Yaa dilay Madaxii Idaacadii Capital Voice iyo Maamulihii Warbaahintii Horn Afrik? Wariye Iidle.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Sidee ayuu u dhacay Dilkii Madaxii Idaacadii Capital Voice iyo Maamulihii Warbaahintii Horn Afrik oo maanta laga joogo 15-sano?
    Wariye Cabdinaasir Iidle oo goobjoog u ahaa labadaa dhacdo ayaa yiri“Afar nin oo dhalinyaro ah ayaa noo yimid Aniga iyo Allaha Unaxariistee Mahad Axmed Cilmi iyo Zeynab Abuukar oo wada socono,Mahad aniga iyo Zeynab ayuu dhexda nooga jiray Madaxa ayaana laga toogtay Bastoolad ayaa lagu dilay,
    Mahad markii lasoo duugay waxaa dhintay oo Qarax lagu dilay Agaasimihii Horn Afrik Cali Iimaan Sharmaarke Allaha Unaxariistee waxa ay aheed maalin aan xusuusteeda ka go’idoonin”

Komentáře • 7

  • @luulmohamed5524
    @luulmohamed5524 Před rokem +2

    Alle ha unaxaristo wlalky mahad ahmed cilmi waxey aheed malin anan ilowi donin malin aad u xanun badan alle waxan ugu baryaya in u janatul fardowso hooy ugu dhigo

  • @samirafaysal6526
    @samirafaysal6526 Před 3 měsíci +1

    Walahi wan xasutaa malintaas illah hau Wada naxaristo wariya yashii xaqdarada lagu dilay somaliya malinta ayan kaso tagnay ani iyo familkeyga

  • @ahmedaliseed
    @ahmedaliseed Před rokem +2

    Alliw u naxariiso wariyaasha xaq daraa lagu xasuuqi jirey wlhy allow cadaab ka dhiwr masakin bay ahayeen

  • @Barakodiin
    @Barakodiin Před rokem

    Rabi ha u naxariisto waan xasuustaa maalinkaas rabi ha u naxariisto idinkana dhamaantiin hanii xafido

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 Před rokem

    Rabi naxariistii Jano haka waraabiyo qabrigana ha unuuro walalkeey mahad maalin anan ilobaynin🤲😭😭

  • @munasheikhabdilaahi8535

    Allah xanuun badan Allah unaxaristo 💔😭😭 aad bey u xanuun badneyn

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 Před 7 měsíci +1

    Waxaa la yaable in dhibaatadaa dhacday aan leys weydiin waxii u sabab ahaa iyo cidii ka ma suul ahayd. Ula majeedo cunugii maskiin ka ahaa ee xabadda loo soo dhiibay ee waxaan ka hadlayaa gacstii la dan baysay. Taas oo ah figriga wahaabigaa ee manax ah ee shalay laayey wax ka badan 10 qof oo soomaliya.