dayrwaa-Hamigii yurub iyo hurdadii afrika

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 11. 2008
  • gabay ku saabsan xaaladaha somalida
    somali somaliland dayrwaa deyr hargeysa gabay maguuraan heeso somaligabay

Komentáře • 65

  • @mohamedhaji356
    @mohamedhaji356 Před rokem +2

    13 Sano kadib. Gabaygaan waan u soo laabtaa mar kasto mar kasto oo uu Iimaankayga Soomaalinimada hoos u dhaco❤.

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure1423 Před 10 lety +5

    Walaahi Ninkan Khaafiyaduu Ka Gabyay Waa Naadir In Kuwa Hada Gabyaa Ka Gabyaan ...Dayrwaa ALLAH Cimriga Ha U Siyaadsho ....

  • @gaaleef
    @gaaleef Před 7 lety +4

    Gabaygaan waxaan dhagaystay 10 jeer in kabadan, waayo waxaan aad ula dhacay murtida iyo meel-for-waxka eegga kujira. Allow Abwaanka barakee!

    • @alihaybe1201
      @alihaybe1201 Před 4 lety

      Ana 100 ka badan inta aan dhageestay nin caraba oo gabyaa ah baan uu turjumay oo aad uga yabay sida uu dhawr maduuc gabayga isugu keenay gidi waxa uu ka hadlayna meel bay isaga imadaan oo ah khilaafka umadaha dhex yaal khasaraha uu keeno

  • @BileHaji
    @BileHaji Před 12 lety +1

    wallalo yaal waxaan rabaa inaad ogaataan qofka uhadlaya wadaninimo iyo kankale cida uu yahay adinka oon ku mashquulin murtida iskudaya inaad fahantaa waxa uu kahadlayaa xaqiiqa weeyaan qabyaaladna kumajirto africa iyo soomalia 2 badaba way qusaysaa wadani dhab ah dadkuna u siman yihiin soomaaliyeed real wadani maasha allah

  • @CAGMADHIGE09
    @CAGMADHIGE09 Před 15 lety +1

    waree dayrwaa waa rageedii,,,, waa hadhagii cabdi gahayr iyo cilmi boodhari iyo qawdhan ducaale iyo ragii ragga ahaa walee run baad sheegtay laakiin dhagihii alle waniya uun baa waan sama

  • @galgaduudboy001
    @galgaduudboy001 Před 13 lety +1

    ala ya casik cadi maahan abwaankaanu wlh wa muwaadin rasmi ah thanks for every thing

  • @Dalwanaage
    @Dalwanaage Před 13 lety +3

    NINKAN CIDII AAN AQOON HADII LOO SHEEGO.
    NINKANI WAA NIN CIIDAGALE REER SH. ISAXAAQ AH. OO HARGEISA DAGAN. MAGACIISU WAA ABWAAN DAYRWAA.

  • @dalmara17
    @dalmara17 Před 7 lety +2

    Somaalinimada dhabtahi wa inaad jeclaata somaali oo dhan. Umadayda somaaliyeed kuligiin waad ii simantihiin. Wallahi dan Kama lihi somaliland, puntland iyo balaayo land. Somali way ii simanthay.
    Love from Hargeisa.

    • @ridwaann3762
      @ridwaann3762 Před 2 lety

      Baaayo land ! Hooyadaa u sheeg . Yaad ku sheegaysa balaayo land ?

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 Před 2 lety

      Soomalinimo .afrikanimo.muslinimo.kulli waxay ku aroorayaan banii'aadinimo.
      Ma jiro odey soomali la odhsn jirey.

  • @dhakalaf
    @dhakalaf Před 12 lety +3

    Arimaha uu ka hadlayo Abwaanku waa amuuro kale oo dood u baahan balse gabaygu waa gabay miisaan weyn leh, Eesh Calaa gabay miyey odhan jireen.

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 Před 2 lety

      Beenta maaha.
      Sxb hada adigu ma nooshahay.10sano ka bacdi.

  • @abdisamad691
    @abdisamad691 Před 15 lety +1

    nice gabey thanks posting this

  • @zakdjibouti
    @zakdjibouti Před 11 lety +1

    wa gabaygani waxu ka hadalo run ah waa raagedi wayy

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 8 lety +4

    ninkan gaabaygisu miicne waayn buu xabarsan yahay nin nacasi ma fahmi karo ilahay ciimrigisa haw dheereyo

  • @Ilkacasse
    @Ilkacasse Před 13 lety +1

    Ninka abwaanka ah, wuu ka aragti dheeryahay xitaa siyaasiyiinta, sidaad daraadeed, ninkan wax xaqiiqa ah ayuu ka hadlay

  • @mucaad2
    @mucaad2 Před 15 lety +6

    Itoobiyana beelaha hawiye eed kamay galine
    Operation yurub leedhay xamar u aadeene
    arrin fudud hadaad moodaysaan meesha la abaaray
    ayaantuu qabsado kaalintaa awdal baa xigiye
    Abtirsiinna somali baa wada ahaydeene
    hadii aan nimankan loo aarahayn maydna lala aasin
    Afka maydin uga hiilisaan aamus laga roone

    • @abuabirisaq.5137
      @abuabirisaq.5137 Před 8 měsíci

      Maanta inuu gabyay aad mooda

    • @mohbulshaawi597
      @mohbulshaawi597 Před 5 měsíci

      @@abuabirisaq.5137miyaanay maanta awdal dul joogin nimaan waxa soo socda garani waxa jooga ma garto .
      Fogan aragu waa hibo alle bixiyo

  • @dhuuxlacag
    @dhuuxlacag Před 12 lety +10

    waxa aan leeyahay waa muwaadin soomaaliyeed aad ayaan u soo dhawaynaynaa hadaan nahay umada reer ogadenya meel kasta oo ay jogta

  • @maxamedfaro1002
    @maxamedfaro1002 Před 3 lety +1

    Waaw.faro.kalgacal

  • @MrNur1970
    @MrNur1970 Před 13 lety +1

    salaamu calaykum ninkani waa abwaan soomaaliyeed oo aragti horeeya dadkiisa
    markaa wuxuu abaahanyahay taakulo markaa wax halala qabto ninkan

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya Před 3 lety

    abwan dayr aya shegay tala xumada somali haysata & hogan xumada

  • @dalmara17
    @dalmara17 Před 14 lety +1

    good poem

  • @saxardiidmohamed371
    @saxardiidmohamed371 Před 7 lety +1

    allaa yacizak yaa inaadeer afku kuma go o

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 Před 2 lety

    Keep.giong parother

  • @mugaanbow
    @mugaanbow Před 13 lety +1

    waa nin wanag san mu alifka waxaa dhibay dhibatada soomaali

  • @AmedIbraahin73
    @AmedIbraahin73 Před 25 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alihaybe1201
    @alihaybe1201 Před rokem

    Nikani waa nin garxajis oo cidagale ah 3 qodob oo muhim ah baa gabaygan kaga hadlay
    Inay beesha garxajis somalinimada rabtay oo lagu duulay sababtaas awgeed 1994 dulmigana inanay raacen oo qarin doonin
    Inay beshaas aad uga xumayd wixi walaalohod hawiye ku dhacay lkn wax ay uu qaban kariyeen baan jirin oo heego baa hubki iyo xukumkiba gacanta ugu jiray
    Dadki ogadeen ee la qab qaban jiray oo xabashida loo dhibi jiray inay halis tahay kuna jirin beshaas waxa

  • @Abufaas
    @Abufaas Před 15 lety +1

    waa gabyay murti iyo xaqiiqba ku salaysan

  • @said.mohamed
    @said.mohamed Před 2 lety

    Anoo ah ha aarsado

  • @ahmeddirir3077
    @ahmeddirir3077 Před 5 lety +1

    Ethiopia na beelaha hawiye eed kamay galine operation yurub leedahay xamar u aadeen

  • @said.mohamed
    @said.mohamed Před 2 lety

    Gabaygu maaha

  • @said.mohamed
    @said.mohamed Před 2 lety

    Midhkaa waa loo aari

  • @ahmeduurdoox5284
    @ahmeduurdoox5284 Před 12 lety +1

    LAKIIN NIN KA GABYAYA SHARAF AYUU LEEYAHAY MAGANTA SIDIINA MADHIIBNO GUNYAHAY DIINTA IYO ILAAHAY GII ABUURTAY CAYDA UF IIDOOR

    • @ridwaann3762
      @ridwaann3762 Před 2 lety

      Ma adigaa magan wax ka yaqaana. GUNYAHAY , caruurta abtiga u yihiin dila

  • @ahmedxassan6986
    @ahmedxassan6986 Před 2 lety

    Mawjado culus murti wax jira ayuu ka hadlay , waa Soomaali xalaal ah ,

  • @said.mohamed
    @said.mohamed Před 2 lety

    Dhaqan

  • @hamdaabdi8673
    @hamdaabdi8673 Před 11 lety +1

    awdal boy ayaan sheegaya waxad tahay daciif ee waa dhaab wuxu sheegay aduuguna waad garanayisa waxad tiihin duucuf ducuf

  • @ridwaann3762
    @ridwaann3762 Před 2 lety

    Gabay NACAS !

  • @said.mohamed
    @said.mohamed Před 2 lety

    Anba is dhi

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 Před rokem

    Ciidangalle pure abtigay gabaygan wuxu u tiriyay madaxwayne daahir riyaale xukumadiisii oo itoobiya u dhiibtay nin ONLF ahaa, abti waa gobanimo aan idiin xasuusnaan doono.

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen Před 12 lety +5

    Garxajis (Ciidagale iyo Habar Yonis) nasab nasab dalay unlike HABAR XABUUSHTA habar jeclo iyo midgaha habar awal...

    • @moadam1584
      @moadam1584 Před 7 lety +1

      Walaal iam Garxajis (ciida-gale) reer OGadenia waa Dadkayo Waanu isdhalnay waa wiiL iyo Abtigii mana Ogolin cidkaatoo Hagardaamaynaysa
      Thanks Adeer Ibrahim hurre dayrwaa

    • @kayseali8070
      @kayseali8070 Před 5 lety

      Habar awal miyay ku wastay waar anaa ah oo ku wasa

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Před 5 lety

      Ogrev. 😂😂😂😁

  • @awdalboy1
    @awdalboy1 Před 13 lety

    waa garxajis (ciidagale) waana nin waalan, ogaadeenku haday meel cidla ah ka heli lahaayeen uumay naxariisteen ma oga isagu axmaqnimadooda isaga oo ah weliba nin isaaqa, Adeer hurdada ka kac! odayaasha reer awdal dadkooda iyo dhulkooda uun bay ilaashanayaan e nacasyow.

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 Před 3 lety

      war daqonimada la aamuus ogadeen kuwii la iibin jirey miyaanu aheyn

  • @mrjamac
    @mrjamac Před 14 lety

    odaygan ma maduufkii qaadka ahaa baa u goyey kkkkkkkkkkkk

  • @Bakeeri3
    @Bakeeri3 Před 14 lety

    Khadra goorma ayaa kuugu dambaysay Abwaankan sidaan maqlay wuu dhintay oo Qaran Hargaysa ka dhacay buu kudhintay----- waa say igu dhaheen...

    • @caynaasheshow2961
      @caynaasheshow2961 Před 7 lety +1

      ABWAAN IBRAAHIM XIRSI HURE DAYRWA. Waa abwaan qaaliya hada wuxu jooga hargeisa wana nin aad u aragti dheer ninkii arkay ayunba arkay qosolka kaftan xigmada lagu manaystay

    • @jimcaaleabdi9222
      @jimcaaleabdi9222 Před 3 lety +1

      Wuu noolyahay wll

  • @mubarakahmed3388
    @mubarakahmed3388 Před 12 lety

    @ahmed beede ... adeer no calaacal lacagbaad joogta waa lagu iibinayaa ku darsoo waxaan ku sheegaya maanta cagdheer waxay taagan thy slave trade ama ganacsigii dadka ninka ogadeen tooshba somaliland lagu raadiya hana is xiijin camuu magaca iidoorna markaad maqasho waa inaad dabada hoos dhigtaa haku wasaan sida axmaarta mise xoogad ka heshaan hadaad tihiin cagdheer walhi raga tigrey ahi waa idin basriyen iidoorna waa inaad dabada hoos dhigtaa waayo waxay ku bareen sida dharka loo xidho cawanyahow

    • @ahmedaweys9202
      @ahmedaweys9202 Před 2 lety +1

      Wlee adiga cawaan iyo caamo isku darsaday ninkana waa isaaq ee maaha ogaadeen lkn dhalasho iyo diin iyo luuqad baa ka dhaxaysa

  • @onkodahmed6103
    @onkodahmed6103 Před 11 lety

    fack somaliand ninkaan waa mim qaran soomalia ah walina abaal mudan oo abwaan ah ee xoolayahoow somaliand saqiirada ayaa ka aqli badan

  • @ahmeduurdoox5284
    @ahmeduurdoox5284 Před 12 lety

    SOMALILAND KU LAHAA KKK SIIL LAND VIVA SSC KHAATUMA STATE AWDAL STATE

    • @dalmara17
      @dalmara17 Před 7 lety

      ahmed uurdoox
      Inaader iska ilow balaayo land. Somaliya wa mid. Sidaad u nacabtahay somaalilnd u nac ssc iyo khaatumo. One Somalia ha dhaafin

    • @ahmedaweys9202
      @ahmedaweys9202 Před 2 lety

      Balo ku jiidhay waxaas oo state halkaad u wadaa