Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 57

  • @khaliildayib1962
    @khaliildayib1962 Před rokem +13

    Eeg kaliya maxamed mooge ayaa sidan u heesi kara!! Ilaahay ha u raxmado.

    • @wiilkiiqaramiga7343
      @wiilkiiqaramiga7343 Před rokem

      maxamed mooge waa fanan codka raga leh waliba codka libaaxa lkn ogow iney jiraan kuwa kale sida samatar muse ismaciil qalinle wxe lahaayeen cod luxdan oo cajiip ah marka amaanta kaliyah ha usaarin m.mooge ale ha unaxariistee wll

    • @CabdinasirCabdulle-rf5eu
      @CabdinasirCabdulle-rf5eu Před 11 měsíci

      9:37

    • @CabdinasirCabdulle-rf5eu
      @CabdinasirCabdulle-rf5eu Před 11 měsíci

      Waa run sida samatar iyo maxamed yuusuf ,iyo tubeec aad iyo aadiyoqalinle

  • @CabdinasirCabdulle-rf5eu
    @CabdinasirCabdulle-rf5eu Před 11 měsíci +5

    Uurku wuxuu jeclaadabaa afķaa lagaga heesaa soow run maaha ,afkaaga caano janaad lagu qabey aamiin

  • @nasirsuperaleksander638
    @nasirsuperaleksander638 Před 8 měsíci +3

    Wax Iman ayaantan sugaye Alle aan ka sugaye inshallah Dec,17 2023
    M.M.LIIIBAAN Allah yarxamu raaximiin

  • @alimdualeh
    @alimdualeh Před 2 dny

    Uur wuxuu jeclaystaba afka lagaga heesaa ibtiladu waxay tahay markii lagu ogaadee
    Codka ragga❤allah haku janneeyo mmooge

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 Před 6 měsíci +2

    Masha Allah waa maanta ,cabdikariim axmed mooge ayuu Alle ka dhigay❤

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Před 7 měsíci +4

    Legend. MML was a hero man.

  • @CumarMuxumed-fz2ht
    @CumarMuxumed-fz2ht Před rokem +7

    Ilow unaxariiso.muj.m.mooge.anigu waxaan.halkanku biirey.isagoo.mootan.laakiin.waxaan.arkey.gadhigii.làgu diley.oo.la.odhan.jirey.xaawa.iyo.aadan.waxaan maxamed.mooge.la.geeryòodey.nin.madi.ahaa.unawadey.gaadhiga.gaadhigu lankurusel.noocii.hore.gaadhiga markan arkey jabhadi.iiga horeysay halganku waxay ii sheegan odey .da ahaa iyo islaan iyaduna da.wayan.inay yihiin.hooyadii.iyo aabihii marxunkii.ina mooge lala diley.eegadhiga u wadey maxamed mooge.labadan waalid.snm.waxay u yaqiineen.xaawa iyo aadan marwalba way wada socodeen gaadhigiina labadaa waalid ayaa lasiiyey kuna shaqaysan jirey sanadkuna 1987kii ayuu ahaa

  • @abdulmalikrashid6504
    @abdulmalikrashid6504 Před rokem +1

    Maxamed moge liban axmed moge waliba andikariim abhii allah haw naxariisto amin

  • @MaxamedAbdiqadir-nt7oc

    ILAAHAW KUU NAXARIISO MAXAA LEGEND INAGA DHINTAY😢😢

  • @abdiuudhirsi4963
    @abdiuudhirsi4963 Před rokem +1

    Mashallah M/Mooge AUN.

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 Před 7 měsíci +1

    Axyaaa mogee waxaan hees dhaftay😢

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 Před rokem +2

    Illhy.unaxariso

  • @farxaanali66
    @farxaanali66 Před rokem

    Allh hku naxriisto mujaahid

  • @user-xi5ji3nv8j
    @user-xi5ji3nv8j Před 8 měsíci

    Uur wxu jeclystaba afka lagaga hesa
    Ibtiladu wxy thy markii lagu ogade
    AUN maxamed moge lbn
    Janadi fardowso allha ka wrabiyo
    Fri 15/12/2023

  • @jamacsaid808
    @jamacsaid808 Před 11 měsíci +1

    Alle hawnaxariisto

  • @Rooniga123
    @Rooniga123 Před rokem +7

    Heesta magaceeda waxaan ku maqlay oo kale in "ifafaalo" la dhaho ❤

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Před rokem

    Ilahay hawnaxaristo insha allah

  • @user-pl1of1iu8r
    @user-pl1of1iu8r Před rokem

    Ale hownatiisto aamin àamin

  • @CabdixakiinCawaale
    @CabdixakiinCawaale Před rokem

    llhayo unxriso mahmad moogE.

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 5 měsíci

    Away
    Reer. .......NAAR

  • @suldaanreermagaal-n3z
    @suldaanreermagaal-n3z Před 2 měsíci

    axyaa ustaad mmoge raxima kalaah iifkaaa inaaa raguunbaaa dhibkaa loo abuuree

  • @Sologamer446
    @Sologamer446 Před 5 dny

    My mom she knows something

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 Před měsícem

    maxamed mooge libaan xassan hode geele sharmaarke adderkayow eebe ku jane

  • @ahmett1536
    @ahmett1536 Před 7 dny

    1/septemper/2024

  • @Maankalkaaliye
    @Maankalkaaliye Před 9 měsíci

    So nice

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdicasiisyusuf5808
    @abdicasiisyusuf5808 Před 6 měsíci

    Waxa iman ayaantii ina mooge sugee
    Waa timid maalintii mooge loo doortay maayirkay rumowday

  • @abgaaloowmuudey-ph1wc
    @abgaaloowmuudey-ph1wc Před rokem +2

    thanks again

  • @AxmedmaxmudOptional
    @AxmedmaxmudOptional Před 11 měsíci

  • @buuxciise2338
    @buuxciise2338 Před rokem

    Sida ayra geelo maqaar laga illaawaan
    Sax
    Maqal wa khalad

  • @somalivoiceglobal
    @somalivoiceglobal Před rokem +1

    Ahmed kuluc ayaa qaaday maaha mooge heestani dib ugu noqo

  • @cmcmaayir6116
    @cmcmaayir6116 Před 6 měsíci

    2024

  • @khalid_Abdirahman4846
    @khalid_Abdirahman4846 Před rokem +1

    Maxa cawa isku beegay heestan iyo dareenka naftyda

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 5 měsíci

    N. Hood

  • @Naf_lahadal_media
    @Naf_lahadal_media Před 3 měsíci

    Shp heestu calaacal maahe ka daa

  • @abgaaloowmuudey-ph1wc
    @abgaaloowmuudey-ph1wc Před rokem +1

    Dhantoishakooguhava

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas Před 18 dny

    Vvvvvvvv. .ooooo.waxey..tey👉🤰.ogaaadeee÷ 6:18

  • @abdulkarimabokor8706
    @abdulkarimabokor8706 Před 11 měsíci

    Tala dii

  • @abdulkarimabokor8706
    @abdulkarimabokor8706 Před 11 měsíci

    He

  • @CabdinasirCabdulle-rf5eu
    @CabdinasirCabdulle-rf5eu Před 11 měsíci

    Beey kugu aamintaaye walee waarun taasi

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Před rokem +1

    HE.ehe.eeeee...vvvvv

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Před 5 měsíci

    Reer baani.
    Israa'iil waakiladaydi NAAR
    NY
    NM
    NY
    NI
    NH
    NS
    NSH

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Před rokem

    (??UuuR)???=🌍🌍🌍⚽️⚽️⚽️⏰⏰⏰?wixii.jecleystaaa>>>>>>

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 Před rokem +1

    Illhy.unaxariso

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 Před rokem +1

    Illhy.unaxariso