Toos: Leelkase oo toogtay nin Xanuusan Habaw ah una dhashay Sacad & Jawaabta...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 05. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Komentáře • 181

  • @saidamohamed8097
    @saidamohamed8097 Před měsícem +21

    Naagahaas Leelkasana waa ceebeeyeen aaqiro iyo aduuna waa seegeen Alaah ha cadaabo naxariislaawayaasha

    • @HiboAbdishakur-bi9rl
      @HiboAbdishakur-bi9rl Před měsícem +2

      Nago kaliya ma ahan si fcn ufirso niman aa lajogo

    • @Jamac20
      @Jamac20 Před měsícem

      @@HiboAbdishakur-bi9rl
      Xumaan lagama shaqeeyo ee wanaag baa laga shaqeya wasakh baad tihin.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před měsícem +8

    Illaahay ha u naxariisto LAYLKASE waa reerka Somaali ugu wanaagsan aqoonta Diinta Islaamka bal maxaad moodaa Somaali kale! Illaahayaw na so hanuunii umad islaam ah ayaanu nahay Aamiin

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 Před měsícem +13

    Subxanallaah barasho wanaagsan nasabnimo dhimatay.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před měsícem +6

    Dumarka soomaaliyeed sowkiwii raga qarinjirey oo badbaadinjirey goormey kuwan bahaloobeen wallahi waa bahalo

  • @LovelyGrassyMountain-lw8vz
    @LovelyGrassyMountain-lw8vz Před měsícem +11

    Sax nabada wanagsan wiilkii sida islanibada kabaxsan loo dilay ilahay ha u naxariisto

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 Před měsícem +8

    Allow unaxariiso qabrigana u waasici allow fidmadaas waan kaa magan gelaynaa

  • @user-in6jh1mw4j
    @user-in6jh1mw4j Před měsícem +9

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanAli-cz5yt
    @AyaanAli-cz5yt Před měsícem +6

    Ilaahaya xaqisa ha siyo aaammmiiiinnnn

  • @Mohamedali-gu2jo
    @Mohamedali-gu2jo Před měsícem +11

    Walal qof ku dhahayo mad disheen😢😢 inalilahi wa ina ilehi raajicuun 😢

    • @hugdheh
      @hugdheh Před měsícem +5

      ilaah dartiis xata ayado la leyhy la is dilaa ama la ashhaadanayo

    • @OmSamar-iy7cj
      @OmSamar-iy7cj Před měsícem

      dadkaasaa adunka nugulanool

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Před měsícem +15

    Lelkasow wa ledinka gar leyahay islamahas mariya shareecada Islaamka

    • @Iskufilan_3
      @Iskufilan_3 Před měsícem +3

      Rag baa sharci la marin wayaye ma dumar baa marinysaan

  • @user-gk4oc1iv1o
    @user-gk4oc1iv1o Před měsícem +8

    Umada dhiigooda hala badbaadiyo

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 Před měsícem +1

    Illaho w unaxariiso wallken.

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 Před měsícem +11

    Anoo leelkase eh ayaa ka soo horjedo nagahas ha la soo qabto oo halla dilo nacalada nagas waa in fidnadooda laga hirtaga

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 Před měsícem +3

      Saxib noogo kaliya may ahayn ninka kabahiisa haraatinaya soo ma aragtid oo waliba nin weyn oo oday ah

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před měsícem +1

      @@EngAbdalla4009
      Iskadayah odaygah ee haladiloh nagtih dishey ninkah sacad hadan ladilin nagtah waxa dishey nabadih dhicih meysoh oo waa an aninah maharto oo labadah cid dabah dhaxyalah rag badan nah waa iskah dilayan ee nabad halaguh dhameyo arintan amah nag tih dilkah gesatay haladilo amah lelkasuh habixiyan diyadih ninkah ladilay fataxadanah lasuh mariyo khof ladilanah ninkas hadabayo oo waxa layah dad das ah oo islah dagan ee nabadah halaguh dadaaloh
      Ninkinah rabigay hanaxaristoh helkisinah ilahaay hasiyo samir jamal ah amiin

  • @AarkaBz
    @AarkaBz Před měsícem +8

    Reer sacad wllhi ragaas waa holac nabad iyo colaadba way yaqaanan

  • @axmedcalixuseen5044
    @axmedcalixuseen5044 Před měsícem +6

    abayo ha idilin markuu dhahay wlhi qalbigaa ixanuuney dhabtii waxa halkaa ka dhacday waa wax fuulxun hablaha cida qoriga u dhiibtay iyo kuwa gacanta gaystay waa in la horkeenaa cadalada falkan waa mid aad u xun subxanalah 😭

    • @user-wt1be4sl4l
      @user-wt1be4sl4l Před měsícem +2

      waxaa loolahaay putland maamulaakajira maalasooqabto naagaha waxaas sameynaya hadii maamulkaro putland mise waa wax afka uun ah

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 Před měsícem +7

    Wax garadow dadka wax magaratada ah hala kala celiyo fadlan dhiiga daadanaya waxaa kadhalanaya aakhiro iyo aduun seeg iyo caro alle,

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před měsícem +4

    Ilaahow soomaali bogeeda burcad isumari oo heshiisii reer mudug ceeb baa idindul hoganeysa aawey dhaqtarkii reer MAHAD oo biciidyahanku sida waxashnimada udileen DR ZAKARIA war reer mudug iskulaabta

  • @saidaabdi558
    @saidaabdi558 Před měsícem +1

    Subxaanallaah waa dumar ma naxayaal ah

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 Před měsícem +4

    CALAMO DEG DEG AH ALLAHA HA IDINKURIDO INSHALLAH DUMARKAN DADCESHADO MALAHAN MIYA ALLAH HA IDIN QABTO AMIIIIIIIN AMIIIIIIIN YA ALLAH QABO HAL HAL

  • @f.o847
    @f.o847 Před měsícem +3

    Allaah halaga baqo oo dhiiga qofka Islaamka ah iska daaya

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před měsícem +1

    Walaalkaa ay dileen mujrimiinta, Allaha u naxariisto.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před měsícem +1

    😢😢😢😢😮😢illaahow kuwa SaaS yeeley eedilay iyagoo nool illaahow nolosha ku gub

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Před měsícem +4

    Naagahan hadanan la soo qaban wax badan baa qaldami doono hadey nabad rabaan reerkas dumarkas ha soo qabtan midgahas

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 Před měsícem +5

    In lilahi wainaileyhi rajucuun Allaha subxaana watacaala janadisa haku casumo yaa rabi 😢😢

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 Před měsícem +1

    Naaaga.walan.oo.dhiig.caab.ah weye dumarka subaxana llaaah

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před měsícem +1

    waa dumar maangaab ah ilaahay ayaa ka jaasin doono

  • @user-mg3cg7jk7j
    @user-mg3cg7jk7j Před měsícem +1

    Nabad allha keeno

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c Před měsícem +2

    Inaalillahi waainaailleyhi Raajucuun illahoow waa dad aan ibnu ahaayn😭😭😭😭

  • @maymuunmacalin190
    @maymuunmacalin190 Před měsícem +1

    Waxaas iyo wax ka daran waa iman hadan Allaah loo noqon subxaan Allaah

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před měsícem +1

    Leelkase 100nin magaaraan hala xasuuqo.

  • @originalabdi33
    @originalabdi33 Před měsícem +3

    Illahay waxan ka barya iney nagahas aduunyo iyo aqiiroba inu Cadabo🤲😭 nagahaan waxan rajeena in laso qabto la qiisaaso😡🥲

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 Před měsícem +1

      Naago kaliya maaha dee oday weyn ayaa meesha joogay ee dumarku hadalka ugu badan ayay lahaayeen

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před měsícem +1

      @@EngAbdalla4009
      War iskadah oday gan ee nagtah dishay ninkah bah iskalah dabigah
      Walayirih hal malay bah badah dhan urisah
      Markah umahidid nagah khoryah watah odaygan waa oday mashah iskatagnah oon khorih wadan amah hadley oo iskah dawanayey waxeey samaynayan ninkanah lamah dilin markay sodkah kadubayen ee sakhdih dhax bey dishay nagtan ooy dadkuh hordan sunxanalah
      Abdalah iskadah odaygan miskinkah ah dabih ushakhoh kulahan hagalininah iskadah oo rabigay kabah dulunkuh mafinah

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Před měsícem +4

    samir iyo cafis fulaynimo iyo nacasnimo maaha waa wax aad u qiimo badan waxaana kubadbaada umad badan

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Před měsícem +3

    WALAAHI JINSIYADA SOMALINIMO WAX LASHEEGTO MAAHA DUNIDII CEEB AYAAN UUGABAXNAY ILAAHAYNA WAAN KACADHAYSIINAY WAXAAN JOOGAA AMERICA WAXAAN SHEEGTAA ETHIOPIAN MASHEEGTO DAD ISCUNAYA

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Před měsícem +2

    Waa wuxuush kuwan aan allah aqoon

  • @rukiyamohamed3728
    @rukiyamohamed3728 Před měsícem +2

    Nagahaan waaba cawaan toos ah ninka maskiinka oo waliba leh abaayo haidiln sidey kudishay mida kale labo rakcadood tuko kulahaa ayada mey tukato oo dhiiga islaamka iska deyso uuufffff

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 Před měsícem +2

    Illahey ha UNAXARISTO WILKAS SUBXAANALLAH WIXI MUSLIMINTA AH dumarkas ha qabtan E ha dilan qabilku hadhaco moryanimo way dhamatay bililiqo way dhamatay inshallah Allah ya Allah qabiilka nagaqabo cadawga SOMALiyeed ha dhaco inshallah guuuuuuuuuuul iyo gobanimo SOMALIA inshallah amiiiiiiin ya Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před měsícem +1

    سبحان الله العظيم واتوب اليك ظالمين

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před měsícem +3

    Alleeylehe Sacad dad nabadeed laguma baran reerkasna waxa kiciyey wax yar maaha lkn wiilkaas miskiinka ah Allaha unaxariisto umadana xaqa Allaha tuso aamiin 😢

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před měsícem +3

    Maydka iyo habarta qoriga wadato soo dhiiba

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Před měsícem +3

    Kuwa ninkaa dilay waa in lasoo qabtaa kuwa dilkaa foosha xun waa dadkii geestay lasoo qabtaa waa dadbahal noqday meeshan waxaa ka muuqadah dad kabaxay islaamnimadii iyo wanaagii ninkaa xalay saan ugu xumadaaday walaahi weligay ima soomarin 50 sano ayaa jiraa lakiin waxay ku tusin dadkii somaliyeed sida ay u bahaloobeen😊

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q Před měsícem +2

    INNAA LILLAAHI WAINNAA ILAYHI RAAJICUUN, ALLAHA QABTO GARDARADAAN AAN LOO AABE YEELIN. WALLEE KUWII DILAY CARUURTOODA AYAY KASOOBIXI.

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad Před měsícem +2

    Mudug waxaas iyo wax ka xunba waan kasugayey

  • @homesports8346
    @homesports8346 Před měsícem +2

    Subxana Allah,

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 Před měsícem +3

    Subxanallaah

  • @Daljir_1
    @Daljir_1 Před měsícem +1

    Subxaanallaah, Alloow waxmagarad hanoo kadin! Waa cuqubo weyn

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Před měsícem +2

    Ilaahow nacab iyo naago ha no jabin aan maqli jirey

  • @user-kp1cb3zj6v
    @user-kp1cb3zj6v Před měsícem +2

    Sacad waxa u aqaana reer nabad uleeye walahi wan aqaan waa dad nolal iyo geeri yaqaan leelkasana waa dad wanagsan balse waxa eey kukaceen waa fal foolxun bar madowna ku ah gobalka mudug waxa soo dhaweynaya wax garadka sacad oo wali kashaqeynaya nabada gobalka mudug wana wax gobi kuhadasho walaleyga leelkase waa in aad iska dhaqdan barta madow dadka iyo degankaba ugub ku ah

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 Před měsícem +1

    Gabdhihii ninkaas miskiinka ah diley waa in lamariyaa shareecada islaamka waxay kaqabto.

  • @ashafardosa7135
    @ashafardosa7135 Před měsícem +1

    Allah idin cadaab qumayooyin ,miskiinka sida ay u dileen allah idinka jar

  • @safarle9284
    @safarle9284 Před měsícem +2

    Allow naagahaas xaqa ka jar, 😢😢 Leylkase ha noqdeen ama cid kalee, nin aan waxba galabsanin in la dilo, wax wanaagsan maahan, Allanha idinka jaro Dulmigaas

  • @namiup0274
    @namiup0274 Před měsícem +2

    Qof gurigaaga kuugu soo galay muslim iyo gaalba magangalyo in la siiyo

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Před měsícem +1

    Ax ax ax subxana laah subxana laah ,wa maxay nagahan dhiig yacabka , ina ilayhi wa ina ilayhi rajucun Allah ha u naxariisto miiskin ka ay dileen ,xisaab ba idiin sugay saa

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před měsícem +2

    Naagahaan, cidna ma matalaane, ha la wada toogto. Si nabad loogu wada noolaado ee ma ahan in boqol kale u dhimato.

    • @Iskufilan_3
      @Iskufilan_3 Před měsícem

      Ragii horeba cid toookatay majirto intee dumar 50ley ah loo tooganaya 😂😂

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Před měsícem +2

    asha haado 2 ragco tuko waa marqaati ii noqo adoo islaam ah ayaan ku dilayaa subxnlah jaahilnimo weyaa

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 Před měsícem +1

    Allah akbar

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Před měsícem +2

    Niman baa hadlaya

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 Před měsícem +1

    Yaa Allah war Akhiro xasuusta

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 Před měsícem +1

    subxanlh ceeb baadhacday iyo wax somali ku cusub

  • @caaqilkageeskaafrika6961
    @caaqilkageeskaafrika6961 Před měsícem +1

    Subxaanallaah lamagoodladu diin iyo iimaan maleh wllhi

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem

      Adiga hal goodle miyaad tahay?

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk Před měsícem +1

    Xasbuna laah qofkastow wadanka iyo dadka kunool u ducee walee waa aaqiru saban

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia Před měsícem +1

    Waxayaaba naagahan samaynayan waxay wayaaben dad majiran dhanka muqdisho wayaab

  • @Moha57959
    @Moha57959 Před měsícem +2

    Dhibka Somali haysata Waxa weeye qabail hubaysan hadana Raba inay joojiyan isdilka waa sida libaax hilib lahordhigay hadana layiri wu jojinaya hilib Cunka

  • @MohamoudMariam
    @MohamoudMariam Před měsícem +2

    Naa ninka walan mad iskadhaftan masas baa muslim laguyahay

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před měsícem +1

    Subxanalah dumarkina bahaalbay nokhdeen waa umaad halagantey

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před měsícem +2

    Maxaa laga basaasaya waaba isku kaadiyaan

  • @user-ep6bx9bh4g
    @user-ep6bx9bh4g Před měsícem +1

    Scw❤❤❤❤scw❤❤

  • @AshaJamac
    @AshaJamac Před měsícem +2

    Ninkani waa nin wanagsan ayuu ahaa lkin nagta dishay naarta ayey galaysa

    • @Iskufilan_3
      @Iskufilan_3 Před měsícem

      Taaz adiga ma xukminysid afarahaaz ka baX

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před měsícem +1

      @@Iskufilan_3
      Dabih kabir ah bey khotah uguh jirah oo naf bey gardaroh kudishey wanah run rabigay waa xasorah akhinanah waa helih nar oo naf an dabih kagalin bey dulan kudishey ilahaay nah khubadas aduunkah lagah jarin nagdas tih akhiranah waa sugeysah ee rabigay hanasiyo niyad safih ah iyo khalbih nadif ah malintah khiyamah amiin

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Před měsícem +1

    وتقو الفتنة لا تصيبن الذين ظلموا خاصة واعلمو أن الله شديد العقاب

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Před měsícem +1

    Diin haday taqaan shiig maygasheen

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před měsícem

    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @suruefarah8706
    @suruefarah8706 Před měsícem +2

    Wali Waxidinka Doqonsan Leelkase Ayaad Baaryeesn oo BoqoLjeer Aadkabadan Tihiin Malinwalba Haldoor Kiinadilaya Waaidiin Sharafxume

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem +1

      😳😳😳 dadka ha isku sii dirin.

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před měsícem +1

    Waa waago dhaqan xun

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před měsícem +2

    Ar soomaaliyaa warsan maba laga maqlaayo miyaa Subxaanalaah dadkeena waa bahaloobeen kagees ka gees meel fayoow ma lahan

  • @KoosCilmi
    @KoosCilmi Před měsícem +2

    Asc wr wb naagaha ka haraan dagaalka uma fiicno somali inay nagaha kusoo biiraan dagalada raga ee qaladka ah dumaroow ka jooga dagalada

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 Před měsícem +1

    Subxaanka yaa cadiim

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Před měsícem +1

    Nagaa hala soo qabto oo halaga oofiyo danbigay galeem

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 Před měsícem +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢😮

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 Před měsícem +1

    Subxanallh kuwan alaha ciqaab kusoo dadajo waayo qofku muxuu gaystay oo walina maskaxda kaxanuusan hadana dilaya halkay qiyaamaha ilahay ka galayaan siday uciqaabeen alaha uciqaabo iyagana

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Před měsícem +1

    Nin sidas uhadlayah bey layihin waa nin jiran oo walan
    Markah iyaganah dumarkan lamah rabin ineey dilan ee inaay iskah ceyriyan bey aheed ee waxa kastah sabab beyliyihin waxa ukhornah inuuh gantodah kudhintoh subxanalah lakasah waa dad dinlah oo khurankah yakhanah maxeey udilan ninkan waa bah waxa lalah yabah
    Markah nagtih dishey iyadanah haladiloh amah diyadisih habixiyan lekasuh
    Sidas halaguh dhamayo arintah ninkas sacad eey dishey nagtah leykasah
    Iyadanah haladiloh intih laskuh babih lah amah habixiyan diyadisih leykasuh sidas waxa kafican mijirto markah harad sadan nunkih dilay dahir ceynab khof ankadilin dad wagardaroh inladiloh hadih kalah leykasah iyo sacadku ragbadan bey iskah dilih donan oo waa an anah anadunah madhamatuh ee hasxitiramo oo halasameyo daris wanag yanah leskuh xadgudbin anah laskuh dayan ee samir halamujuyo wabilahi tofiiq
    Xakhanah haladhowoh ee yaleskuh dayan rabigay indhax dhugoh wanag iyo nabad amiin yah alaaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @user-ne3cq5ux7w
    @user-ne3cq5ux7w Před měsícem +1

    Waxan magaca daarod ayay cebeyen

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 Před měsícem +1

    Leelkasow waad gunowdeen walhi

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 Před měsícem

    اللهم يرحمه ويغفر له و يجعل الله مثواه الروضة من رياض ♥️ الجنة الفردوس الأعلى ♥️
    اللهم يواسع مدخله واسكنه فسيح جناته مع النبيين والصديقين و الشهداء و الصالحين و حسن أولئك رفيقاً
    اللهم أمين يا رب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
    اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j Před měsícem +2

    Caruuti dugsiga dhiganaysay maxaa udisheen

  • @KayseKayse-bx3hc
    @KayseKayse-bx3hc Před měsícem +2

    Waxaa samayseen wax umadi samaysay maaha waana lagu xisaab tamayaa tii alena way idiin danbaysaa

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n Před měsícem

    Yaa

  • @Khaalidmaxamedmuumin
    @Khaalidmaxamedmuumin Před měsícem +1

    Soo qabta hadaad ceebta dhidhiyasan hadal lama rabo

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 Před měsícem +1

    Siday Ninkeena u galeen miyaa naga xaaraan ah

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji Před měsícem +1

    Qof qof somaliyeed dilay oobad baadaya majiro naagahan dad cunka ah hala soqabto hana la qisaaso ee diin la aanta iyo jaahilnimada wada qaba subxanallaah

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 Před měsícem +2

    xamar wa burbuirinya naagtii xasan sheekh u dhareneyse awy iska cali naagahaas dhulkiina u noqda sacad xamar ma lahidiin maashaas aad leedihiin

    • @idil_onlion
      @idil_onlion Před měsícem +2

      Kkkkkkk dameer bilaa caqliyaa baatahay oo waliba jahilada😎😎😎✌️

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 Před měsícem +1

      adi dameer cay ma u maleysa doqon yahey maya ma aha dameerka waa ku faana lakiin adiga nin nin dila la arkey idinka niminkiina sacad saciid baa lnala yiraahda faanka ficil baa noo dheer kaas wuxuu noqdey in nimankiina naago dilaan duf ku baxe haye warkaaga keen colod aan dhameen iyo duluynimo aad xamar ugu soo oradan xamar waa goofkeyga walaahi waanad ka guuri doontan walaahi malin ay ahaataba

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem +1

      RAAS CASEY ILAA RAAS KANBOONI WAA DHUL SOOMAALIYEED OO QOFKA SOOMAALIGA AH MEESHUU DOONO AYUU DEGAYAA. XAMAR WAA CAASIMAD, CAASUMADNA WAA HOIYGA SOOMAALIYEED EE KAMA XIGTID EE AFKAAGA URYAAYA DSDKA KA LEEXI.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před měsícem +2

    Reermudug was dad balaayo ku dhacday oo waligood dhiig ku fooldhaqan jiray subxaana laah maray saqiiro gawracaan marna qof maskiina dilaan bay ka dhamaan waayeen waxaasna waxaa sabab u ah cadaalad darada aan la soo qabaneynin ninkii nin dila In la soo qabto wallaahi dulmigu waa wax aad u xun oo rabi nooga digay 😂😂😂

  • @AboweAdo
    @AboweAdo Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-cp9hk3ii5d
    @user-cp9hk3ii5d Před měsícem +2

    Dadku diin maleh miyaa ashahaado

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 Před měsícem +2

    Dadkaan ma arkaan miyaa falastiin wax kaji aaqiro aaway

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Před měsícem +1

      Soomaali gebigeedba sheydaanbaa isku falay.

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před měsícem +2

      Shaydan an khabil ahen ahenbah majiroh oo galbad iyo kufurbah isgah iskuh diray oo kalah geyah kufur iyo galbad bah khabilkah oo dad bah kuh shakhedtah oo umadah somaliyed isguh dirah oo malin kastah bey iskuh xasukhan khabyaladah somali duh

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Před měsícem +1

    Waxaan cawaanta ah diintey haystaa illahay idin sooqabay i

  • @murayoali7694
    @murayoali7694 Před měsícem +1

    Dhakhatarka dumarka

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj Před měsícem

    waxaa wixiikadambeyay waa inlasiodhiibaa daawikale maleh

  • @user-up5ze8ex2b
    @user-up5ze8ex2b Před měsícem +1

    Maskiinki eednyeey ku calaacala

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 Před měsícem +1

    Aad iyo Aad dhaqan Kan ay sameyaan naagaha iyo caruurta ay ku dhaqaaqeen dil arxan daro ah ayna kula Dhaqan kii ay qawaarijta kula dhaqmi jertey shacabka soomaaliyeed

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Před měsícem

      Anigah waban yabah rerkan muduh dagah ragodah iyo dumarkodabah maxah kadhigay dad dhigah adanah dadiyah oo dadkanah dilah sunxanalah watas .xamar dagih weysay oo malin kastah dad laguh dilayo dilidanah waxeey bulabatah sagashamadkih markay cidan rer muduguh sogalan xamar bey bilabatay dad ladiloh iyo kharaxyo dad laguh gumadayo kahor xamar nabad buh ah khof dugoh dishoh maheh lamah akhon dad khabil laguh diloh oo anigah kuh dhashey oo kubar baray oo waxa kubartay khabil nah man khan siyaad barah markuh kabaxay xamar bey kabilaban dagal khabil oo dariskih iskuh dilen ankhabil
      Walahi cid an daris ahen bokhol sanoh oo carurtodah dugsih iyo iskol islah dhigan jirnay oon islah xafadah iskulah kornay man akhon khabilkodah hadah markih lasobaxay xamar ee layimid qurbah ban bartay khabilkodah subxanalah wagih horah lasmah wadin jirin khabil umadah somaliyed waxeey ahayen walalah daris ah amah asxab ah oo iskolkah islah dhigatah iyo jamacadah iyo kawadah shakhayah dowladah
      Markah hadah waban layabah khofkih iyiradah yatahay oo yawayah khabikagah ubah jawaboh amah waxan iradah somalia ban ah eyidhahan somalia yadkatahay wanah kamusah wanah iguh khoslan ooy iyiradan waa nasab dhiman an khon khabilkedah wanah katagah meshey tagan yihin walinah waa idabah wadan yatahay khabikaguh yuh yahay aniganah umah shegoh khabilkey gah oo waban layabanay khabilkan ey igah dabah wadan
      Markih dabah somali dabah waan kadurkah oo wan lashekastah irubiyankah iyo afrikankah kalah meshan kurkoh somali mabah tagoh oo waxan kuh nacay khabyaladah ee shegtan iyo eynah iskuh cayan ooy markah khorkod iskuh dilan wilashah somaliyed khabika oo midbah cayayah khabil barkas bah ladilayah isgih wanah mashakil badanyihin dhalin yaradah somaliyed oo malin kastah waa lawadah xirah iygoh isdagalayah bah iskartah loguh wacah kuligod nah xabsigah ladhigah
      Markah xatah xafadah somali duh dagtoh waa bukh badan yihin ooqhankih masaxdan wanah khelah badanyihin malin kastah daskodah kasodacwadah
      Somalidah ingiskah dagen
      Markad maraysid guryahodah atisah wabad layabin waxa khelah ladagalah
      Markah dad waa dadkih horah dadkan hadah jogah ee somali dah ah waa dad dhan gonih ah watah oo khabil madaxah kagalay oo ilawsan magacih somalia weyn oo walalah hanjiray oo kobkah shaha islah cabijiray oon anjirin khabil ooy ku weynad somali nimadah
      Markah ilahaay nasoceliyo barisamadkih dalke ninah rabigay hanoh nabadayo khabilkanah ilahaay hanagah saroh iyo intah wadabah anogoh nabad khabnah hanaguh celiyo wadankenih hooyo ee somaliya amiin yah alaaaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před měsícem +1

    Dadka Muslim ma aha miyaa?