GURI CAANO LAGU DHISAY 24 SAACADOOD GUDAHOOD !!
Vložit
- čas přidán 12. 04. 2024
- Safarkaygi Qabri dahare
.
Follow my journey
.
Instagram: pCk8DtTCoM...
.
Facebook: Adeego24?mib...
.
Snapchat: www.snapchat.com/add/sirdeqsi...
Dire dawa
Diridhaba
Jigjiga
Hargeisa
Hargeisa vlog
Muqdisho vlog
Burco vlog
Borama vlog
Baladweyne
Moqdisho
Xamar vlog
Xafadaha hargeisa
Jigjigayar
Somaliland vlog
Somaliland
Somalia putland muqadisho laascaanod
vlogging
Traval
Somaliland vlogs hargeisa vlogs
Somalia vlogs muqadisho vlogs kismaayo
jigjiga ethiopia baladwayn burco buuhoodle baydhabo
Sida loo dalxiiso
meelaha ugu quruda badan dalxiisaka
waa sidee dhaqanka Somalidu sidee horumarku samayn karta kaliga sidee lacag ku samayn karta #ethiopia #jigjiga #harar_ethiopia # #somaliland #berbera #hargeisa #ethiopia
Channel ka hadad ku cusub tahay Subscribe inoo saara mahadsanid 🙏
Qabri dahar madaxeeda. Ayaa. Kugu saaray SXB
Masha Allaah
Mar wan tagi doona Qabridahare
iyo Dhamaan gobalada kale
Masha Allah waa magaalo.dhisantay
MAASHAA'ALAAH ILAAHAAY HA IDIIN BARAKEEYO NOOLAADA REER QABRI DAHARE ILAAHAAY KU XAMDI NAQA .
Ninka sidu ujasay😂😂😂😂😂😂😂😂
Insha allH mar uun waan soo booqan magalada Wan jeclahay from hargeisa ❤
Masha Allah huno horey usoci war wilka subscribeta usara yakhey😊
Waaw ogaadeenkii asalka ahaa qabri dahar ugu imaw
Wa maqaxidi korniya😂 hadu muqalka dawaday love pu isaraya
Qabridaharre, my hometown! Thank you Yusuf for showcasing the city.
Maansha Allah Caasimadda Saddexaad ee DDS.
Maasha Allaah
Masha Allah waa goob qurxan
yaa rabi maaalin uun igey qabri dahare
Deeqsi maaan legend always Big fan From Borama jano ❤
Deeqsi man ❤
MY big brother deeqzi man
Keep going pro ✌️
Deeqsi man from Switzerland 🇨🇭
Maansha alaah waa reerihii dhaqnka gob
Qabri dahar muqalkeda in badan ayaan sugayay thank u wll deqsi
Maashaa alaah alaha xafido qabri dahara soomaali galbeed alaha xoreeyo xoriyad buuxdo
Masha allh bro nice vedio I was there two weeks ago in Ethiopia
Legend Deeqsi
Mansha allah
Magaladii caruurtayda aadbaan ujeclahay inaan arko inshallah ❤❤❤❤
New Subscriber👆🏾Hawl fcn baad wadaa legend keep going, you’re connecting the world to Ogadenia/Somali-Galbeed, where nobody cares qoladaa tahay and the people are free from Qabyaalad🫡 #BeautifulOgadenia
War. Deeq. Ha Ku meereysan. Jig. Jiga qabri. Dahar. Mar. Soo. Gaar. Mogdisho. Afgooye. Koryooleey. Bay dhawo. Beledweyne. Soo. Gaar. Koonfurta. Somaliya. In kastoo. Aniga. Hada. Wadankii. AanJoogin. Waxa. Joogaa. Canada 🇨🇦. Anigoo. Ah. Korneel Hussein Afgooye
MshA AllH qabri daharre
Meesha maxabashibaaleh mise soomaali
Meelwalbo amxaaro aa intaliso wadanka inaad hanatan iskudaya🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
20k coming soon
deeqsi maaan wan ku salamy kabtan
Qabri dahare.🔥
Wllkey mcn mucaad axmed askari qaran iyo wilkan edada u ahaa Kamil Cali nuur
M.a legend guleyso
Muuqal quruxbadan waan kaahaynaa sir
Galadid hosbad uyaradagi my home 🏡 ❤
❤❤❤
Deqsi mahadsanid zxb my home qabridahar jano
🔥🔥🔥
My home😮😮😮😮
safarka xiga igu dar sxb
Waw
Kebri Dahar City ❤
hasha magaceedu muxuu ahaa cagdheeray
11:50 Deeqsi axmaariga budh baad la dhacaysaaye
My home 🏠
Somalida dhaqanki wey katageyn qalabki canaha lagu lisi jirey ama lagu shubi jirey waxey kubadaleyn caag iyo macdan bir ah canihiiba malaha carafti iyo macaanki plz dhaqanki ha lasoo celiyo magaladaana Allaha xafido
waxan maqli jirey saraha xamar weyne ee Muqdisha kuyaalo ayaa lagu dhisay caana geel waxaas ma runbaa wagaas biyo majirin miyaa caanah intaas la eg sidee loogu quurey in waxa lagu dhiso waa cajiib
Godey na tag
Fooqa caanaha lagu dhisay ee sideetan sano kahor ladhisay miyaad aragtay
Frst
❤❤❤👍
Sxp afdheer jarati imow
Jaas oo dabada la ruxaayaa ninka malaha waaba nagasii socdaa
Deeqs godey imow dulka ogedan o dadan Somali
Gaylan midia
The lejan
Goday imo zxp
Manzha allah my home 🏠 isn't eazY
WA TUULO CAGDHEER IYO SWRTEEEDI DAAHOO
Fatouma mohamed
Reerka ciilka aad u qabtaa
Badanaa
Caadi iska dhig
Reerka wax kama qaadi kartide
Faouma masiyar ba hay abayo Wilshy ogedan ee dheer dheer ma Ku daday sorry sis 😂😂😂
No masayr nacab
Dhulkiina xoraysta 2024 cida kaliya ee dunidoo dhan gumaysi ku nool Acuudu bilaahi ee wax isku fala hadal idiin ma banaano
Idinkaa xore maxaad haysaan?
Kolay , waa Dhul Ethiopian leeyahay
Iyaga iska leh oo Qabsanaya mustaqbalka Dhaxlaya
Ma Amxar af somali bartad tahay wamaxay habaarku isha Allah Ethiopa wey ka tagi hadey burbureysa oo iscuntay Ethiopa wana umad Alle isku timid 12:36