Foosha iyo miskaha.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 04. 2020

Komentáře • 284

  • @FatmaMohamed-ym1rc
    @FatmaMohamed-ym1rc Před 3 lety +5

    Jazaka Allahu kheyr walashey ubax sida hagar la’aanta o wax no bartay waline aad u taagantahay masha Allah

  • @maryanalibariiseruunali4560

    Laa illaaha illaa anta lug laqaloociyo ama so laabo ma awoodo hadda bishii sagaalaada iisoco warqahaa la socon la'ahay istaag inaa foosha ku dhameysta jeclahay allaahow noo saqir aamiin

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 Před 4 lety +4

    Ugub ayaa ahay bilihi horena waan ku jira lkn marwalba casharaa kaa sii qataa madsanid abyo booski hooyo ayaa noo buxisay ❤️❤️❤️

  • @khadroqueen8032
    @khadroqueen8032 Před 4 lety +7

    Masha allh alle hka abal mariyo wllhi cabsi igu jirtay axl hda uur ay leyhy 39 week m.a cint owlad rbto aale ugu brya int sideda oo kle aale ha ufudeyo

  • @fortunahassan8766
    @fortunahassan8766 Před 2 lety +3

    4sano kahore wlh ayan wx bdan ka faiday abyo adun iyo aqiro tam ah alha kusiyo insha alh dib nogu so labo hada o an 33 week ahay ayn CZcams kaso dontay dhiri galintat iyo sida quruxda badn nogu faideyso♥️🎉🎉🎉🎉🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 Před 3 lety +1

    Masha allh xbbti wlhi hadii aan dumarka somaaliyed nahay wa inoo faiideysay khayr Alle haku siiyo haka daalin inaa inoo faiideyso

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi4975 Před rokem +4

    Alle ha kuxifdiyo 2017 curadkayga ayaa aad uweyna qofna ismulahayn cadiba udhala lkn waxan dawaday vedio aad sogelisay ee kursiga iyo in albabka ama xagasare marida lagasolaaladinayey saan usamaynayey ayaan dhakhtarka kutegay wiilkayga 5 kilo kudhow ayaa halmarsodhacay anaga wayara miskahayga xoogbay uyarayeen.
    Alle awodisa adigaana wakulasoconjiray

  • @khadraabdi296
    @khadraabdi296 Před 4 lety +1

    Masha Allah wll aad ayad umhadsantahy waxbadan baan kaa faiiday thanks qli Alle haa kaa abal mariyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Aamiin, adna sidoo kale, qaali. Ii nooloow 🌹♥️🌹♥️🌹♥️

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 Před 4 lety +3

    Ubaxani welcome back video horaa iska dawan jiray cawa video cusub oo u bahnaaay ad ikeente thanks abyo mcn

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Mahadsanid qurux waan dhawahay. Waan ku faraxsanahay inaad video-gan la kulantay hadda. 💕♥️💕♥️💕♥️💕

  • @Bulshoween
    @Bulshoween Před 4 lety

    MashaALLAH kheer ALLAH hakusiyo wankafaiday

  • @yaasmiinyuusuf240
    @yaasmiinyuusuf240 Před 3 lety +1

    Mansha Allah wllo cashar aad u muhiima waaye

  • @hamdiharako8961
    @hamdiharako8961 Před rokem

    Mahadsanid xabibti baarallahu fiiki ❤ aad iyo aad ayan kaaga faaiidnay 😊

  • @hodanabdi9121
    @hodanabdi9121 Před 4 lety +1

    Abaayo alle misaankaga xasandka hakugu daro khayr alle haku siiyo

  • @farxiyaisse4553
    @farxiyaisse4553 Před 4 lety +6

    Ubaxina musa aad ban ku dawada walipa bishaan march iyo april malmahan ano xamila ayan dawan jire vedeo yadada alx daraad ayan dhale wlh xiliga foosha xita mrki liga fuqo vedeo gaga foosha aad ka shekeyneysid dawanaye thank u adoo kle o bdn wa ubahanhy

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +2

      Hambalyo hambalyo, xabibti. Waan ku faraxsanahay inay barnaamijyadayda ku anfaceen, quruxeey.🌹🌹🌹
      Maxaa si gaar ah ugu faa’iday, ama aad dareentay in fooshii kuu dhib yaraatay, mcnto? ♥️♥️♥️

  • @ramlamousa6085
    @ramlamousa6085 Před 4 lety +1

    Masha Allah xbbti ilaahay kheyr hakaa siiyo faidada aad noo so gudbisay

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Allaahumma aamiin quruxay, ii nooloow in badan mcnto. ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @queenqurux65
    @queenqurux65 Před 4 lety +7

    Masha allah qaliyeey wax badan ayan kaa faaiday waan samayn doona markan foosho insha allah❤❤❤❤👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻👸🏻

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Allaah hakula garab galo bi’idnillaahi Kariim mcnto. 💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @haniahmedy9877
    @haniahmedy9877 Před 4 lety +2

    Mnsha allaah abaayo qali ubhina shukran xbbti illhy ajar hagaa siiyo sidad nogu faaidysay

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Jazaakallaah khayran qurux. 💕🌹♥️💕🌹♥️💕🌹♥️

  • @hamdiomar4391
    @hamdiomar4391 Před 4 lety +5

    Tack så jättemycket my Queen 💓💖❤️👑🙏🙏

  • @ikraanilyaas1216
    @ikraanilyaas1216 Před 3 lety +1

    Love you mamo wad mahad santhy foshi horay xanunka wan la dagalami jiray ma sha allah lakin fooshan tilmamaha sheegtay ayan ku dhaqmay allah wuu i fududeyay alx

  • @ahlaam6818
    @ahlaam6818 Před 2 lety

    Mahadsanid baayo ugub baan ahay insha Allah markaan dhalo waan kula soo socodsiin insha Allah Wana sameyn markay foosha iqabato insha Allah

  • @ramaas5896
    @ramaas5896 Před 4 lety +1

    Jazakalaaah abyo wxa kuwedina abyo cunugi kowaaad dhle 35bari dhlanahy abyo lafaha miskaha ixnunyo iyo dhbrka dhig yar oosidi diifki cmlaa igaimdo ilatali wll qurbha kunolhy

  • @fatma08.
    @fatma08. Před 4 lety

    Masha alah sis I love you my sis

  • @maryanabdalla472
    @maryanabdalla472 Před 4 lety +1

    Maasha allah abyo qeer allaha ku siyo 37week ayan ku jiraa ugub ayan ahay miskaha waa yar yihiin leygu dhahy tallo isii qaali shukran

  • @canabiinadia
    @canabiinadia Před rokem

    maasha allaah abaayo bisha 9 aad ayaa ku jiraa waana sameyn dooonaa🥰🥰🥰

  • @safsaf6233
    @safsaf6233 Před 4 lety +2

    masha allah abayo uwaxiina allah ha kuxafido aniga waxbadan ayaa kafaiday fiidiyow yashada qre allah kusiiyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Allaahumma aamiin quruxeey. Ii nooloow 💕♥️💕♥️💕♥️

  • @zamzamguudow5261
    @zamzamguudow5261 Před 4 lety +3

    Masha Allah abaayo aadaan kaaga faaiday cilmigaaga allaha kuu siyaadiyo sida wanagsan ee aad noo cawineesana illaaheey hakaaga abaal mariyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Allaahumma aamiin qurux. Farxad iigu nooloow mcnto. 💕♥️💕♥️💕♥️💕

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 Před rokem

      ​@@ubahinamusa6208Aby shukran canugeygi ,,4baan dawdy clipkan Wana ku. Faidy

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 Před rokem

      ​@@ubahinamusa6208iso ducey Aby hda xamila ahay

  • @xaliimoshariif3455
    @xaliimoshariif3455 Před 3 lety

    Abaayo kher Allah hakusiyo wanofaidaysay anigana 9 bilodan ahay Allah nofududeyo

  • @safiamohmed3723
    @safiamohmed3723 Před 6 měsíci

    Masha allah abayo waxbadaan ayaan kafaiiday jasalallaha qeer

  • @idilbiibaaye6319
    @idilbiibaaye6319 Před 4 lety +5

    maashaa allaaaah abaayo dar alle ayaan kuu jecelahay horay usoco abaayo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Allaah haku xifdiyo oo haku darajeeyo, quruxay. Farxad ku waar macaanto. ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @maankamaanka6780
    @maankamaanka6780 Před 4 lety +3

    Masha Allah abaayo waa mahadsantahy waxan videoyadada fiirsan jiray anoo laiqabin alxmd hada waxan leyahy uur 36 week ah ugub ayan ahay Illah hano fududeeyo videoyadada hore malmahan naqtiminaaye wax badan ka faiday jazakallah

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Quruxeey, MashaAllaah hambalyo ayaan ku leeyahay. Waan ku faraxsanahay qoraalkaaga. Allaah subxaanuhu watacaalaa hakuu fududeeyo foosha iyo axwaashiisa. ♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹

  • @naimaahmed1932
    @naimaahmed1932 Před 4 lety +2

    Abaayo jazakillahu kheyran.

  • @ubahahmed2972
    @ubahahmed2972 Před rokem

    Fool😭😭😭😭 allah ha u sahlo intii xaamilo ah.

  • @anisaaxmedanisaruqiya1679

    Abayo shukran dhowr cisha iidhiman insha allah ine wax kafaidaa isku dayaa Wan kula socodsiinaa insha allah

  • @umuanas6223
    @umuanas6223 Před 4 lety +1

    Abayo jazakilah kheyr waan ku xiisnay alxamduliah hadad ino so laabatay

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Zamzam Caday, mahadsanid in badan, ii nooloow qaali. 💕💕💕💕💕♥️♥️♥️♥️

  • @shukri218
    @shukri218 Před 4 lety

    Ukhtii qaali Jazaa kalaahu khayr Waxaan dhamaystay 39 week waan qaadan doonaa cashiraantaada

  • @Yusra-f9l
    @Yusra-f9l Před 3 lety +8

    Jasakallah wa ka faidaay wllo 9kii aya hda galay rabiyow
    Inta ila midka ah ufudedey🤲

  • @umuxafsa8653
    @umuxafsa8653 Před 4 lety +2

    Waqti dheer kadib rabbi waa noo kaa soo celiyay

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Xabibti qaaliya, alxamdulillaah waan soo noqday alxamdulillaah. Mahadsanid in badan mcnto. 💕💕💕💕💕

  • @umushujacah3964
    @umushujacah3964 Před 4 lety +1

    Masha allah abyo wan kaga mahad celinaya wanadaada wanagsan aniga alle wa isahlay alx waxan kafaiday nefsashada iyo jilbaha dlkaladiganaayo masha allah

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      MashaAllaah tabaarakallaah hambalyo ayaan ku leeyahay mcnto. ♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹

    • @umushujacah3964
      @umushujacah3964 Před 4 lety +1

      @@ubahinamusa6208 Mahadsanid mcnto

  • @zahrahusseinabdullahi4386

    Abayo inte naga aaday waxn tabay dhiri gelintaada illahy haku xagido

  • @munamaxmed4180
    @munamaxmed4180 Před 3 lety

    Masha allah abaayo waan sameyndoonaa ha 35 week ayaan ahay

  • @nadiiraomar5932
    @nadiiraomar5932 Před 3 lety

    Illaahoow no dhib yaree thank u

  • @rukiyaali2544
    @rukiyaali2544 Před 4 lety +5

    37 weeks an ahay ilma gore aya leygu qaley waxan rajeynaya in aan cadi u dalo Insha Allah iso duceya walalyalow jazzka allah dhamantina 🙏🙏

  • @muniiroali
    @muniiroali Před rokem +1

    Dawashada vedeogada abaayo waa ku faaiday anoo ugub ah uu isacideeyay waqti aad u yar ku dhalay alxmd thnkz mcnto

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 Před rokem

    Mahadsanid Abayo

  • @nasrocabdiqani6341
    @nasrocabdiqani6341 Před 3 lety

    Masha Allah abyo

  • @ayanmohamud5198
    @ayanmohamud5198 Před 4 lety +2

    Abaayo jazaaki laahu khayr

  • @umuxafsa8653
    @umuxafsa8653 Před 4 lety +3

    Mcnto ubaxiina musa kuma ilaawi doono waligey love you jazakillahu kheyran jazaa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Allaah haku barakeeyo, Xafsa yar. Hadalkaaga qalbiguu ii diiriyay. 😘😘😘😘😘😘😘🌹🌹🌹🌹🌹

    • @umuxafsa8653
      @umuxafsa8653 Před 4 lety

      @@ubahinamusa6208 mcnto jazakillahu kheyran jazaa waan kaa faiday wax badan baarakillah 🙏❤💋

  • @iamnasra1271
    @iamnasra1271 Před 4 lety +2

    Asc wllo 40weeks ayaan ku jiraa ugubna waan ahay isoo duxeeeya

  • @farhiyamohamud9444
    @farhiyamohamud9444 Před 4 lety +2

    Alahi inosokaceliye aya mahad usugnate cafimad allah hakusiyo gorwalboa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Allaahumma aamiin. Ducadaada waan ku farxay, quruxay. Farxad iyo barako Allaah haku siiyo adna mcnto. ♥️♥️♥️♥️

    • @farhiyamohamud9444
      @farhiyamohamud9444 Před 4 lety

      @@ubahinamusa6208 amiiiiiiiìn yarabi huno

  • @fatxiabdulqadir6345
    @fatxiabdulqadir6345 Před 7 měsíci

    Mahadsanid malin kasto wan ku dawada xiligeyga aya la joga iso duceya in oo ilhey ii fududeyo ❤❤❤

  • @waxbarshofreeah
    @waxbarshofreeah Před 5 měsíci

    Abayo ubaxay xagee kala soo xiriir waan kuu baahnahaye

  • @afnanxoosh1794
    @afnanxoosh1794 Před 4 lety +3

    Ubaxey noo soobadi video yada isoduceeya aniga iyo inta xamiladaa 38 weeks ah ayan ahay ilahay sifudud haigu kal keeno ani iyo inta gabar muslimina intaan awlaadhaysana illahay awlaad baariya hasiiyo

    • @kashkingston7296
      @kashkingston7296 Před 3 lety

      Dunno if you guys cares but if you are bored like me atm then you can watch all the new movies and series on instaflixxer. I've been binge watching with my girlfriend for the last few weeks =)

    • @harpermarley5217
      @harpermarley5217 Před 3 lety

      @Kash Kingston Yup, been watching on InstaFlixxer for since november myself =)

    • @jacksondraven3287
      @jacksondraven3287 Před 3 lety

      @Kash Kingston Yea, I've been using InstaFlixxer for months myself =)

  • @dunyoabdikarin8093
    @dunyoabdikarin8093 Před 4 lety +1

    Jazakalahu Qeer xabibti insha Allah I will try 19april la iqabtay isoduceya

    • @qaalimaxamed8390
      @qaalimaxamed8390 Před 4 lety +1

      Alle hakuu sahlo hno anagana hanoo sahlo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Allaah subxaanuhu watacaalaa hakula garab galo xbbti qaali. ♥️♥️♥️♥️

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 Před 4 lety +2

    Waad mahadsantahay wllo gabadha xaamiladaa socod mow baahantahay in ay aad usocoto maxayse muxuuse socodka badan katataa foosha gabadha

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Soo dhawoow, qaali. Haa socod waa loo baahan yahay, maalinkii intaad awoodid soo socsoco InshaAllaah. ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @maxamudsaleban7826
    @maxamudsaleban7826 Před 3 lety

    Alle hakaa abaalmariyo wll

  • @nasroismael582
    @nasroismael582 Před 4 lety +7

    Waa runtaa abayo aniga ayaa sameeyay allaha waa iifududeeyay alxamdulilah. Ilaahow dhamaan inta uurkaleh oo dhan ufududee

  • @asmanadif9587
    @asmanadif9587 Před 4 lety +6

    Illhy inu foosha ii fuudaydiyo iso duceya wllayalow wa ilmihi igu horeyay 22 April bay ii qabteen 😥🤲

    • @hodan334
      @hodan334 Před 4 lety +1

      Abayo ilahay ha ku fududeyo inshallah 🙏

    • @ayanahmedabdi829
      @ayanahmedabdi829 Před 4 lety +1

      Abayo alle haku fududeyo 24 April aya ley qabtay anigane alle ha saqiro inta muslin ah oo xamilo ah allow fosha haku dhibin ayago nabad ah kala ken

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Allaah subxaanahu watacaalaa hakula garab galo foosha iyo korintaba InshaAllaah mcnto. ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Alloow idiin fududee foosha iyo korintaba. ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @ayanahmedabdi829
      @ayanahmedabdi829 Před 4 lety +1

      @@ubahinamusa6208 amin amin xabibti alpi thnkz

  • @fardowzayasiin
    @fardowzayasiin Před 4 měsíci

    Mazha allaah ❤❤❤

  • @queenmizki3413
    @queenmizki3413 Před 2 lety +1

    Wllayal sagalki bilood baan tobn beri ka qaaty dabda baa ixanuuneyso ilmhi aa kgu so dagty baa la ileeyhy xnun klana ima haayo wligiin wxas ma argteen🥺

  • @FatmaMohamed-ym1rc
    @FatmaMohamed-ym1rc Před 3 lety

    Wa ka faa’iiday runti koorsoyinkagane iyo youtube kaga shukran walashey

  • @ridwaanaxmed7291
    @ridwaanaxmed7291 Před 3 lety

    Marka lafoolanayo kaliya miyaa lasameynaa excise kaan aby mise intaa xaamilo thy waa samey kartaa iso jwb plz

  • @hamdinux2317
    @hamdinux2317 Před 4 lety +2

    Jazakalah Xbbtii Ilmihii Kowad ayaan Hadda waddaa 9 kii Ayaan Ku dhex Jiraa Bisha 5 Naad 4 teeydda ayeeey I Qabteen Ilahay Ha I Fududeeyo Isoo Ducee
    Midkale Hadda Ka warn Hadaan Sii Sameeyo Si ay Hadhoow Jimicsig Igu sii Fududaado Ma sameen Karaa Mcnto

    • @fatmaaba1345
      @fatmaaba1345 Před 4 lety +1

      Ameen yaarb

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Waxaan Allaah subxaanahu watacaalaa kaaga baryayaa inaad si qurux badan u dhashid bi’idnillaahi Kariim. ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Waad samayn kartaa qaali.

    • @hamdinux2317
      @hamdinux2317 Před 4 lety +1

      @@fatmaaba1345 aaaamiiin Aniga Iyo Inta Muslimiinta ay Sugayso Foosha Ilahay Haynooo Wadda Fududeeeyo

    • @luulhenna4950
      @luulhenna4950 Před 3 lety

      @@hamdinux2317 aamiin yaa rabbi

  • @sihaamsiman9983
    @sihaamsiman9983 Před 4 lety +7

    Aniga waan iska dhageesta casharada aad bixineso Byo gbr uur lehna ma ahi laymana qabo gbr yar oo iska ardey ah ayn ahay wali midwifery baratay inan kasii faidesto aan jeclestay so cadi ma aha

  • @khadromohammed6874
    @khadromohammed6874 Před 4 lety +1

    Masha allah ubihina xagee ka dhacday abyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Qurux, waan joogay, hadda waan soo laabtay. ♥️♥️♥️♥️

  • @fafiissack7524
    @fafiissack7524 Před 3 lety

    Asc habo macan waxa jira dhib aan iska arkay oo ah ilmuhu marku so bixi lahaa ma iga so baxo ilaa laso riixo moyane makaro wN dalaa maxad igu wanin lahayd plz plz plz iso jawab jasakalahul khher habo macan 👄

  • @ridwaanosman6153
    @ridwaanosman6153 Před 2 lety

    Abaayo xagee naga aaday aaway dhiiro glintaadi iyo cashirdaadi qiimiga bdnaa

  • @abdilahiabdijama540
    @abdilahiabdijama540 Před 4 lety

    Asc mcnto wa abaayo somaliyed sual ayan rabay inan kuweydiyo waxan joga wadanka indonesia hal gabar ayan dhalay wana laiguqalay 2 sano iyo 9 bil kahor hadana wandhali raba 1 bil kadib insha allh marka macanto cadi maufolankara iso jwb thnks

  • @dekaseid7463
    @dekaseid7463 Před 4 lety +1

    Masha Allah abyo shukran

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Mahadsanid qurux ♥️♥️♥️

    • @fartunfartun4824
      @fartunfartun4824 Před 4 lety

      Abayo wan dadala insha allah hada bishan sided bey itahay faidada aad nofaideysay thanks abyo wa kugu xiranahy

  • @alnajaat848
    @alnajaat848 Před 4 lety +1

    Shukran abayo ❤️❤️❤️

  • @qadramohamedibrahim603
    @qadramohamedibrahim603 Před 4 lety +2

    Quruxeey

  • @Ummmusdalifa
    @Ummmusdalifa Před 3 lety

    Wllshy ubahina waxn ahay hooyo uurleh weekii 29 kujirta miskaha ayaan aad uga bukaa waliba murqo ayaa i fadhistay plz caawimaadada waan ka helay igu cawi wxd ka fahamto

  • @fartuunmaxamedalmaz4413
    @fartuunmaxamedalmaz4413 Před 4 lety +3

    Masha Allah abaayo maad soo laabty runtii markaan ku daawan jiray uur ma laheen lkn cilmi ahaan kaga qadan jiray lkn hada uur ayaan leyhy walibo 38weeks ayaan ku jiraàa thank u quruxeey🙏🙏🙏

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      MashaAllaah tabaarakallaah, hambalyo xbbi. Video-gaan iyo kuwo kale ee aan horey usoo galiyay sii daawo inta kaaga dhiman InshaAllaah. 💕💕💕💕💕

  • @millgoalibarre2129
    @millgoalibarre2129 Před 3 lety +1

    Aniga xita haleyso duceyo walalayal

  • @asmaaabdelrazagarab9287
    @asmaaabdelrazagarab9287 Před 4 lety +3

    Abayo ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin allha ku siiyo

  • @hawochannel4361
    @hawochannel4361 Před 3 lety

    Masha allah shukaran

  • @jiyacadey1979
    @jiyacadey1979 Před 3 lety

    Abayo isoducya aniga waxan kujira 9 bilood waa unigi igu horeye dik kar aya kawa 😭🤲 midedakale HB keyga madafo 9 maxa sameya please abayo jawab isii waxa joka qaxotiga kakuma

  • @fatumaaliabdi-nc2xo
    @fatumaaliabdi-nc2xo Před 11 měsíci

    Shukran habo❤

  • @fatma08.
    @fatma08. Před 4 lety +2

    Masha alah sis jezaa kalah qeer fatlan ilasoo xariir

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Mahadsanid qurux. Ubaxiin3@hotmail.com igala soo xariir InshaAllaah. ♥️♥️♥️

  • @mahamedugaas2045
    @mahamedugaas2045 Před 2 lety

    Asc wlley ubahina xageed aaday sanad ka hor umban arka inay kugu dambaysee

  • @farduusxasan8474
    @farduusxasan8474 Před 7 měsíci

    Wan samanan insha Allah sagalkii ba ku jirye asxbey noso ducee ya

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 Před 4 lety +4

    Isooo duceya 9kiba galey ugubna wan ahay abaayo culesy saaid ah ayan dareemaa mana socon karo 9 bilod ba wan jiifey abaayo

    • @nacimomohamednoor8210
      @nacimomohamednoor8210 Před 4 lety +2

      🤲🤲🤲🤲🤲🤲amin amin amin dhamantenbo Alle ha inoo fududeyo anigaba 9kii baa ku jiraa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +2

      Allaah subxaanahu watacaalaa macaaga ha noqdo mcnto. Ha baqin hana walwalin markaad foolan doontid. ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Před 2 lety

      ma gabar baa dhashay baaaayo

  • @xamdixusee-ll5fd
    @xamdixusee-ll5fd Před rokem

    Ubaxeey abaayo iso duce

  • @safiyaadan249
    @safiyaadan249 Před 4 lety +3

    Ala abaayo qof xanun kudhagan maasidaan sameen karo? Aniga hada marxalada ugu dambaysa ayaan maraayaa inaan kulatashto ayaan rabaa xageen kaala sooxiriiraa xabiibti?

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Xanuunka markuu kaa fuqo samee InshaAllaah. ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @umucabdillahishiikhcali877

    Is dabcinta waa lagu faa ii day

  • @familyworld8321
    @familyworld8321 Před 4 lety +1

    Wll ubahina mahadsanid Asaxapey isoo duceya 36 week ayan ahey in ilhey I fududeyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Allaah subxaanahu watacaalaa hakuu fududeeyo foosha, xabibti. ♥️♥️♥️

  • @fatma08.
    @fatma08. Před 4 lety +2

    Aslamucaleykum walasheey waa bahanaye deen kuhelaa

    • @fatma08.
      @fatma08. Před 4 lety +1

      Walashey aniga hada waxaan ahaye 33 weeks xanoonka fusha aa igo bilawedey masiis sucdaa masameeyaa exercised ama waa sogaa ilaa iyo 35 weeks ama hada waa sii sameykaraa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Mcnto, Wcwswrwb. Ubaxiina3@hotmail.com igala soo xariir InshaAllaah. ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Sug illaa aad ka foolan doontid InshaAllaah. Haddaad hadda kusii tababaranaysidna waad samayn kartaa. Lkn jimicsi iyo socsocodku waa caadi waad samayn kartaa mcnto. ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234

    Mashaalah

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      💋♥️💋♥️

    • @fadumahassanosman5711
      @fadumahassanosman5711 Před 3 lety

      @@ubahinamusa6208 abayo bby igu horey waa ley gu qaley marka hadoo ilaahey ii kaso ken xiga malga yabaa inaa dhalo ii soo jawaab

  • @umusalmaanumusalmaan6181
    @umusalmaanumusalmaan6181 Před 4 lety +2

    Abayo aniga qaliin baan ku dhalay cunigii igu horeyay sanad baana laga jooga abayo waxaan maqlay hadad mar qaliin ku dhasho qaliin unbaad ku dhalaysaa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +5

      Qasab maaha in mar labaad lagu qalo lkn way dhici kartaa haddii cillad timaato. InshaAllaah khayr, waxaan kuu rajaynaa inaad caadi u dhashay. ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hodancali5320
    @hodancali5320 Před 4 lety +4

    ubax walaalo waxaan kaa codsanaayaa inaad iisoo jawaabtid marka la is jeraayo misana la tolaayo firjiga Mala dareemaa mise kabaabiso baa la isku duraa mahadsanid

    • @sundusabdi8035
      @sundusabdi8035 Před 4 lety +1

      Jarni lamadareemo

    • @sundusabdi8035
      @sundusabdi8035 Před 4 lety +1

      Kubaabiso xiligi lagu tolaayo un baa lagugudhufan

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Waddankan Sweden ee aan joogo qofka markii la jaraayo irbad kabuubiso ah baa lagu mudaa ka hor intaan la jarin. Markii la tolaayana sidoo kale waa la kabuubyeeyaa. Qofka inuu xanuun dareemo lama rabo, xabiibti. ♥️♥️♥️

  • @loveccu1347
    @loveccu1347 Před 4 lety

    Love u

  • @nacimomohamednoor8210
    @nacimomohamednoor8210 Před 4 lety +4

    Abayo qeer Alle ha ku siyo wlh anon dhakesanin ban kuso qoraya comment wlh maxan kaa faiday nag adag inan noqdo ban rajeynaya waxan ahay ugub sagalkedi sii dhamanayo wlh wad i dhira galisay awal wan cabsanaye lkn markan bilaway inan video yadada dawado kesiyad ban noqday hada waxan takanahay mey imado fosha mawo cabsanayi yacni kesinimo ayan daremay Adun iyo aqrio dambikada Alle ha dhafo abayo ubahina hoyo ayad ii tahay wlh hoyadey macn wey ika fogtahay lkn adiga i cawisa 😘😘😘

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +2

      Hahaha waad iga qoslisay xabibti. MashaAllaah tabaarakallaah waan ku faraxsanahay inaad ila socotid, qaali. InshaAllaah waxaan rajaynayaa inaan casharada soo badiyo. Farxad iyo fool fudud baan kuu rajaynayaa. ♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @user-bi9vs5wu8m
    @user-bi9vs5wu8m Před 3 měsíci

    Miska yar ba la iyiri wll maxan sameya

  • @user-wy3nn3iq9r
    @user-wy3nn3iq9r Před 4 lety +1

    Asc abayo fadlan si qaas ah ina kula hadlo ayan raba inteen kala xiriira

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      Ubaxiina3@hotmail.com igala soo xariir InshaAllaah xabibti

  • @ifraaxxassan21
    @ifraaxxassan21 Před 2 lety

    Abayo aad ayaan kugu bahanhy plz intee kala soo xiriira

  • @umusalmaanumusalmaan6181
    @umusalmaanumusalmaan6181 Před 4 lety +2

    Abayo waayahan waa lagu wayee xagee ka dhacday

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Haa, InshaAllaah waan soo noqday mcnto. ♥️♥️♥️

  • @ayanahmedabdi829
    @ayanahmedabdi829 Před 4 lety +4

    Abayo masha allah jazakalahu qer abayo macan bisha 9 aya i dhaman rabto abayo wan qadan dona casharadad i so duceya asxabta

  • @isbadalkanolosha6019
    @isbadalkanolosha6019 Před 4 lety +1

    Wllo ubaxay anigu ilmahaygi kowad ayan sida alxamdulillah wana wil adigu dhashaydu waxay ku beegantay ilahayba oge sidu Dr ishegay21 April waxba ibagana xigan alxamdulillah socidkaygu wuu badna oo wxn daremaya inu ilmu dhawyay oo xaga hosa idamqanaysaba wllo mxd igu cawin karta oo tala?

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety

      MashaAllaah tabaarakallah, Allaah hakuu fududeeyo foosha iyo korinta awlaaddaba, qaali. Wax fiican ayaad samaysay oo jimicsiga iyo socodkuba waa fiican yahay. Wax gooni ah oo aan kugu siyaadin lahaa ma jiraan aan ka ahayn inaad xanuunka foosha qaabishid oo aad is dabcisin, neefsatidna marka xanuun kugu dhagan yahay. Nadiib wacan, xabibti. 🌹🌹🌹

    • @isbadalkanolosha6019
      @isbadalkanolosha6019 Před 4 lety

      @@ubahinamusa6208 ❤❤✅

  • @Queen-qe4te
    @Queen-qe4te Před 4 lety +2

    Jazakallh kheyr xbbti wax badan ayan kaa faaidey wlh waxan ku weydiina uurban leeyahay waxan ahay 25week habeenadan dambe waxan ka seexan la ahay laabjeex maxa keeno maxana iskaga daweyaa? Teeda kle waxan arkay qaska oo saaid ii xanuno habeenkii markan is gadgadina xanun sido kle markan kaca xanun darema ii soo jawab xbbti

    • @nacimomohamednoor8210
      @nacimomohamednoor8210 Před 4 lety +1

      Labjexa wa cunuga tintisa abayo waxas o dhan wala darema waqtika urka ee iska dulqado wad ka bexsa inshallah

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Waa caadi laabjeexu, waxaa jira wax mararka qaar kaa qafiifin kara oo aan dad ka maqlay sida caanaha caadiga ama caanaha ciirta ama yoghurt-ka. Markaad seexanaysidna barkimo dhawr ah madaxa hoos gasho si madaxaaga iyo qaarka sare uu kor kuugu soo qaadmo. Kaniini kaa caawin karo laabjeexana wuu jiraa ee InshaAllaah dhakhtarka ama farmadigaaga waydii. ♥️♥️♥️

  • @miinacumar5177
    @miinacumar5177 Před 4 lety +2

    Ubahin muse abayo suaal iimuhiim ayan rawaa inaan ku weydiyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +1

      Salaam. I waydii waxaad rabtid xbbti! ♥️♥️♥️

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 Před 4 lety +3

    Wadan Kane jogo marka dr la tago qalab ayay calosha kaga xidhayan dhinaca bidixna wey ku jiifinayan waxay ku dhahayan ha is dhaq dhaqajin

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 4 lety +2

      Sababtu maxay tahay xbbti? Waxaa jira mar sabab ay sidaas u leeyihiin ay jirto lkn haddii kale waad kici kartaa sariirta agteedaba aad istaagtide.