XOG Sir ah!! Qoskii Omaar Barbar oo Ka Hadlay Shirqoolki Dilka Omar iyo Cadeymo Dadki ka Danbeyay…

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • XOG Sir ah!! Qoskii Omaar Barbar oo Ka Hadlay Shirqoolki Dilka Omar iyo Cadeymo Dadki ka Danbeyay…

Komentáře • 18

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray Před měsícem

    ALLAAHU AKBAR SUBXAANALAAH ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI ILAAHOW CAAFIMAAD SII AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @najma649
    @najma649 Před měsícem

    alle ha caafiyo

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po Před 29 dny +1

    Ninkaan hadalkiisa ma fahmeyno bastarkaan si fiican ha uhadlo

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po Před 29 dny

    Aniga iyo walaashey naag baa nadaba dhigatay qaraabo aanahay waxay noogu caga jugleysaa jinyaal sixir wada ayaan idiin soo dirayaa manoolaneysiin waan yabanahay walaalayaaloow soomaliyeey noo soo duceeya in illaahay subxaana watacaalaha naga qabto shakeeda iyo midkaleba anig iyo wllasheyda yartaa illaahay ayaan ka talo saranay lakiin gabadha yar shoog ama istares baa ka dareemay kanaday joogtaa quraan

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po Před 29 dny

    Melkastey sixirooleyaasha joogaane illaahay hanaga qabto

  • @yasminhersi4067
    @yasminhersi4067 Před měsícem

    Aleha caafiyo

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před měsícem

    Social media waxa isugu imid soomaali dadki ugu waalna 😂😂😂. Bal qof waalan oo camera iyo mic hor fadhiya oo waramaya adba wax ka qabo

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po Před 29 dny

    Oomar mahane cidkale hadalkooda ma fahmikarno

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po Před 29 dny

    Nagtii uu shegay ee isaaqa aheyad waa bastarad dad hore soo dhibateysay

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po Před 29 dny

    Wariyoow warkiisa ninkaan noo fasir

  • @KhalidNuur-l6o
    @KhalidNuur-l6o Před měsícem

    Codkiyaaba isku dhacayo wax lama maqlo,kkkkkkkk

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v Před měsícem

    Beenta iskaadaah omaar waaxaa uyiimiid poliiska baay ahaayeen somaaliidu inaad waalaan tiihiin waa caadaahaay been baad faayuus kuuraadiisaan.

  • @hah7064
    @hah7064 Před měsícem

    Illaahay caafimaad degdega ha siiyo laakiin dadkiinan social media 24saacadood fadhiya hurdo la'aan baa idin dilaysa. Adigaagan hadlayaa intaad view raadinayso is ilaaliya please. Caafimaadkiina dhowra hadalada deelqaafka ah ee intiina badan aad ku hadashaan iska ilaaliya iskana yareeya saacadaha badan ee aad ku qaadanaysaan social media.

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢