RUWAAYADA HCTV HADAAD KA DEGTO XILKA DADWAYNAHA WAAD LASIMANTAHAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 12. 2013
  • Upload By Irshad Maanafesto
  • Hudba

Komentáře • 337

  • @abdiazizzaed802
    @abdiazizzaed802 Před 2 lety +27

    Bishii 12 aad 2013 anigoo arday ah ayaa riwaayadan duubitaankeedi daawanayay waxanaay ahayd maanta wakhti laga joogo 9 sanno ...😔
    Waxaana halkaas iiga muuqda gurigii aan ku dhashay
    Muddo ka bacdi maanta ayaan dib u daawaday 2022
    Rabbi naxaristi Janno ha ka waraabiyo sooraan ismacil sugule 😔

    • @ashkirofficial6769
      @ashkirofficial6769 Před 2 lety +1

      Ma.

    • @sharmaarkecumar1230
      @sharmaarkecumar1230 Před 2 lety +2

      😥

    • @gediyoaliabdirahman8956
      @gediyoaliabdirahman8956 Před 2 lety

      Exxexdxdxrdxxdxddxrxrcrcrcrcrccrcdcrcrddccdxdd ff ff f cfcrcfcfcffcf rrr r r ffcrcrrcrxrxxrxrxrxrcrrxrxrxrxrxrxxrrxeexzezeezz33z33xxx4x4x4x4x4rxxxrrxrxrxcrcrrcrccrrcrccrrcrcrcrcrdxxdxrxrrcxrxexeexxexeexexexexerxrcrccrrcrcrrxrxrxrxrxrxrxrxxrxrrxrxxrrxxrrxrxrxrxrxrcrcrcrccrcrcrcfcfcfccrcrcfccrcrcrrcxxrxrrxrxrrxrxcrcrrccrcrcrcrcrcrcrcrcrcrcfcrxrrxrxrxrxxrrxxrxrxrrxxrrxrxrxrxrcrcrcrcrcrcrcfffcfcfcfccfcfcfcfcffccfcctctctcttccttcctctcttctctccgvgvtvtvtvtvtctctcgcggccggcvgvgvgvvgvgvvgtvcfcfcffcffcfcfcfccff f f f f f f f f f fvf fvfcfcftctccrrxxrrxrxx4x4rxrxxrrxrcrcrcrccrcrrcrcrcrccrrcrrccrcrrcrccrcrrccrrcrcrccrrccrcrcrrccrcrccrcrrcrccrcrrcrcrcrcrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrcrcrcrcrcrcrcrcrcrcrcxxxexexeexexexexxrxrxrrxrxrcrxrxxrrxrxrxrrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxrxfdccrcrfcrxrxrxrxrxxreexxexeexexexex4xx4x444x4xx4x44xx4x4x4x4x44xxrcrrcrcrcrcrccrcrcrcrr rr r r r crcrcrrcrcrcdzzetcrcrcrcxexeexexexexexxdexdxxdxddxd d dxdd xdxdxdxdxdcdxdxdxdxdxdxdxdxdxdtccftfcfctctt vg ft szxsszdxsxdxxdxddxxddxdxxdxd dxdd d r f fcfccfcrcrrdrdxrexxexeexexxrrxrccrrcrcrcrcrcrcrcrcrccrrccrcrcrrcfcctfccffcctgccgcttvvt tt t tvtcctcfcfcfctctrcrdedxeesessesxerxrcrcrcrcrcrcrcrdrxseseeseswawawaesserxxrxrrxxrxrezxrxrxrrxrxxrrxrcrccrrcrcxrrxrxdrrdrctcftvtvtvttvtvtvrc

    • @gediyoaliabdirahman8956
      @gediyoaliabdirahman8956 Před 2 lety

      Jmjmmjmjimimjmkmjmkmj jmjmimmikmkm,kimkmimkmkmkmimjmkmmimjmjmjmijmjmjmjm
      Umumimim,I,ii,,I,ii,I,I,I,, iim u yynjnmkmj 6 ymui,umikoimiim,I,i,I,i,I,iummumumu j jj j mimi
      Uu u u ununnjnjnj jimim iimim iinininj 7uunununnuunubununbn8nun88n8nn88n8nniinniinni
      Imun8n7n8nnun8nujnniunniniininn8ninimiimimomininnini8n7n77n8ninininimimimmiimim9m
      In77n7n6b7n7n8nnin8miimmimiinniinniimimimoommoomomomomomk99momomomomikokok
      Omimm8m88mmiomomok9kk99k9k9k9kk99k9kokkokookok,okook9kokokokokkookokokokokok
      P,o,o,o,9k9k9k9kok0lpkplpkomm88mn88h8hijij9m9m9mk99k 9k9k9k9kok0lpkplpkomm88mn88h8hijij9m9m9mk99k laatste jnunununjmjninjnjnjm
      I8mmiimmiimkmkmkmimkmkmkmkmkmomimomomo,mimomoomomimimimimimijihoj
      Ujunjunuujkikimiikmiimjmumunumimimimimimmimjjmmjmjmjmimkmmkmjmjjmmjjmjmj
      Mimimimimimiumummimikikimikimiimmimimimimimimimiimimimimmimimimiim
      Mijmmimi,mjmjmjjjmmiimi,,iimmiimmimimimimiimi,muumuummuumumimim8m8m8m8m
      Kuumum8m,8,I,i,imimumummuummimimiumumummumumumum8mi,miimim8mm8m8
      Miimmi,ii,I,, imimimimimimimimimimimmunuununmumum88mm8m8umikun8m8mimm88m
      Jjmimim,I,imimjmumumumimi,I,iim,o jmjmmijmjmi,I,, ii,I,I,k iimimmiimimmomoomm9mmo de jn
      Ununmumukimiimmmmi voor umumummumuimmjmumumuumu,I,I,imununnunmininininnj
      Jujuiiimunumumuununnumumumumumumuumumhnhmunumikkikikiimikmimiimimmuimim
      Jmh hnhmhmhmjmhmhmhhmhmmhmhhnnhmjj j jjmmjmhy nynymuununnunmu

    • @gediyoaliabdirahman8956
      @gediyoaliabdirahman8956 Před 2 lety

      Jmjmjmmjimjmj,jm,jk,,kk,k,k,k,k,k,k,i,i,I,I,I,I,I,I,I,I,k de laatste keer umimiimiminimin
      Iimiimmimimimimimimimiimiimmiiiiimimiiimmiimmimimmimiikkik9k9imimimkik9k9okom
      Jiijimimimimimimimimimimimimmimimimimiiimimiimimimimum8n7n7nunuum8num
      M8m88m8umuumimimkikiimmimimimimimimimi,iimmiimimmimimmimimummiim
      Mumimimimimimimimjmjmjmumimimimimimimimimimjmimmimimimimimimimimim
      Kimmiimmi,kmimmuuumimmimimimimimjmjmjmkmkmkmmimjmimimimimimiimim
      Hbunmununhmumumuummjmjmmmkmkjmkmjmjmjmmjmjmjmkmkmjmmjmimimimimiimmi
      Niimimkikiimmimimikokokoimimimimimimimimkiimimimimkiikimimkikikiimimikkiikkikiik
      Munummumumumimmjjmmmumuu,umumummumummuummumujmmumimmmi
      I,iimikmiimimimimimimimmimijmimimmimimimimiimimmimimiimmimimiý dat hhhhu en je nu
      Ununjnununnuununhnjnununnjh nhhnhnhnnnnnhhnnhhnhnhhnnhnhnhnhhnhnhnhnhnhnhnhnhn
      Hunhnunhhnnyhhbhuubyuyuy6uhi8jjmuuumuhumi8mumimimmmuumummuumumumumimimim
      Jnjnuununjuhuhhyby6hyyhhnnunuuhnumhyhynynyunnunuunnuumumnununhnuuhuhuhujunun
      Uhhyybyybyhyunmjmjmjmjunuhy6unh6hub6yynunuunuhuuhuhhuhuuhuhujnnjnhhunhuhuhuuh
      Uuhhuhuuuuhuhuhuhubububhbububhbhnunjnjjnjnjnuhnuhuuhuhhuuhuiijjijijjiijijjijiiijijijjijiijujijjii
      Jjuuh6hhy6hyhybhyhyhyhyuhhynynyybybybynhyhuhuuhuhuhujunujjnununnjuninummer
      Yhynynynnyynynynynynnynynynynyynynynynynnyynunynynynynynynynnynynyynnynynyynyn

  • @axmedhurre8135
    @axmedhurre8135 Před 2 lety +26

    Soraan.alaah.haunaxariisto.yaa.daawanaya.2022.uduceeya.dhamantiin

    • @CSheeko
      @CSheeko Před 2 lety

      Alle ha unaxariisto

    • @user-xm1kf9xz8u
      @user-xm1kf9xz8u Před 2 lety

      Illahy ha unaxaristo janatul fardawsan hagaliyo amiin amiin amiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedabdi4207
    @ahmedabdi4207 Před 2 lety +9

    Alle ha u naxriisto ya rabi😭😭

  • @MahadApdirisaqadan
    @MahadApdirisaqadan Před 15 dny +1

    Ale haku naxariisto sooran inti iga danbysay 2024/25 wa idin salamya

  • @mohdaljir1463
    @mohdaljir1463 Před 4 lety +88

    2020 yaa dawaday 🖐

  • @abdirisakisse8706
    @abdirisakisse8706 Před 2 lety +2

    Walalkeen sooraan Allaha u Naxariisto Ruwaayaduna waa mid wax badan katar jumeysa waa Fariin micno buuxda xambaarsan

  • @aszneeali7977
    @aszneeali7977 Před 4 lety +6

    wallahi Nimankan Niman shaqadooda sifiican u yaqaana weyan sooran iyo Jawaan Gacan Ban idin taagay🙌🔥❤

  • @user-yw5pz8xx1x
    @user-yw5pz8xx1x Před 14 dny

    2024 ayaa daawanaya,alle ha u naxariisto abwaan sooraan

  • @Yusuf-lamahuraan1513
    @Yusuf-lamahuraan1513 Před 2 lety +3

    Rabi haw naxariisto Abwaan sooraan madadaaliyihii, kaftamiyihii iyo tusaaleeyihii somaaliyeed runtii qof booskiisii buuxiyaa ma jiro

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 3 měsíci +1

    2024 tobankii ramadaan taajudka ku sugayaa ilaahoow kuu naxariiso waan kuu duceeyey marxuum sooraan 😢😢😢😢😢

  • @abdikhaalaqkidiye4513
    @abdikhaalaqkidiye4513 Před 2 měsíci +1

    Alahaunaxaristo abwaankena soomaaliya

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran7390 Před 2 lety +5

    Waxan aanu sidanaa miyaysan labtoonyo ahaayn sooran rabi janadii fardoowsa hakaa waraabiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @naciimaapdirashiid4563
    @naciimaapdirashiid4563 Před 2 lety +2

    Rabi naxriisti jano haka warabiyo sooran 🥺🤲🏻

  • @Waliid-dg6jj
    @Waliid-dg6jj Před 3 měsíci +2

    2024 inta daawnaysa🙌😂

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Před 4 lety +13

    Waxan aaanu sidanaa miyaaney laptoopyo ahayn 🤣🤣🤣🤣soraan 2020 yaa daawanaya

  • @kashaanimohammed8686
    @kashaanimohammed8686 Před 2 lety +1

    Ilaahay ha u naxariisto sooraan iyo intii dhimatayba 🤲🤲🤲🤲

  • @maxamuudcali623
    @maxamuudcali623 Před 2 lety +1

    Ilaahay ha u naxariisto sooraan

  • @xlcy.9437
    @xlcy.9437 Před 5 lety +35

    Wxn aanu sidanaa miyaanay laaptopyo ahyn 😂😂sooraan 👀2019 ya dawanaya

    • @jabrilaweys9973
      @jabrilaweys9973 Před 5 lety

      Intii allaah gaarsiiyo ayaa daawan insha,allah

    • @asacadaani7814
      @asacadaani7814 Před 5 lety +1

      2019 yaa gadhyba been bdnida😂 XL Cy.

    • @xlcy.9437
      @xlcy.9437 Před 5 lety

      Nasrina Addani arooskeenaa dhcya dee haha 😂

    • @asacadaani7814
      @asacadaani7814 Před 5 lety

      @@xlcy.9437 subacribe idhe arooska kahor😂😍

    • @xlcy.9437
      @xlcy.9437 Před 5 lety

      Nasrina Addani wan kuu saaray wll 💯♥️

  • @ugaaaskaxafada1939
    @ugaaaskaxafada1939 Před 2 lety +4

    Ruwayadan waaa cilmi miiraan ❤️❤️❤️

  • @ahmedhassan129
    @ahmedhassan129 Před 4 lety +17

    What I like about Sooraan movies is they reflect reality. It’s about how to do things the right way, and not dictated by public opinion.

  • @CumaanCabdulahi-qe2lm
    @CumaanCabdulahi-qe2lm Před 3 měsíci

    Soraan allaah ha unaxriiso iyo dhamaan muslimiintaba🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 Před 2 lety +2

    Allah ha uanaxriisto Aamin yaa rabi 🤲

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 Před 10 lety +29

    Meeshan qosol ma yaal waxa taal xigmad baa ku hoos jirta ninki fahmaya fahmay kankalena haba o qaato majajilo

  • @haruncabduhaab118
    @haruncabduhaab118 Před 3 lety +2

    2021 ayaan dawaday zanadka cusub

  • @seylicisoomaali9272
    @seylicisoomaali9272 Před 4 lety +7

    12:50 " dee isxariifiyoo siyaasada ku biiroo, madaxweynayaasha la murano............." 🤣🤣🤣

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj Před 2 lety +1

    Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi

  • @cabdiraxmaantaxman2442
    @cabdiraxmaantaxman2442 Před rokem +1

    Wllo u ducee hadhaafin hadaad daawanayso 2022 allaw janada nagu kulm

  • @fahadhassan7555
    @fahadhassan7555 Před 6 lety +9

    Ma mayarba dooneysa mise biyo waa sheeko qosol badan xamar ban idinka soo salamaya aqyarta

    • @fuadhaji8133
      @fuadhaji8133 Před 4 lety

      Armey xamar iman wayaaaan

    • @xareed1
      @xareed1 Před 4 lety

      waan idinka qaadanay

    • @gediyoaliabdirahman8956
      @gediyoaliabdirahman8956 Před 2 lety

      N88nn8n88 8 8 8 nnnnnnjnm88iooiiykkkkiiiiiiooooio8iuuiioiiiiikoininniinnin8n8n88nn88nn8
      Inijj8j88n8hn8j8uujhuuhuhuhuhuhuhuhuhuhuuuuhuhuhuhuhuuhuuuhhuuhuhuhuuuh8uuhhuuuuuu

  • @suleiman929
    @suleiman929 Před 10 lety +9

    Aad ayey u qosol badan yahay.

  • @cabaasemahamed7263
    @cabaasemahamed7263 Před 4 lety +1

    2021 yaa daawanaYa

  • @farhanyare8487
    @farhanyare8487 Před 2 lety +2

    Xaqiqada ayey kahadleysa MashaAllah

  • @mahadlakers3976
    @mahadlakers3976 Před 4 lety +4

    In ta muslumita like sara

  • @sulleymnciisecalifolow5911

    Hhh aniga hada Hadhow kaa yeeli maayo kumaan garanyn iyo rali ahow toono: hhh soraan

  • @yooniscawil8255
    @yooniscawil8255 Před 4 lety +6

    Soraan Nin Ad u Xigmad Badan baa tahay Dadku Way Qoslayaan Lkn Xigmad Badan Baa Hadalkaga Ku Jirta

  • @user-xk9po8sb2p
    @user-xk9po8sb2p Před 4 lety +8

    Hhh yaa ila daawanaya 2019
    Maxaan u sheegnaa hhhhhh in aan haan jiray .
    Maxaan ka garanaya waa dadka meesha iska taagtaagane
    Waxan aan sidanaa maanay laabtoobyo ahayn 😂😂😂😂

  • @mohamedabdirahmanhuruuse9459

    waa Good example wlaahi riwayadn waaqica jira baa lagu jaangoyay.

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 Před 4 lety

      Qeyraha saaratey inuu itaaliyo u fadhisanya sixroolaha amison dabadhlifka u ah

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 Před 4 lety +5

    UK February 2020. Happy valentine Tomorrow Single ladies.

  • @wariyeheer-sare.8716
    @wariyeheer-sare.8716 Před 2 lety

    Maahir biyoole noqdey kulaha sooraan Alle ha u naxariisto.

  • @MOHAMEDABDISOYAN
    @MOHAMEDABDISOYAN Před 2 lety

    Allah ha unaxariisto Sooraan iyo Wixi dhintayba

  • @Wealth_-Cqadir.
    @Wealth_-Cqadir. Před 2 lety +1

    Ilaahaw unaxariisto sooraan

  • @nuuhjama5544
    @nuuhjama5544 Před 2 lety

    Allllh naxris jano hka warapiyo soran ismil sugullle adeerky 2022

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 Před 4 lety +5

    2020?

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar Před 6 měsíci

    Alle haku nxriisto sooraan ismacil sugule 🤲

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 Před 2 lety +1

    2022 julY 26 malin isnin ah

  • @nuuraqaniaxmed5991
    @nuuraqaniaxmed5991 Před 4 lety +8

    2020 Ya dawanayah 🤣

  • @cadrixmanyare7374
    @cadrixmanyare7374 Před 4 lety +9

    Kii maYirka aHa maxd isu ahydeen azxpY like ku pooopa

  • @hodhood3819
    @hodhood3819 Před 2 lety

    Ilaahoow kuu naxariiso sooraan

  • @sadadali5161
    @sadadali5161 Před 2 lety

    Walaahi waa ruwaayad anaga na heesata

  • @cabdirisaaqcdigaale3384
    @cabdirisaaqcdigaale3384 Před 8 lety +5

    Kkkkkkkklkkkkkkkk wali maanaan fahmin dhankay riwaayadu usocoto macne siyaasadeed

    • @stanleyipkiss46
      @stanleyipkiss46 Před 4 lety

      Waxay katar jamuysaa in hadi mar xilka lagaa qado aad dadkaga karacdo

  • @axmedcali2328
    @axmedcali2328 Před 7 lety +5

    waxan aanu sidanaa miyuusan laptop a hundred
    kkkkkkkkkkkkk

  • @hanadsaxnuni2082
    @hanadsaxnuni2082 Před 8 lety +7

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk whi waa arin jirta sheekada soraan anayba igu dhacday kkkk

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Před 2 lety

    Allah ha u naxariisto Sooraan

  • @ahmedarab2001
    @ahmedarab2001 Před 4 lety +3

    Shacabkii qosolkii ayaa kadhamaaday jawaanka wuxuu jiidayo 😂😂😂😂😂😂

  • @abdiabdi9781
    @abdiabdi9781 Před 6 lety +6

    Waraaqaha ma adinkaa qor qortay kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @keysejama5286
    @keysejama5286 Před 6 lety +8

    Xikmadu waxa weeye shaqadu ceeb maaha iyo waxad jeceshay

  • @Zizey
    @Zizey Před 6 lety +2

    soraan iyo jawaan allow dariqa haqa ah nigu tosi qosol aya nagu dishene

  • @NasirAli-wl6ks
    @NasirAli-wl6ks Před 3 lety

    anagu 2021 ayaanu daawanynaaa kwarn

  • @abdinasiryusuf9648
    @abdinasiryusuf9648 Před 6 lety +3

    Waw nice video

  • @abdifitahqorane8258
    @abdifitahqorane8258 Před 5 lety +3

    Halkaa waxaa kaga baxaya dadka xilka uhaya iney aqoon laheyn waziil gaari gacan kuso noqday marki horeba meeshu aqoon kutagin

    • @mahadali8230
      @mahadali8230 Před 3 lety

      Abdifitahow dulucda shekada ma,adan fahmin ee waa dhaqankii hore la,isku doran jirey ayey matoloyin

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 Před 2 lety +9

    Waxanu sidanaa miyanay Laabtoon Ahayna
    IlaaHayow Sooran naxaristi Jano ka waraaabi😥😭🤲

  • @kulmi1
    @kulmi1 Před 4 lety +2

    Ma sanyarihii jabhada ahaa o dunida laga yaqaan 😄😅

  • @bulbulfaralacagmedia2810

    Alow kuu naxariiiso adeeero sooraaon Cabdi

  • @ashkirofficial6769
    @ashkirofficial6769 Před 2 lety

    Allh ha unaxariisto

  • @bashiirkynan3720
    @bashiirkynan3720 Před 3 lety

    2021 Yaa daawanaYa

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 Před 4 lety +1

    Badhasaab iyo maayar ii kala saara mise waa isku mid?

  • @shafisalah5491
    @shafisalah5491 Před 8 měsíci

    Alaha u naxaristo

  • @wariyeheer-sare.8716
    @wariyeheer-sare.8716 Před 2 lety

    Kulaha kuwa jeelasha Ku Jira macaa cuntaday joojin gaareen aniga dhahey cuntadiina cuna.kkkkkkkk soran alle ha u naxariisto janadiisana ha ka waraabiyo

  • @jamaabdi7337
    @jamaabdi7337 Před 2 lety

    Sooran Allaha u naxariisto

  • @abdirahmanbile2111
    @abdirahmanbile2111 Před 3 měsíci

    2024

  • @zakariegafane6230
    @zakariegafane6230 Před 6 lety +5

    Siyaasiyada LA murantid kkkkkkkk soran. Maaayir biyole noqday

  • @muhyadinsheikhabdi4126

    Waa yaab Hargeysadda Caasimaddaa in biyuhu cariiri ku yahiin
    Mar aan tegay Tuullo ku taal Mudug Galmudug
    3 ceel oo riig ah baa biyaha siinaayey
    Halka hargeysa Kaariyoole biyaha u geeyo kala bar

  • @skitterksa5490
    @skitterksa5490 Před 4 lety +3

    😂😂😂😂jawaan kulaha adiga markaaga hore ma kalluun baa wadanka u xoreeynaysay 😂😂😂😂

  • @majhoul9370
    @majhoul9370 Před 2 lety

    Alle how naxaristo 🥲

  • @asmamaxamed8431
    @asmamaxamed8431 Před 4 lety +2

    Maayar biyoole noqday

  • @travelshorts317
    @travelshorts317 Před 2 lety

    Allae hawnaxaristo

  • @khadaradan8683
    @khadaradan8683 Před rokem

    Ilaahay ha unaxristo soraan

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 Před 4 lety +1

    Riwayadaan dhamaadkeeda howsha sooraan iney Xasan Sheikh iyo Sheikh Sharif kudhacdey ayaa arkey😂😂😂

  • @abdoulkaderibrahim4993

    HARGUEISA OO DHAN AYA GAARI GACAAN LAGU WARABIYA , WAXAS AYA CASIMADA BEEN BADANA ISSAQLAND

  • @marwoayaan4769
    @marwoayaan4769 Před 6 lety +7

    maayar biyoole noqday kulaha hhhhhhhhhhhhhhhhh sooran 😂😂

  • @shafiehassan1239
    @shafiehassan1239 Před 4 lety +1

    Anaga miya nagaraneysa

  • @ilwaadiftin2287
    @ilwaadiftin2287 Před 7 lety +4

    ragi wadnka cadwga ka kicayd ahyde mxa kalunka ku geyay kkkkkkkkkkkkkk

  • @dinilacag1376
    @dinilacag1376 Před 6 lety +2

    siyasada adunka aye kahad leysa gar ahan somaliya qofka marka ladorta ila inta ey noshahay waxey doneysa xilki iney heysa aba xil kasareya kee hore

  • @muscabxamza2873
    @muscabxamza2873 Před 2 lety

    2022 yaa daawanaayo😂

  • @mawliiddhuunyar5649
    @mawliiddhuunyar5649 Před 2 lety

    Kkkk hadhawo baye odhanyan jawaan qabyaali maha waxaan uu leeyahye miyaadan ahyin ninki faqashata halka dhiiga dhandhansiiye

  • @taageerotv9655
    @taageerotv9655 Před 3 měsíci

    Ciidanka ma fiicno qaabka idinla dhaqmeen meel wanagsan ma ni fariisin

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 6 lety +5

    Viva sooraan iyo jawaan

  • @mamaasha5913
    @mamaasha5913 Před 6 lety

    walee wa qosol

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 lety +1

    2020

  • @ahmedhasan1241
    @ahmedhasan1241 Před 5 lety +1

    kkkkk anagu badhazaab baan ahaan jiray hhhh

  • @xareed1
    @xareed1 Před 4 lety

    sooran iyo jawaan niman tageero mudan

  • @abdirahmanmohamed6005
    @abdirahmanmohamed6005 Před 2 lety

    03/01/2022
    Malin isniin ah
    Saacadu waa 07:24 pm subaxnimo

  • @khalidmahad1004
    @khalidmahad1004 Před 5 lety +1

    Waa dadkaa meesha iska tagtaagan

  • @walaaljecelchannel7315

    Wa laal jecel channel

  • @user-ps1iq4ke1l
    @user-ps1iq4ke1l Před 11 měsíci

    Geyey

  • @genmustafeburcaawi6972

    Fataabakhle Horaan Ahaan jiray

  • @capitanock43
    @capitanock43 Před 2 lety

    Ilahow ku naxariiso 😰

  • @ahmedbarud5650
    @ahmedbarud5650 Před 5 lety +3

    kkkkkk inaba cadi maha

  • @guledali3480
    @guledali3480 Před 6 lety +2

    Waxan an sidana myna labtona ahyn hhh xikmad

  • @ridwaanismaciilaxmed5877

    Geerida sooran kadib yaa dawanaya

  • @cabdidhaygel4042
    @cabdidhaygel4042 Před 4 lety

    Waa sax ruwayadan