Masha Allah shukri masala Allah Ku daysto qaali hawol baad haysaa halkaa kasii wad Ku an waxba ogenbaa kugu daysanayo sida anigoo kale naga dhis dhan walba sharafeey wana rajeynayaa inaad guul wacan kagarto insha Allah cafimaad Ku waar maclimada qaliga ah
Shugri walaal walahi haddi aan nin ahaan lahaa waan ku guursan laha dhib welba aan ku mare. illahay swt sawj wanaagsan haa ku siyo insha allah caruurtana haa ku xafido
You prolly dont care but if you guys are stoned like me atm you can stream all the new movies on instaflixxer. Have been watching with my brother during the lockdown =)
Masha alaah shaax iga dheh anigon wali cabin ayabo justo noqday insha galabta in aan kariyo lee jirto shumri cadey shukrn qaliyey horay usoco
Hi thank you for teaching us how to make the best Shaah. Can you post a video on How to make Qaxwo Somali?
Wlhi reera shaah Ayaan ahay waan ka faidaysanayaaa insha Allah Thanks xbbti shukri Masala❤️💛
Masha Allah my sister thank you SO much😍😘💖💐
Masha alah macaaan halkaan ayàan ka cabay bil caafiya abaayo👌👌👌😍
Jazaakallah xabiibti sida noogu faaideynesid ilaahey adiga na hakugu si zaaidiyo
Masha Allah shukri masala Allah Ku daysto qaali hawol baad haysaa halkaa kasii wad Ku an waxba ogenbaa kugu daysanayo sida anigoo kale naga dhis dhan walba sharafeey wana rajeynayaa inaad guul wacan kagarto insha Allah cafimaad Ku waar maclimada qaliga ah
Masha alah hadaba Ku turana mahadsanid shukri cdey ❤
Masha Allah tabarakalah so yummy
Masha Alla😋😋 it looks nice,,,
Mashallah Abaayo qaali shukri Masala 😋😋😋😋👈❤👍👍👍👍👍👌👌👈❤🌹
Mazha allh shukri mohamed ali shukri masala jazka allh khyran axsan jaza sida wacane no cawiso alle haku cawiyo hore u soco
Masha Allah jecliyaa shaah cana geel
mahad sanid abaayo mcnto ilahey gacmahaga hakuu barakeyo iyo dhaamaan jasadkada narta ale hka badbadiyo waxaa tahay qof hormarkena jecel ale haku jcelado xaasid matihid wlhi
Masha Allah xpipiiptii ilhy hakuu barakeeyo sharfeey
Manta Ana ugu horeeyo shukriyeey waku salaamey qaaliyey
Shugri walaal walahi haddi aan nin ahaan lahaa waan ku guursan laha dhib welba aan ku mare. illahay swt sawj wanaagsan haa ku siyo insha allah caruurtana haa ku xafido
Masha allah shukriye illahay ajar iyo xasanad hakasiyo
mashaa allaha habo jazakallahu qeyr allaha ku xafido adi iyo famlygagaba
shugari masal abayo mcn shah lee kaabarta wlhi sidu i anfacaya alle aya og qeer allah ku siiyo
Haplaha soomaliyed fanan kina Channel kan plz my fans Subscribe plz Channel keyga inta qoraal keyga aragto adoo I arkay ha idhaafin one love soomalia
Suldaan cade adiga miyaa muse fek waaye
Fake lee waye walo jeeda
lkkk waa fake maha suldanki saxda ahaa
Subscribers isar pls ani wan kusar suldan seeeraar
Walaalo fanaan kina waye aadba idin jeclahy huuno Subscribe idhaha alaha idin sharfo
mnsha allah illahy gacanta hakuu barakeeyo shaah lawsna nosoo gali insha allah
masha.Allah
Masha allah mcnto allaha Ku barakeyo
Shukran walashey ilahay haku daayo abayo qaxwaha sida lokariyo aya idhibta marka noso gali
Mnsha allah❤❤ hapo illahy dartiis ayaan kuu jeclhy😍 shukran hapo mcn
Mashalla dhaax Cano Geel I love
Asc Sugri mashallaah caadi maha Aad baan uga heley neirobi markaan imaadey markii igu horeesey waan yaabey lkn markan dhadhamiyey wlhi leyskama qabankaro mahadsanid😍💝
Thnkz xbbti shukri masala😍😍😘
Meesha joogo mayaalan caano geel shaahana waan jeclahay
Mashaalah tabarakaalah jazakaalah abayo
Masha allah shukri qaali cafimaad ku cb
Mashallh
Am big fun shax cano gal ah Masha Allah abayo jazakallah kheer wajazaa 👏 👏👌💎👑🌹👍👍👍👍👍👍👍👍👍🍵
Mash allh waan kufanaan macalimadeeda allh iikaadayo
Qeyr qabtoy thanks so much
Masha allah habibti shukri sharaf
Maansha allh khyr alle hku siiyo
Shukri wll shukran hadaan nin ahay waan Ku guursan lahaa dhib walba aan ka maree
Wwwww masha allha abayo wana kahely aniga galbata ayan xajega usmen a wana kafa iday mahsnida
Masha allah manta waxa ku guleystay inaa noqdo qufka ugu horeyo
abaayo shugri masha allaah kheeyr batay allaha kusiiyo😍😍😍❤❤❤❤
Mash allh shugri waad mahad santhy abayo xage lagaa helaa
masha allh abayo illh haku xifdiyo
Thanks sis
wcs maasha Alaha abayo qali
Masha Allah
aniga u horey manta wlshey shukri sharaf
Masha Allah abaayo macaan
maansha Allah
Wsc abayo mash Allah shukran
Shukran wll
Thnks sharafeey
caano ari ama booro malagu isticmaali karaaa
Masha allah abaayo 😍
Maash allah inaba caadi maaha
Waaaaaaw cadirisaq
Maha
Mansha allah walashey
shukriyey abaayo ado mahadsan maso gelin kartaa digaagii malnitii hooyo quraan saarkeda ee burjikada ku samaysay plz xbbti?
Masha allh abyo shukhri mahadsanid 👌💟😜💌
Manaha alllh
shukrn abyo dar ilahy bn kujclhy
Waaw👌
masha allha
Mashallah
Walal caano lo aad malagu samayn kara
MashaAllah
Intee ka helaa waxaan joogaa ingiriiska
Inta hahaha jecel like
ina adeer wixiba wada Caaano. bad ka. dhigtee
Masha allah 🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
You prolly dont care but if you guys are stoned like me atm you can stream all the new movies on instaflixxer. Have been watching with my brother during the lockdown =)
@Quinn Jorge Yup, been watching on InstaFlixxer for months myself =)
Dhaka jabiye wee kan masha allaah
Asxaabta subascribe ka igu soo qaqabta
Dhakajabiyehaygi weeye kkkkkk
wcs shugri qaali maxaad nowadaa abaayo
Msh allh
mnsh allaah
Africa tea ayaa is ticmaala mar ks uu dabey so soo kuma daritaro calenta
zhugri wlzhay wan ku tageraa quruxeey
Wll horsy usoco wll
Wcs habo mcn shukri su al ayaan qawaa habo caanaha loda maka sameylaraa sidaan canahaan geela aad uga sameysay
Haa abayo aniga hindiya jogaa loday ka samaystaan dhaha
Mahsanid quruxey shaaha caanaha geel wan ubaahnaye
🍺
Wsc
Wcs abyo quruxey ilaah kubarekeyo cadi mahan ❤
Wsc wana kaqdny
masha allaah casiriye wanagsan❤
👉👉👉👉👉🤔
❤❤❤❤👄👄👄👄👄
Shaa lows so geli
Woow waxkle ayaad tahay
Masha Allah
masha allah
mash allh
Masha allah
Masha allah