Wixii Shalay Wadankeena Ka Dhacay Waa Fitno - Fitnada Iyo Waxa Looga Badbaadi Karo Sh.Barbaraawi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 103

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 Před 2 lety +5

    حرم الله تعالى اى انسان فى أن يساعد الظالم على ظلمه، واعتبره شريك فى هذا الظلم، وينال نفس عقوبة الظالم فى الدنيا وفى الآخرة.Ilaahay ka baq oo dictatorka runta u sheeg.Ilahaay ha u naxariisto sheek Aadan Siiro oo Janat Alfardaws ha geeyo isaga iyo dadkii dulmiga lahu toogtay.Aamiin

  • @hibonuuraaxmed1950
    @hibonuuraaxmed1950 Před 2 lety +2

    جزاك الله خير يا أستاذنا وشيخنا

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 Před 2 lety +3

    Xaqqa ku garaac waligaa sheikh cabdalah MashaAllah

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    جزاك الله خيرا

  • @husseinmohamed1970
    @husseinmohamed1970 Před 2 lety +1

    بارك الله فيك يا أسد سنه، وناصح الامين

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 2 lety +3

    Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam Salalaahu Caleyhi Wasalam jisakalah khayr Alle Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar

  • @abdirahmanmahamedjama5373

    جزاه الله خيرا

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 Před 2 lety +2

    Mansha Allah Allah hu Akbar

  • @NUCMANELMICHANNEL
    @NUCMANELMICHANNEL Před 2 lety +1

    جزاك الله خيرا يا شيخنا عبدالله حسن حاش بربراوي

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z Před 2 lety +2

    waruun fidnada maficna adunyo macna male syria ciraq yemen manta mayee

    • @fardusmxamed6455
      @fardusmxamed6455 Před 2 lety

      Jizaakumu Allah Sheekh, dembiga yaa iska leh dumadiisa yey tahay, yaa fidnada kiciyey, yaa yidhi dadka soo baca , kuwaas baa askhiro loo qabsanayaa.

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 Před 2 lety +2

    سيدنا محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم هو سيد الأولين والاخرين

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 2 lety +2

    Mansha Allah Sheekh Alle haku xafido Aamiin yaarabi Jisakalah khayr Shugran inbadan Waa hadall xaqiiqa

  • @barafbaraf983
    @barafbaraf983 Před 2 lety +1

    M.a shikh jasaka llah war fidnada ha laga fogaado nabadina ilashada rdr Somaliland now ninka kursiga rabo dantisa ayu fiirsanaya hadhow marku fuulo kuma yaqano

  • @abdishakuuryusuf6031
    @abdishakuuryusuf6031 Před 2 lety

    Xayaakalaah wayaxfidukalaah shiikha ilahay hanoleyo ilahayna haxafido ilaahayna haynagu anfaco wacdigiisa

  • @deeqakhadar6004
    @deeqakhadar6004 Před 2 lety +1

    Ilahay umada kheyrka ha garadsiyo

  • @ahmedyasin6796
    @ahmedyasin6796 Před 2 lety +1

    Garxajisow sabra walaalayaal Aakhiraad janno tageysaanee

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Před 2 lety +1

    maan ubixinaa qswada yaasha xisbiyad iyo taageera yaashooda wakuwan aflagaadaynaya culimada waar wuxu waa maxay bal kasoofikira waxa loobixi naayo👍👍👍👍👍🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️

    • @gesood1
      @gesood1 Před 2 lety

      Sheeq SNM waa dambiilayaal

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 Před 2 lety +1

    Waa sax

  • @zajdahir7917
    @zajdahir7917 Před 2 lety +1

    Qudbaddan iyo tusaalooyinkan in hore loo soo jeediyo oo lagu celceliyo ayey ahayd. Laga yaabaa in badan oo la indhasarcaadiyey in aanay raaceen mudaharaad dhib keeno kara. Aakhira seeg baa dhacay.

  • @ahmedcali5885
    @ahmedcali5885 Před 2 lety +4

    Asc wllo nabdu waa mihiim

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Před 2 lety +1

    illaahaw naga qabo kuwa fitnada wada

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 Před 2 lety +1

    Waxaa layaabay dadka wadaadka caayaya qabyaalad darteeyd waar shekh mustafe asagane ma madaxweenaha ma isku reeraaba sidaas ookale ayuu uhadlay

  • @mruun2509
    @mruun2509 Před 2 lety

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @ibrahim-tj1st
    @ibrahim-tj1st Před 2 lety +8

    Somaliland doorashoo somaliland sidaa jaabuti noqon maayso dictator waan diidnay

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 2 lety

      Umabaynu dhalan doctor nimo iyadoo jabhad la yahay ayuu nina heysan kari waayey,maantoo doorasho jirtana dhici meyso,laakiin ninkan wakhtigiisii mabuu dhamaysane,muxuu dhigtaytor ku noqday?

    • @abdirahmanosman5610
      @abdirahmanosman5610 Před 2 lety

      Sidaa ayaa lagu soconaya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 2 lety

    Scww 💚

  • @museabdale1065
    @museabdale1065 Před 2 lety +1

    Shiikhu reerkooda Buu taageersanahay wuxuu wadaa Awalisam nala dhaaf waanu ku fahanay

    • @falisa576
      @falisa576 Před 2 lety +3

      Subxanallaah
      Culumadina haday xaqa sheegana
      Qabiil
      Ba dusha laga saaraya
      Qalbiga Allaha ku daahiriyo

    • @ibrahim-tj1st
      @ibrahim-tj1st Před 2 lety

      @@falisa576 Somaliland doorashoo somaliland sidaa jaabuti noqon maayso dictator waan diidnay

    • @museabdale1065
      @museabdale1065 Před 2 lety

      @@falisa576 naa Soodigaa arkaya wuxuu shubayo shuyuukhda Garxajisna way iska aamuseen isaguna hiil cad Buu wadaa

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      Faqash guduhu ah hus awl xataa haduu u hiikiyo awalba meeshan dhibikama soo gaadhayso shalayna ma jiro qof awalba OO xagtinyari gaadhay hadii lagu soo noqnoqdo na cida iswaasha ayaa dabka saaran

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      @@museabdale1065
      Faqash uraysa waanu naqaan waxad la wareegto reer Somaliland qofkan ha moodina Somalilander waa cadowga somaliland comentiyo badan uu qoray baan akhriyay noocaasaa garxajis wada sheektay

  • @dr.abdiwelinur4135
    @dr.abdiwelinur4135 Před 2 lety +2

    Su’aal, miyaan loo sheegi Karin madaxda wixii lagu heshiiyay iyo axdigii somaliland qoratay ku dhaqmi wayda ? Miyaase laga aamusayaa qofka rasaas ku tooganaya qof aan hub u soo qaadanin ee siidhi afuufa isgoo xuquuqdii iyo xoriyadii shacbiga u doodaya. ?

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 Před 2 lety +1

    الذين يناديك من وراء الحجرات أكثرهم لا يفقهون ولا يعقلون يا محمد لا يقبلها الله على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم وال محمد عثمان عبد البرهةني وآل البيت رضي الله عنهم أجمعين عدد انفاس الخلائق

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 Před 2 lety

    Wadaadoow fidnada aad sheegayso u sheeg inaadeer kaa muuse cid kula wadaagtaa ma jirto ee ilahay ka baq

  • @ibrahim-tj1st
    @ibrahim-tj1st Před 2 lety

    Siyaasi

  • @TheAguled
    @TheAguled Před 2 lety

    Kani Waa madkhali jami najis ah salfiyah jadiida kuwa kabaha u qaada dawaaqiida, bal car ha yiraahdo sharci alle ha la qaato. dawaaqiida sida muuse jaahil bay taageran

  • @gesood1
    @gesood1 Před 2 lety

    Sheeq wuuxuu yiri SNM waa da.biile

  • @odayafrikaan1266
    @odayafrikaan1266 Před 2 lety

    Hoyadaa muuse dameer was

  • @MohamedAhmed-yd5cw
    @MohamedAhmed-yd5cw Před 2 lety

    Haddii Muuse in la iska celiyo ay fitnad tahay, halgankii SNM-na fitnad miyuu noqonayaa? Illeyn waa muslim muslim diley.

  • @laraahmed6592
    @laraahmed6592 Před 2 lety +1

    Shekho muuse oo sheeg doorashda wakhtigeedi qabo taasa fitnada keentay wax kale maa jran diinta dadka yaan xaqoda lagu baabiin sheeku carbeed taasi runta sheeg

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      Hadaan muslimba ahayn ood diinta Islamka sheeko carbeed uhaysato in aad faaloka bixisaa kuuma banaanada E la aamus gaalnimada

    • @laraahmed6592
      @laraahmed6592 Před 2 lety

      @@nasyadeuanyeong8707 waar diinta islamka been haa kaa sheegina yaa kaa baxay balaanti dhiiga daatay walhi wixi runta sheegi waya danbiga dusha ku sitaan shalay marku muuse mudaharaadayay waa dadki sacabka oo garaacayay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      @@laraahmed6592
      Diinta garanmaysaane kuwii u waa kuwa idinku qarxa E ka carar meesha maxaa ku keenay ka bax afaaraha dalkayaga kiina ku ekaada adoo lahjadii reer Somalia ku hadlaya miyaad rabtaa in aad lander ka wax usheekto

  • @mariamismail993
    @mariamismail993 Před 2 lety +1

    يا شيخنا فاضل الناس خرجت لأجل حريتها وتريد انتخابات عاجلة وان لا يتم تأجيلها كعادة الساسة انا اطلب منك أن تقول كلمة الحق ما حدث بالأمس ليس فتنة..شعب صوماليلاند يريد إنتخابات عادلة وأن يحصل على حقوقه ..شعب صوماليلاند يعاني من الجفاف والفقر ولا يملك أبسط مقومات الحياة
    الشباب يموت في البحر وساسه باعوا ارضنا لاعراب الخليج والغرب يتاجر بأطفالنا.. خاف الله يا شيخ بربراوي أنا متفاجئة من رأيك بما حدث بالأمس !!🍃✍🏾 حسبنا الله سيؤتينا الله من فضله إنا إلى الله راغبون.
    شعب صوماليلاند يدافع عن حقوقه ولا يريد الكرسي الاحزاب هي التي تريد الكرسي والسلطة هناك فرق كبير ..انظر الى جيبوتي يحكمهم ديكتاتور ٧٠ عاما والناس نامت من أفيون للمطالبة بحقوقها حتى أنهم يركعون لهذا المجرم والعياذ بالله لن نكون مثلهم ولن نقبل أن يحكمنا سفيه مثل موسى بيحى وعائلته
    أنا احترمك يا شيخ ولكن لن اسمع رأيك هذة المرة 🍃😔

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 Před 2 lety

    Axaadiista waa in LA macneeyo dadku mafahmin marka aad maqsho wax aan qurxoonaayn baa kuusoo deg degi marka axaadiista halamacneeyo

  • @aliabdi8873
    @aliabdi8873 Před 2 lety

    Waar qabyaalada iskadaa oo dadka dulmiga musa bixii aqbalaa ha Oldham.انه لا يفلح الظالمون Waar dadka diinta wey yaqaaniin .Wahhabism been sheegaya ayaad Taney.

  • @mukhtaarjooqle8392
    @mukhtaarjooqle8392 Před 2 lety

    Hadii ad talin waydo waa laguu talin dhoora yaal

  • @safiya0986
    @safiya0986 Před 2 lety

    Xqq dadku dadtooda ha gartaan maxaa inaga galay nimanka kursiga kala riixanaya nabadaa inaga badan (ragow kibirka waa lagu kufaaye kaa hala ogaado)

  • @mukhtaarjooqle8392
    @mukhtaarjooqle8392 Před 2 lety

    Siyaasi Barbaraawi sadhaweeya

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety +1

      Diinta iyo siyaasada kala hadha yaa ku yidhi kaliya in wax xun laga hadlo ayaa reeban yaa jaahil baateheemarkay bulshadooda isku halaagmaysa is ku daawanayaan ma xoolaad mooday culimada

    • @safiya0986
      @safiya0986 Před 2 lety +2

      Hadii dadka dantoota loo sheego ma siyaasad baa

    • @ahmedaden5785
      @ahmedaden5785 Před 2 lety

      Subxaana allah 😰🤨waar xishood jaahilyow

    • @ibrahim-tj1st
      @ibrahim-tj1st Před 2 lety

      @@nasyadeuanyeong8707 Somaliland doorashoo somaliland sidaa jaabuti noqon maayso dictator waan diidnay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      @@ibrahim-tj1st
      Maxaad diidaa ma faqash baa ka mida somaliland kuwii laga xoreeyay baatahay E hus cadow jabay baatehee

  • @aliaarka2290
    @aliaarka2290 Před 2 lety

    Macaa wadaada dii ayaa xisbiyada ku biiray oo misaajidada ka dhex qaylinaya

    • @safiya0986
      @safiya0986 Před 2 lety

      Hadii dadka xaqa loo sheego ma xisbiyaa lala kala safanayaa

    • @aliaarka2290
      @aliaarka2290 Před 2 lety

      @@safiya0986 wadaadkani warkiisu wuu cadyahay in uu xisbiga kulmiye lacag ka qaato oo la shaqeeyo wuxuu kuleeyahy wixii dalka shalay ka dhacy waa fitno. Ana waxaan leeyahy fitno may ahyne waa xaq ay liiyihiin mucardku in ay mudaharaad sameeyaan laakin waxaa dalka fitno ka abuuray madaxwaynaha xilkiisu sii dhamaanayo ee muuse oo doonaya in uu dalka ka dhigto suuli uu ku xaaro dastuurkiina ku tuntay oo doorashadii diidan in uu wakhtigeedii ku qabto markii banaan bax lasameeyayna dadkii rasaas futada kala dhacy. Wabillahi tawfiiq

    • @safiya0986
      @safiya0986 Před 2 lety +1

      @@aliaarka2290 laba dhinacba wuula halee lkn adoo qof dhalin yara ah oo muslaqbal leh maxaad uguba dhiman ama ugu dhaawacmi in xil doona oo aan dadka kaaba dhex aqoon caqli baa loo baahan yahay

    • @aliaarka2290
      @aliaarka2290 Před 2 lety

      @@safiya0986 muhiim maaha qofka aan dooranyaa dadka iga dhex yaqaano ujeedadaadu waxa weeyo sidii la doono dalka halaga yeele meel ku dhuunta oo xabada ka baqa waxan ay odayaashu ku tartamyaan waa dalkaagi iyo hantidaadi inaad meel iska fadhiisato oo aad tidhaahdo dadkaba igama dhex yaqaane maxaan ka mudaharaadi waa khalda laakin waa in aad ninkii sahrciga dalka jabiya ee bulshada waxba u qaban waaya layska qabto is badalna la raadiyo doonimayno dictator. Hadalkaan ku badiyee iga raali noqo marka aan qayilayo waan iska hadal badanhy hhhhh

    • @safiya0986
      @safiya0986 Před 2 lety

      @@aliaarka2290 walahi taasi bar dhamaad male nin walba markuu banaanka joogo waa malab lkn bari yaanu ..... tusaale xirsi markuu madaxtootada joogay xukuumadii xiligaasi sow dhaliilo may lahay maxuu u arki waayay inan baa fariin caya ii soo qartay buu jeelka u dhigay

  • @Himila55
    @Himila55 Před 2 lety

    Muusow doorasho qabo calacalka iska daa dalkan doorasho lagu jooga xoog mashaqeynayo

    • @khadar8016
      @khadar8016 Před 2 lety

      Ciro iyo muuse kumayaqaanaan inamadoodana kuuma guurinayaan kursigana lama fuulaysid maxaa kaagalay aakhiradaada utudho oo shiikhu xaqaa uukuusheegayo qaado

    • @ibrahim-tj1st
      @ibrahim-tj1st Před 2 lety +1

      @@khadar8016 Somaliland doorashoo somaliland sidaa jaabuti noqon maayso dictator waan diidnay

    • @Himila55
      @Himila55 Před 2 lety

      @@khadar8016 guur guur laysay hablahada heeyso

  • @aa-bk3kl
    @aa-bk3kl Před 2 lety

    Wuxuu ka baqayaa liin

  • @AE-xx6cq
    @AE-xx6cq Před 2 lety

    Waa kuwaas culimo ku sheegii awal reernimo cadaystay iyo eex at ugu hiilinayaan inaadeerkood ina muuse biixi cabdi dameer

    • @ibrahimsiciid7269
      @ibrahimsiciid7269 Před 2 lety

      Afka kajeedi culimada kafaa iidimsysid insha allaah

    • @ibrahimsiciid7269
      @ibrahimsiciid7269 Před 2 lety

      Adaa inaadeerku wax kulayahay barbaraawi isku reerna manihin dar ilaahay iyo diintiisaanu kujecelnahay cilmigaagu hadhaafo qabyaalad dadbaanay waxba la ahayn reer reer iyo waxan adiga kula weyn taladu waxay tahay adeer aynu kudedaaalno geeridan soo socota waxaynu kuqaabili lahayn

    • @ibrahim-tj1st
      @ibrahim-tj1st Před 2 lety

      @@ibrahimsiciid7269 Somaliland doorashoo somaliland sidaa jaabuti noqon maayso dictator waan diidnay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      Waa faqash tii waxa xumaanta qiraya kuligood fahma

  • @nuurhassannuur4643
    @nuurhassannuur4643 Před 2 lety

    Xaqa sheg. Cida banestay dhiiga dadka wayo bal no sheeg? Ha u hadlin sida munafaqinte yaa fidnada wada sheeg hadad xaq shegaysid?

  • @user-xn3lq3yl6h
    @user-xn3lq3yl6h Před 2 lety

    dadka runta ukala sheeg shaydan yahayw

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 Před 2 lety

    Adiga barbarwiyow iyo kuwa kula fikirka ee sucudigu karka culima nimada ku xoqda sifiican ayaa bulshada islamka idiin baratay waxa ad tihiin fitnada hurida ninla kiciya naclad haku dhacdo ayuu xadiithku aha lagama yaabo xaakim gaal ah mid muslim o daalima faasiq ah fitna wada inaad runta u sheegta waligiinba bulshada masakinta shaati diined oo beena ugu so labista xukaamtana fitnada wadana ka samaysta waji magacii ba ye

    • @asaldhaladsland9655
      @asaldhaladsland9655 Před 2 lety +1

      Akhii culimada ixtirama inagu leyahan qabiila ma galan.waxay sidan dhaxalkii nabiga صلى الله عليه وسلم

    • @khadar8016
      @khadar8016 Před 2 lety

      Waar axaadiisadan nabiga halkaad kamaraysaa laguu sheegayo

    • @ibrahim-tj1st
      @ibrahim-tj1st Před 2 lety

      @@asaldhaladsland9655 Somaliland doorashoo somaliland sidaa jaabuti noqon maayso dictator waan diidnay

    • @asaldhaladsland9655
      @asaldhaladsland9655 Před 2 lety

      @@ibrahim-tj1st wllo doorasho iyo cadaladbaa waaynu rabnah lkn ixtiramka culimada ka hadalayay dadka iyo dadka alle hayno ilaaliyo

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Před 2 lety

      Faqash tan maxaa dhibay horta kan comentiga qoray ee gudhuuda ah intaad kabxaar leh la dhacdaan ku Fahma in uu duli reer Somalia ah yahay lahjadiisa markaad araktaan ka aamusa ama kabeeya

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 Před 2 lety

    Waxaa layaabay dadka wadaadka caayaya qabyaalad darteeyd waar shekh mustafe asagane ma madaxweenaha ma isku reeraaba sidaas ookale ayuu uhadlay