Dowladda oo war ka soo saartay hubkii lagu boobay Caabudwaaq | Qubanaha VOA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 46

  • @abdi7932
    @abdi7932 Před měsícem +4

    somalia no government, no safety, no police , just anarchy.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Před měsícem +1

    Isku day dil may ahayn this american job

  • @user-di7st7vj7v
    @user-di7st7vj7v Před měsícem

    Waa xawilaad cusub oo macaa masaakinta lagu baadhanayo waxana dhalan doona jaahwsrerr

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 Před měsícem +1

    Wasiir maaha kani waa mid loo magacaabay shacabka dhibaateeyo’ shacabka somaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa in arintaas shacabku mudaharaad ka sameeyo

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 Před měsícem

    Waa in lasooqabtaa Maleeshiyadii iyo Hubkii sharcidarada ahaa

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 Před měsícem +1

    Duwlad ma jirto waa isku dira shabka Somalia Allah mid ka kheyr badan mooryantana Allah baan uga dacwooney manta iyo 1991 manta ayey ka liidataa savanna oo ah melo badan way nabad qabeen hada halkee nabad qabta ma jirto

  • @AhmedDiriye-ly8xm
    @AhmedDiriye-ly8xm Před měsícem

    Dowlada Hassan awalba Cid kalsoni Ku qabtay majirto wayo Hassan Waa Nin qabil oo aminsan in rerkiisa lahubeyo

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Bukas wa in gacanta Dowlada u so gala

  • @mohamedosman3960
    @mohamedosman3960 Před měsícem +1

    Sowkama fiicna inlacagaha waaweyn lagu ekeeyo eelaga daayo dadka tabarta yar, ama loosameeyo
    Lacag somali loo sameeyo si aynoloshooda ayladaalaa dhacayaan
    Culeys kale lasaarin.

  • @Abdikadir2m4
    @Abdikadir2m4 Před měsícem

    Hubkaasi hadii ba uu gacanka ugalay shacabka sida looga soo celiyaa waa adag tahay😮😮😮

  • @qabyoninweyn88
    @qabyoninweyn88 Před měsícem

    Shilinka Somalia hala isticmaalo. Dowlada ayada oo shacab keeda ugu tureso.

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran

  • @myyga261
    @myyga261 Před měsícem

    Dawladee, war wax dawlad la dhaho ma jirer

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Caabudwaaq is alshabaab

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Před měsícem

    Dhac ayad usoo jeesateene casfimaadka iyo waxbarashada adeega bulshada sameeya kadib ayad heleysaane tankale yurub ayan joogaa lacagta noocaasna lama canshuuro

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem +1

    HAAA WAY SOCILIN DOWLADA SOMALIA 🇸🇴 CID KATA OO DABO DHILIF AH WALAQABAN GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUL JAMUURIYADAA OF SOMALIA

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 Před měsícem

      Xoolo orod soo celi hadaad ragg tihiin naagayahow naagahow dhaleen. Dowladd mooryaan anaga wazna hubkana waa qaniimo xalaal ah tolkay Mareexaan furtay waxaana leeyahay tolkay Mareexaan cadowgeen uu noolaada from MJ girl.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    MASHAA ALLAA ALLAA HABABIYO KENYA 🇰🇪 FAQASH TO

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 Před měsícem +1

    Dameer fardo ladaaqda faras bay is.oodaa.
    Afrika waxad noo sheegteen in dagaalo iyo dhibaatooyin kadheceen USA WAX WANAAGSAN OO AH MDWN KX LAMAGACAABAY WAAR MIDABKIINA MUSHAAR HAKU BADALANINA WAA IGA TALO MARKAAD GAADHAAN DAFKA 60 AMA 65 AYAAD GARAN DOONTAAN INAAD CADO TOOSH SIDATEEN

  • @siradm
    @siradm Před měsícem +1

    Itoobiya kolley hubkan argagixisada un bay u soo dhiibtay ee ciddi soo gudbinaysay hala caddeeyo, sharcigana ha la horkeeno, ciyaal manihin, hubka haddii ganacsatto lagu qabtay, Waynu arki lahayn raggi oo gacanta lagu dhigay, wuxu yaanyo ma ahayne, aaway ganacsatadaas? Waxaas inta iska daysiin raggi waday keena

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 Před měsícem

    Dawladu caqli xumaa hubkaas lama helayo

  • @menhee7408
    @menhee7408 Před měsícem +2

    Ree caabud waaq waa dad cawaan ah

  • @ahmedcade1534
    @ahmedcade1534 Před měsícem +1

    السلام عليكم ku bilaabo maxaa salaanta idin diiday

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Před měsícem

    Qoraalka dowlada soo saartay ma ahan mid lagu kalsoonaan karo hadii run la sheegaayo ganacsatada hubka watay hala Soo xiro

    • @qabyoninweyn88
      @qabyoninweyn88 Před měsícem

      Taa waxa ka daran, ciidanka dhaxdisa is lenesa. Walahi wa cawaq xumo. Qaran nimo aya na deqda

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 Před měsícem

    Dowladu nimankii hubka soo galiyey maxayka qabanaysaa

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 Před měsícem

    Hubkaa waxa ay dowladu ka sheegtay waa been cad hubka waxaa lahaa wadayna dowlada ayaa hubeyneysay qabiil ka mida qabaa’ilka somalida markuu fashilmay ayeey sharci daro ku sheegayaan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Saadaq John ciyaal Koolo ayaa soo iibsadey meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Před měsícem

    DFS iyadaa argagixiso ah oo hubka ka shaqaysta. Hubkii Mahad Salaad ka rartay Nisa sow 4eerkooda uma geyn?

  • @mohamedmahdi1373
    @mohamedmahdi1373 Před měsícem

    Wasanka 91 ayuu xasan sheek kuwadaa

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 Před měsícem

    Side Ganacsade Wadan Cadaw ah uga soo gadankaraa Hub sjarcidarro ah

  • @amineta378
    @amineta378 Před měsícem

    Waabeen dawlada ayaa dan qaas ah kaleheed

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Před měsícem

    Waxaan maqlijiray been run u’eg sheeg IWM, hubka qabashadiisa iyo yaa horeeya in ganacsatadda hubka leh iyaga lasoo xiro ,

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před měsícem

    War dawladd hawgu yeedhin kooxda xaraash qaran ee tuugta ah

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Mafia mooryaan isbaaro iyo argagixiso is huwan ee koonfur somalia

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Před měsícem

    VOA FOX NEWS .

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Waa in cunaqabataynta UN dib loogu celiyaa failed state somalia 🇸🇴

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 Před měsícem +1

    Hub la rabay in lagugu dilo aad heshey so celi ma ahaa dadka cawaan aad ledahay xasan munafaq

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před měsícem

    Saadaq John gabdhii Jamican uu ku heystey USA uu dhaley Cumar Geele ayuu Dahab faro badan ka dhacey tuuga Saadaq John ciyaal koolo ayuu ahaa

    • @Abdikadir2m4
      @Abdikadir2m4 Před měsícem

      Warkaa xagee ka heshay adigu mise waxaad waa fadeexad

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Před měsícem

    Ma hubka saadiq joon and rooble baahane soo gateen ee umda soomsliyed lagu madhiyey 🤠🤠🤠🤠😡😡⁉️⁉️⁉️🤔🤔❌❌❌🛑🛑😡😳😳⁉️🤔❌. Sxb askartii plus saraakiishii way dhamaadeen because of jaahilnimo 😂 xaasid nimo plus xasan dhiiqo contract wuxuu kuqaatay inuu askar iyo dawulad toona Somali 🇸🇴 mardanbe aan la arag acuudu billah marba haduu hubku ganacsato leedahay dawuladi um dagaalami karto sxb fahanaaa 🤠🤠🤠🤠😳⚠️⚠️⚠️😡😡⁉️⁉️⁉️🤠🤠 mareexan lama taaban karo waa 1991 for sure