SU'AALAHA DIINTA SH USUULI

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 97

  • @k_y07
    @k_y07 Před 3 lety +15

    Rabbiyoow Raxmannoow
    Gafkeena & Gerridena ha kulmin.

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 Před 3 lety +20

    Sheekhaan dar alle aan u jeclahay sida fiican uu diinta u sheegaayo. Ani sheekhaan kaliya aan dhageestaa. Qerr illah ha siiyo.

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před 3 lety +5

    Maasha alaah tabaarakalaah sheakheena dulqaad badanaa ilaahoow ku xifdi waan yaabaa markii la weediiyo suaalo aan munaasab ahayn iyo sida uu u qanciyo dadkiisa jazaakalaah sheakh osman usuuli xafidulaah 🥰😘🙏🙏

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 Před 3 lety +10

    illah hakuxafido shekheena

  • @Durdur1
    @Durdur1 Před 3 lety +1

    Jazak Allahu Khayran Shiekh Usuuli iyo soo saaraysha barmaamujka waadna yareesaen xayeeysiiski Allah haydiin xafido amiin.

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před rokem

    Aniga sheekheeyga waa Sheekh Usuuli❤❤❤ 😥 بارك الله فيك

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi4333 Před 3 lety +14

    Asc sheikh Osman usuuli dar allah aan ku jeclahay

  • @rso143
    @rso143 Před 3 lety +9

    Fadlan noo shaaciya markuu sheekhu soo galo waxaan degannahay qaarado kala fog mana haysanno access to the channel. Lkn inaan soo wacno baan rabnaa

  • @anwarmhd6277
    @anwarmhd6277 Před 3 lety +1

    Jazakkalh Kheyr Sh Usuuli ilahey janadisa ha ku geeyo , ilahey dartis aan ku jeclahay wallahi

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka Před 3 lety +2

    Maashaa Allaah Allaha Ku Karaameeyo
    Sh Cusmaan Usuuli Guuleyso 🙏🙏🙏🤞

  • @orobleh77
    @orobleh77 Před 3 lety +7

    Sababta Shabab ay weli fidnadda u wadaan waa Ninka weli oggol in lacag baad uu siiyo.

    • @intawaalanwalaalkoodmm2277
      @intawaalanwalaalkoodmm2277 Před 3 lety +2

      Haduu diido inuu nafsadiisa weymaayo ma og tahay hadaad muqdisho joogi laheyd dhibka ay alshabaab dadka ku heyso

  • @yufeyibrahim4363
    @yufeyibrahim4363 Před 2 lety

    Manshaalah mungu.aoneshe.kheri.watu.wate

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 Před 11 měsíci +1

    Masha allaah❤

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 Před 2 lety

    Mansh allah shiikh usuli

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Před 2 lety +1

    Mansha Allaah🤲🤲🕋🕋💚💜💜

  • @fardowsamohaa6551
    @fardowsamohaa6551 Před 3 lety +1

    Jazzakallahu kheir sheikh

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Před 3 lety +2

    Maashaah allaah

  • @Gudcuro
    @Gudcuro Před 3 lety +2

    Scw scw 😍🤲🙏

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před 3 lety +1

    Masha allaha keep going shiqo allaha ku siyo kher scw scw scw

  • @abdiosman4770
    @abdiosman4770 Před 3 lety +1

    Mashaalaah.. Sheqa u suuli.. ALAHA Xifdiyo.. A aga

    • @abdiosman4770
      @abdiosman4770 Před 3 lety

      A agana Alaha nagu anfaco Wacdiga sheqa..

  • @umuamiinofficial849
    @umuamiinofficial849 Před 3 lety +1

    mashaalh

  • @apdizamedezze2518
    @apdizamedezze2518 Před 3 lety +1

    Ma sha allh sheekh alle hakibareekeyo

  • @maimunaaden58
    @maimunaaden58 Před 3 lety +1

    Mash allha

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Před 3 lety +2

    Masha Allaah

  • @shukrimohamed2739
    @shukrimohamed2739 Před 2 lety

    Mida maanta joogta kuwa culumada isku shegaya diidan jamac hadada tagaan dumarka mushulimaka carabeda qeyliye taasa mida wadanka ku burburo America ku siiye muslina 4sano dhigameena ilaa hadada sacdo mushulimaka ah qiyaano ku jirto alle garanawaaye aduunayada alle awoodiisa ku maamula noole iyo gaala gonida ah kuwa lamuslimiye cadakiisa goosana bidamilaaha alle caraba cadawo ah elehe ku wadato suaala ayaa ku sugee mida ayeya diinta alle logu gafeya amaano alle diintiisa ilaaliyo cadakiisa goosana bidamilaaha

  • @monalizalovemadrid9594

    Masha allah alle ha ku xafido Sheikh Osman usuuli❤❤❤💉🤍🤍🤍

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 Před 3 lety +3

    Su'aal ayaan qabaa shiikha sidee ula xidhiidhi karaa? Lanbarkiisa, ama meel kale?

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety +3

      +447448530960 Wakaa Numberka Shiikha Walaal
      Waxaad Wacaysa habeenka jimcuhu Soo galayo Waxaadna ka wacaysa Veber Saacada 9:00 fiidnimo Xaga Geeska Africa Xaga London 7:00 Fiidnimo Nasiib Wacan Walaal

    • @nasrinans5842
      @nasrinans5842 Před 2 lety

      @@dailyxiin mhdsnid wll jazakallh

  • @husseinburhan7920
    @husseinburhan7920 Před 3 lety +2

    Sh usuli Allah bless your soul inshlh

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 Před 3 lety +4

    Numberka Sheeqa laga Waco noo sheegay please

    • @anisaadanisse5908
      @anisaadanisse5908 Před 3 lety +1

      0447448530960 waaa number viber ah walal ka wac

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety

      +447448530960

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety

      @@anisaadanisse5908 Adiga Shiikh Hore mawla Xiriirtay Walala ?

  • @miskyali280
    @miskyali280 Před 3 lety +1

    جزآك الله خيرا شيخ

  • @seynababdullahi2229
    @seynababdullahi2229 Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @anwarmahamed5777
    @anwarmahamed5777 Před 3 lety +2

    Al shabaab xoog ayay igaga qaadan canshuur???
    Sheekh usuuli xoog wax lagaga qaatay waa wax lagaa xoogay

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety +1

      Alshabaab Qofka ay Canshuurta ka qaadayaan saguba wuu ogyahay inay baad iyo Qasab Wax looga qaadayo

    • @anwarmahamed5777
      @anwarmahamed5777 Před 3 lety

      @@dailyxiin waxaan kahelay oo aad ii cajabisay sida uu sheekhu runta uga sheegay arintaas culimo badan oo soomaali ahi arimahaas way kacabsadaaan inay kudhiiradaan xaqiiqo kasheegideeda

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety

      @@anwarmahamed5777 Horta anigu ma garanaya wax arinta shikh laga waydiiyo waayo sadar muuqda Su,aal ka dhaw ayay Somalidu dhahada
      Way dhici karta shiyukh dalka joogta inay arinka kayara dhacaan waayo naftoodo ayay ucabsanayaan ragani dad ilaahay yaqaana maaha hdaad afarahoda gashid waxa dhici karta inad eersato oo ay ku dilaan

    • @anwarmahamed5777
      @anwarmahamed5777 Před 3 lety

      @@dailyxiin waaruntaa walaal balse waxaan jeclaan lahaa qaarbadan oo culimada kamid ah oo siyaasada aad udhexdabaashaayi inay oo dawlad walba mucaaradayi ama labada qolaba iskusi uga hadlaan ama iska aamusaan
      Mideeda kale culimada gudaha lagaray oo waaruntaa cabsi ayaa jirta balse kuwa dibada jooga ee aysan al shabaab waxba yeeli karin
      Sababta aysan uga hadlin iyagoo shabaabku dadbadan oo muslimin ah ay xasuuqeen magaran karo diinta islaamku qofka muslimka ah ee ashahaadanaya dilkiisa aaadbay inooga digtay in lagu deg dego waliba inaga ka 🕋 muslim ahaan

  • @Zack-Izmir07
    @Zack-Izmir07 Před 3 lety +1

    Masha Allah 🥰🥰

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Před 3 lety

    Sheikh ilaahay qilmigaagaa ha kuusiyaadiyo

  • @ahmedaldalie7020
    @ahmedaldalie7020 Před 3 lety

    JAZAAKA ALLAHA Qeer

  • @hamdamohamedyusuf6315
    @hamdamohamedyusuf6315 Před 3 lety +4

    Wll sheekh imisada ayu so galaa

  • @bromy5469
    @bromy5469 Před 3 lety +1

    Shiiq Allah Ku xafido

  • @fadumokhalif3102
    @fadumokhalif3102 Před 3 lety +1

    Allah ku barkeeyo

  • @cabdidheere9402
    @cabdidheere9402 Před 3 lety

    Shiiqi Asc 3dalaqo hallmer mdhecee

  • @ju8952
    @ju8952 Před 3 lety

    Masha alah shiekh hafiduallah

  • @munaibraahimabuukar3740

    Scw

  • @fadumokhalif3102
    @fadumokhalif3102 Před 3 lety

    Sheekh mansha Allah

  • @nuuraadan9166
    @nuuraadan9166 Před 3 lety +1

    Masha Allah sh mahadsinid

  • @mumtazadan9092
    @mumtazadan9092 Před 3 lety

    Sheikh allaha ku barakeyo

  • @updysanka1252
    @updysanka1252 Před 3 lety

    Gabadi ayado laqaboo lawasay 22.00

  • @sophiaflores8430
    @sophiaflores8430 Před 3 lety +1

    As salami alailmu all, does any know how get the Sheikh's tel number?/

  • @shukrimohamed2739
    @shukrimohamed2739 Před 2 lety

    Aqwaani dhiiga muslina daadiya diinta ku heesana ku baneesada dhiiga daadiya xaramaka alle suuqa dhigtana dhiiga hantidooda ku dhacdo cadawo 1aada sama tell qiyaano ku wadato somaalida isku nacaba qiyaano ku jirto alle qabano siyaasada ku goosada ku raadinayase gaalinimada ku raacadeya mida itoobiyo dulmiga ku jirto arkaya waxaan leyihiina qabiila ayeya isku diraana taasa caraba ku adeegasato muslina ku baneesada

  • @ashaismail7436
    @ashaismail7436 Před 3 lety

    Maasha alaah

  • @yahyehassan8999
    @yahyehassan8999 Před 3 lety +1

    Sheekh lamberkisa aya raba hal suaal oo kaliya aya weydina

    • @dailyxiin
      @dailyxiin Před 3 lety +1

      +447448530960 Nubarka Shiikha wakaa Habeenka jimcahu Soo galayo ayaad wacaysa

  • @Crypto_investment_Scam_reviews

    Prank joojiya ddkan waalno🤣☹

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Před 3 lety

    Sallalaahu caleyhi wasallam

  • @maryanmohamed-ez1bq
    @maryanmohamed-ez1bq Před 3 lety +1

    Asc

  • @dailyxiin
    @dailyxiin Před 3 lety +1

    🙃😊

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 Před 3 lety

    Maanshaa allah

  • @rahmamohamed2522
    @rahmamohamed2522 Před 3 lety +1

    Good bless you ✝️🙏Sheekhoooow😇🇸🇴🇩🇯🇳🇴

  • @qaaliaragsan3087
    @qaaliaragsan3087 Před 3 lety +1

    27 minutes

  • @updysanka1252
    @updysanka1252 Před 3 lety

    Gabadi ayado laqabo lawasay ..

  • @gaadhsiiyemedia2726
    @gaadhsiiyemedia2726 Před 3 lety

    ayada quraan ka toosi

  • @habibaali1528
    @habibaali1528 Před rokem

    Hej

  • @Misscodey-channel
    @Misscodey-channel Před 3 lety

    Asxabda alle dartiis subscribe isaar

  • @maimunaaden58
    @maimunaaden58 Před 3 lety

    Meraba

  • @fartuunmaxamed2750
    @fartuunmaxamed2750 Před 3 lety +2

    Asc..scw.scw.scw

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 Před 3 lety

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hanirage6039
    @hanirage6039 Před 3 lety

    Hi

  • @halimamoalim6990
    @halimamoalim6990 Před rokem

    0~

  • @allidhalin272
    @allidhalin272 Před 3 lety

    sheikh hamigeyga waxuu yahay in aan kacbada ku duulo mise dudumiyo si aan u xaqiiqsado ilaaha la sheeko in uu dhab yahay mise wax nagala gaday haduu uu ii soo diro shimbiro dhagaxyo ololaayo walaahi yaa maray i will be a stronger muslim than i am today ii soo duceeya in aan kacbada ku yaaco mise mareykan kusoo duulo aan aragnee awooda rabi aanan weli arag.

    • @suhurosman1007
      @suhurosman1007 Před 3 lety +2

      👏👏👏👏👏😡😡😄😄orod soo dudumii kacbada alleh wlhi malaha ilhy been ayaa kaa amiinsan thy miyaa lkn mad kuu dhacdaa afkad kaledahaye

    • @june6206
      @june6206 Před 3 lety

      Inad dhimaneyso miyayna kuugu fileyn hadey kugu fileyn isku xidh bari Amin talo saro nolashadu sidey isku vadasho ad aregtide mida kale Allavad lee Dee gadanad awoodisa aminsaney maxad Alle iyo walahi iyo better Muslim u leedahay wabad tahee kabcada ha tagine dakhtar tag qurana isa sat khayr van kuu rajaynaya takale danbiga in lays kaga soo maydhaa loo tagaaye looma tago in danbi lagu soo galo toobad keen

    • @Hadhwadaagnews
      @Hadhwadaagnews Před 3 lety

      Ilahay awoodiisaa waa arkaysaa dhawaan it will coming to you as soon.

    • @nasrinans5842
      @nasrinans5842 Před 2 lety

      Subxnallh alla ilhyow qatumada nagu sug anaga iyo intii muslima. subxnllh bal ilhey ulaawo saan hada kudhimato halisaa kujirta ilhey haku soo hanuuniyo

  • @bromy5469
    @bromy5469 Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @farxiyocisman2674
    @farxiyocisman2674 Před 3 lety +1

    Masha allah

  • @museabdi7101
    @museabdi7101 Před 3 lety

    Masha Allah