Meeshaan Wax Mari Karo Malahan | Loolanku Halkaan ayuu ka bilaaban doonaa .

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Komentáře • 424

  • @user-bq5dy2qq1s
    @user-bq5dy2qq1s Před 8 měsíci +63

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ 💖📿

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf Před 8 měsíci +26

    Waxay odhanayaan budh-cad badeed laakiin waxay hilmaamsanyihiin iney yihiin ciidan difaacaya badooda Hanoolaadan ciidamada bada soomalia❤❤🇸🇴

  • @maxamedaamiin-ne2vz
    @maxamedaamiin-ne2vz Před 8 měsíci +64

    ku sali nabi maxamed scw😍😍

    • @maxamedsiyaadsaciid6460
      @maxamedsiyaadsaciid6460 Před 8 měsíci +2

      نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤😢😢😢😮😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohamedahmedxusein
      @mohamedahmedxusein Před 8 měsíci +1

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Před 8 měsíci +142

    Ku sali saliga nebigena muhammed scw The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw❤❤❤

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Před 8 měsíci +34

    Wlhi warun xutiyiinta Aniga sifican ayaan u taagersanahay allaha u gar gaaro ciidii Reer falastiin🇵🇸 garab istaagto ❤

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 Před 8 měsíci +24

    Xuudiyin ha odhan yamaniyinta !
    Allaha swt barakeeyo qof kasta oo tageera walalaha Falastiin

  • @ahmeddhagacade6047
    @ahmeddhagacade6047 Před 8 měsíci +25

    Yementu waa dadka ugu geesisan carabta oo idil 5:28

  • @user-qh5qs5qc3r
    @user-qh5qs5qc3r Před 8 měsíci +23

    ALLAHU akbar☝️
    Ilahow ramadanka nabad nagu garsii❤🤲😊

  • @goodluck4021
    @goodluck4021 Před 8 měsíci +58

    Ciidanka bada somaliyeed walaleheen burcad badeeda❤😂

    • @xikmaawi2326
      @xikmaawi2326 Před 8 měsíci +5

      Haa wale 😂😂

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 Před 8 měsíci +4

      Waa runtii

    • @yuusufciise9616
      @yuusufciise9616 Před 8 měsíci

      Hhhhh waaku maqlaa wll

    • @ikraambashiir5105
      @ikraambashiir5105 Před 8 měsíci +1

      Haahey wuu saxanyahay wlkna Cumar inshaar swbtoo ah burcad badeedka wa ciidanka kaliya ee xata mareekanka awooda isbidayo uu ka baqo marka walaalaheena burcad badeedka ha shaqeestaan 🫡🫡🫡🙏🤴

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer4666 Před 8 měsíci +11

    Legend baa tahay cumarow waan ku wataa.shaqo fican ayaad haysaa😂😂

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k Před 8 měsíci +38

    اللهم أنصر إخواننا المسلمين الفلسطينيين 🤲🤲🤲اللهم اكفنا هم بما شئت 🤲🤲🇾🇪🇵🇸🔻🔥🔥🔥

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 Před 8 měsíci +37

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين في فلسطين 🤲🤲🤲

  • @suuqaxoolahaofficial6866
    @suuqaxoolahaofficial6866 Před 8 měsíci +27

    Ustaad 1Million ka badan baad naga mudan tahay💯 ✓

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Před 8 měsíci +16

    Walaaleheen burcad badeed 😂😂😂maanta barnaamijka waa wada qosol

  • @giirecarab3365
    @giirecarab3365 Před 8 měsíci +17

    Waxa farxad ii ah inaan kanaalkaaga kusoo biiray 2018 ilaa hada waan kugu xidhanahay wllhi ustad waxbadan baan kaa faa,idey, ustaad Omer guulayso.🙏❤️🎉

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Před 8 měsíci +4

    ان الذين كفرو وظلمو marekan iyo yahud jahnamo aya alle udiyari insha allah

  • @Mohahassan11
    @Mohahassan11 Před 8 měsíci +6

    M.a insha allah guul
    Sxb cumarow cuutiyiinta waxa ay yihiin iyo waxa ku kala duwan nahay muuqal ka soo samey i.a

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman Před 8 měsíci +8

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🍃

  • @libanahned7306
    @libanahned7306 Před 8 měsíci +15

    Waxaa nasiib ah xuutiyiinta xukuumad amarta ineeysannjirin ee hadalka looyeerinaayo,waxaan dhihi lahaa baabul mandab cidna yeesan marin, hanoqdaan muslim ama kaafir sicir barar hadhaho,gaza dhibta lagu fiirsaday halawada dareemo alahu akbar mahadsanidiin yemen❤❤❤

  • @cabdishaakir_maxamed_xasan
    @cabdishaakir_maxamed_xasan Před 8 měsíci +5

    Ciidankeenna badda somalia alle habarakeeyo ❤❤❤

  • @aziayusuf103
    @aziayusuf103 Před 8 měsíci +21

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸 يا رب 🤲

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 Před 8 měsíci +16

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم أللهم كن لهم عونا ونصيرا اللهم آمين يارب العالمين اللهم امين اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🇦🇪🇦🇪🇦🇪

  • @Samba_gameofthrones
    @Samba_gameofthrones Před 8 měsíci +5

    Waxan rajeynaya inaan noqdo CZcamsr 😢 sida ogaansho 😊🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @YusufJowhar49-tk3uu
    @YusufJowhar49-tk3uu Před 8 měsíci +32

    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸 ❤❤❤❤

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Před 8 měsíci +25

    😂😂😂inaad na arkeysaa mooda gabadha halka fadhido ayedayaa shaaha cabayso 😂
    1 million coming soon

  • @MaryamaMohamed-zm4nf
    @MaryamaMohamed-zm4nf Před 8 měsíci +2

    Mahadsanid ❤❤

  • @muscabahmed8704
    @muscabahmed8704 Před 8 měsíci +3

    Masha,Allah wll cumar Allah ku barakeeyo waxaa tahay dadka naadirka ee munaafaqada caalamka ka socota si xaqiiqa uga hadla cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban Allah ku siiyo
    ❤❤❤

  • @maxamedsiyaadsaciid6460
    @maxamedsiyaadsaciid6460 Před 8 měsíci +13

    Walalaheen burcabadeed waa in ay how shooda qabsadaan omar ishaar cawa waa ika qoslisey😂😂😂😂😂 pro

    • @sirajalfaqeeh
      @sirajalfaqeeh Před 8 měsíci +1

      😂😂 walaalaheena ciidanka bada soomaaliyeed walaalaheen burcad badeed.❤

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 Před 8 měsíci +13

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. استاذ عمر انشار شكرا جزاك الله خيرا وبارك فيك، أللهم انصر اخواننا في فلسطين في الصومال وفي كل مكان، اللهم آمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤

  • @ZakiApdilahiHussein-eo9sh
    @ZakiApdilahiHussein-eo9sh Před 8 měsíci +8

    اللهم انصر إخواننا في فلسطين 😢

  • @salmnalcawdh
    @salmnalcawdh Před 8 měsíci +5

    صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم

    • @CabdiXabiib-tt9pg
      @CabdiXabiib-tt9pg Před 8 měsíci

      اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ❤

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 Před 8 měsíci +3

    Waa inaan qadarinaa cid iyo wadan kasto oomuslim ah 🤲🏿Quul ha noolaadeen.

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 8 měsíci +1

    ASC cumar inshar Habo Wad istahisha sabisrey waad uqalanta ilaahey ha ku barakeyo ❤️🇯🇴🇸🇴

  • @cabdulahidubad2018
    @cabdulahidubad2018 Před 8 měsíci +14

    Qofkii ugu horeeyey ☝️

  • @Tall_mann
    @Tall_mann Před 8 měsíci +66

    War ayeeyo iyo abaayo aa i ag fadhiyeen wee yabeen 4:31😂😂

  • @mohamedsaedmohamed
    @mohamedsaedmohamed Před 8 měsíci +5

    Jiliinkaagu Waa 100% wllhi Zxp
    Mnshlh mnshlah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Před 8 měsíci +3

    MaanshaAllah thanks 🇸🇴👏🇵🇸🇵🇸🤲💪

  • @kabtanassad9763
    @kabtanassad9763 Před 8 měsíci +2

    Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤

  • @drapdirahmanosman
    @drapdirahmanosman Před 8 měsíci +33

    Waa in somalia lagaga dhawaaqa nidaaam sida houthiyinta oo kle calanka somalia sita oo aan maqaar saar aheen yaa igu raacsan like saar❤

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 8 měsíci +3

      Miskiin maxa ka horeeya marka hore somalidu ayagaaba islaynaaya oo is cunaya waaxay calankan aadka sheekeynaysa bal indhaha miirqabka ku fiiri

  • @freegym7265
    @freegym7265 Před 8 měsíci +2

    Masha allah Xuutiyiinta Yémen Allahu Akbar vive

  • @MaxamadDaahir-go3en
    @MaxamadDaahir-go3en Před 8 měsíci +4

    Umar insha wall waxan kacodsana ina so celiso loga dii ogansho ee kubilabanesay magaca janalla❤

  • @user-cm5ld5io7k
    @user-cm5ld5io7k Před 8 měsíci +1

    اللهم إنصر إخواننا المسلمين المؤمنين الموحدين المجاهدين المرابطين في فلسطين اللهم كن لهم عونا ونصير اللهم ثبت اقدامهم وسدد رميهم اللهم سخر لهم ملائكة السماء وجنود الأرض اللهم انصرهم نصرا عزيزا مقتدر وإحفظهم بحفظك اللهم أمين

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Před 8 měsíci +4

    Anagu waxaan taageeersanahay walaalahayo falastin iyo cidkasta oo u gargaarta
    Allahu Akbar
    Guul insha Allah

  • @aacaska
    @aacaska Před 8 měsíci +1

    Waad mahadsan tahay cumarow muuqaalo fiican ayaad bulsha.soomaaliyeed u dugbisaa hore u Soco

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Před 8 měsíci +1

    Ilaahay hajabiyo Yahuuda iyo wixii taagersan.
    Aad baa umahad santhy wll Cumarow
    Jazakallah Allahu kheyra

  • @yomamaobama4184
    @yomamaobama4184 Před měsícem

    Jazakallah ustaad cumar

  • @fardowsamao351
    @fardowsamao351 Před 8 měsíci +51

    SubhanaAllah ❤😂

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Před 8 měsíci +28

    اللهم يا من لا يُهزم جُنده ولا يخلف وعدُه، ولا إله غيره، كُن لأهل فلسطين عونًا ونصيرًا، ومعينًا وظهيرًا، اللهم انصرهم ولا تنصر عليهم اللهم لا ترفع لليهود في فلسطين وفي غزة العزة وفي القدس الشريف راية، ولا تحقق لهم غاية واجعلهم للناس آية
    ‏🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @user-cp2vl1jq8f
    @user-cp2vl1jq8f Před 8 měsíci +6

    Ugu horeyn waan kusalaamay cumar inshaar sidoo kale Allah ha,guuleeyo walaalaheen xamaas iyo dhammaan reer falastiin (Aamiin)intaas kadib warbixin inooga soo diyaari xuufiyiinta iyo sida ay hubka ciidanka yamen gacanta ugu galay iyo weliba dagaalkii sucuudiga iyo xuufiyiinta (Mahadsanid)❤

    • @user-cp2vl1jq8f
      @user-cp2vl1jq8f Před 8 měsíci

      @@user-jd8sx9lw6w sidaa wax u fahan tahay ma,aha wll aan kuweydiyee adiga xaaladaha hadda kajira qasa ma waxaad kala socotaa janaalka ogaansho keliya

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 Před 8 měsíci +1

    Allahumma sali wasalim calaa Nabiyinaa Muxamed

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 Před 8 měsíci +2

    Mahadsanid walal ninka kaliya ee aan kaga xirnahay CZcams

  • @user-ry4le7lr8h
    @user-ry4le7lr8h Před 8 měsíci +6

    Ilaahow u hiili walaalaheen falastiin . Ciidamada badda soomaaliya amar qabaan .

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 8 měsíci +5

    Team Qalbi one love😂❤️majoogtiin ani cml👋❤️‍🔥inta daawneyso Video gaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay ♥️ inta ka heshy muuqaalkaan Jumca Mubarak ❤️Qalbi is Not Easy somali waa jasaariin intee qisada socotay hal qof o comment xun so qoraya indhaheyga may qaban dantina garten gbdha ka foqo shayadin ba tihiine xuriyada AYADA BA LEH 😏

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Před 8 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤❤ wll cumar inshaar ❤❤❤❤❤alle haku xafido ❤❤❤❤

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 Před 8 měsíci +2

    Mashallha ustaad Allah ku barakeyo

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 Před 8 měsíci

    Mashaa Allah Ilaahey
    Haku Xafido Cadowga
    Ilaahey Hakaa Qabto🙌❤

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media Před 8 měsíci +8

    Anigaa u horeeya ❤

  • @mohamedyusuf8690
    @mohamedyusuf8690 Před 8 měsíci +4

    Burcad badeed waa wax xun, mana aha wax u wanaagsan simalida waayo waa dhaqan xumo, khamri, daroogo, macsi iyo akhlaaq xumo haku dhiirin dhalinta simalida fadlan

    • @habiboelmo7877
      @habiboelmo7877 Před 8 měsíci

      Bax bada anaga leh doqonyohow america caqliga kaxaday😊😊😊

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad Před 2 měsíci

      Heheheh😂 war wixii reer galbeed ku sheego maad qaadan badaan anaga ayaa leh waana difaacaneeena wixii so maro neh jizyo ayaaa laga qaadaya😮😮

  • @abdulahimuhamud4024
    @abdulahimuhamud4024 Před 8 měsíci +1

    Masha allah waa hadal macquul ah thankx bro

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 Před 8 měsíci +1

    Mashallah Yaman & Somalia Waa is soo dhaw yihiin

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Před 8 měsíci +3

    ASC Guuul inta jecel wanaaga Anaga ku ma xirniin Etopian ee waa garanesaa dadka jecel Etopian waa Darood anaga waxaan nahay dad Rabo inuu xor ku noolado no gumesi naga baro dadka Cumar inshar ha biqleso Guuul xasan sheik mohamud iyo umada somali inta jecel hormarka somaliya waana guulesaneena bi idnilaah insha Allah wabillahi toofiq

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 Před 8 měsíci

      Lakin Kenya Wala Sujuudi Karaa iyo Imaraadka Adiga Leflefeya Wansugaaya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Halaag Baarto Jaale Digir😂😂

  • @FarisAxlam
    @FarisAxlam Před 8 měsíci +10

    Subxanalah
    Alxamdulilaah
    Allahu akbar

  • @ibraahimxasanibraahimxasan2768
    @ibraahimxasanibraahimxasan2768 Před 8 měsíci +1

    asc macalim madaama aan walalaheena falastiin an gaari weynay wa in aan walalaheena yamen aan oo daris nahay waan garab istaageena hadii aanahay difaacii bada Somalia waa inagu waajib ina talaabo aan lamahdin ina qaadno insha allah

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před 8 měsíci +20

    Xuutiyiinta Yemen it's not easy 😂

    • @navergiveup9578
      @navergiveup9578 Před 8 měsíci +3

      😂😂😂😂😂 wllhi isn’t easy

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Před 8 měsíci

      ​@@navergiveup9578anga marka hubka culus soga dano ku biirno madama cunaqabteenka ngala qaadey😂😂

  • @ahmeddhagacade6047
    @ahmeddhagacade6047 Před 8 měsíci +2

    Yementu waa dadka ugu geesisan carabta oo dili 4:31 4:34

  • @saalax12axmed19
    @saalax12axmed19 Před 8 měsíci +2

    Msh Allah wllky waa runta wlhi Illahay haku xifdiyo ❤😢

  • @fardowsaahmed5569
    @fardowsaahmed5569 Před 8 měsíci +2

    Asc maasha Allah Allah kuxifdiyo Aduuna iyo Aaqiriba guulayso ku nolowa nolasha igu quruxada badana adiga iyo family kaaga waan kusalaamay eddo mcn garashada iyo geesinimada iyo runta illahay kumakana siiyo waa hibo illahay bixiyo markale waxana ku leeyahay maasha Allah tabraka llaha guula iyo gobanomo ❤🎉

  • @AbdullahiAhmed-ev6ml
    @AbdullahiAhmed-ev6ml Před 6 měsíci

    Asc walal xaalada somaliya waa inshallah kheyr ayey noqon doontaa laakin waxaan garan la' nahay cadawgeena koowaad waana imaraadka cabta, kaligeena ma ahan ee waa muslimiin oo dhan Allah ha naga qabto laakiin waa in lagu baraarugo

  • @Garansho
    @Garansho Před 8 měsíci +1

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Daawadayaasha

  • @SakaiFaarax
    @SakaiFaarax Před 8 měsíci

    Ustaad omar inshaar Kan Shikha waa fany

  • @abdikirinsiciid840
    @abdikirinsiciid840 Před 8 měsíci

    Macalin ilaahey haku barakeeyo

  • @Laugthchannel
    @Laugthchannel Před 8 měsíci +1

    Muhiimadu waa Haddi aad Nadtaada Dhimasho u hibayso, Waaa lagu Karaaamayn

  • @HamidaKhatun-nw2lp
    @HamidaKhatun-nw2lp Před 8 měsíci +1

    Yamaniyiinta waasaxsn yihiin waa dadka kaliya oo falastiin lajiro intakale qashinka raaciya yaman waa mahadsantihiin viva yamen

  • @user-ct5bg3bs5l
    @user-ct5bg3bs5l Před 8 měsíci +1

    waa ka wataa shaaheyga cadeeska ee cadaniga ah sxb sare ❤

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Před 8 měsíci +2

    Xuuti guul insha Allah

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt Před 8 měsíci +1

    Inasha Allaah coming 1m in kabadanba waad istaahisha anu kolley 2022tan kuguso biiry

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Před 8 měsíci +1

    Mansha allah inan aragno 1 m congratulations 🎉 🥰🥰🥰🥰🥰ayan dhaw insha Allah

  • @user-ud5mo8vi5l
    @user-ud5mo8vi5l Před 8 měsíci +5

    Hĥhhhhh😅😅 ar maxaad sameesay❤❤❤❤ love u ogaansho ❤❤

  • @fesalyasin7887
    @fesalyasin7887 Před 8 měsíci +3

    Masha Allah tabarakaALLAH ✅💯💪

  • @UPDULAAHIADDEkADDeUPDULA-sm4ij

    Cunuga wacelka ee israaiil waa bakhti oganshow 1 million waa soo dhawyahay saxib

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 Před 8 měsíci +1

    Ilaahay hayna quweeyo Soomaliyeey 🇸🇴❤️

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Před 8 měsíci +1

    ASC PROTHER CUMAR INSHAR your Topic is huuti not muslim Sunni and we are strong people 💪 our muslim leaders are sleeping insha Allah, one day they will wake up, don't give up. I know we are weak, but we must go back to the Quran and sunnah Nabi muhammed SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MOFARAHMF
    @MOFARAHMF Před 8 měsíci

    M.a ha la isbarto 👏👏

  • @sagalmahamed8745
    @sagalmahamed8745 Před 7 měsíci

    kabadan aayad mudanthy wll Cumar alaha Ku sharafo 💯 20 malyan Hala garsiyo

  • @user-hf4nh4hj7j
    @user-hf4nh4hj7j Před 8 měsíci +1

    Xuutiyinta ma jecli waa shiico anigu waxa an ahay suni lkn xuutiyinta yaman waxan ugu hambalyena tilabada ee qadeen wexe dhooren sharaf keena guulesta ayana lee yhy ree palestine 🇵🇸 qofkii u gargaro anaga waan wadana😊

  • @melmi3299
    @melmi3299 Před 8 měsíci +1

    ❤❤Guul iyo gobanimo falastiin Insha Allah ❤

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 Před 8 měsíci +4

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي غزة اللهم انصر نصرا عاجلا غير آجل يارب العالمين

  • @aidrousmohamed7749
    @aidrousmohamed7749 Před 8 měsíci +1

    Haday ina dhagaysanayaan walalaha budhcad badeed kuso dhawada ❤

  • @Xasanxidig
    @Xasanxidig Před 8 měsíci +1

    Shaah ma heesto laakiin hal xabo moos ayaa ii fiiqan

  • @boqorkabartamahanemanjajab8655
    @boqorkabartamahanemanjajab8655 Před 8 měsíci +1

    Insha Allah 1m weey soo socataa

  • @djamacmahdi8721
    @djamacmahdi8721 Před 8 měsíci

    Macalin ustaat omar inshar no soo biri

  • @Somaali_Wayn
    @Somaali_Wayn Před 8 měsíci +2

    Wll ogaansho yamaniyiin ma nihin Waaalo e wa ragii ciidankena jabiyay dagaalki 1977 iygo la safray xabashidi sax diin way naga dhaxaysa Lakin wa cadowgena darajada sadexaad plus waxay naqa haystan jasiirada suqadra 👍🏽

    • @user-hi8ts8ry4j
      @user-hi8ts8ry4j Před 8 měsíci

      Yemen kuuma baahna socotra adigana malihid okay

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad Před 2 měsíci

      Siyaasad ayaa aduunka jirta qof diiin kugu hiilineyso maleh socotra neh maalin wan soo ceshn dooonaa😢😢

    • @Somaali_Wayn
      @Somaali_Wayn Před 2 měsíci

      @@user-hi8ts8ry4j dabada u dhigo hee yananayiinta

  • @abdijabaribrahim8558
    @abdijabaribrahim8558 Před 8 měsíci

    Mahadsanid walalkay Omar inshar

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 Před 8 měsíci

    From now on Walahy I love Huthi people they are real men they are the only people who stood up for Palestine, even tho they have nothing.

  • @danielpubg5769
    @danielpubg5769 Před 8 měsíci +4

    Waxaan ahay wiil Reer Awdal ah kunool magaalada sayalac habeenkasta waxaan ka kaluumaysanaa badhtamaha bada cas waxaanu ku kulanaa mararka qaar dhalinyaro xuuti ah ama yemeni ah oo hubayaan, waxanu ka qaadanaa Qaadka mar mar, iyaguna waxay na waydiiyaan sigaarka beensalka ah oon laga helin yemen, stiigbaan uso qadanaa , waa rag fiican lakin waa dad waalan oo waxa ay halia galiyaan naftooda markay mirqaaman waxay aad ugu ciyaaran hubka

  • @user-fr6vr9xl8r
    @user-fr6vr9xl8r Před 8 měsíci +1

    M,z 1M insha alaah wll cumar inshaar ❤😂🎉

  • @allemagan9887
    @allemagan9887 Před 8 měsíci +1

    muuqaalka waaban ku cashatnayaa ustaad 😂❤

  • @user-lv6vn5wm3g
    @user-lv6vn5wm3g Před 8 měsíci +1

    3 years ago 👍Inshallha 1m

  • @anabali5298
    @anabali5298 Před 8 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤horay uu soco guul❤

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v Před 8 měsíci

    Ilaahey Waxan kula balamey inaann habaro hadi aney hanunn ku lahey ilaahey agtisa inu Alle dhafiyo umada musliminta laba maxamed imardka iyo kasucudiga labada Alle hadhafiyo musliminta biidnilahi dag dag inshaahu🇸🇩🇯🇴🕌🕋