Deg-deg! Somaliland jabuuti iyo somalia Oo Samaysanaya Midaw cusub caasimadana Harhaisa Laga Dhigayo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • Deg-deg! Somaliland jabuuti iyo somalia Oo Samaysanaya Midaw cusub caasimadana Harhaisa Laga Dhigayo@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
    #dagaal
    #Laascaanood
    #gooja_cade
    #Somaliland
    #ssc
    #khaatumo
    #muuse_biixi
    #garaad
    #warqaad
    #warka_maanta
    #Somalia
    #Puntland
    #Somalia
    #saciid_deni
    #Muqdisho
    #hargeysa
    #xasan_sheikh
    #xamse_Cabdi_bare
    #Reysalwasaare
    #Madaxwayne
    #jabuuti
    #Galmudug
    #Jubaland
    #KoofurGalbeed
    #Hiiraan
    #Jigjiga
    #Sool
    #warar
    #ciidan
    #dagaal
    #garoowe
    #saciid_deni
    #aaranjaan
    #Baarlamaanka
    #dastuurka
    #puntiland
    #siyaasada
    #Somalia
    #darood
    #hawiye
    #isaaq
    #garxajis
    #GoojaCade
    #sool
    #Madaxwayne
    #baarlamaanka
    #guul
    #Somaliland
    #somalia

Komentáře • 151

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Před 8 dny +4

    illaahayow hanagu darin somaliya iyo jabuuti toona

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Před 8 dny +5

    Fikir abuur waxaa laga helaa Isaaq oo kaliya.
    64sano Somali kale ha laga helo fikir cusub... dhici mayso

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 7 dny +1

    Walaal aad iyo iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee ad xaqaaiqa uga hadashay iyo waaqica jira. Ilahay haku xifdiyo in Sha Allah. Thank you so much for your in-depth analysis Abt the prevailing situation in Somaliland. May Allah bless you and your entire family In Sha Allah.

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Před 8 dny +1

    Woow

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Před 8 dny +2

    AALYLEHE WAA SAX

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 Před 8 dny +1

    💯💯💯👏🏽👏🏽👏🏽

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 8 dny +1

    Waa geeesi qaran guuuulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaaba134-h4g
    @kaaba134-h4g Před 8 dny +1

    Alle naguma celiyo konfur somalia

  • @timowayne6993
    @timowayne6993 Před 7 dny

    Waa okay

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 8 dny +1

    Somaliland' 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs Před 8 dny +1

    Guuuuul iyo Gobanimo Jamuurida Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❣️❤️‍🩹🥰❤️‍🩹❤️♥️

  • @fighterforlife5284
    @fighterforlife5284 Před 8 dny +1

    I’m from Somaliland but this is a joke. It gotta make sense

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 8 dny +2

    XITAA HADII AY OGOLAADAAN SHURUUDAHAA DOONI MAYNO WAAYO DHIBAATO UUNBAA NAGA SOO GAADHAYSA

  • @warss11
    @warss11 Před 8 dny

    Yes best best 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 8 dny +2

    Jabuti iyo somaliya wax hayska halayn karo maaha somalilnd in badan wey samirtay khiyaano dambe uma baahna

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před 7 dny

    Take it or leave it, Mr somalia ❤ you from Kenya 🎉

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 4 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia Před 8 dny +1

    Intaa iyo libinlaabkeed xataa kama rabno

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Před 8 dny +2

    Albaab Aan iska xidhnay hagu Soofurin kab iyo xaarkeed waa la isu tuuraaye dadka lalaayay 250000kun bay ahaayeen cidi mabixinkarto waxaa madax banaani baanu siisanay hanau soo celin faqash iyo waxay cago kuqaadato

  • @garyaqaanxasanaxmed9562

    ❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 8 dny

    Geeeeeeeesi sax

  • @user-xr2mq5jz2l
    @user-xr2mq5jz2l Před 7 dny

    A.S.C Walaal Miyaad hurudaa ama Waad Soo jeeda

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 8 dny +1

    Cawaan😢😢😢😢

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 8 dny +1

    Somalilnd haday ictiraafayaan 3 dawladood at u wada shaqaynayaan weeye

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 Před 8 dny +1

    Midnimadu waa sidaa

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 Před 8 dny +1

    Well done 😂😂😂😂waar wiilku fiicana fariid fariid dhalay.❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉.

  • @maguled
    @maguled Před 8 dny

    Intuba waa oggol + 🇸🇴 = Great Somalia

  • @user-wk1ze5hs8d
    @user-wk1ze5hs8d Před 7 dny

    Soodigaa.caqlixumidii.aysameeyeen.xasuusiyay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 8 dny +1

    Reer Somaliland waa kuwee?
    Horta soo cadeeya waxa la yidhaa Somaliland.
    Soo cadeeya
    Dadka la yidhaa Reer Somaliland soo cadeeya.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 8 dny +1

    Guul guul guul soomaalilaan❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shariifmaxamuud-fd8hc

    Haye

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww

    Ninrageed ninrageed dhalay buuf cayayaanka keep going

  • @user-wk1ze5hs8d
    @user-wk1ze5hs8d Před 7 dny +1

    Raganimo.niyadjabi.qadaadwaynta.hooyadood.wasooyin

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 8 dny

    Waa in qaniisiinta abaarso la badiyaa

  • @medmyoussouf5978
    @medmyoussouf5978 Před 8 dny

    Waa sacmiidiyaha kadhexciyaaya

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 8 dny

    Waaaba sidaa

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc Před 8 dny

    ❤❤❤Somaliland Guuuuuuul ❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 8 dny +1

    Somaliland will never unite politically with Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹.

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 Před 8 dny +1

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
    Somaliland'. Ethiopia 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪

  • @cabdirisaaqdillaal2490

    Waa arin wanaagsan sidaa weeye

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 8 dny

    Midno majirto guul somaliland cadowgu hajabo ishalah

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 Před 8 dny

    Waa sax Iyo 1000 shuruudood oo isu imaatinka miiska ajandaha Lagu dari doono

  • @guleit89
    @guleit89 Před 4 dny

    Qasaba lagumidobaya

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 Před 8 dny

    Alle naguma celiyo faqash

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 8 dny

    Mayee khatumo ayaa lala baxayaa

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 8 dny

    Waaa in 3nin oo uur leh laga helaa abaarso

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Před 8 dny

      Qalbigaad ka wasakhaysantahay waxaad noo maldahaysaana waa meheradaadi uuf

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 8 dny +1

    Hoorata. Soomaaliidu. Qaarkooda. Haakaala. Gaartaan. Waxay. Leeyahiin. Iyo. Waxaa. Kale. No. More. No. Maafiya. Moorayaan. Isdaabo. Maari in. Goowaraacay. Suun sii. No. No. No. no Xamar. Naga. Daa

  • @abdulwahidmohamud9408

    Sax

  • @shariifmaxamuud-fd8hc

    Qarawga maqla

  • @CabdikarimIsmaaciil-q3g

    Waryahe qarawga nagada horanu albabka iskagaxidhne

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h Před 8 dny

    Waryaaada Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Halisku Xukumo Ama Halagu Kala Tago Demuqraadiyad Iyo Qabiiil Baad Rabtaan Runta Walama Huraan War Reerkaan Waalan Somaliya Yaa Ka Qabto War Tuuuladiiiina Ku Darsada Laftanagaa Wax Somaliland La Dhaho Malahan

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t Před 8 dny +2

    Waar ninkani miyaanu ogayn in somalia ay riwaayad u aragto dowladnimada oo ay fowdada ka jecel yihiin nidaamka
    Midhka kale waxaynu ku noolnahay Africa inqilaab iyo fawdo waa u muhiim somalia aad ban u yaqaaniin ee waar teena inoo daa

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 Před 8 dny

    Intaaba waanu ogalaane soo laabta uun

  • @user-fb3xw5xf5e
    @user-fb3xw5xf5e Před 8 dny

    WAA DAMEER AFKA KA DHUUSAYA......

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 8 dny +1

      Daarood gaajo weyne loomabaahna

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 8 dny

    Somaliland waa sideey u godey ishalh

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 8 dny

    Waa in muuse la wasaa

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 Před 8 dny +1

    Intaaba sxb walle ma rabno waayo dad ma jogaan xamar waxa jooga dadka masaajid dhexiisa dadka ku laymaya jabuutina wax jira maaha dhaqan malle markaa somali haduu jiro waa reer somaliland diin dhaqan dun intaa midna naguma gadhaan

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 Před 8 dny

    Nin raga jir oo joog somalilander dhaba

  • @ducaaleahmed6354
    @ducaaleahmed6354 Před 8 dny

    Ma aadan hadline waa qaraw day hadeysaaba dhaceyso maa lagu daayo qarwaayoow

  • @abdiayuubi
    @abdiayuubi Před 8 dny

    😅😅😅😅😅👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @halimohashi8557
    @halimohashi8557 Před 8 dny

    Ninkan doqon maaha ee waa lacag doon ee u camira oo siiya sher iyo follow

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Před 8 dny

    Waa nin cabsan oo riyoonaya.

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 8 dny +2

      Daarood gaajo weyne mayeelayaan

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před 6 dny

    Kkkkkkkkkkk

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 8 dny +1

    Waa in itoopiya horta idin soo wastaa

  • @Starlightinthenight123

    Jabuuti. Inatay. Gooni. U. Baxaaday. Baay. Rabaan. Miidaniimo

  • @hibofarah532
    @hibofarah532 Před 8 dny

    War. Haynoogu. Yeedhi. Qadaadwayinta. Imikay. Inagu. Soo. Yacayaan. Iyaga. Iyo. Alshabaabtoodii.

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 Před 8 dny

    Doowlada Soomaaliya iyo Jabuuti waa cadow xun meel ha looga soo wada jeesto soo dhaweeye cid kastoo neceb yagana ilaa Canfarta.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Před 8 dny

    Kan waligey nin ka doqnsan man arag

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 8 dny

    Wax la waayay geeloow ninkii waalan baw duda waa halkii abwaan xasan ganey.

  • @wadanibandmedia3857
    @wadanibandmedia3857 Před 5 dny

    Xukun qarqoosh weeye

  • @guleit89
    @guleit89 Před 4 dny

    Ninka warka bilabay waa nin tahlil sumaysan cabay

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t Před 8 dny

    ASC DHIGAAL TV
    saxiib ninkan ma lacag baan ka qaadatay masiirkii umada dalkan Somaliland dusha ku qaatay

  • @Starlightinthenight123

    Marabaano. Dhiiba tooda. Isadaabo. Marina tooda. Mooryaaniimo. Bmusuqa. Muusyqa. Maasaaq. Beelawaada. Baay. Unooqootay. Madeenayaan. Maafiyaadu. No. No. No. no. No No. No no Xamar. Daanabe. No

  • @FaraxIzaxaq
    @FaraxIzaxaq Před 8 dny

    ❤❤❤😂😂

  • @anigaqudhayda4066
    @anigaqudhayda4066 Před 8 dny

    Kkkkkkkk kani waa kuwii xagaa iyo axmaarada u socday

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Před 8 dny

    Dherbaxadii Ŕaxma yar baa waaleeysa.

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 8 dny +1

      Tii afweyne kawaran ee muqdisho iyo hargeisa idinka dhacday

  • @user-rl3ip2mm3b
    @user-rl3ip2mm3b Před 8 dny

    Warkani waa khayaali, iska hubi wararka riyada ah ee loogu talagay shiki abuurka, haddii kale cider ku dhageysanmeeso.

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln Před 8 dny

    Kani albaab xun ayuu furayaa.😅😅😅😅

  • @hassanwais2921
    @hassanwais2921 Před 6 dny

    Jahiil

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 8 dny

    Qolalka lagu sheekaysto buu warkooda war inooga dhigayaa 😅😅😅😅

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 8 dny +1

    Waar dadkan lahad laysaa miyagaa jiraba cay mooye iyo cabasho waxaan ahay mayaqaanaan

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h Před 8 dny

      Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Halisku Xukumo Ama Halagu Kala Tago Reerkaan Idooorka Ah Tuuuladiiiina Ku Darsada Laftanagaa Wax Somaliland La Dhaho Iyo Somaliya Malahan Muslimnimo Hadad Rabtaan Iyo Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Faltatafadaluu Hadii Kale Bartiiina Jooooga Halkaaad Rabtaan Aaada Warka Wuuu Kooooban Yahay

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Xaqiiqaduse waxay tahay ilaahay soomaaliwayn wax danbe innagama dhaxaysiiyo insh tcaalaa, Anna ducada Aammmiiiiiiiiin oo hadana Aammmiiiiiiiiine for ever Somaliland rep,,

    • @RahmaCabdulahi
      @RahmaCabdulahi Před 8 dny

      Amiin

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h Před 8 dny

      Wax Somaliland La Dhaho Malahan Idooorland Tuuuladiiiina Amxarka Ku Darsada Laftanagaa Ha Idin Gumaystaan Waalidiina la Aaada Walahiin Ethiopia Waxba Nagama Quseeyo Hadad Gumaysi Galaysan Afkayna Halaga Nabad Helo

  • @gday9659
    @gday9659 Před 8 dny

    ABUU MUSMAAR MAA CUNTAY?

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 Před 8 dny +1

    Waruta farid

    • @xaliimoxasan1104
      @xaliimoxasan1104 Před 8 dny

      ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 Před 8 dny

    Rageedii waa Haday midowgu run ka yahay Somalia

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 9 hodinami

    In. Tuba. Waa. Saax. Waxasa. Bay. Ubaarateen. Waxayagii. Anagoo. Sootaagan. Jeebaka. Ku. Riitaan. Waa. Waali. Caas. Ragayagii. Baa. Naagaha bay. Oo. Haalaka. Nadhiigay. Haaday. Huurdadiii. Katooseen. Bisiinka. Nin. Raaga. Allh. Mw. Noo. Nooqo. Soomaaliland. Yaan. Laagu. Beedelin. Aboowe. Isaka. Fiiri. Good. Man. Waaw. WaW. Nin. Rageena. Waa. Kaa. Bisiinka

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 8 dny

    dadka ku dhintay mahaa 63 kun 250 dagalkay ku dhinteen inti kanaeecada qaxa gaajada ku dhintay tb u dhintay wayo wixi la baday inta umul isku goaday inta caruuro lumaay intaa inta maal la biliqaystay inta guri la gubay la daloooliyay la dumiyay laga fusjistay ciyaar mahaa lakiin marnaba waxad shegayso yeeli mayno warya qaramajow wa kii qaramaje sidan jiray kan hadlayaa warya ka yeeli mayno somalia isma fahmayno qofka muslimka meel lagama wada qaniino laba goor ma doonayno somalia hada raacdna aniga wan jarjajaraya passport kiina noloshaydna tegimayo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 8 dny

    Viiva somaliland

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 8 dny +1

    Sida lo,da ayaa u ciday. Naag naag dhalay. Futada ayaad ka hadashay.

  • @hassanwais2921
    @hassanwais2921 Před 6 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin Před 4 dny

    😂😂😂😂😂 walee waa lagu sugay kuwii midnimada la ordaayey 😂😂😂😂😂 talaw ma yeelayaan sharuudahan

  • @user-sv8ut3cb4i
    @user-sv8ut3cb4i Před 8 dny

    Saaxiib waad liidataa (500) oo kun ayaa dagaal faqash ku dhintay😂

  • @CumarismacilXasan-nt8dy

    Doqonka yaa naga amusiiya

  • @ia5159
    @ia5159 Před 7 dny

    This is bullish 😂somaliland will never go back

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 4 dny

    😂😢😮😮😢😮😮😅😅😅😅😊

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Před 8 dny

    Waar xamaar aan walalo ahaano doonimayno

  • @AxmedCabdiraxmaan-jh2ul

    Ha leey waso inaad dhahdana ma ilaawday😂😂😂😂😂😂

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 8 dny +1

      Mayee AMISOM tii wawaseysaa lagakorqaadayaa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 8 dny

    Uuuuu aaaaa uuuuu aaaaa uuuuuuuu aaaaaaa .
    Maxaad tahay adeer. Osaaq xaqba dalka kuma lihid. Ina iska ciye weligaa sidii aad u hoos joogtay ayaad u hoos joogaysaa soomaaliya.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 Před 8 dny

    HALA MIDOOBEE YAA LALA
    MIDOOBAYAA ?
    MA DAWLADA XASAN SHEEKH EE UU TAARKA DHAGARAYSANI KU XIDHAYIIN
    EE 5 DAWLADOOD EE MID WALBA DAWLADO SHISHEEYE MAAMULAAN
    ANAGU TAAS LA MIDOOBAA

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Před 8 dny

    Waaba riyo qurux badane haw yeedhan reer koonfur mardambe nina caadadiisa ma baajo hoogii ayaa kugu soo noqondoona fidaraali qolo kastaa halkeeda joogto dheh