Hees C/Qadir Juba 1986 HD Video

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 309

  • @calansidacabdi5334
    @calansidacabdi5334 Před 4 lety +29

    Xusuus walahi juba wuxuu ahaa my dream man, I used fancy him and that time I was 14 years old... laakiin aqoon gaar ah Uma aanan lahayn laakiin waa ku hamiyi jiray inaan guursado juba....... ilaahey ha xafido as asaga iyo ehelkiisaba Aamiin yaarabi ❤️❤️❤️🌺🌺🌺

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 3 lety +29

    "Deeq ilaahay baa leh".
    "Dadnimana somaliba leh".
    "Dalkeeniinii weeyaan kudalxiis macanaa"😩
    Walee been maaha ilaahow dalkeena nabad nooga dhig❤

    • @SacdiyoIsmail
      @SacdiyoIsmail Před rokem

      Deeq ilaahay baa leh
      Dadnimana somaliba leh
      Dalkeeeniinii weeyaaan kudalxiis macanaa

    • @aaminomaxamud2590
      @aaminomaxamud2590 Před 7 měsíci

      Dalxiis ku macaanaaa

  • @Bashka-Ali
    @Bashka-Ali Před rokem +8

    Alloow kuu naxariiso. Qaasim Ahmed range (qaasim qaxweyste). Best musician ever ♥

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs Před 7 lety +52

    illahow somali wayn soo celi
    hargaysa harwanaag kama maaraneee waa dadkeedu waa dadkeenii 😍😍❤

    • @dinicadawe9981
      @dinicadawe9981 Před 4 lety +3

      Sax abyo umada somaliyed allaha mideyo amin

    • @xareed1
      @xareed1 Před 4 lety +4

      idi kamanan tagin wlllshy lkn kala wadan uun baynunoqonay intii uun baynu sujitnaa

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal Před rokem +2

      @@xareed1 kala wadan 😂😂 baasaboorka soomaaliyana waa la sitaa markii la xajinayo, waxbarasho la aadayo ama caafimaad

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 Před 7 lety +11

    2017 heestan kama dhamado Wlhi this's one of my favorite song ❤️🇸🇴

  • @bilaneamin428
    @bilaneamin428 Před 4 lety +4

    Djibouti daawo dacaaladaa🇩🇯🇩🇯🇩🇯. Borama daawo dacaaladaa. Xamar daawo dacaaladaa. Viva Djibouti, viva Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fikazito98
    @fikazito98 Před 4 lety +6

    Xamar daawo dacalada
    We are somalins we are Africans our blood is one
    Viva Somalia ❤

  • @ismailsadi110
    @ismailsadi110 Před 4 lety +6

    Ceelbuur daawo dacalada ❣👌🏾❣👌🏾 .
    Murusadenimo ❣❣❣

  • @muzcabjamac5100
    @muzcabjamac5100 Před 4 lety +19

    Dooxadda nugaal sanaag daawo dacalada
    Old is Gold
    24 nov 2019

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +5

    Intuusan jinku inagu dhicin ayah ahyd heestan legend
    juba.....

  • @yaasirhassan7210
    @yaasirhassan7210 Před 2 lety +4

    Juba fanaan curadka hawiye murursade legend xamar daawo dacalada my home wow somalia hanolaato

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal Před 4 lety +8

    Yaa dhageysanaya 2020 Deeq Ilaaheybaa leh dadnimana Somaalibaa leh. 🇸🇴❤💕

  • @asiye717
    @asiye717 Před 3 lety +4

    Markii wadanku wadan aha
    Fankuna fan ahaan 🥰♥️
    2020✌️✌️

  • @manapolyocabdiqadar9058
    @manapolyocabdiqadar9058 Před 7 lety +4

    axsan fanaan jubba alloow nabad noo naadi aamiin yaa rabbi

  • @kooshinmaxamed9909
    @kooshinmaxamed9909 Před 11 lety +3

    b/wein dacaladisiyo xamar dawo dacallada wadani ayaa tahay cabduqaadir macalin jubba,,,, great song,

  • @MsUgaaso
    @MsUgaaso Před 10 lety +31

    Deeq ILLAAHAY baa leh dadnimana Soomaali baa leh dalkeeniina weeyaan ku dalxiisno caanaa ILLAAHOOW nabad noogusoo celi wadanka.

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 Před rokem +2

    Cabulqaadir Juba legend he's famous for soomaaliya, he's frome karanle eemey

  • @FxG93
    @FxG93 Před 7 lety +22

    30 sano baa la ka jooga heestan qadis deeda allow dalka noo hagaaji

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 Před 5 lety +5

    Hees iyo Bar fanaanka wayn Cabduqaadir Jubba Suldaanka Codka 😍👏. Wuxu Cod macaanida u yahay Murusade ❤️ . Ya ila daawanaya October 2018 kama daalo Heestaan

  • @abdiazizabdulkadir9141
    @abdiazizabdulkadir9141 Před 8 lety +42

    somalia mar uun nabad weey noqonee inshllh sidii horena wey ku laabanee

  • @arafatsahardid1870
    @arafatsahardid1870 Před 8 lety +9

    Boqorka masraxa iyo muuq joogsiga fanaanka ugu haysta...

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 Před 5 lety +1

    Jiilkayagani waxaan nahay jiil nasiib xun waayo maanusoo joogin wakhtigii soomaalidu usha iyo diirkeed ahayd
    Ilaahoow kusoo celi maruun
    From Boorama

  • @ckariinmaxamad3632
    @ckariinmaxamad3632 Před 8 lety +13

    Iscafiya umma muslinka oo dhan gaar ahaan ummada soomaaliyeed isha allaah

  • @micnamalahan
    @micnamalahan Před 13 lety +3

    Yaaqshiid daawo dacalad ; dhamaan daawo Somaaliya !!

  • @abdiazizmohamed4187
    @abdiazizmohamed4187 Před 8 lety +5

    waaaw esh qiyasik abe/abowe/ader/walal somaliye /fanan dhabi ah #jubba allow ku dhooowr ......lkn somaliyey duf ku baxa abidkiiina ninkaaan iyo abwaankuba waaay mahadsanyihiiin wayoo somalia oo dhan ayey aman ku jiiideeen allow duriyadeeniii soooceli ....balaaaayo hala tagto kuwiiii calankeeenii kala qaaadayyyyy ....allow naxariiiistii ebe siii abaheeeeeeen somaliyeeed mohamed siyad baare

  • @garaadmohamud1532
    @garaadmohamud1532 Před 8 lety +1

    waw masha allah alfanan abdiqadir macalin cumar jubba afkaga caano iyo malab lagu qabey somali markas ayey macno malahed manta aduunka wu na duleeste

  • @Garad7
    @Garad7 Před 9 lety +16

    Gobolka Waqooyi-Galbeed abwaan u dhashay ayaa alifyay miraha. Professor Jamacadii Lafoole ee Muqdisho Ali Jaamac Boqore 1980's

    • @youngmoa5431
      @youngmoa5431 Před 8 lety

      1986 Hooyaday iyo Aabehey xitaa Isma Shukaansan Lolz Anyway Old Is best

    • @najuabdul9780
      @najuabdul9780 Před 8 lety

      +Mohamud Ibrahim 😂😂😂😂😂😂😂

    • @najuabdul9780
      @najuabdul9780 Před 8 lety

      +Mohamud Ibrahim aniga hooyaday 2dhal bay ahayd

    • @youngmoa5431
      @youngmoa5431 Před 8 lety

      +amina mohamud Hadaba Ayeeyo Baatahay lolz Ileen Adigaa Curadka hooyo Ah kkkk

    • @najuabdul9780
      @najuabdul9780 Před 8 lety

      +Mohamud Ibrahim 😂 😂 😂 nooooooo am talking about curadka iyo curad ku xigeenkeena ayay markaas hooyo haystay

  • @sacdiyomuse3774
    @sacdiyomuse3774 Před 3 lety +5

    Handsome juba forever ♥️

  • @zeytuunhersi7470
    @zeytuunhersi7470 Před 6 lety +4

    Abdiqadir cumar macalin juba 💋💋💋💋❤❤❤❤

  • @siyaadcali3511
    @siyaadcali3511 Před 7 lety +4

    One Love always keep it up the good work always whoever you are!

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed Před 9 lety +4

    Deeq ilaahey baa leh dadnimana soomaali baa leh dalkiineena weeyaan
    cabduqaadir juba oo yar waayo waayo alla waqtigu cajiibsanaa ilahow cimriga noo barakeey heestaan dad badan aan ku xusuustaa

  • @nasteho11
    @nasteho11 Před 13 lety +1

    deeq Illaahey baa leh dadnimaneh somali ba leh dalkenina weeyan u dalxiis macaana duunyo dhaqasho wacana damn i can feel that

  • @ahmedaabimaxamed5315
    @ahmedaabimaxamed5315 Před 8 lety +8

    heestan waxa lahaa prof qaaliga cali jaamac boqore alle haw naxariisto wadani dhaba una dhashay hargeisa

  • @hasanalisaid9287
    @hasanalisaid9287 Před 7 lety +9

    Yaa salaam Alfanaan Cabdulqadir Juba

  • @mahadcodkachannel2669
    @mahadcodkachannel2669 Před 11 lety +10

    Wadani juba viva somalia.......

  • @alimohammedsalad1208
    @alimohammedsalad1208 Před 10 měsíci +1

    I used to listen this song before 3o years in Buro i like it very joyfull

  • @zeynabmohamed7465
    @zeynabmohamed7465 Před měsícem

    Fanaanka Murusade nolow ina adeer ❤

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 Před 2 lety +1

    Videogan iyo heestan wey ii qira galiyaan, ilahayo umada somaliyeed mideey 😢

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 Před 7 měsíci +1

    Deeq ilaahbaa leh
    Dadnimana somalibaa leh
    Dalkeenina weeyaan🇸🇴
    Duunyo dhaqasho wacanaa

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur Před 4 měsíci

    Xamar dawo dacalada xusuus xamar wayo waayo waqti wanagsana.dowladii kacaanki barakeysna aabo siyad allaha unaxariisto

  • @abdinasirali7354
    @abdinasirali7354 Před 7 měsíci

    Deeq Ilaahey baa leh Dadnimana Soomaali baa leh waa sax Allow Soomaali isu soo dun oo Midee
    Kooxda waaberi si fiican ayey u tumeen heesta inta dhimatay allaha u naxariisto inta noolna caafimaad ayaan u rajeynayaa
    Mohamed Hussein Farah A.U.N Guiterka ayuu tumayaa Aweys Goobe sidoo kale A. U . N Bass ayuu tumayaa Abuukar yare waa Organka waxaa igu maqaala inuu noolyahay caafimaad taama inta nool.

  • @raaqiyasharaf9582
    @raaqiyasharaf9582 Před 7 lety +3

    Allow Soomaaliya Nabad yeel inshaAllaah illaaahuma Aamiin

  • @feelfreehi
    @feelfreehi Před 13 lety +1

    Xamar Daawo Dacalada!!!!!!!!!!!! tnx

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 Před 4 lety +1

    Jubba waa wadani dhab ah🙏🙏🙏🙏🙏guul Somalia Somalia hanoolato ❤❤

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 Před 6 lety +9

    Viva jubba 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Před 4 měsíci

    Woow 474 millions vieuws Juba I never tiering your song 1986 I was teenage merci beaucoup my dear ❤️🤍💚💕🤍❤️❤️🤍💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🎉🎉🌸👍💜💕

  • @mohamedqadar4917
    @mohamedqadar4917 Před 9 lety +22

    Celbur daawo dacalada viv celbuur

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 Před 2 lety +2

    Dhulka somaliyeed
    The great somalia 🇸🇴❤👍

  • @maancabaas
    @maancabaas Před 11 lety +2

    .....Alla Danaha Dhaqankena Dambarsame Calankeena Dugsi Lagaa Bartaa
    Alla Daniyo Xeesheena Daacad iyo Islaamkeena Deeq Illaahay baa Leh Dowladnimo Somaali Ba leh Dalkeeneni weeyaan Ku Dilxiis Macaanaa Dunya Dhaqasho Wacanaa........
    Yaa Salaam Abduqadir Jubba Heesahisa kuwa ugu Jeclahay Kamid Tahay Wadnigana ugu Fiican Insha Alalah Somaliwayn way noosoo Laaban Doonta Ilalah ya alaga Quusan

  • @balballeiti
    @balballeiti Před 11 lety +3

    Abdikadir Omar Moalim Yusuf Afrah long live Bro. great all-time song

  • @umunimcoomar5851
    @umunimcoomar5851 Před 11 měsíci

    ❤❤❤ilaahayow sida aad oogu heesayso noogu soo celi somalina is jeclaysii amin

  • @Itsme70506
    @Itsme70506 Před 2 lety +1

    Abdulqadir Juba fanaan marexaan MashaAllah

    • @yaasirhassan7210
      @yaasirhassan7210 Před 2 lety +1

      Kkkķkkk wa iga qoslisay juba wa curadka hawiye karanle murursade ma la is xooga legend juba wa fanaan somaliyeed qabiil ma yaqaan

    • @princessgacal3678
      @princessgacal3678 Před 2 lety

      Astuqfurllah Curadka Hawiye Waaye ninka marexan kulaha nin abakar cade ah waye isma qariyo ❤️❤️❤️

  • @Am00ny09
    @Am00ny09 Před 13 lety

    waaaaaah waaaaaaaah xamar daawo dacalada,,,, heestaan ugu jeclahay heesaha wadanigo idil waaaye,, luv u jubba

  • @sahalyusufahmed4682
    @sahalyusufahmed4682 Před 3 lety

    I mustve been 4 years old when this tune come to somali radio

  • @zaynabhassan6244
    @zaynabhassan6244 Před 8 lety +4

    my fanaan xamar daawo dacalada

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 Před 6 lety +1

    Hacuninina quruxda waaloodhashaa labatan jirka manta jooga Juba kaqurxoon

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 Před rokem +1

    Legend karanle iimeey is coming back soon

  • @safiyamusewarsame4243

    Man sha
    Allah connel.abdi qadir jupa
    Og abdi mohamad hussein
    Yanyo

  • @eastleigh7th748
    @eastleigh7th748 Před 8 lety +8

    Xamar

  • @user-mf9iq6co9k
    @user-mf9iq6co9k Před 4 měsíci

    Man cha.allah.juba.good.man nice

  • @aliharbi9498
    @aliharbi9498 Před 10 lety +5

    somali mid ayaa ulayabay hadii la hesaa qabil ayee wadan hadii hdiii shekosheko hadaa aa sokaliso youtbka qabil shegayan wayab somliya somli baa leh

    • @somalinationalist400
      @somalinationalist400 Před 5 lety

      Maxad qortay. Somali soo baro!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

    • @somaliasomalia8574
      @somaliasomalia8574 Před 4 lety

      @@somalinationalist400 adaba kadaran nin 5 sano kahor comment qoray ujawabay miyad kwrqabta inu nolyahay ama dhinty

  • @sahalnuurfilqanetalloninwa1326

    markan waa markii somali isku duubnayd ee dad ku somali jacaylka ahaa lkn maanta abaheed bay wastay markaa ayay sharaf iyo cisi lahayd somaali oo dhan lkn maanta waxaynu kala nahay laba dawladood s\land and somalia ee yaynaan isku soo noqnoqon
    waxan sheegayaa dalka aanu jaarka nahay ee somaliya

  • @Adler308
    @Adler308 Před 8 lety +3

    waa hees wadani jacayl ah oo aad u wanaagsan waxayna cadaynaysaa siday somalidu isku jeclayd una jeclayd wadankoda

  • @muhiyoali229
    @muhiyoali229 Před 9 měsíci

    Borama dawo dacalada❤❤

  • @abdikareemxaaxi8019
    @abdikareemxaaxi8019 Před 11 měsíci

    Allah hawnaxariisto waa erayadii Ali jaamac boqore rabi God ka hawnuuro

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 Před 8 lety +15

    Djibouti daawo dacalada,Deeq ilaahey baa leh dad nimana Somalia,Somaliland iyo Djibouti baa leh, dalkeni ku dalxis macana

    • @kaat1096
      @kaat1096 Před 6 lety +1

      Cusleye Ciltire somalia ma oran ee soomali buu iri adigu ma canfar baad tahay. cajiib

  • @mankeyyare9573
    @mankeyyare9573 Před 11 lety +5

    cabdiqadir juba nin culus wadani dhab ah markasta oo an dhageysto heestaan ilin ayaa indhaheyga soo buxisa juba waa fanann qaran oo jacal nabada iyo kala danbeynta wayo malin hore waxaan dawanayay asiga oo ka qeybgalay aas wiil somaliyeed oo ka dhacay canada aad iyo aad iyo uga xumaday dhibka dadka somaliyed meel kasta dunida dacaladeda ku heysta qiiro ayuuna la oyaay

  • @abdulkadiralimuse3704

    ((Deeq ilahaybaa leh Dadnimana somalibaa leh )) Waa sanadkaan dhashy waa murti aad u mcn

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Před rokem +1

    Deeq ilaahay baa leh...
    Dadnimana Somali baa leh....
    Dalkeeniinaa weeyaan ku dalxiis macanaa
    Duunyo dhaqasho wacanaa😢Allahayow Dalkeena Nabad inooga dhig

  • @issahak85
    @issahak85 Před 12 lety

    Hargeysa iyo damasheydaaaa,arabsiyo dusheydiooooooo waww thats my town right there.............

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 Před 3 lety +1

    2021 hadaad soo booqatay ismuuji 👍👍

  • @manapolyocabdiqadar9058
    @manapolyocabdiqadar9058 Před 7 lety +1

    xusuus waa aduunyo alloow nabad noo naadi aamiin

  • @cadaadocadey
    @cadaadocadey Před 12 lety +1

    jowhar daawo dacaladaaa waah waah nice song

  • @aliharbi9498
    @aliharbi9498 Před 5 lety +2

    2019 wali mala hilmaamin

  • @adamhapi3515
    @adamhapi3515 Před 7 lety +1

    2017 and watching.....who els☝

  • @khaalidabdi7575
    @khaalidabdi7575 Před 9 měsíci

    Dalkeygii wacna waa u xiisey wllaahi dadkii somalida ahaa iyo waaridkey

  • @ceelbuurfilims8938
    @ceelbuurfilims8938 Před 6 lety +8

    Ceelbuur daawo dacalada

  • @siyaadcali3511
    @siyaadcali3511 Před 8 lety +2

    one love always.

  • @somalilanfmaan9770
    @somalilanfmaan9770 Před 7 lety +1

    sanaag dawo dacalda

  • @issahak85
    @issahak85 Před 13 lety

    Hargeysa iyo dhamasheyda Arabsiyo dushediyoooooooooo,big up Arabsiyo my lovely townnnnnnnnnnnnnnnnnnnn

  • @eastleigh7th748
    @eastleigh7th748 Před 7 lety +3

    xámàr

  • @idalahow
    @idalahow Před 6 lety

    Deeq ilaahay ba leh, dadnimana soomali baa leh....Kenya, Somalia Djibouti iyo Ethiopia. Dalkeena weeynaa udalxis macanaa.....Viva Somalis....Sheekada waa HAL SOOMALI.....

  • @user-ps6jr4cn9z
    @user-ps6jr4cn9z Před 9 měsíci

    Viva somalia deeq ilaahey baaa leh

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 Před 2 lety +1

    Soomaalaay i dhagaysta heestan waxaa sameeyay Abwaan Beesha Isaaq u dhashay reerkaa maxaynu ku abaal marinaa maadaama Heesaha ugu wacan inoo sameeyeen.
    Ereyada Abwaan Ali Jamac Boqore
    Waa Isaaq Garxajis.
    Viva S.land

  • @jeneralsooyaal3447
    @jeneralsooyaal3447 Před 11 lety +8

    jacariyo deri iyo towfiiq iyo cadarre ceelbuur daawo dacalada

  • @indhos1001
    @indhos1001 Před 12 lety +1

    Heestaan waa hees wanaagsan lnk abwaanka alifay waxa uu ku qaldanaa,waxa uu ka tagay gobolka Soomaaliya ugu barwaaqosan iyo caasimada 3aad ee Soomaliya,waa gobolka Jubbada hoose,isla markaana fanaanka qaadaya heesta ayaa lagu naanaysay Jubba, sidaa awgeed ayay fashil ku tahay.
    Mar kasta oo aan dhagaysto oo ka waayo magaaladii aan ku dhashay ee Kismaayo,waan ka xumaadaa.

    • @anwarsaciiid415
      @anwarsaciiid415 Před 4 lety

      niyaduu kolay ku hayay waxba muu ilaawin iskadaa abwaanka iyo fanaanka

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 Před rokem

    Waqtiga Hargeisa joogay, dugsigii Farasamada gacan, oo u dhawaa 1st July secondary school oo markaa aan xidhnaa

  • @maxamedcali5572
    @maxamedcali5572 Před 3 měsíci

    Ereyada waxaa alifay cali jaamac boqore khisada ay heestu ku timid cali jamac ayaa waxaa ku luntay lacag badan xisaab bangiyadii somaaliya ayuu xisaabiye ka ahaa lacagttii markii lawayey waa laxidhay markuu muddo xidhnaa ayaa uu heestan dalka soomaaliya ku amaanay kadib heestii oo qoran ayaa madaxwaynahii soomaaliya maxamed siyaad bare ilahay hawnaxariiste lookenay heestoo qoran lona sheegay ninkii lacagtasi ku maqnayd ayaa magdhaw ubixiyey heestan sidiibana lagu cafiyey wuxuuna udhashay gobolada waqooyi reer hargaysa garxajis ciidagale guuyoobe reer cismaan adeerkay ilahay hawnaxariisto godkana hawnuuro aamiin 2021 ayuu hargaysa ku geeriyooday cali jaamac boqore

  • @cornholio777
    @cornholio777 Před 11 lety +2

    C Juba come to Hargeysa your country Somaliland

  • @dqrgmeyre6737
    @dqrgmeyre6737 Před 7 lety +1

    afkaga caano lagu qabay yaaaa ina macalin cumar juba

  • @sadiadad3894
    @sadiadad3894 Před 8 lety

    waxaas ayaa fanan ah

  • @mohamedjamal338
    @mohamedjamal338 Před 9 lety +1

    alaah unaaxaristo siyad bare waxoo ahaa wax garaad dadkan hada kala. yacsaan oo hayaay ila iyo raxma

  • @maryanxasanmaxamuud3886

    hestaan cadi ma ahan cabdu qadirjuba wadani dhab ah alaha ku xafido

  • @nuurowahmed1173
    @nuurowahmed1173 Před 6 lety +1

    Yaa ila dhageysanaayo 16/9/2018

  • @user-ps6jr4cn9z
    @user-ps6jr4cn9z Před 9 měsíci

    Wàaw wyo wyo xasuuuus weyn m.a

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 Před 3 lety +1

    Cuqdad udhinta wadba udhimatene hestay kudhag dhagayan qofka sameyay mawaysan ujedin wilasha qurxabadan3okuluqayna

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 Před 7 lety +7

    Ereyadii Cali jaamac boqore.waa reer hargeysa isagoo carabaha ku nool baa iigu dambaysay

  • @hamdasaed9600
    @hamdasaed9600 Před 6 lety

    Sanadkan dhashay uu qaday heesta 😚😘😘😘

  • @mohamohay4786
    @mohamohay4786 Před 2 lety +1

    Marexan always wadaniyiin😂✌

    • @YusufAbdala-gz8fy
      @YusufAbdala-gz8fy Před 11 měsíci +1

      Yaan lagula yaabin waa wiil murusade dadka shegta hooyadin wase

  • @ustaadbashiir8076
    @ustaadbashiir8076 Před 5 lety +3

    I love this guy's songs.