Qisadii Kornayl Tuke ee ninkii uu gacantiisa ku dilay, ee Ilaaladiisu Laaluushka kaqaateen.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 140

  • @aishaibrahimahmed4920
    @aishaibrahimahmed4920 Před rokem +14

    Allahu Akbar

  • @panafrican1960
    @panafrican1960 Před rokem +22

    US Homeland Security agency million thanks from Somaliland.

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 Před rokem +4

    Walee ninkii reer woqooyi wax ka galaa ma badbaadayo❤

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před rokem +5

    Wallahi somali umad noqonmayso ila intay raganimo yeelanayaan oo aye qirtaan dambiyada aye iska galeen

  • @hamdanaman1124
    @hamdanaman1124 Před rokem +8

    Runtii waa war aad iyo aad u weyn oo u soo baxay shacabka reer Somaliland, waana ilaah mahadii ah oo suura galiyay. Inchallah kan ku xiga ayaa noqon doona General morgan ka dibna farmaajo markaas ayaa lagu xidhi doonaa xabsiga hargeysa iyo gabiley.
    Allaah mahad Leeh 💚⚪💗

    • @kaafimedia853
      @kaafimedia853 Před rokem

      Kuwa kale lagaraye farmaajo muxuu kuu gaystay🥺🥺

  • @abdulqadirabdulhamid4080

    Cid-kastoo si xaqdaraa udishay
    Qofkale in laciqaabaa waan sodhawaynayaa
    Dad 100% muslim sheeganaya
    Hadana An kudhaqmin diintooda
    Ilaa ay gaaladii ay u qaxeen
    Ukala cadaalad samaynayso maanta

  • @aridwaan
    @aridwaan Před rokem +9

    Gacan ku dhiiglihii waa la qabtay yeh

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 Před rokem +10

    Somalia waa cadowga ugu weyn ee Somaliland gacan ku dhiiglayashey difacan. Guul guul Somaliland.

  • @abdullahosman5389
    @abdullahosman5389 Před rokem +3

    Allaah ha ku guuleeyo cid kasta oo ka wayb qaadatay. Shadhami jeelka iyo xoriyad la aanta igu yaraan

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 Před rokem +11

    guul reer somaliland

  • @munahassan880
    @munahassan880 Před rokem +7

    Waa wax fiican in sharciga lamarsiiyo cidii waxgaysata laakiin su aashu waxay tahay maraykan dhibkii ay askartiisa kagaysteen ciraaq iyo afkaanistaan ayaa maxkamadaynaaya waa qofna sharciga aduunka wuxuu qabtaa dowladaha yaryar

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 Před rokem

      Haa dowlda yaar eed sheegysa dhigo da kaaga maa haadan
      Kuwa geestye

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Před rokem

      Muuse biixi ayaad madaxweyne udoorateen korneyl Tuke iyo muuse kee ayaa dembi badan?? Muuse biixi 1994 wuxuu xasuuqay beesha Gar Xajis dad gaaraya 10000 kun oo qof. Qabyaaladda somaalidu waa daciif

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 Před rokem +1

      @@Liiloowe warya caabadka jooji daliimyo Tuke waa gacan dhiigle is nacay oo dad shacab ah oo dagaalamin oo waxba galabsan oo meeshi Ilahay ku abuurey jooga ayu nolosha ku gubayey waxan uu aha daciif shadh dowaladed uu isticmaalye xasuuq geysanayay. Garxajis iyo Habar awalna may kala jecleyn faqash ee laabada issaqnimo ayey ku xasuuqayeen. Dagaalki 1994 daagl beele bu aha mana barbar dhigi kartidid waxay faqash ummada Somaliland uu geysteen.

  • @isxaaqsomaliland2898
    @isxaaqsomaliland2898 Před rokem +5

    Somalia wa cadowga ugu weyn ee Somaliland

  • @samirr546
    @samirr546 Před rokem +2

    Danbiilayaasha nool waxa u fiican inay Dadkooda cafis waydiistaan inta aanay Rabbigood SWT is hortaagin
    Maslax iyo Moorgan iyo kuwo badan baa nool oo aamusan isna qariya!!!!!!!

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r Před rokem

      Dadkoodu ma cafin karaan! Dadkii uu dilay uum baa cafin kara. Kuwaasina dhintee; waxay ku sugayaan aakhiro iyo cadaaladda Ilaahay.

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 Před rokem +12

    Maansha Allaha xaaqi baa fidha kaa diilacye yaa kuu xiiga Morgan

  • @Sahal63
    @Sahal63 Před rokem +5

    Waa wax fiican in adduunka lagu ciqaabo kuwii Ummada Somaliyeed ku xad gudbey aakhirona allah swt waa ku abaal marin,War tafatiran buu soo gudbiyey Saleban Xuquuq, runtiina waa ku farxaa marka qof qof dulmiyey ama ku xad gudbey lasoo qabto, imisaase daansho daanshoonaya adduun weynaha oo weliba ku diil baxsan oo inay wax geysteenba isu haysan Sida General Morgan iyo qayrkii.

  • @hassanmoh6286
    @hassanmoh6286 Před rokem +8

    Guul guul One down hundred more to go ❤ They killed many innocent people Justice for somaliland

    • @Aiordo
      @Aiordo Před rokem

      not hundreds more to go but millions that are uncounted for

  • @deeqdarajo9476
    @deeqdarajo9476 Před rokem +6

    Criminals must be brought to justice

  • @suhaibawkeahmed3161
    @suhaibawkeahmed3161 Před rokem +1

    Human rights dignity prevails!!

    • @wadefreeman7340
      @wadefreeman7340 Před 6 měsíci

      Human right ka 400 lagaa hayo tuke waa u aaray wanna u haynaa dad 20 ayaa u haynaa tuke boqol nin oo idinka ah ka qaalisan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před rokem +7

    ❤❤❤❤😂❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤ somaliland oo ka hilaacday america oo qatiilintu ku dhuumanaysay ..... from saylac👮🏼

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před rokem +7

    guul guul

  • @hassanmoh6286
    @hassanmoh6286 Před rokem +8

    ❤️❤️❤️❤️😂❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před rokem +4

    moorgan a halagudaro

  • @Zapz4412
    @Zapz4412 Před rokem +1

    Waa wax fiican in lala xisaabtamo cadaaladana la horkeeno cid kasta oo ku eedaysan inay si ula kaca u gaystay gabood falo

  • @abdihakin1454
    @abdihakin1454 Před rokem

    Maraykan bad wax ka dacwaynaysaa lkn anigu Mujirimki waynaa Faysal gacantayda kuso qabsaday jilicdan yahay....

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem +6

    Gul gul somalilan 🥰🥰💞

  • @xamdaxaali2555
    @xamdaxaali2555 Před 11 měsíci

    Tuke was criminal he must be punished becouse he committed war crimes ,genocide and crimes against humanity so the justice must be protected

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 Před rokem +2

    Waa in loo ugaadhsadaa argaxisadii la shaqynaysey taliskii arxanlaawayaasha ahaa ee siyaad bare sidii carab dheere u ugaadhsadey argagixisadii caadaqaatayaasha ahaa ee daraawiish ee la shaqayneysey ina cabdile xasan
    Nin kasta oo umadan godob ka galay waa in halkiisa loogu tagaa oo cadaalada la horkeenaa waayo waxay ahaayeen naasiyiin

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Před rokem +1

    American power 🇺🇸 ✍🏾

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf Před rokem +3

    Asc walalya waa sax qofkii xaqdaro gala in laga kudo lakiin away kumanaanka isaaq ee ku jiray DOOWLADii siyaad bare hala soo qabto

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Před rokem +4

    Farmaajo muxuu dhagar qabahan isula soo sawirey

  • @ismailjamahalihhasan4988

    Ma maraykan baa xaquuqda aduunka ilaalinaya !!!!
    Waaa wax aanay dadka fayoobi ee in uun history ga daalacday aanay rumaysanayn !!!

  • @annaismail8132
    @annaismail8132 Před rokem +1

    Muse biixi maxaa loo soo qaban waayey
    Reer Awdal baa is gabay

    • @nadiailyas5131
      @nadiailyas5131 Před rokem

      President Muse Bihi was defending his loved ones .

  • @sacdamaxamed5937
    @sacdamaxamed5937 Před rokem +3

    Cidkasta oo wixi nagu dhacay ka masul aha xisaba alla yan ku rebnay dunidana wanu ku daba jirna ka ku xigana wa morgan bidni llah

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First Před rokem +5

    Ku darsoo isagoo sarkaal ah markii uu dadkiisa xasuuqay wuxuu u baxsaday Maraykan oo uu waardiye ka noqday🤮

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před 6 měsíci

    Soddon ayaan u haynaa ,tuke danbiile waa ku xukumaa adiga

  • @deeqdarajo9476
    @deeqdarajo9476 Před rokem +1

    Good news

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před rokem +2

    Iyo qar kale haala qabto muuse samaroon badan diilay isnaa

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 Před rokem +1

      Kkk Tuke reerkiisi ba halkan ka wada barooranaya. Tuke markhati iyo cadeyn ba loo haya xasuuq geystey. Nina Waxanu geysan dusha laagama sari karo.

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 Před rokem +4

    Faaqasha taa Xamaar joogta sii kasta waa isku hoor taagan inaan
    Laa xuukuman

  • @mohamedelmi6206
    @mohamedelmi6206 Před rokem +1

    Aar ninkan in laqabto wax fiican waaye

  • @aishaibrahimahmed4920
    @aishaibrahimahmed4920 Před rokem +5

    Waaba baryey bilicsan

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Před rokem +1

    morgen maad soo qabataan waa danbiile garawe ayuu fadhiyaa

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 Před rokem

    Bal idoor waalan yahay ninka ay xidhanayaa tolkoodna dawladnimada nala Qaata ayey leeyihiin

  • @xaajixuubsireedxaajixubsireed

    Waa sheekadii cali samatar oo kale barina waa lagu waayay wax kiisa iyadoo la oranayo aan wada sugno

  • @deeqdarajo9476
    @deeqdarajo9476 Před rokem

    It's good news

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Před rokem +2

    Muuse yaa qhuuxiga insha allah bii idnillah

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 Před rokem +1

    Siilaanyo Waa in La Soo Xidho. Xasuuqii Kalshaale!!

  • @user-fh6jf3rj2x
    @user-fh6jf3rj2x Před rokem +1

    Faqash weeyee
    Keenaaa dhanka tukoraq.oo ku dila jiidda hore tukoraq

  • @shidexareed4761
    @shidexareed4761 Před rokem

    Muuse biixi iyo. dabagale. ayaa ku xiga. oo iyana. waqti dhoow. waa lala xisaabtami doonaa

  • @apdikhaliqismail2301
    @apdikhaliqismail2301 Před rokem +3

    Wxan ka yaabay arimaha ka baxsan Somaliland dhexdeeda siday bulshada soomaliland mid uu yihiin

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 Před rokem

      Waxey isku raacena waa Qabyaalad waxey isku heystana qabyaalad, wax intaa dhaafsiisan majiran s/land

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 Před rokem

      @@mustafemaxamed6085 benaale ma adiga qaybyaaladi ka madhan tahay cid idinka badsata majirto waxa halkan ku keeney ee add gacan ku dhiigle ku difacayso commentska waa qabyaalad wanad ka xuntahay waadjirka iyo isku dubnida dadka reer Somaliland. Somaliland cadowgeeda cagta hoosteda.

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 Před rokem

    Morganbaa ku xiga

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem

    qaar badan baa baxsaday oo sidaa tuke oo kale ahaa

  • @faadumomaxamad5775
    @faadumomaxamad5775 Před rokem

    Xatamcalegwaben

  • @ILSARACADEMY3676
    @ILSARACADEMY3676 Před rokem

    Cid walo somaliland xadgub ku smaysey waa la ciqaba

  • @mukhtarsaidabdi6664
    @mukhtarsaidabdi6664 Před rokem +1

    Wax Lagumaado Way Tahay somalilnd 😂😂

    • @akram.3dits
      @akram.3dits Před rokem

      Reer lafo site😂

    • @axmednuur8265
      @axmednuur8265 Před rokem

      Waryaa adiga qudhaada ayaa lagugu daba jiraa is hubso xanuunyohow ibna xaaranka ah waad arki doontaa insha Allaah yiqiintaada xun.Illaahay baa xaqa ilaaliya oo qof walba waxa uu galo if iyo aakharab mid uun kaga jaray talladega uu sameeyo adna hadaad leedahay umad Illaahay abuurtay in la xasuuqay medan yihiin bal islaam baad zheeganaysaa oo gaalkiibaa cadaalad falaya hadaba adiga iyo kuwii xasuuqa gaystay meelbaydun wa mari doontaan insha Allaah.

    • @axmednuur8265
      @axmednuur8265 Před rokem

      Daalin baad u hiilinaysaa adna la mid baad tahay ee ku soco???????.

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 Před rokem

    Morgaal ha lagu xejiyo

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před rokem +1

    ni laid han jirey. candi dheere. ayuuxitaa kugu et patrol. halaweydiiyo

  • @deeqdarajo9476
    @deeqdarajo9476 Před rokem

    Farmaajo cadow ayuu ahaa nnkasuba la sawiran yahay ilahay ayaa umada ku dhaafiyay allana kuguma so celiyo

  • @deeqdarajo9476
    @deeqdarajo9476 Před rokem

    Cadowga somalind meelkasta oo uu joogo waa in lagu xukumaa sharcigana la mariyaa

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 Před rokem +3

    Midh-midh aya loo so Qaban, Dambilayasha hore u geystey xasuuqa gobolada waqooyi u ka mid yahey gacan ku dhiglahan oo kale ee u ka mid yahey Tuke

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Před rokem +4

    Hala xidho dad badan aan waxba galabsan bu xasuqay

  • @shamsahirsi5324
    @shamsahirsi5324 Před rokem +1

    ü

  • @Imraan12
    @Imraan12 Před rokem

    NINKASTA oo ruux dila waa in laxidho

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 Před rokem

    Dad badan buu laayaye muse bixi ba dad badan buu laayaye ee maad dacwaysid qabyaalada iyo beenta nagadhaafa iidor

  • @misky9023
    @misky9023 Před rokem +2

    Morgan baa ku xiga..I hope they lock him and throw away the key 🔑

  • @ahmedmouse7910
    @ahmedmouse7910 Před rokem

    Soomaliland waa in mar labad laqasuqa si ay sigadayan kalmada ah waa nala qasuqay

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Před rokem

    Qof ayaa Dembi loo haystaa ee reer looma haysto.
    Inta aan la ogayn ayaa Ka
    badan ileen xabaal mari waa ayuu ahaaye.

  • @maanobaaruud9007
    @maanobaaruud9007 Před rokem +3

    maasha allah waa arin lagu farxo jaaliyada maraynka ee JSL hawsha hakaa ka wada gacan ku dhiiglayaashii inta nool ee qurbaha wareegaalaysanaysa yaan nolol lagu siidayn

    • @Aiordo
      @Aiordo Před rokem

      inta qurbo ka hadleysid waxay ka buxaan soomaaliya iyo markaana waxay eheed xilli colaadeed oo dadka wa la iska leyn jiray

    • @Aiordo
      @Aiordo Před rokem

      inta qurbo ka hadleysid waxay ka buxaan soomaaliya iyo markaana waxay eheed xilli colaadeed oo dadka wa la iska leyn jiray

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem

    waar geesi maha nin shacab gumaaday aan wax hub ah haysan oo weliba xoolo dhaqato iyo beeraleey ah
    ee waa inan gumeed uray oo xayawaan ah

  • @faadumomaxamad5775
    @faadumomaxamad5775 Před rokem

    Idorkadadkaaydilenyalhaysta

  • @samirr546
    @samirr546 Před rokem

    Oo markan uu Farmaajo la Lasawiranyahay ma Jako kale ayuu rabay in loo dhiibo!!!!!!!!

  • @asli9528
    @asli9528 Před rokem

    Doofaar idor

    • @shaaibamir5604
      @shaaibamir5604 Před rokem

      Asli xaq darada qofki galay ha ku tageerin waa yo waxad la qayb satay denbigu galay

  • @farhangaas2190
    @farhangaas2190 Před rokem +1

    Muusana kiiskisa lagali doona snm imta ka nool waa lala xisabtamidona

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah Před rokem +1

    Ogay 80 jir ah oo laga yaabo in cumrigiisa ay ka hartay labo iyo saddex sano,
    Hhhhhhh war yaa ila qosla

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Před rokem +4

      Maxad ku qosli 18 sanadoodan wuu ordayey oo waa la eryanayey inta uu hadhey cimririgiisna xabsi buu ku dhameysan gacan ku dhiiglahu.

    • @hadafbeegsade
      @hadafbeegsade Před rokem +2

      Walaalo ujeedadu maaha in Tuke la ciqaabo eee waa in ay wax ku qaataan ku wa jooga in aan laga hadhi doonin. Tii Allah dhiman iyaduna dhamaanteen

  • @arahmanmohamedibrahimfarxa8449

    Xidha qudhunka

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před rokem

    Dhulbahanteh waa inay iyagunah dacwadoh kah qoran dadkih lagu dilay lasaanod iyo kuwih lagah masafuriyay lasaanod

  • @Jackson12452
    @Jackson12452 Před rokem +4

    SIYAAD BARE ALLAH HAKU CADAABO

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 Před rokem

    Somali way is dishay isaaquna jabhadii Qudhmista la odhan jirey waxay xasuuq badan ka geysteen fila magaala cad magaala qalooc tuli borame oo ay degaan beesha reer nuur fila xataa ilaa imika way dunsan tahay waxaanse kayaabay waanala xasuuqay iyagoo keliyaa kaadhkaa isticmaala waxaanse leehay beesha reer nuur haka daceeeyan jabhadii Qudhmista newyork xasuuqay dila iyo borame ka geysteen

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 Před rokem

      Gudabuurow shadhaab adigu cid wax kuuog majirto inaad jirto iyo inkaleba walagudilaya wana lagugubaya ileen adigu cayayaanba tahaye

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 Před rokem

    Anagu kuwii xasuuqa geystay muqdisho waa u abaalgudney aqalka sarey noogu jiraan

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Před rokem +1

    waliba jeelka halagu dhex kufsado. bagah

  • @sultanahmed5021
    @sultanahmed5021 Před rokem +1

    MUUSE BIIXI XASUQII UU HARGEYSA KA GEYSTEY OGOSTO 8.2022 WAA INAY HELAAN CADDAALAD

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Před rokem +4

      Muse ayaad ku walatey orod cilaaj doono.

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 Před rokem

    Beenaalayaal shaqa ka dhigta waxaan waxba ka jiri. Soomali oo dhan baa is dhameysey bad iyo bari isku shubtey. Idinku cuqdad baa idin dishey. Maanta dhan hebal nadiley ku haya. Muse hadsrab imisuu ka laayey gadabiirsi. Ninkan eryaneysaan waa qabyaalad waxaad ku eyaneysaan soo saara kuwiina umada dhameeyey. Waad jirantihiin allah ha idin caafiyo

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 Před rokem +1

    Kuwan uu hada maalin kasta muuse biixi laynayo maad Ka hadashid, intaad taariikh aan jirin dadka ku Marin habaabinayso

    • @clraxmaanmaxamuud451
      @clraxmaanmaxamuud451 Před rokem +1

      Hadhaagii faqashta ayaa tahay ma taariikhdan ayaan jirin

    • @ibrahimabdilahi712
      @ibrahimabdilahi712 Před rokem

      Hadday tasi tarikh an jirin tahay, tukaha la shegagayo qudhisu maha sarkalkad moddey, e wa tukihi shimbirta ahaye iska sexo 🤔

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Před rokem +1

    Ilaahay ha u booga dhayo dadkaa lkn kuwii dulmiga galaxy baa illaa hadda maamulladi wada haya meel walba ooy ugu horreeyaan kuwii la soo shaqeestay maamulkii Siyaaad Barre oo maanta maamulkeennii Soomaaliland haya, maalin walbana dadkoodi aan u turayn xukun ballaarsina wada..

    • @aamohamed5102
      @aamohamed5102 Před rokem

      Faqash dal balaarsi, Somaliland lagama yidhaa. Hadalkaaga ayaa la garanayaa, cawaan

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 Před rokem

      HHHHHHH YAA IBNU FAQASH NACAYBKA MUJAAHID MUUSE BIIXI AYAAD NIICDA LA HAYSAN WAANAN FAHAN SANAHAY FAQASH INEY KA XUNTAHAY GEESIGA SOOMALILAND HAYSTA REER MIYI ISLEH WAX MUNAFAQADEE KKKKKK AWR KABA GASHAN BAD TAHE FAQASHEY

    • @jdyexaashi7356
      @jdyexaashi7356 Před rokem

      @@buufiyahaweyn7430 kkkkkk waryaahee ninkoow ina adeer kumaan caayine h i caayin...dee haddaad leedahay runta h sheeginna kaa diiday dee..

  • @axmedobsiiye4179
    @axmedobsiiye4179 Před rokem +1

    Waryaa mmtv tuug iidoor ah baad tihiine , dhagaweynaha aad maalin kasta aad mujaahid ku amaantaan, miyuusan xasuuq la geysan maamulka butland xilligii uu dalka madaxda ka jaalle maxamed siyaad bare ( AHUN ) markaa labadaa col maxay ku kala duwan yihiin dawacooy

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 Před rokem +1

    Waleee muuuse biixi ayaa ka xun tuke taas. Oo kale ayuuu sameeyey muuse fircooon

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 Před rokem

      Huhaa gacan ku dhiigle Tuke iyo Mujahiid Muse Bixi Islama barbar dhigi karo.

  • @asli9528
    @asli9528 Před rokem

    Been le

  • @marwa5017
    @marwa5017 Před rokem

    😂😂😂 ninkii jiray muxuu yidhi cadaaba geera ii kaday walahay haduu joogi la haa wadankii aan cidi saas u eegi kari lahayn laakin wadan sharci leh baad ku hesheen bal car ku dhaca ina saleban dafle waa kan cuman jooge beri dhawaydna wadanka wuuba joogaye

    • @Sahal63
      @Sahal63 Před rokem +3

      Marwa nin cid jariimo ka galay dhinaca ha saarin mid kula dhashayba xataa gaduu yahay,waa iga talo, qabiilna godka kula gelimaayo, taasina waa talo kale, labaduba doollar bay joogaan lkn adiga bilaash baan kuugu soo gudbinayaa maxaa yeelay Habar yartay baad tahay, waa kaftan.

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před rokem +3

      Caqli ma lihidin anagu hadaanu Rabno inaanu dad laynp manta yaa iska kaya celin kara base 10000sane ee soo socda Waxad gashid ilh6 adu dabada kugu xidhaya meeshuna meel lagu kala adkaday ahayid 80k oo askari ee waqooyi la keenay meeyen

    • @queency7943
      @queency7943 Před rokem +3

      Caqli xun dalkii haduu joogi lahaa dalku waa kee soo sheeg af dheer baad dhigaysaaye meel kasta oo ay joogaa waalagu ciqaabayaa you ilaahayna way sugaysaa ee adigu badbaadi hadaad karaysid

    • @muxyadiinshukri
      @muxyadiinshukri Před rokem

      waa runteed haduu tuur dibi joogilahaa iga walaan agtiisa qori laga jabsadeen

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Před rokem

    Dadka muxu beenta ugusheegin haayadan aad sheegtey ee xidhey waatii sharciydee ee xidha xataa dadka sharciyada doonayee, maaha tii danbiyada ama danbiga ku xukunta dadkee

  • @runsheegmedia1434
    @runsheegmedia1434 Před rokem +1

    Doqonow muse bixi hada maxuu ka wadahaa gobalada waqooyi ee somaliyed taaas baa hadal kagaa bahan siyaad bare waa dhintay hadii uu idin kufsaday reer wooqiyana wax ba çalamka kama ahaa Ethiopian iyo Kenya iyo jabuuti baa idin kugu dhow maxa ka tahin somalida kala idin kaga landeeraysan Hargeisa joogta waxa ka jirana waan ognahay laba sano ku darsaday muse shàani hadin waso jeel madheera liinta ku caba

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 Před rokem

      Hooyda buu kuu waase ee kaalye
      Doofaryow

    • @alisaid1214
      @alisaid1214 Před rokem +2

      Afqdhuun baastard
      Beedee wax matare nacnacle
      Muuse adiga inta xanuunsanaysa
      Madheera liinta u soo doono
      Hadaad
      Saqajaaanimada joojijn weydo
      Nadal fooqal nadal

    • @alisaid1214
      @alisaid1214 Před rokem +1

      Waa kaa run sheeg nedia isku sheegaya

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 Před rokem +3

      Hooyada Gobolada waqooyi wastay Ma iska Kay Celin karta Si walba Waan kula Dagalama Muuse Anaga ku Jecel Adu Amisom Ayaa Hadal kaga Bahan Oo Somaliba Ahayn oo dadkaga intay afar afar iskugu xidhan mino beerka ugu xidha Taasa Hadal kaga Bahan Kenya jabouti iyo ethiopiaba Way idaba fadhiistan Lkn Adiga Way ku ilaaliyan Oo Dadba kuma Yaqanan

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 Před rokem

      Hoyada iyo adiga wanu ku dhalfayn faqash futo jiliceey

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 Před rokem

    Waa in loo ugaadhsadaa argaxisadii la shaqynaysey taliskii arxanlaawayaasha ahaa ee siyaad bare sidii carab dheere u ugaadhsadey argagixisadii caadaqaatayaasha ahaa ee daraawiish ee la shaqayneysey ina cabdile xasan
    Nin kasta oo umadan godob ka galay waa in halkiisa loogu tagaa oo cadaalada la horkeenaa waayo waxay ahaayeen naasiyiin