xamdishaficixasan2340 Před 3 měsíci +3

    when i hear heartbreak songs i always cry , i dont why 😢💔

  • @rahmamoh
    @rahmamoh Před 3 měsíci +7

    Xasuusu bay igalisay cw😢😢😢😭😭😭😭2021 💔💔💔💔💔💔

  • @axmedaden388
    @axmedaden388 Před 3 měsíci +12

    Form tiktok like❤😮

    • @DayiboOmarwaiss
      @DayiboOmarwaiss Před 2 měsíci

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @DayiboOmarwaiss
      @DayiboOmarwaiss Před 2 měsíci

      Ezq😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @DayiboOmarwaiss
      @DayiboOmarwaiss Před 2 měsíci

      Refhkiyggnktfvnl😢😢😢😢😢😢😢

  • @bathrawang4275
    @bathrawang4275 Před 3 měsíci +1

    Pure talent
    Comes from deep inside his heart
    Awesome

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr Před 3 měsíci +16

    Ilaa inta eidka heeskana i baxaysa🥺🔥🔥

  • @user-rp1te7qm9b
    @user-rp1te7qm9b Před 3 měsíci +6

    Maalin baa dhici doonta ogaan doonto meshan kuu jookey dareemi doonto sida ixumeysay oo ikhiyaantay waxaad iku noqotey(nin kabtiisa tolayey adnh kafanteyda tolayey) ilaahey waxan kaga bryey inuu nabsikeyga ku helo xasuus 12/2/2023 😢 ilaahey baan idinku dhaarshey waliga qof haku daneysan oo ha ikhiyaamin sacadda 1:27 ,maalin khamiis ah😢
    Ciid mubRak❤🎉

    • @bureeqobilan6234
      @bureeqobilan6234 Před 2 měsíci

      Wad ka bogsan Insha Allah 💔❤️‍🩹

    • @Faadumoxasan-fs7hj
      @Faadumoxasan-fs7hj Před 2 měsíci +1

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @omarabdillahi8201
    @omarabdillahi8201 Před 2 měsíci +1

    Ali abdillahi c es les 10/31/2019 😢😢😢 le belles es bien ce tes 4/8/2005❤❤ bonne ambiance ❤❤

  • @user-wu9om9pm2u
    @user-wu9om9pm2u Před 3 měsíci +24

    illintaydu baaq weyaan 💔😭
    I Dareen bal ii fiirso 💔😭
    O billahi way Guule 💔😭
    i Fur buuga..............💔😭
    Eid muparek inta iga dabysa 10/04/24

  • @nimcohaybe6700
    @nimcohaybe6700 Před 3 měsíci +2

    Aaamiin yare inaga qabtaa xanun ayuu faafinayaa boogo ayuu soo fadhayaa walhi 😢😢😢😢😢😢

  • @user-bp2kk4kr2r
    @user-bp2kk4kr2r Před 3 měsíci +15

    Waa boog xasuustaadu
    Hilawgaagu beeraayo
    Si kastoo lay baanto
    Bogsan wayday ruuxdiiye
    10 april 3dii galabnimo arbaca maalin eid ah jacaylkaygii waan isku dhacsanahy 😢mudo week ah ma wada hadal telephona igama qabanaayo
    Allaha hay soo celiyo kama maarmj karee😢😢😢

  • @leilaibrahim7443
    @leilaibrahim7443 Před 3 měsíci +1

    Ilinteydu baaq waye 😢
    I dareen bal ii fiirso
    O bilaahi wey guule
    Ii fur buuga na rista My A❤😢

  • @SumayaCabdi-mt9fz
    @SumayaCabdi-mt9fz Před 3 měsíci +6

    /2024/1/14/😢😢😢

  • @user-gg1mz8qz1y
    @user-gg1mz8qz1y Před 2 měsíci +1

    Adeer dhal jacayl amiin yare ❤❤❤❤

  • @munaqurux3323
    @munaqurux3323 Před 3 měsíci +1

    Axey ax Eid mubarak😢

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi Před 3 měsíci +4

    Mu caashaqiinta dabinta qaniinsan waan idin salamay wax uun baynu ka dhaxli xanuunka iyo xasuusta jacaylka

  • @nasraabdirahman798
    @nasraabdirahman798 Před 3 měsíci +3

    It’s been six years weli wnku ilaawi lahay 😭💔💔

  • @MaxamedCraxmaan-zk9hr
    @MaxamedCraxmaan-zk9hr Před 3 měsíci +1

    Sxb aamiin yare waan wataa

  • @user-vw6jz1vz4k
    @user-vw6jz1vz4k Před 3 měsíci +2

    Tani hees way dhaafty❤😢

  • @abdirahmanabdi5015
    @abdirahmanabdi5015 Před 3 měsíci +2

    From bukanada cumar dhule to bukanada Aamin yare

  • @mohamedyasinshaciye2510
    @mohamedyasinshaciye2510 Před 3 měsíci +3

    What asong❤

  • @user-ju6ig8oy3k
    @user-ju6ig8oy3k Před 3 měsíci +2

    Alow alow yene fkr

  • @user-ju6ig8oy3k
    @user-ju6ig8oy3k Před 3 měsíci +1

    Yene marrr

  • @user-uv5ns4do7k
    @user-uv5ns4do7k Před 3 měsíci +3

    Ilahy igama kaa geeyo😊

  • @user-ch2un1yr3b
    @user-ch2un1yr3b Před 3 měsíci +1

    farxda yn layskA jidhin😂

  • @user-ju6ig8oy3k
    @user-ju6ig8oy3k Před 3 měsíci +1

    Aamin wàa name of Ethiopia

  • @Ruweyda143
    @Ruweyda143 Před 3 měsíci +3

    N clhi dahir😢ax idareen bal iiifirso😢

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Před 3 měsíci +1

    Beautiful song 😭😭😭

  • @samiihabashiir655
    @samiihabashiir655 Před 3 měsíci +11

    Waa habeenka kala badhkiisa saacaddu waa 2:20 habeenimo wxn jooga garowe oo ku dhageysan taarikhduna waa 10/april/2024 habeen cidda 40 jeer ka bdn ku cel-ceshaty aano ilmeynaya 😢💔
    Sidaan eeg muuqayga
    U badalay is waageenu😢
    Kaalay arag buseylkaaygu siduu iga dhigay baylah💔😌
    Abwaanintu qalbiyadeena haka daayan fara-fareynta biila-caleykum waanu so bogsaneynaaye

  • @user-wy3rb7fn6i
    @user-wy3rb7fn6i Před 3 měsíci +3

    Wxaaba mooda inay ani iga hadlayso io xiliga ay soo baxday si walbaba aan u dhageesto io si walba aan u dreen siiyy inaa wali u baahanahay iima uusan noqon yaa halmar u sheega inaa u dhiman rabo yaa ii hadla Oo dhaha hal mar jaanis sii way is badalaysaa. I dreen bal ii fiirso ii fur buuga naxariista 😭🥹💔

  • @SalaanNoor
    @SalaanNoor Před 3 měsíci +1

    Waa Boog xasuuataadu hilowgaagu beerayo si kaatoo Lali baantay bogasan weyday Ruuxdiiye Apr 13 2024 12:00 Pm 😢😢😢

  • @SalaanNoor
    @SalaanNoor Před 3 měsíci +2

    Waa Boog 😢
    xasuuataadu😢
    hilowgaagu😢
    beerayo 😢
    si kaatoo Lali baantay😢
    bogasan weyday😢
    Ruuxdiiye 😢
    Apr 13 2024 12:10 Pm 😢😢

  • @filsanabiib2575
    @filsanabiib2575 Před 3 měsíci +2

    Heesta waxay ka hadlaysaa xalada aan ku jiro😢😢😢😢😢 jecelow abaha was😢😢😢

  • @cabdixafid162
    @cabdixafid162 Před 3 měsíci

    Axsan hees eed mubarak 🎉

  • @munacabdi5171
    @munacabdi5171 Před 3 měsíci +3

    Kalay arag 😢😢
    Busaylkaagu😢
    Siduu iiga😢
    Baylah😢😢

  • @MaryanIdris-co4yt
    @MaryanIdris-co4yt Před 2 měsíci +1

    Ayaanmaxamed ❤❤❤❤

  • @maxamedmuqtaar2599
    @maxamedmuqtaar2599 Před 2 měsíci +1

    Wa wata❤😊

  • @CabdiCali-rz1vz
    @CabdiCali-rz1vz Před 3 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @cadeyare83
    @cadeyare83 Před 3 měsíci +1

    Qalpiga tabatayy hetaan❤

  • @user-ws8vt8xh4n
    @user-ws8vt8xh4n Před 3 měsíci +2

    Heezta intan 😫
    BaryO kaLa maQnaanteenu kaGa CuLuz QalbiGa Buure ⛰😞
    intaaD jooGtay BaashyDa noloShii BilDhaanayzay 🤴🥺
    Haka DhiGin Barkuma taaLe BiliCdii LazO LaaBo 🖐😪
    WxD mooDa in DareeenkayGa ay ka HadLyzO markaan anuu maarayn u waayay naftan xiizuHu Daashady QofkyGiiyOW wxn ku leeyahy aniGu wxn ahy Oon ahaanaya miDii aaD noloshaba Bartay wakhtiGa iO ayaamaHan iGa ka kexeeyay way Dhamaan mr kle ayay Dunidii iftiimi wad mooye wx kle inakala kaxyn maayan lkn waan kuu Darzdy 😥😓

  • @mahadismail4460
    @mahadismail4460 Před 3 měsíci +2

    Ilintaydu baaq weeyi
    Bog ku jeceli hayn waayay xgaa saxa

  • @falastiinaxmed7418
    @falastiinaxmed7418 Před 3 měsíci +3

    War qalibiga nodaaya hana soo qufina boogaha 😢 qalbi jab 😢😢

  • @AyanClaahi-wq9by
    @AyanClaahi-wq9by Před 3 měsíci +2

    Waa iga fogaan kartaa lkn xasusutada ma ika fogeynkartit waxa ku nolaandonaa xasusutada axmed cabdirisaq maxamod 😢😢😢😢😢

  • @WiltoodhOfficail
    @WiltoodhOfficail Před 3 měsíci +3

    Ii fur Qalbiga Qulubaha

  • @ShucaybC.risaaq
    @ShucaybC.risaaq Před 3 měsíci +2

    1:28

  • @HashiJr
    @HashiJr Před 3 měsíci

    EID MUBARAK 😢❤

  • @xannaan9152
    @xannaan9152 Před 3 měsíci

    Wlhi Aabahey ayaa igu soo dhacay ilaahow adaa qalbigeyga og Aabe mcn waa kuu boholyoobay allow kuu naxariiso ❤

  • @zamzamahmed283
    @zamzamahmed283 Před 2 měsíci +1

    Waa buug xasuus taadu 🫀🥀

  • @gb8630
    @gb8630 Před měsícem +1

    30/7/2022 😢❤

  • @user-bg3wb7sc2h
    @user-bg3wb7sc2h Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤❤

  • @Njawo
    @Njawo Před 3 měsíci

    Waadhka lawada yaalaa Alx anu waan bogsaday idinkana dhaymo baan idiin rejayn inyar uun samra🥰
    Ciid Mubaarak y'All❤

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh Před 3 měsíci

    Wooow❤ hees weydhftaye wlhi

  • @AyanIdrissGuelleh
    @AyanIdrissGuelleh Před 3 měsíci

    Keep going Amiin yare

  • @user-ju6ig8oy3k
    @user-ju6ig8oy3k Před 3 měsíci

    Form Ethiopia am pro

  • @ednamohamed2410
    @ednamohamed2410 Před 3 měsíci +2

    Tnx🤧😭💔

  • @suheibdodi7869
    @suheibdodi7869 Před 3 měsíci

    Hees darenkeda wadata 🌊🌊

  • @LaylaIbrahim-sp8ub
    @LaylaIbrahim-sp8ub Před 3 měsíci +2

    ❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @SayidCali-yo6pv
    @SayidCali-yo6pv Před 3 měsíci

    1m markaygadho isoshega

  • @siyasibare3072
    @siyasibare3072 Před 3 měsíci +1

    Heestan xasuuspay noloshydah ku yeelan doonta waxay soo paxdaY xili wakhtigu aad ii hayay jacaylkaygina uu iga fogaaday waxan noqon doona alle ayaa go amin doona noloshana dhayman ka sugayaa😢

    • @CawoCeeg
      @CawoCeeg Před 3 měsíci +1

      Sorry noloshu waa murugo iyo farxad is daba taal wll😢

  • @MohanXR
    @MohanXR Před 3 měsíci

    Top song 10/10💥

  • @user-ik5ci6kg8t
    @user-ik5ci6kg8t Před 3 měsíci +1

    Abwaan wiltoodh

  • @HamseAbdulahi-fr5gb
    @HamseAbdulahi-fr5gb Před 3 měsíci

    This song😢❤

  • @NimcanDaruuri-ro3ri
    @NimcanDaruuri-ro3ri Před 3 měsíci +1

    :War waxan hees way dhaftay ee amaanka qalbiyada inoo ilaaliya 🥺

  • @puzhrayar9603
    @puzhrayar9603 Před 3 měsíci

    MY days😮wxn hees waa dhaaftay
    Idareen bal ii fiirso
    O billahi wey guule
    Ii fur buuga naxarista😢

  • @Macaney12
    @Macaney12 Před 3 měsíci

    İlintaydu baaq weeye 😢
    İ dareen bal ii fiirso 😌
    Oo bilaahi waye guule 💔
    İi fur buuga naxariista 💔🫀

  • @user-cv2kn8ur6e
    @user-cv2kn8ur6e Před 3 měsíci

    this amazing song

  • @moha_lyrics1
    @moha_lyrics1 Před 3 měsíci +1

    shp waxbaan rabaa inaan ku weydiiyo sidee uga gudbi karaa aqbalaada Gogle adsence 😢🎉
    anoo music soo dhigaya

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 3 měsíci

    Hees iyo badh❤

  • @user-jk8ko6gs7w
    @user-jk8ko6gs7w Před 3 měsíci

    2022/2023/2024 sadex sano adag iyo tarikh madow
    Waxa igu banty halki ad Ku begnyde 😭💔

  • @user-br9fe3rw1z
    @user-br9fe3rw1z Před 3 měsíci

    Hees wet dhaftay🥺🥺🥺

  • @amuunahmed9498
    @amuunahmed9498 Před 3 měsíci +1

    Hadan soo helay 😢

  • @Abdillahi.Dsarte
    @Abdillahi.Dsarte Před 3 měsíci +4

    I Dareen bal ii fiirso
    O billahi way guule
    I fur buuga naxarista😢

  • @RahmabillowBillow
    @RahmabillowBillow Před měsícem

    ❤❤❤❤❤

  • @AbdiRashiid-mg6fv
    @AbdiRashiid-mg6fv Před 3 měsíci

    😭😭😭ii fur buuga naxariista

  • @amuunaxmedxuseen9282
    @amuunaxmedxuseen9282 Před 3 měsíci

    11 april 2024🥺 maalinti 2aad ee eidka❤

  • @Wall___mucaad
    @Wall___mucaad Před 23 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fq3md1pr4f
    @user-fq3md1pr4f Před 3 měsíci

    I fuur buga naxariista 😢

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse Před 3 měsíci

    Ciid mubarik All muslim ☪️

  • @seynabcabdinaasir
    @seynabcabdinaasir Před 3 měsíci

    Ilinteduduwaq weyan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @najmaabdiwali44
    @najmaabdiwali44 Před 3 měsíci

    Hirarki is bixin waga ku dheex lumay badhatamhooga 😢hooyo ilhay haku naxarisato

  • @DeeqoAhmed-xb4wj
    @DeeqoAhmed-xb4wj Před 2 měsíci

    🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤

  • @Mokito78
    @Mokito78 Před 3 měsíci +2

    Aminka🔥

  • @LaylaAxmed-rw7pi
    @LaylaAxmed-rw7pi Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CawoCabdi-od4bf
    @CawoCabdi-od4bf Před 3 měsíci

    Hees macan igaa dhahee

  • @samiremahad2113
    @samiremahad2113 Před 3 měsíci

    Wad mahadsan tahay sxp karan yasin sida kaga sugayay heestan ay ay Esh cala hees 😢😢

  • @micoismail768
    @micoismail768 Před 3 měsíci

    Tnx 💔😭😢