Qiso Murugo Badan Oo Dhex Martay Nabi Mohamed - ﷺ - Iyo Nin Yahuudi ah 😢

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • SUBSCRIBE | LIKE | SHARE AND COMMENT.
    Hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee Ka Faaiidaysta Inshallah.
    Free Video's
    Free Background Music - No Copyright
    Nagala Soo Xidhiidh
    _______________________________
    daarul.kheyr908@gmail.com
    🔗Instagram:- / daarul_khayr
    🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
    🔗 CZcams:- / daarulkheyr
    #daarulkheyr #subscribe #like

Komentáře • 604

  • @muslimladiesnet530
    @muslimladiesnet530 Před 2 lety +338

    Subxanalah adonkan ega su wajigisa sara ugu qadayn wuxu didaya in hawenka horfadhaya kaga dhacan allahu akbar😭😢

  • @mubasheryousuf3745
    @mubasheryousuf3745 Před 2 lety +25

    Wllhi halmar ma eegayo dumarkaas bal eeg sida uu rabigiis uga cabsanayo ilaahayoow cabsidaas oo kale nasii amiiiiiin

  • @kingjabra634
    @kingjabra634 Před 2 lety +60

    Yaa rabi diinta nagu dil bal eega shiikh siduu isaga ilaalinayo inu xita indhiisa qabtaan ghabdha hor fadhiyaan yaa rabi na hanuuni oo janadaada nagu arsaaq

  • @alicabdi4025
    @alicabdi4025 Před 2 lety +110

    soow indhaha uga labanaayo dumarka xijaaban day xita jirkiizi wuu wadaqariyay qof lamida dunida maan arag😢💞

    • @ismailhanad4007
      @ismailhanad4007 Před 2 lety +5

      haa wllhi dumarka way xijaabnyihhin hadana indhiiihisa ayuu labaqayaaa

    • @qoraneofficial3613
      @qoraneofficial3613 Před 2 lety +5

      Ku dayasho ayuu naga mudanyhay

    • @rodagirl1116
      @rodagirl1116 Před 2 lety +1

      🙏🙏🙏🙏💋💋💋💋

    • @latiifacimraan6231
      @latiifacimraan6231 Před 2 lety +3

      Sheekh aad diinta ugu dacada waaye M.a illahoow u siyaadi anagana nagu anfac wanaada iyo wacdiga illahay khatumada haynoo wanajiyo dhamaan Allahuma aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Queen_Nasrah
      @Queen_Nasrah Před rokem +1

      Allah haxafido, xumantana haka dowro😭♥️♥️♥️

  • @samriyeofficial3583
    @samriyeofficial3583 Před 2 lety +31

    Allahu Albar Dar Ilahy Baan U jeclahay Shiikh xuseen cali weli ma Arag waxaan Rajaynayaa Inaan kulano Hadaanu dunida Ku arki waayo aakhira Inaan Ku Kulano Ayaan Rajaynayaa Insha❣

    • @kaysesalaad7229
      @kaysesalaad7229 Před rokem

      Ilahy akixafido akuwiinabiga lafadhiista alahaainagadhigo

  • @abdulahiganeey5704
    @abdulahiganeey5704 Před 2 lety +37

    Wlhi waaan jeclahy shiikh xusein ali jabuuuti allow inoo xafid shiikheena

  • @Umu_Abdalla_Asmaa
    @Umu_Abdalla_Asmaa Před 2 lety +23

    Alhu akbar Ilaahayow umadeena dhalinyarada iyo duqowdaba ilaahow xaqa fahamsii o qalbigooda udalooli khyrka ,ilaahow kuligeenba noodalooi khyrka.

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin Před 2 lety +15

    MASHA ALLAH sheikha inta uu muxaadareenayo indhaha ayu isku haya, inta wuxu diidaya in ishiisa qabato haweenka uu shaydaankana qalbigiisa xumaan ku tuuro, ILAAHAW xaqa nagu dil🤲, ILAAHAW naga dhig dumer dhawr soon, ood raali ka noqoto🤲, ILAAHAW khaatimada kheyr na waafaji🤲, ALLAW zawj saalah nasi , mid wanaaga iyo kheyrka nagala shaqeeya🤲

  • @sergiopisoss1562
    @sergiopisoss1562 Před 2 lety +9

    Yaa rabi ada mahad le diinta mcn nagu dhaliyay allow dariiqa toosan nagu xanuni

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +2

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @xafsoali1463
    @xafsoali1463 Před 2 lety +51

    Allow sheekhana kale iga dhig allow isagoo kale iga dhig allow isgoow kale iga dhig amiiin amiiin amiiin amiiin yarabi

  • @xafsoali1463
    @xafsoali1463 Před 2 lety +12

    Allow jidka xaqa nagu hanuuuni allow kheyrka nawaafaji allow akbar allhu akbar alllhu akbar yarabi yaraxmaan allow sheekh xusen Ali dabigiisana dhaaaf yaarabi

  • @yaxyefaarax463
    @yaxyefaarax463 Před 2 lety +10

    Maasha allah shiikh xusseen cali japuuti allaah hakaa abaal mariyo jazaakalaahu kheyran

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @maxamedcali4292
    @maxamedcali4292 Před 2 lety +5

    Allahu akbar Allahu akbar ilaahayaw sheekhano kale iga dhig aduunba iahanuunin kareeeee yaaalaah

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,,,

    • @Noopxricch
      @Noopxricch Před 4 měsíci

      😢ءامين يا قدوس

  • @ibrahimrashid6689
    @ibrahimrashid6689 Před 2 lety +17

    Mashaalah janatul firdowsa Allaha kugaliyo

  • @coachnajib9134
    @coachnajib9134 Před 2 lety +27

    Masha Allah Alle hakaa abaal mariyo waxaad gudaneysaa hdlkii Alle ee ahaa"waxaa tihiin umada mida ugu kheyrka bdn waxaad fareysaan wanaaga waxaadna reebeysaan xumaanta"Allahu Akbar

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 Před 2 lety +26

    msha allah ilaahay dartiisaa u jelahay shiikhan ilaahay ha barakeeyo

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 Před 2 lety +62

    MAASHA ALLAH ILAAHAY HAKU BARAKEYO IF IYO AAKHIRO..BAAL EEGA INDHAHIISA HAL MAR DUMARKA MA EEGAYO XISHOOD IXTIRAAN DARTEED💯💯💖💖💖

  • @cabdirashiidrashka1799
    @cabdirashiidrashka1799 Před 2 lety +7


    جزاك الله خيرا

  • @maryanxaaji36
    @maryanxaaji36 Před 2 lety +20

    Sallaahu callayhi wasalam allaahu akbar mashaal allaah jizaakal allhu kher Sallaahu callayhi wasalam

  • @dayipwarzame2622
    @dayipwarzame2622 Před 2 lety +5

    AlleH waxan ka baryaayaH inuu cimrigaH iyoH caafimaadka u dheereeyoH runtii waa shiekh xuseen cali jaabutaawi waa sheikh Mudan ku dayasho mudaan allow maciisaH iyoH maca nabiga N.N.K.H nagaH yeeyel-🤲🤲

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....

  • @rumanqalbi2733
    @rumanqalbi2733 Před 2 lety +17

    Salalahu caleyhi wasalm salalahu caleyhi wasalm salalahu caleyhi wasalm salalahu caleyhi wasalm 😥😥

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 Před 2 lety +2

    Adeer jisaa akalaahu khayr misanka xasnadka aakhiro ilaahay ha kugu daro anagana ilaahay Hana a xafido if iyo aakhiro Inshaallaahu aamin ilaahay jantul Farduus sa ayan bariyayna Inshaallaahu aamin s c w y’a rasululahi

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey......

  • @hani8826
    @hani8826 Před 2 lety +16

    Jazaa kalaah khayr.Sh.Xuseen Cali Jabuuti.😍

  • @abdirahmanahmed264
    @abdirahmanahmed264 Před 2 lety +5

    Allah huma sali cala sayidena mohamed

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 Před 2 lety +21

    zallallaahu calayhi wasalam ❤mashaa allaah jasaakallaah khyr ustadi

  • @mukhtarxamud8478
    @mukhtarxamud8478 Před 2 lety +5

    Mansha allah sheikh jisakala khayr
    Illahay ha ku barakeyo wxad mudan tahay ku dayasho

  • @Zaczico405
    @Zaczico405 Před 2 lety +4

    masha allah ttabaraka allah allah ku xafido sheq ilahow diinta najecleysii

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,,,

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 Před 2 lety +51

    الهم صلي وسلم على نبينا محمد بارك الله فيك يا شيخ حسين الهم اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات 😭😭😭🤲🤲🤲

  • @sadikabdi8393
    @sadikabdi8393 Před 2 lety +20

    Masha,alah she xusen ilahow barake

  • @AliHassan-mt5ed
    @AliHassan-mt5ed Před 2 lety +24

    Mashalah May GOD BLESS YOU SHEIKH XUSSEIN 💗💗💋

  • @farhiaabdi1529
    @farhiaabdi1529 Před 2 lety +6

    Jazaaakallahu khayr❤😢

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @BANANA-gc5ug
    @BANANA-gc5ug Před 2 lety +28

    nabi ku saliya scw

  • @Dayr12
    @Dayr12 Před 2 lety +63

    Masha.allah Masha.allah
    اللهم صلي على سيدنا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ♥️♥️

  • @sadiiqabdiofficial2230
    @sadiiqabdiofficial2230 Před 2 lety +13

    Ilahay haku barakeeyo sheekh cimrigaaga allah ha barakeeyo

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 Před 2 lety +31

    أللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 💓⚘🌱🍀💓

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před 2 lety +13

    Sheekh husien jizakallah kheyr

  • @kadra825
    @kadra825 Před 2 lety +50

    سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه اللهم إني أسألك حسنه الخاتمه امين امين امين يارب العالمين 😭😭😭😭😭😭😭😭😫😫😫

  • @laylasiyaad7820
    @laylasiyaad7820 Před 2 lety +2

    Laa illaaha illalaah laa illaaha illalaah laa illaaha illalaah laa illaaha illalaah

  • @Caa_isha
    @Caa_isha Před 2 lety +7

    Ilaahay haku xifdiyo xusein ali jabutawi ilaahay dartii ku jeclaaday🥰

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @mohamedfaarahabdi9290
    @mohamedfaarahabdi9290 Před 2 lety +9

    Masha allah allah kubarakeeya

    • @rodagirl1116
      @rodagirl1116 Před 2 lety

      M,a🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏

  • @shukriyusuf5123
    @shukriyusuf5123 Před 2 lety +4

    Masha Allah💯🥰

  • @clkadiribnushiine6924
    @clkadiribnushiine6924 Před 2 lety +26

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @mohadeydakane4624
    @mohadeydakane4624 Před 2 lety +15

    Mashallah sheikh xussein jabuuti

  • @abanuurabanuur9959
    @abanuurabanuur9959 Před 2 lety +8

    masha allah sheekh xusen alle haku barkheyo

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @xasansahal893
    @xasansahal893 Před 2 lety +28

    Shaykh Ilaahey dartii baan kuu jecelahay Ilaahey haku jeclaado

  • @mohamedabdirisaaq5755
    @mohamedabdirisaaq5755 Před 2 lety +2

    bal eeg sida uu idhah u xidhay iyo jidhkiisa oo dhan uu u qariyey Allhu Akbr yaarabii majiraa shiikh jabuuti qof u dhigma

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 Před 2 lety +3

    Allahu Akbar adaab iyo daacinimo ayuu Allah iskugudarey sh xuseen Allah yaxfiduk years akhuunaa wajazaakallah khayr

  • @ubaxaxmed7782
    @ubaxaxmed7782 Před 2 lety +9

    صلى اللّه عليه وسلم

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @neyrambimtumuk417
    @neyrambimtumuk417 Před 2 lety +18

    Sallallahu caleihi wasaalam

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Před 2 lety +5

    Maasha alaah shiikh xuseen aloow ku xafdi aamiin yaa alaah

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 Před 2 lety +22

    SALALAAHU CALAYHI WASALAM💯💖😓🤲

  • @usaamecabdirahman2112
    @usaamecabdirahman2112 Před 2 lety +4

    Sallahu calayhi wasalam

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @maryamoalimaryamoalirooble9681

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 💝💝

    • @injineeryariisow5142
      @injineeryariisow5142 Před 2 lety

      ﷽ﷻ﷽ﷻ﷽ﷻلَا إلَه إلّا اللهُ🥺😌

    • @hamdaadam1209
      @hamdaadam1209 Před 2 lety

      @@injineeryariisow5142 😭🤲🏻🥺😩😩🥺😭

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 Před 2 lety +7

    msh alh akbar alxaamdu lilaahi rabil calamin salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim

  • @alicabdi8785
    @alicabdi8785 Před 2 lety +6

    sheikh xuseen cali jabuuti masha Allah tabaarak o🥰😍🤩💯🙏👂😊🙈🧡💯

  • @worldturck222
    @worldturck222 Před 2 lety +13

    الله أكبر😔 cajib m.a

  • @faizaali9092
    @faizaali9092 Před 2 lety +4

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @csaaqsaleban9357
    @csaaqsaleban9357 Před 2 lety +7

    Sheekh xuseen cali alaha xafidee maalinkan woxoogaa hargab ah ayuu dareemayay sida codkiisa kamuuqata dhana waa xanuunsabyahay dhana indhihiisa ayuu diidayaa inay kaga dhacdo dumarka

  • @abdikadirabdirahmanaden7552

    Scw scw scw xafidullahu Tacala Sheikh Hussein ali 😘😘😘😘

  • @mohadeydakane4624
    @mohadeydakane4624 Před 2 lety +11

    Illahayow kubarakey sheikh hussein

  • @qadrodubad2305
    @qadrodubad2305 Před 2 lety +11

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @abdibillow2845
    @abdibillow2845 Před 2 lety +1

    Mashallah sheikhuna illahay hakuxafidho arun iyo Akhira

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....

  • @sacdiyamohamedadawe2367
    @sacdiyamohamedadawe2367 Před 2 lety +5

    صلى الله عليه وسلم 🥺

  • @randaruxii9690
    @randaruxii9690 Před 2 lety +2

    Wlh ilah ban kudhartaye shiqan ilah dartiis ban ujeclahay wana shiq kudayasho mudan

  • @munamuhiadin4507
    @munamuhiadin4507 Před 2 lety +11

    ❤❤صلى الله عليه وسلم❤❤

  • @xidigabolweedkacadceed6328

    M.a sheikh allaha ku barakeeyo

  • @farxiymohamuud5057
    @farxiymohamuud5057 Před 2 lety +11

    mansha allah shiikh xuseen alle haku xafido aamiin aamiin

  • @shukriyusuf5123
    @shukriyusuf5123 Před 2 lety +1

    Mash a Allah 💯🥰

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.....

  • @abdifatah5862
    @abdifatah5862 Před 2 lety +9

    صلي الله عليه وسلم

  • @ayanahmed7310
    @ayanahmed7310 Před 2 lety +9

    جزاك الله خير

  • @cawosiciid3641
    @cawosiciid3641 Před 2 lety +13

    Mnsha Aalha Aalhe haa barkeeyo sheekha🤲🤲🤲🤲

  • @fanaxdhegacade3698
    @fanaxdhegacade3698 Před 2 lety +17

    Masha alah alaha janada kugalsho

  • @Maaher07
    @Maaher07 Před 2 lety +17

    🥰sallallahu calayhi wasallam❤

  • @alicabdi8785
    @alicabdi8785 Před 2 lety +5

    Masha Allah tabaarak allaah🥰🤩💯💕🙏👂

  • @smx111
    @smx111 Před 2 lety +14

    Allahayoow Xafid Sheekhaan io Culimada kale
    Waxaan Jeclaan Lahaa ‘inuu ,America noogu
    Yimaado ,

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio Před 2 lety +5

    Allaahu akbar illahay baa wayn

  • @kambar8734
    @kambar8734 Před 2 lety +5

    الهم صلي على نبينا محمد

  • @yousufmohamedsuge379
    @yousufmohamedsuge379 Před 2 lety +9

    Mashaa alah cimriga alah ubarakeeyo sheekha

  • @deeqdarajo9476
    @deeqdarajo9476 Před 2 lety +5

    Sallallahu calayhi wa Salam

  • @mohamed_ciiltire
    @mohamed_ciiltire Před 2 lety +11

    Sallahu Caleyhi Wasalam ❤

  • @ceeshcabdirashiid5404
    @ceeshcabdirashiid5404 Před 2 lety +2

    Sallallahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 Před 2 lety

    Illahoow khatumada khayr nogu khatin ya rabbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mukhtarali8800
    @mukhtarali8800 Před 2 lety +8

    Ilaahayoo noodles maasha alaah

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 Před 2 lety +7

    Salalaahu ❣️🕊calayhi wasalam❤️🌹🌿💕💚✨🥀☘️🌸

  • @farhaannoor6249
    @farhaannoor6249 Před 2 lety +1

    Ilaaahayow jatul fardowsa Howgaaga hadhigo sheekh xuseen cali iyo dhamaan muminiinta haynagu kulmiyo aaadban u oooyay wlahy qisadan

  • @xasanmaxamuudcali1251
    @xasanmaxamuudcali1251 Před 2 lety +1

    Ilaahoow kheyr kusii

  • @shugrixarago5008
    @shugrixarago5008 Před 2 lety +8

    Masha Aallaah ❤ ❤ ❤

  • @caashaabdirahmaan1786
    @caashaabdirahmaan1786 Před 2 lety +6

    لا إله الله رب الحليم الكبير سبحان الله رب العرش العظيم 😓❤

  • @meddinihassan1777
    @meddinihassan1777 Před 2 lety +2

    سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه اللهم إني أسألك حسنه الخاتمه امين امين امين يارب العالمين

  • @zahroraage6285
    @zahroraage6285 Před 2 lety +6

    Nasha allaah

  • @updirahmandiri2955
    @updirahmandiri2955 Před 2 lety +5

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw❤❤

  • @naste1
    @naste1 Před 2 lety +6

    صلي الله عليه وسلم 😭

  • @mrzero-is6ew
    @mrzero-is6ew Před 2 lety +48

    ماشاء الله 💖💖قال الله وقال الرسول❤❤ما اطيب الكلام الله

  • @deeqomahmoud1162
    @deeqomahmoud1162 Před 2 lety +5

    Scw scw scw ❤️❤️

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 Před 2 lety +1

      Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @nassir4425
    @nassir4425 Před 2 lety +2

    Masha Allah illaheey haku xafido

  • @fullrespect2477
    @fullrespect2477 Před 2 lety +19

    الهم صل علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @neyrambimtumuk417
    @neyrambimtumuk417 Před 2 lety +10

    Jazakallahu qeir

  • @nasrinahassan5649
    @nasrinahassan5649 Před 2 lety +1

    Scw scw scw scw scw scw scw. Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🤲 rabiyow naa xafiid

  • @halimaabdallahi3450
    @halimaabdallahi3450 Před 2 lety +7

    Masha Allah

  • @samriyeofficial3583
    @samriyeofficial3583 Před 2 lety +3

    صل الله عليه وسلم