NASTEEXO INDHO Live CAWAYSKII CIGAAL IYO HAWEENKA LONDON

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Please Subscribe for more Videos
    Copyright Protected @ Somali production
    Produced By Abdirahman Omar Abdi ( ABDIRAHMAN SOMALI )
    Get more info About Somali Production.
    / somaliproduction
    / abdirahmansomali
    / abdirahmansomali
    plus.google.co...
    / reallysomali
    #SomaliMusic #Subscribe #somaliproduction

Komentáře • 155

  • @sharmakeabdi9954
    @sharmakeabdi9954 Před 5 lety +4

    Boqorada codka nasteexo indho aniga heestaan wan ka helay WaaaaaaaaaaaW

  • @wazgoin6926
    @wazgoin6926 Před 5 lety +3

    Ayaar ciyaar action badan iska daa codku waa top viva nasteexo indho

  • @aminamohmoud1274
    @aminamohmoud1274 Před 5 lety +5

    Mnsha Allah nasteexo wlhi wn jeclay
    Halkeeday dhigty heesta
    Allah haw naxariisto sahra ahmed jamac
    Lv u nasteexo from hargeisa somaliland

  • @Abdi0023
    @Abdi0023 Před 5 lety +28

    Nasteexa indho waa gabadha ugu codka macaan hablaha soomaaliyeed ee hadda jira

  • @mo-bj8wy
    @mo-bj8wy Před 5 lety +8

    Hore ayaan u ogaa inay nasteexo tahay fankii hore oo halkan taagan good job
    Rabbow dumarka soomaaliyeed xafid

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Před 5 lety +7

    *ILLAAHOW mamo farnuus xafid waa qof suugaanta somalida meel qaaliya kaga jirtee*

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 Před 5 lety +9

    just beautiful. my heart is with you.
    qurux iyo macaan ilaahba idin dhameeyey. wadnahaygu idinku idiin xiimaya, gacalo dadkaygiiyo.
    god bless you. love you

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 Před 5 lety +18

    Caddaalad haddaan u hadlo Anigaa dad isugu dhow Nasteexo Indho,waana Fannaanad dadka jiilkeeda ah ugu horreysa la isma xasdee laakiin heestaan may keenin dee runta RABBI baa kugu jecele.

    • @Qofnaba.
      @Qofnaba. Před 5 lety +2

      Daldhis Daljir waa sida aad shegtay walal way ficntay lkn heestan halkedi may dhigin Xita eraydi Bay Xaraf qaldan Ku dhawayqysa sida Ku iri

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety +2

      @@Qofnaba. Haa waa Runtaa heestan halkeeda may dhigin sahra Axmed weligeedna lama gaadhayo

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety +2

      Waa Runtaa Wllo heestan wey kufsatey sahra axmed ma gaadhi karto

    • @muhsincabdi4756
      @muhsincabdi4756 Před 5 lety +1

      Heesta magaceed

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety +1

      @@muhsincabdi4756 Hoga Tusaale sahra Axmed ayaa iska leh heesta

  • @seynabsacid6014
    @seynabsacid6014 Před 5 lety +8

    Nastexo Baye xamdi fanki kabxdye ilhey adnha rabi hakuso hanunsho

  • @mohamoodibrahim30
    @mohamoodibrahim30 Před 5 lety +3

    Amaaara
    wixii Buubaba ku Jin
    Mashallaaah.

  • @ismailaweys4730
    @ismailaweys4730 Před 5 lety +52

    Ilahoow dumarkeena noo xafid la aantod ma nala arkiin dumarka somaliyeed badankood waa rag ka roonayaal dadkaan ugu jecelahay waa ayaga ayeeydey macaan allah yaa raxma hoyadeey macaan haryartay walaashay iyo xaskayga oo indhahayga ah oo wax walba iigu sabartay abaalkeeda ma gudi karo iyo labadayda gabdhod marka ilaah la aantood nama dhigo waa jeclahay dumarka iyo hoyooyinka aduunka oo idil

    • @HoyaZak
      @HoyaZak Před 5 lety

      ismail aweys amiiiiiiiiiiiiiin

    • @mohodinibrahimmuhd2500
      @mohodinibrahimmuhd2500 Před 5 lety

      Hh rag ka ronayal mxd uga jedaana wll

    • @zundusraaqiya4475
      @zundusraaqiya4475 Před 5 lety +1

      Ismail aweys Alle ha ku jeclaado walaalkeey qaaliga ah hadeey Raga adoo kale wada ahaan lahaayeen maba la arkeen Hooyo Single Mother ah

    • @zundusraaqiya4475
      @zundusraaqiya4475 Před 5 lety

      @@mohodinibrahimmuhd2500 micnuhu waa Raga qaar beey ka wanaagsan yihiin dumarka mafa hantay dee

    • @ismailaweys4730
      @ismailaweys4730 Před 5 lety

      hubbi hayii
      Walaalo rag iyo dumarba dad wanaagsan way nagu jiraan EE waxaa naga qaldanay qaab guurki qof aan leska hubin baan ku boodaynaa marka u xisaha dhamaado ayaan qoorta isla galaynaa horaa oo yiri qofaad taqaano guurso waxaad taqaano aad dhashidee

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 3 lety +1

    Mashllah inta dadka kale eegaysa niyad cajiiba iyo wakhti dheerad ah waay hayaan lakiin illhy sidiina igama dhigo No Time😏

  • @WHO2024
    @WHO2024 Před 5 lety +3

    Maasha Alla, Nasteexo waad ku soo baxdey heesta. Hore u soco. 😘

  • @fatushsaid7904
    @fatushsaid7904 Před 5 lety +8

    Walahi heeso waa heesihi hore ereyada ayaba iskaga kaa qancinayan music iyo codna haba sheegin axya ciil badana

  • @nadarhonest9147
    @nadarhonest9147 Před 5 lety +13

    Alla habo feynus wlhi wan jecelhy😍😍😍😍

  • @xariiromar2641
    @xariiromar2641 Před 5 lety +3

    Wow boqorada Mj Nasteexo barteeda dhigtay

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 Před 5 lety +46

    Laysma caasiyo laysmana xaasidee meesheeday dhigatay

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety

      Lkn Sahra ma gaadho weligeedna ma gaadheyso

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 Před 5 lety +2

      @@wiilkahargeysajecel8748 qofna wixiisii lagagama qurux badna lkn gabadh ma yaraysato

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 Před 5 lety

      Alaylehe may dhigin e wataa ereyada kudhawaaqa khaldaysa

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 Před 5 lety +3

      @@aamohamed5102 erey ay khaladay majiro lkn labada fanaanod waakala lahjad mean bari iyo waqooyi

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 Před 5 lety +13

    HeestaaN waanba Ka Helay Kama DaaLo, Alle Ha UnaxaRiisto Quruxdii Fanka Sahra Ahmed Dhawan Ayay Hargaysa Ku Geeriyootay, Nasteexa Xusuuataas Halkeedi Ayay Dhigtay WLhi.

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety +2

      Sahra Axmed Qof Cod ku gaadhaya ma jiro balse ma xuma gabadhan hada qaadey

    • @hayatyusuf5806
      @hayatyusuf5806 Před 5 lety +3

      @ wiil jecel samaliland
      kkkkkkkkkk boqorda codka
      Nasteexo indho
      kanaxo nafta waa

    • @Why-lz6ld
      @Why-lz6ld Před 5 lety

      Wiilka Hargeysa jecel was ygfecDoSGGAgZhhhHDzhhhdhshshz I:rah beW z
      Zz
      Pywb6/211,!
      Fgrddysfafxvz

  • @hodanmohammed6848
    @hodanmohammed6848 Před 5 lety +4

    Waaw Mansha allah fanuus sheekh dahir wlhi waa quruxlay still quruxdeedii way wadataa nolow mamo

  • @FOOTY277
    @FOOTY277 Před 5 lety +2

    Si fiican ayay halkeedii u dhigtay heestaa move forward indho

  • @safiyosafiyokhalif5367
    @safiyosafiyokhalif5367 Před 5 lety +2

    Axsan gabdha uku codka qurxusn sandkn 😍😍😍😍👏

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 Před 5 lety +2

    great artist. just love you my sister

  • @girmad343
    @girmad343 Před 5 lety +1

    So beautiful song.

  • @abdirashidelmi2438
    @abdirashidelmi2438 Před 5 lety +2

    Allahayow nin libin ka xisdiyey xumihi wa yaab nastexo indho sahro axmed si fiican bay u covergareysay halkedey dhigtey well done

  • @mustafayusuf9049
    @mustafayusuf9049 Před 5 lety +1

    Nastxeexo waxay dheer tahay fananinta kale ee filkeeda ah heesihii hore ayey si wacan uso qaada hadan lagu qabina call me waar man qaldanahay hahahaha

  • @jablibaax
    @jablibaax Před 5 lety +11

    #qalanjo miyaan arkaa 😃😍😍😍ala maxay qurux la gaboowday

    • @HoyaZak
      @HoyaZak Před 5 lety +2

      Dhalin Ileeye Ileeye kan guursadau nasiib badnaaya kkk

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 Před 5 lety +1

    Heestaan waxaa Horay u qaaday Zainab labadhagah lakin Original ka waxa si rasmi u leh Sahra Axmad jamac Fannadii Qaran
    Allah u Naxariistee

  • @hassanisse3154
    @hassanisse3154 Před 5 lety +1

    exellent remake music and well peformance nesteexo

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 Před 4 lety

    Nasteexo iyo husien 💋❤❤❤❤❤❤💕💕💕💕

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy Před 5 lety +6

    isaaqa qabyaalada qadhmuun baan ku nacay waar sahra way dhimatay ee ma heesta ayay la dhiman lahayd nasteexo way dul dhigtay iyadaana kuba cod wacan

  • @ramlamuhamed8501
    @ramlamuhamed8501 Před 5 lety +1

    Mamma Faynuus khaatu xuma eyey ku jirtaa walaahi waa qof weyn. Ilaahay haka saara

  • @abdinasirahmedhassan9486

    Inta dawaneyso 2022 is mujiya

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 Před 4 lety +1

    Fanaaniintii wabari may din nacsiiyeen rerkaas qabyalada kadhigtay diin iyo wax lacaabudu cuqdadana kadhigtay digri nafsad umahayo dumarkaan aduunka ujeclaa inan dhagaysto ayagan unacay iyo xumaantooda

  • @mohamoudyusufxiddig1063
    @mohamoudyusufxiddig1063 Před 5 lety +2

    Qoftan waxay leedahay haynad fan haybad cod iyo waliba haybad jilid
    Ilaah baa nadilayee laguma dhegi karo

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 Před 5 lety +3

    Show shidn 😍😍😍nasteexo indho

  • @mohomedreshid5549
    @mohomedreshid5549 Před 5 lety +1

    Nazteexo indho wllo tageerahaga kowaad ahay

  • @sayfullahyare4462
    @sayfullahyare4462 Před 5 lety +1

    Nasteexo waxa dhinacyada kaa taagan laba fanan wabari ah faynuus shiikh dahir iyo khadiijo qalanjo

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 Před 5 lety +2

    Waaaaaaaw. Nastexo❤️❤️

  • @intafayowintafayow809
    @intafayowintafayow809 Před 5 lety +18

    Ooow faynuus ciysartedi ku jeceliyaa maamo faynuus adiga iyo majaajiladada ax xusuusti maamo sahra ahmed illahy qabriga kuu nuuri

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety +1

      Sahra Axmed Qof ka Cod macaan inama Marayo ,Nastexo indho Erayada Qaar xataa wey khaldeysaa bal fiiri

    • @intafayowintafayow809
      @intafayowintafayow809 Před 5 lety +2

      @@wiilkahargeysajecel8748 walhi wl de kolay haaa sahra ahmed legan bay ahayde illahay qabriga ha u nuuriyo

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Před 5 lety +2

    Alaylehe wey raamsatay heestii AHN Sahra Ahmed

  • @abdulkadirmahad2107
    @abdulkadirmahad2107 Před 5 lety +1

    Heesda weey i calool xumeysay dowba yarabi

  • @mohamettahmett1212
    @mohamettahmett1212 Před 5 lety +21

    Nastexo codkeda guux ayuu leeyahy wana cod nool qofkii wax kasheegaya cadow ayaan u arkaaa 😠

  • @AJYahye
    @AJYahye Před 5 lety +2

    Hablaha, reer London, rag la'aan baa haysa....Hablow, ogaada, single mother, iyo superation, kii dhib buu idiin keenay iyo rag la'aan saan filaayo. ..iga raali ahaada haddaan gefey

  • @kafibachir63
    @kafibachir63 Před 5 lety +2

    Cod dahabley Nasteho Indho mesgeday dhigtay afkaga caano kagu qabry

  • @weerdt8494
    @weerdt8494 Před 5 lety +3

    Love you Nasteexo ❤👄👈

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 Před 5 lety

    Wax adan hayn adoo ka haraa haboon! like that line!

  • @asmachanel5744
    @asmachanel5744 Před 5 lety +6

    Ax ax sahra aleh hau naxriisto wlhi codbay kuqaadijirtay culus aleh ha janeeyo naxteexo kolay ma gaaddhinlkn wad dhadhadwaysay hno

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 Před 5 lety

    Xasuustii Alle ha u naxariistee Sahro Axmed Jaamac

  • @jablibaax
    @jablibaax Před 5 lety +1

    Alle hakuuu naxariisto mamo #sahra #axmed .meel walboon KU arko heesaheda waan u duceeyaa

  • @nasrojeylaani4351
    @nasrojeylaani4351 Před 5 lety +2

    Nastexo abayo mcnto plz hees oo hibo nuuro qadijirtay oo ehed kalgacel ileen igama sule aan kadalbana ogow fanankale wali somaqadin

    • @mohamedhusein4370
      @mohamedhusein4370 Před 5 lety

      Nasro Jeylaani ikran carale so qadeyso adan kaa xaday ogow😂

  • @pmoge9313
    @pmoge9313 Před 5 lety +2

    HY/MJ CAQILKEEN TAAGERO BUUXDA NASTEEXO NOOLOW

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 5 lety +7

    #Nasteexo,,, halkeeda ayaad dhigtay,,, ((jacaylka hantaaqada kadaa, hanoqon heeryadiisa Cune)) xusuustii ihun sahra ahmed

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety

      Sahra Axmed ma gaadheyso ee ka daa umana dhawa xataa

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye Před 5 lety

      @@wiilkahargeysajecel8748 ha fududaan Adeer,,, maan isbarbar dhigan SAHRA IYO NASTEEXO,,, maxaa kaa khaldan,???

  • @yusufkarami8309
    @yusufkarami8309 Před 5 lety +1

    WOW BEAUTIFUL WOMAN NICE VOICE

  • @liiliijiyeliiliijiye8551

    Heesta Waxa Original keedii iska laheyd Alla ha u Naxariiste Legend hoboladii Waynayd Sahra Ahmed Jamac lkn Wxa barteeda dhigtay Zainab Labadhagax oo horey u qaaday

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 Před 5 lety

    Heestan aad baad u ugu ciyaartay

  • @sakisdofficial
    @sakisdofficial Před 5 lety +2

    Nastexo wow cod macaan

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 Před 4 lety

    Somaalidiikalana inaysan noocaa naga noqon ilahaybaan kumahadinayna

  • @cabdikaniismail5839
    @cabdikaniismail5839 Před 5 lety +1

    heesta waaberi baa lahayd siiba sahro axmed haday hesho heeswacan laxan waa ay istaahishaa waaberi

  • @xafsoosman2802
    @xafsoosman2802 Před 5 lety +2

    bartedii bad dhigte nastexo

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame Před 5 lety +1

    Good job waa ku haysta

  • @jeenyochelsea5307
    @jeenyochelsea5307 Před 5 lety +2

    waad iga badbadasay heestaa indho nagadaa hee wax kale la imoow

  • @najmamohamed5617
    @najmamohamed5617 Před 5 lety +10

    Mamo faynus ku haystaa jaskeda

  • @naftaydaysamirbaankuidhi4077

    Ku aan ogahayow dhagayso habluhu waa walaalahaa hawenka sida hooyadaa waaw wax fahan😂👏👏

  • @hodanmohamed289
    @hodanmohamed289 Před 5 lety

    Please somali wan oo dhami ma yarta nastexo keshali nasaha kor u qado oo so noleya lawayay

  • @abdirzaklondon8805
    @abdirzaklondon8805 Před 5 lety +2

    Hees ta ya qadi jiray horta😎

  • @ayanhusein9451
    @ayanhusein9451 Před 5 lety +1

    waaaw hees iyo badh😘😘😘😘😍😍

  • @dagandeeqa4383
    @dagandeeqa4383 Před 5 lety

    Allaha u naxaristo sahra ahmed khalad bad samaysay ma gadhid

  • @eastafricanqueen2796
    @eastafricanqueen2796 Před 5 lety +1

    Nastexo cod ilahay wuusiye wale

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 Před 5 lety +3

    Cadi maaha hestaan qali horey usoco 😍😍😘😘

  • @maymuunsalaad2127
    @maymuunsalaad2127 Před 5 lety +2

    Bartediii baa dhigyey nastexo horey usoco byo

  • @mohamoodibrahim30
    @mohamoodibrahim30 Před 5 lety

    Illa fiiri
    Waberi Legend Please,

  • @lulahmed9202
    @lulahmed9202 Před 5 lety +1

    qofkaan codkeeda amuut calee haa

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama Před 5 lety +2

    *mamo sahra ahmed jama* 😭😢

  • @dekowhussein8331
    @dekowhussein8331 Před 5 lety

    Quruxsan so cute as always

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail Před 5 lety +1

    Way dul dhigtah heestii AUn Sahra Ahmed Jama

  • @rahofarah8279
    @rahofarah8279 Před 5 lety +1

    Waaaaaaaaaaaaaaw wan kahelay heestan mamma faynus sheq dahir masha allah cayarta

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 Před 4 lety

    Juba xasan adan iyo hiba nuura iyo kuwa badan oaan jecelanahay

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety +1

    Heestan Sahra Axmed ayaa ku cod Macaan wax badan balse gabadhu halkeeda ma dhigin heesta Erayada wey khaldeysaa

    • @hayatyusuf5806
      @hayatyusuf5806 Před 5 lety +1

      @ wiilka jecel somaliland
      waxay khaladay majire xaasidnimo iyo cuqdad iskadaa nasteexo indho bartedii bay dhigte nasteexo indho waa gabdha ugu codka macaan hablaha soomaaliyeed hadda jira

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 Před 4 lety

    Mnsha allh 💋♥️

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991

    Faynuus waa balo jaazkeedu kki

  • @aminasahra9900
    @aminasahra9900 Před 5 lety +1

    😳faynuus sheikh dahiir 🤔

  • @whitephoenixofthecrown8523

    Hot🔥hot🔥hot🔥

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 Před 4 lety

    Waan kasamrikarna halqooyso qabiil iyo xaasdnimo xiqdi kala gurida umada xalmooday

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 Před 4 lety

    Khadra daahir cige maaqoon ciday somali katahay hadana madhagaysto way inacsiiyeen ilahayban mahadinaynaa hadaysan kadhqlan

  • @mudane1454
    @mudane1454 Před 5 lety

    👏👏👏👏👏

  • @cilmi11
    @cilmi11 Před 5 lety

    Heestan dib haloogu celiyo

  • @Cartan7
    @Cartan7 Před 5 lety

    waqooyi hal abuur ama mu-alif sameyay miraha baxsane waraabe-cade 1980 - sahra ahmed jaamac

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 Před 5 lety +1

    Wax noolbaa Ku nooleeya

  • @dreammy2849
    @dreammy2849 Před 5 lety

    I am somila and I wear hijab and you.don't but some of you do I am a 7yr old

  • @cmrschannel2179
    @cmrschannel2179 Před 5 lety

    barteeday dhigtay

  • @cabdikaniismail5839
    @cabdikaniismail5839 Před 5 lety

    waaberi ku dar yadana

  • @wiilkahargeysajecel8748

    Heestan ha laga qabto gabadha Erayada Wey khaldeysaa

    • @sonataabdul151
      @sonataabdul151 Před 5 lety +4

      Wiilka Jecel Somaliland Dee adigu so qad iyado sax ah Hadi kale iska amuu

    • @faysalibrahim9045
      @faysalibrahim9045 Před 5 lety

      Wey ku ciyaartay heestii Sahara Ahmed jaamac wey budhaysay

    • @hodanahmed5738
      @hodanahmed5738 Před 5 lety +1

      @@sonataabdul151 good answer

  • @amiiribraahim2180
    @amiiribraahim2180 Před 5 lety

    waar talow miyaad qabaa

  • @mowlasutmad4900
    @mowlasutmad4900 Před 5 lety +2

    WWWW Axzan Cod #Indho Wlh Waxan iS Iri Ma Fankii Hore Dib Uso laabTay Balse HeesTan dadka Waweyn wada Yaqaanan Miyee NasTeexo qaaday Waba dadkii heesahoodi Camal

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991

    Nasteexo miksirkaa cawinayeee ma waxay gaasri kartaa marxuumad sahra ahmed?!!!

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety

      Maya weligeedna ma gaadhi karto

    • @hayatyusuf5806
      @hayatyusuf5806 Před 5 lety +2

      @ wiilka jecel somalilan
      xaasidnamo iga dheh
      masayr iga dheh
      laangaab iga dheh
      cuqdad iga dheh
      viva boqorda codka
      nasteexo idho
      kanaxo nafta waa

  • @adanbiinbam227
    @adanbiinbam227 Před 5 lety

    Kkk hestan maxa logu shegay nagtan

  • @abdirizakfarahahmed178
    @abdirizakfarahahmed178 Před 5 lety +4

    Weey ku ciyaartay hestaan waxaa si wanaagsan usoo qaaday zeynab Labadhagax

    • @intafayowintafayow809
      @intafayowintafayow809 Před 5 lety +5

      Abdirizak farah maamo sahra ahmed baa leh illahay ha u naxariisto lkn se way kuso baxday ba nastexo heesta

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety

      @@intafayowintafayow809 wllo Heestan Sahra Axmed ayaa ku cod Macaan Balse Seynab laba dhagax iyo Nasteexo indho wey so qaadeen midna Sahra Axmed ma gaadho halkeedana ma dhigin

    • @intafayowintafayow809
      @intafayowintafayow809 Před 5 lety

      @@wiilkahargeysajecel8748 waaa run wlo sahra ma qof baa keenaya codkedi illahay ku manaysty

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 Před 5 lety

      @@intafayowintafayow809 Haa Aamiin wllo

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 Před 4 lety

    Bal fanaaanikibay kuguqabsanayan yaab wawax dhina walba kadhintay

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Před 5 lety

    LAAKIIN NASTEEXO HEESTAN OO KALE KAMA XISHOONAYSO? WAAYO ZAHRA IYO HASSAN AADAN SAMATAR, KULUC, MAGOOL, TUBEEC LAMA CANJILI KARO

  • @niinaabuu2933
    @niinaabuu2933 Před 5 lety +2

    Alla habo feynus wlhi wan jecelhy😍😍😍😍