Waayojoog: Halgamaa Foolxun Q2aad Qaabkii loo qabtay Halgamaa Maxamed Muuse Ismaaciil (Foolxun)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Waayojoog: Halgamaa Foolxun Q2aad
    Qaabkii loo qabtay Halgamaa Maxamed Muuse Ismaaciil (Foolxun).
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Komentáře • 42

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur Před 6 měsíci +8

    Mujaahidkani waa ninka qudha ee sheekadiisu ay xambaarsantay
    1 naxdin 2 farxad 3 Iyo qosol intaba
    Mujaahid alle cimriga haku barakeeyo

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 Před 6 měsíci +1

    waa nin niyad wanaagsan mansha allah ilahay ha ku xafido mujaahid

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim1023 Před 7 dny

    ILAAHAY HA KU CAAFIYO

  • @aminamuktar2332
    @aminamuktar2332 Před 5 měsíci +1

    Mujahid wan ku salaamay from jigjiga ❤

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 Před 6 měsíci +1

    Mujaahid Maxamed foolxun waan salaamayaa.

  • @XannoYarre
    @XannoYarre Před měsícem +1

    Ibraahim bulcaws alla yarxamu

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Před 6 měsíci +1

    Mujaahidka ilaahay ha xafido

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 5 měsíci +1

    Waaan hambalyanayaaa mujaaahid fool xun geesi qaran noolaw adeero ilaawimayno abaalkasad wadanka u gasheen guuul guuul qaranka somaaliland by by somalia

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed9762 Před 6 měsíci +1

    Sifiican ayaan u garanayaa cabdicasiis cali bare wuxuu ahaa nin raga qofka lama xaqiro runtaa laga sheega geesi dhaba ayuu ahaa nin madax ah oo goba ah

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 3 měsíci +1

    Daaroodoow amma badhyo culus anagu taariikhdiina ma xiisayno mana daawano lkn idinku waad na daawataan intaasaa sharaf noogu filan waayo waad ogtihiin inaan idinka sarayno markaa hadalkiinna waanvu dulqaadanaynaaa

  • @cawilfaanto8994
    @cawilfaanto8994 Před 6 měsíci

    Odayga madafacaa waxa yeelay wada qosol weeye fani

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q Před 6 měsíci +2

    Niyoow horta mujahidiinta s.n.m ninba ninku kageesisan yahay naanaysta loogu yeedho ayaa xiiso leh

  • @hanaaden9901
    @hanaaden9901 Před 3 měsíci

    mash Allah ilahay kaso badbadiyay wa Ajashan dhaman ifka kam tagto

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp Před 2 měsíci

    Waa.geesi❤❤❤❤❤❤❤❤.snm

  • @ahmedalimohamed5266
    @ahmedalimohamed5266 Před 6 měsíci +1

    Mujaahid aan ku saxo,1baad way soo gurmatay malintii ugu horaysay oo waxaa ku dintay abbaandulihi Cabdi Cali Farax (Magute)

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 Před 5 měsíci

    Waalaahi waan qiirooday naafadii snm waa in la daryeelaaa snm

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Před 6 měsíci +1

    Maxaad ka soo dayanasaa waxii wadanaka ka dhacay Isaaq iloween cakuye hawal aduun badananaa haday iyagiii guanabara gaaban isagu fadhiisatay hakaa hadal kama noola hasu tirayaaan
    Ilahay hasoo hadeeyo

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Před 6 měsíci +1

    War xishood Cali Geedi waxa lagu dilay Booyadihii Xaydh-dicatee

  • @user-sw3nb2ue6f
    @user-sw3nb2ue6f Před měsícem

    Weli adigu qof aad qabatay ma sii daysack intaa ahayd SNM

  • @Dr.kenndy
    @Dr.kenndy Před 5 měsíci

    Libaax😢

  • @nouhothman4840
    @nouhothman4840 Před 6 měsíci

    cajiib

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před 6 měsíci +1

    Munaafiqiin

  • @aadanabokor737
    @aadanabokor737 Před 5 měsíci

    WA runtiisa dhacana bariga ama kobad ka galamijartay qof laga so qabto shacab iyo snm ku ha noqdo wa dilli jiray aad faqash tu u nebcayd waayo waxay aaminsanYeen faqash in kobad ahyd ciidanka jebiyay ay ahayeen

  • @mohamedhakar6926
    @mohamedhakar6926 Před 6 měsíci

    Nin aad uqalbi fiican xataa kuwii maxbuus ahaanta uqabtay wax kama sheegin halkaa waxa kacad in oo yahay nin goba niyad wanaagu waa qayba kamid guusha lkn maad hilin dalkan wixii aad ku mudnayd guulayso

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m Před 6 měsíci

    halgankii xalasha ahaa SNM abdinasir aadban ku salamaya adiga iyo mujaahid foolxunba wanu sugaynay qaybtan 2 aad

  • @cawilfaanto8994
    @cawilfaanto8994 Před 6 měsíci

    Hhhhhhhhhh qoom la rogay ban ka joogaa

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Před 6 měsíci

    Foolxun mahee waa qabi daahir waa nin iimaan leh oo runtii hiil ubaahan dhamaystiran.

  • @abdikaniahmed3961
    @abdikaniahmed3961 Před 6 měsíci

    Mujaahidinta dalka u soo halgamay aad ha loo ilaaliyo oo ha la siyyo daryeel ku filan adeer ilaahay jannada ha idinku abaal gudo abaal baad noo gasheen qaaliya

  • @Gobsame
    @Gobsame Před 6 měsíci

    Ninkan mohamed kaahin iyo dawladu waa inay deg deg u caawisa loona yeedha

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk Před 6 měsíci

    Taani faqash joogaa hargeysa

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Před 6 měsíci +2

    Dagaalada Sokeeye sheekadoodu waa waqti lumis

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 6 měsíci

      yaa sokeeya ah weliba lafii bay iga aaseene sidii ruwaanda ayaan dadkii xabaal wadareedadii daadku soo saaray waxan sudhilahaa meelaha taariikhda lagu ururiyo saacadii iyo dharkay dadku siteen

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 Před 6 měsíci +2

      @@user-sz7sn2rv9r Ma Xabashi bay la dagaalamayeen hhh. Xabaal wadareedyo badan ayaa jira hadday Macno sameynayaan sida Laascaanood 2023 iyo Boorame 1991 kii wuxu dagaal sokeeye nothing else.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 6 měsíci +1

      1994 kaa xumaa

    • @abdikaniahmed3961
      @abdikaniahmed3961 Před 6 měsíci +2

      Maxaa dagaal sokeeye ah sida dadka loo xasuuqay axmaar baan loo layn adeer malaha madaxaad u dhacday wax sokeye la yidhaa ma jiran ee waa shisheye gushana ilaahay ba bixiyay SNM guulayst if iyo aakhiro ba

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 Před 6 měsíci +1

      @abdikaniahmed3961 Markii SSC Laascaanood soo gashay wixii Dawladda Somaliland ku samaysay shacabkii uun bay dawladdii Somaliyeed samaysay. SNM laftoodu waqti dawladiiba rideen USC dad badan bay ku laayeen Borama. SNM waqtigeeda inta badan waxay kula dagaalantay beelaha jaararka. Ma kuwaasi baa Mujaahidiin ah

  • @user-wg2zn9xw7u
    @user-wg2zn9xw7u Před 6 měsíci

    Xaq ayuu u lahaa in la dalacsiiyo