Waayo joog: Faarax Siciid Sugule (IFISO) Siday usoo badbaadeen

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024

Komentáře • 15

  • @munalita
    @munalita Před 2 lety +1

    Taariq aad u xanuun badan waye wllhi ilaahay haunaxariisto shuhadadi snm dhamaantod ilaahay janatul fardawsa haku cazuumo

  • @user-gp9cl7up8o
    @user-gp9cl7up8o Před rokem +1

    Geesinimada waa loo dhashaa taan waxy cadeyneesa in isaaq iyo SNM ba somali dadka ugu geesisoon yiihin from hg sacad💪🫡🦁

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 Před 3 měsíci

      Mahasanid walaalahay sacad waanu idin jecelahay idinka iyo general caydiid

  • @farhaanjamaawed6852
    @farhaanjamaawed6852 Před 2 lety +3

    Mujahid halgama faarax ifiso libaax sare

  • @fourohio8091
    @fourohio8091 Před rokem

    Cajiib

  • @Abshirxirsi-de9fj
    @Abshirxirsi-de9fj Před rokem

    🎉😢😢😢❤❤❤❤😮😮😮

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před 2 lety

    waa gal qaboobe meeshuu sheegayo faarax waa reer caymeed oo mayaqaan woqooyiga
    hadaa buurahaa aragtaan ay mareen
    SNM waa yaabilahaydeen qaboobe waa buur nin arkay mooyee aan ninkale malayn karayn iyo nageegir hadana buurihii Casharaareed ayay mareen

  • @mohamedhome1518
    @mohamedhome1518 Před 2 lety

    Waa barnaamij wanaagsan oo kooban we don't have one hour to watch.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Před 2 lety

    Waar kaagan weiyaha sheeganaya ee Mr food maxaad barmaamijka ka gaabinaysaa ama u fidhiqaynaysaa hada ka Dib barmaamijyDaada waa laga guurayaa hadaad (20) miridh ka yaraadaan subscribe waa lagala noqon doonaa

  • @faysalabdirahman5613
    @faysalabdirahman5613 Před 2 lety

    Barnaamijku marka uu Taariikhyahay waxa fiican in wakhtigiisu dheeraado isla markaana taxane ahaado.