Video není dostupné.
Omlouváme se.

Caabi Mire iyo Safiya Tusmo --Waxaan ahay nin caanoo -- Xusuustii Rooraare iyo Qamar Harawo.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 02. 2021
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Komentáře • 38

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 Před 3 lety +2

    Caabi mire iyo safiya tusmo two legend

  • @capitanotaabici7073
    @capitanotaabici7073 Před 3 lety +6

    Erayadii Abwaan dacar
    Laxan Axmed nuur *jaango*
    Codadkii hore Cumar xasan rooraaye iyo Qamar harawo
    Codadka hada caabi mire iyo safiya tusmo

    • @ibarahimcali7574
      @ibarahimcali7574 Před 3 lety

      Siciid Xarawo ayaa leh codka iyo Misigiba malaha Jango

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 Před 3 dny

      Laxanka Siciid Maxamed Cali Siciid Xarawo ayaa lahaa dariskaygii xalaasha xafada waabari 72gii

  • @nevergiveup-ej3iy
    @nevergiveup-ej3iy Před 3 lety +1

    Raggii fanka lahaa ayaa boodhka iska jafay wow caabi waad la habsaantay

  • @nuurabiib9227
    @nuurabiib9227 Před 2 lety +1

    Masha tusmo cod iyo muuqbay isku darsatay alla yacisika

  • @farhansalat8028
    @farhansalat8028 Před 3 lety +1

    Tusmo waan ku wataa

  • @suhaibahmed3589
    @suhaibahmed3589 Před 2 lety +1

    Wow! Runtii way heeseen! Heesta kasta oo Axmed Nuur Jaangoo laxanka saaray dhegta lagama qaadi karo!

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 Před 3 lety +5

    Xasuustii harawo iyo xasan cumar rooraaye erayadii abwn dacar

  • @souleikawrah3058
    @souleikawrah3058 Před 3 lety +1

    Gabadhan waan taageeersanahay gar iyo gardaroba

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 Před 3 lety +2

    XUSIISTII ROORAYE IYO HARAWO
    LAXANKII AXMED NUUR JAANGO OO LAHAA LAXANKA LOGU JECLAYEY HEESIIHI DHEXE

  • @ll8882
    @ll8882 Před 3 lety

    Wale hesaha ay xulatay meel bay u qornayen safia dawlad yar yar naga boufi ismoday khatar wasida horeeh u soco hergasa wa taktay nacam

  • @apdiqani9389
    @apdiqani9389 Před 3 lety +2

    xasuustii rooraye iyo qamar erayadii dacar

  • @faraxfarah8995
    @faraxfarah8995 Před 2 lety

    Mansh allh waalahy waakahelay

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 Před 3 lety +3

    Waxaan ahay nin caanoo
    Cilmi iyo Aqoonloo
    Cirka iyo dayaaxa tagay
    ilbaxnimada culus iyo cidkastaba yaqaanoo.
    Ciida kala shubaayee
    Cashaqu haddu jiro
    Adan calanka ii ka dusudhanyahe
    Aan wada ciyaarnee
    Hadal haygu soo ceelin

    • @abdihakinmohamedbashir2252
      @abdihakinmohamedbashir2252 Před 3 lety

      Ilbaxnimada culus waye sxb libaxnimada ma ahn sorry

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 Před 3 lety

      @@abdihakinmohamedbashir2252 waad ku saxsantay ama waad ku joogta sxb wa ilbaxnimada
      Qalad higaada(spelling Mistake)

    • @mohamedahmedmohamed9606
      @mohamedahmedmohamed9606 Před 2 lety

      @@cusleyeciltire1008 waar labadiinuba sax ayaad tihiin , markaa cusleye Ciiltire ha nixin sax ayaad tahaye spelling na ma qaldan e.

  • @ahmedsalam436
    @ahmedsalam436 Před 3 lety +5

    Legend Tusmo

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 Před 3 lety +1

    Barnaamijkaan joogto Nooga Dhiga Plz Waa Best Barnaamij

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 3 lety +1

    woow💚

  • @Hassan-tr5ph
    @Hassan-tr5ph Před 2 lety +1

    Caabi mire geesi caan baxay caabi cimri iyo caafimaad waara

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327

    Maraca sax cumar Xasan hooraaye

  • @haweyanoor4405
    @haweyanoor4405 Před 3 lety

    Woooow wan ku hesta gabadhan

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 Před 3 lety +1

    Caabi mire magaca sax

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 Před 3 lety +2

    ssc

  • @maxamedfaarax6428
    @maxamedfaarax6428 Před 3 lety +1

    Runtii halkeedii ayey dhigen

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 Před 3 lety +2

    Caabi wayadan lama arag fanaan soo dhawoo

  • @xananxupixananabdirahmanfa2909

    Waaaw hees iyo badh

  • @ibarahimcali7574
    @ibarahimcali7574 Před 3 lety +1

    Yaa idinku yidhi Axmed NuurJango ayaa ;leh laxaanka ?

  • @aniisasaed.y4150
    @aniisasaed.y4150 Před 2 lety +1

    ooox, .

  • @aflooxasan9006
    @aflooxasan9006 Před 2 lety +1

    Heesthan ayaa udooray naagtan

  • @hachimfosiofficial1263
    @hachimfosiofficial1263 Před 3 lety +1

    Waah waah heeso waa heesihii hore

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Před 3 lety +1

    Wow 🤩

  • @mohamedhiiro1363
    @mohamedhiiro1363 Před rokem

    Emotional damage 😂

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 Před 3 lety +3

    Action caadi maaha

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h Před 2 lety

    Haweenka iminka Heesa Tusmo ayaa ugu Cod iyo Muuq wacan kkkk

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 Před 3 lety

    Wooow caabi mare aad buu u cod maanyahay alfanaan caabi mare 🌹🌹🌹🌹🌹❣❣❣👍