EPO5| Ruux kaste oo dareen ahaan daalayoow!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Marar badan dibad ahaan ama jidh ahaan in aynu u daalno ayaa dhaanta gudo ahaan in aynu u daalno.
    Jidh ahaan marka aynu u daalno waxa aynu awood u yeelanaa in aynu gama.no, in aynu nasano iyo in aynu jiifka nafis ku dareeno, balse dareen ahaan hadaynu u tacabno’ hurdona inooma dhadhanto, jiifna kuma ladno, dhinaca aynu dhulka iyara dhignaana daalka inagama biiyo, fadhina nafis kuma dareeno.
    In-badan oo idinka mid ahina waa hubaanti in ay dareemayaan, ama ay hore u dareemeen kolka ay arini ku timid ee ay xalna waayeen, haba ka gudbeene.
    Ruux-kaste oo daal gudeed, tacab dareen iyo nasiino la.aan gudeed dareemayoow way kuu hagaagi doontaa ilaahay idankiisa.
    Waan ku jeclahay🧡
    Nazreen Zallah

Komentáře • 44

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 Před 8 měsíci +7

    Dareeen noocas ah bay naftaydu la nooshahay waxaan dareemayana qofna uma sheego ugamana sheekeyo ilahy baan usheegtaa oo aan aad buryaaa iyo qur.aaanka markaas baaan nafis dareemaa
    Lkin wxaan islahaaa cid waxaas kula qabta majirto ama xanun noocas ah cid marta oo dareenta ma jirto balse nasiiir baa iishegaty inay jiraaan dadyow badan oo xladaaas ku sugan waxaan dhihi lahaaa qofkastooo marxald adag gala ama dareen hoose oo xasilooni la.aaneed dareeema xaga rabbigii ha u cararo👏

  • @nadiadiamond231
    @nadiadiamond231 Před 8 měsíci +4

    Gudahan daal inta dhafay wa ka dhintay alle hay bogo dhayo faraj kheyr qaban haysiyo😢

  • @maryamaomar419
    @maryamaomar419 Před měsícem

    Xaqiiq 😢 guda ahaan baan udaaly 😢Alxmdullh allahayow adigaan ku miciin biday 🤲🥹

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 Před 10 měsíci +4

    Ma Qof an intaaaaN u bahnyn baa jira oo nazrin intaaaN ay ka hadashaypa qalbigiSa gubtay so kicisay 🥹🫶💜

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 10 měsíci +1

      Aadbaad u mahadsantahay wlaal gacalo jasakallah jannah💗💗

  • @user-bs2cv7rx9v
    @user-bs2cv7rx9v Před 3 měsíci +1

    Jasakallaahu khayr Intaba waan dareemayaa xanuun gudaha lakiin Anaa isdhirigaliya Waanka baxay qaybkamida Lakiin Gocosho Laliita maxaa Daawadaydu tahay😢😢😢😢

  • @NuuraIpraahim
    @NuuraIpraahim Před 2 měsíci

    Thanks ukhti ilhy haka abalmariyo waqtigaga ad no hurty❤

  • @UmalkhayrHasan-o5l
    @UmalkhayrHasan-o5l Před měsícem

    Walashey gabadhaha16 jirada ka soo yar hadal❤😢😊

  • @saidahashi9921
    @saidahashi9921 Před 7 měsíci +1

    Waa daalay heer aan bes so qoray Wana ka quustay in aan helo cid hab intay isisa I dhahda Ana ku garab tagan ee ha murgin 😢😢😢

  • @nuurdaalacay8990
    @nuurdaalacay8990 Před 10 měsíci +2

    Masha allah xikmad, aqoon, balaaqo iyo erayo kala dhig dhigan hadana eray waliba micno wayn xanbaarsan-yahay aad baad u mahadsantahay wlal.

  • @Canabcabdi-jd1bd
    @Canabcabdi-jd1bd Před 7 měsíci

    Guuleyso wlshey soomaliyeed ma jirto muqaaladaada. Midian dhagaysan wax badan baan ka faa iday mahadsnid xppti❤

  • @diidaxadi-bn1wc
    @diidaxadi-bn1wc Před 8 měsíci

    Allah bless you my sister you really talked about something amazing we all needed

  • @niciimarooraaye6921
    @niciimarooraaye6921 Před 10 měsíci +3

    Fariin timid xiligii ku haboonayd😭😭
    Wallhi waxaad moodaa inaad aniga ila hadlayso💔

    • @hamseabdi3543
      @hamseabdi3543 Před 10 měsíci

      Anaa layga hadlayaa wlhi 😢

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 10 měsíci +1

      Aadbaad u mahadsantahay wlaal gacalo jasakallah jannah💗

  • @SihaamyuusufSaamqurux
    @SihaamyuusufSaamqurux Před 2 měsíci

    Mhdsnid 😢

  • @Miskiyusssuf
    @Miskiyusssuf Před 7 měsíci

    Mahadsanid 😢 aad ba ii dawaysay wlhi❤❤❤

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Před 10 měsíci +1

    AAMIN
    INSHA ALLAH❤❤

  • @Nasra-udgoon
    @Nasra-udgoon Před 10 měsíci

    Mahadsanid abyo 😢 marar baan ruuxda olosha cidana arkeyn 😭

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 Před 9 měsíci

    Ilaahay idabkii, mahadsanid walaaalo.

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 Před 9 měsíci

    I'm bushing tears in my eyes.

  • @hadiaomar5198
    @hadiaomar5198 Před 10 měsíci +1

    Beatifull nazreen ❤️❤️

  • @nashmimahdi7790
    @nashmimahdi7790 Před 10 měsíci +2

    duni wnka dalay mhdsnd adine xbbti😢

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 10 měsíci +2

      Waa dabiici marar badan inaynu daalnaa, in aynu se dib u shiidaal qaadano oo aynu rajayno in ay wax waliba dib ka qurux badnaan doonaan ayaa muhiim ah ee iyana ha ilaabin gacalo.
      Way kuu hagaagi doontaa ilaahay awoodiisa 🧡

  • @nazriawil856
    @nazriawil856 Před 8 měsíci

    Jasakallah walal❤

  • @nashadahmed9730
    @nashadahmed9730 Před 8 měsíci

    Allah kudhowro sis ❤

  • @user-sk6dz5le1o
    @user-sk6dz5le1o Před 4 měsíci

    Anigey i haysta abayo iso qabo alle dartis

  • @yoonisibraahim7447
    @yoonisibraahim7447 Před 9 měsíci

    Aamin yaa rabi🤲

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @niciimarooraaye6921
    @niciimarooraaye6921 Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid wlaalo ilaahay haku ilaaliyo oo haku jeclaado😔♥️♥️♥️

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 10 měsíci

      Mudnid wlaa gacalo allahuma ameen yarab💗💗

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 Před 10 měsíci +2

    Ty hppty

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 Před 10 měsíci +1

    Nasriin miyaad itaqaanaa
    Maxad ani iiga hadashaa 😢😢😢

    • @user-mt1ey2xd9c
      @user-mt1ey2xd9c Před 10 měsíci +1

      Inaga oo dhami waynu liidanaa wllo wallee

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 10 měsíci

      Wlaalo aad baad u mahadsantahay ilaahay daalka gudahana hakaa xafido jasakallah jannah 🙏

  • @hiboabdinur6682
    @hiboabdinur6682 Před 10 měsíci

    Xagan kala soo xarir wlo I want took to you

  • @faaisoabdulqaadir2018
    @faaisoabdulqaadir2018 Před 7 měsíci

    🥹🥹🥹🥹

  • @user-uo2hb8uc7i
    @user-uo2hb8uc7i Před 9 měsíci

    Waxan ahy 22 jir wan ka daly nolosha waxan iswaydiiya manigaa mantaly u xanusan mise dadka aan culayska ku dareemayaa khaldan yaab😢

    • @hannahyuusuf
      @hannahyuusuf Před 9 měsíci +3

      Wll alle talada udhiibo naftadana fahan barana marxalada sida uga bixi lahayd anigo 19sano jira ayan galay xaalada depression iyo stressba igu dhacay ilaa alle daawadaydi isla aniga gacanta ii galiyay alx hadda waan soo kabanaya inkasto sidhamaystiran anan ukaban❤

    • @user-uo2hb8uc7i
      @user-uo2hb8uc7i Před 9 měsíci

      @@hannahyuusuf thanks hannah ❤️wllo Alx hada wan cafimaday

    • @user-uo2hb8uc7i
      @user-uo2hb8uc7i Před 9 měsíci

      @@hannahyuusuf lkin markaan caroodo ayey wicii oo dhami igu soo maxdan 😁

    • @hannahyuusuf
      @hannahyuusuf Před 8 měsíci

      @@user-uo2hb8uc7i hhh waa sababtan kuu leeyahay kabasho iyo nafta waqti siisa ubhnthy alle jidka saxan hayngu sugo ell