PART 2: RIWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALIN AH:

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 18. 03. 2013
  • RIWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALIN AH: PART 2
    Abdiqadir juba, Amina cabdilahi , Cadar axmed kaahin, faadumo Haldhaa, kinsi xaaji aadan, khadiija c/dulle waasuge (Hiiraan ) Riwaayadaan waxaa alifay Abwaanka ku caan bahay Curinta Riwaayadaha iyo Sameynta Suugaanta waa Hassan Xaaji c/laahi Hassan Ganey
  • Zábava

Komentáře • 36

  • @MaxamedDaahir-ni4vr
    @MaxamedDaahir-ni4vr Před rokem

    Waa riwaayadihii wax macnaha lahaa

  • @maxamedmaxamud3302
    @maxamedmaxamud3302 Před 8 lety +1

    lkraan caraale aabeheed u akaa maash alaah alow kuu naxariiso maxamad caraale

  • @tabarakelectronicsltd8587

    jiriricyo ayaa iga kacday markaan firsaday riwayada Inta dhimatay Allah u naxaristo Maxed Caraale murti dadnimo caqli qurux dadkii hore alla maxey qabeen

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 Před 5 lety

    Allah kariim aduun

  • @abdikarinali6415
    @abdikarinali6415 Před 10 lety

    Mohamed Caraale alle ha unaxariisto

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 Před 3 lety

    Riwayadan masibsdu adunyada iyaa u macalina waxan ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxan Alifey xasan Ganey wexe Aheyd riwayad Qaliya

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 Před 7 lety

    ilhaaw u naxariiso mujahiid caarale jamac ikraan caraale baheed

    • @dhdowlad
      @dhdowlad Před 6 lety

      Dhamac Reerkoo dhami waa wada mujaahidiin...xitaa kuwa adhiga raacaa!!!!!kkkkkkkk

  • @maxamedcalibulaybulay9088

    Guusha khuukhiya

  • @maxamedcalibulaybulay9088

    Cajiib

  • @khaalidabdisalaan8704
    @khaalidabdisalaan8704 Před 10 lety +1

    ereyo kuma soo koobi karo ama kama faaloon karo sida loo soo agaasimay ruwaayadan qiimaha leh ee ka hadlaysa xaqiiqada iyo waayaha jira waxa mahad
    iska leh ilaahay ka sokow abwaan xasan geney

    • @farxanxidig9068
      @farxanxidig9068 Před 6 lety

      Siyaad barre siduu ahaa wixii u dambeeysay bay kahadlaysaa

  • @abdirahmanahmeddacaam2183

    Niyow berigaa v8 miyuu jiray inuu cusub yahay ayaan moodaayaye

  • @hassanmohamad8755
    @hassanmohamad8755 Před 4 lety

    Oo berigaa V8 miyuu jiray mise inuu imanayo ayaa la sii ogaa
    Watching 20/9/2019

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 Před 4 lety

      Why jiray isaga pick-up truck iyo landcriser barigaa jiray oo xaajiya khamsiintii badalay waatii faqashtu dakada berbera dadkii kala soo dagai jiray lagala wareegi jiray isaaq ma gayo ma maqashay baabuurtaasay ahayd

    • @duliyeshabeel4237
      @duliyeshabeel4237 Před 3 lety

      Land loepard station wagon V8

  • @cabdiyasin2003
    @cabdiyasin2003 Před 5 lety

    riwayada xasan ganaybaa iska leh maxaa caraale u keenay

  • @garoodi
    @garoodi Před 10 lety

    wayo waayo caqaartu ilahay hawnaxaaristo qurux badnayde berigaa wan garaanaya waxa ay ahayd 1985

  • @maxamedcalibulaybulay5849

    Isku dirkii soomaali fanka u aabe ahaa

  • @AhmedAli-ii4kq
    @AhmedAli-ii4kq Před 9 lety +1

    Qofkii fahmi kara,Diinimo,Dadnimo iyo Qarannimo aya fahmi kara ruwaayadan.Fahan? ku Dhaqan oo naftaada ka bilow

  • @abdouaziz8668
    @abdouaziz8668 Před rokem

    Gh

  • @zh713
    @zh713 Před 4 lety +1

    23/12 2019

  • @abdiwelihajiali9701
    @abdiwelihajiali9701 Před 5 lety +1

    V8🤣🤣🤣🤣🤣

  • @awoabdilahi2217
    @awoabdilahi2217 Před 6 lety

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @saeindhoyare5267
    @saeindhoyare5267 Před 9 lety +4

    Naa markaad fuudkii beryaayey iyo furinkii isku dhuuqdey ......kkkkkk jaaryad yahay faaqdey...

  • @garoodi
    @garoodi Před 10 lety

    maasibadu aduunyada iyaada u macaali ah ayay ahayd magaca riwaayada

  • @saeindhoyare5267
    @saeindhoyare5267 Před 9 lety

    berigii ay Haldhaa Khadra Daahir ku dayan jirtey

  • @kareemaali3017
    @kareemaali3017 Před 11 lety

    omar kamas