SOMALI FAMILY PROBLEM EPISODE 11 ( QISHO DHAB AH MUSALSAL 2024 )

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 06. 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND CZcamsR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .
  • Zábava

Komentáře • 99

  • @MohamedahmedNoor-yo7pu
    @MohamedahmedNoor-yo7pu Před měsícem +42

    Hassan inaad commentigayga arkaysid ma ogiyee ee waxa aan kaa codsanaynaa aniga iyo dadka fikirkayga igu raacsan marka aad musalsalkaan dhamyso oo qisada dhabta ah xambaarsan ee waxa aad wareysi la yeelata dadka qisadaan ku dhacday hadii ay macquul tahay mahadsanid zxp hore uwad dadaalkaaga hormumar iyo nolol farxad ku rajeynaa malaa'ik haku so salaanto❤

    • @SoyafilmsStudio
      @SoyafilmsStudio  Před měsícem +15

      Qof waliba oo family soya ka mid ah waan arkaa comment-giisa waayo waan idiin wada jeclahay waana idiin wada ixtiraamaa wll 🙏 insha allah codsigaaga aaan sameenayaa

    • @user-uv5kx7nb3q
      @user-uv5kx7nb3q Před měsícem +2

      Wow🎉

    • @MunirasicidDahir12
      @MunirasicidDahir12 Před měsícem

      ​@@SoyafilmsStudio❤😊

    • @deeqoxirsi8531
      @deeqoxirsi8531 Před měsícem +2

      waamahadsantahay walaalqaali ah ikusalaam walaashay xamdi waani idn jeclahay ❤❤❤❤❤🎉😂😂 500 waxyarayaaakahartay waankuuhan baliyeenaaa😂😂❤🎉🎉

    • @nimcomahamed8716
      @nimcomahamed8716 Před měsícem

      9:04

  • @rahimaabdulkadir5239
    @rahimaabdulkadir5239 Před měsícem +10

    Hamdiyey horta midaan jaqjaqleh beerka katun luuq kuqabsee😂😂😂😂😂

  • @Dhibley
    @Dhibley Před měsícem +5

    Anaa ugu horeeya mashaalaah xasan soya alaha ku sharfo❤❤

  • @FatmaSalah-fr9md
    @FatmaSalah-fr9md Před měsícem +8

    Plz 1k noo dhiman team soya noo buuxiya

  • @iqrahassan2010
    @iqrahassan2010 Před měsícem +8

    First comment and like🎉🎉

  • @niciimamaxamed9546
    @niciimamaxamed9546 Před měsícem +5

    Waxaan ahay qofkii ugu horeeyay ❤❤❤❤

  • @hodanabdilahi9428
    @hodanabdilahi9428 Před měsícem +5

    Hamblyo hamblyo hamblyo abti 500k subscribers inshlh intaa iyo kabadanba waa uqalantaaa abti

  • @ubaxqodax8397
    @ubaxqodax8397 Před měsícem +3

    500k coming soon congratulations

  • @Zuhuur143
    @Zuhuur143 Před měsícem +4

    Inaa sugayy maaogeedeen 😂😂

  • @HafsaKhayr123
    @HafsaKhayr123 Před měsícem +2

    Xamdi diyaari gift 📦 gii qarniga xasan soya 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MushtaqBashir-zx6yr
    @MushtaqBashir-zx6yr Před měsícem +2

    Thanks brother wlhi saa usugayay lee❤

  • @Ifka-nolosha78
    @Ifka-nolosha78 Před měsícem +6

    M.a 500 ba no soo carfaysa❤❤

  • @ubaxsiciidwarsame7502
    @ubaxsiciidwarsame7502 Před měsícem

    Hambalyo dumashigey qali waad uqalintaa intaa iyo kabadan dumashi hormar wacan o wanagsan insha alleh lkn hal codsi waa in aad arooska kusoo xijisaa insha alleh

  • @user-ob9gq5rt5z
    @user-ob9gq5rt5z Před měsícem +1

    Team sooya 500 coming soon inshala❤🎉

  • @yaasirxasan7606
    @yaasirxasan7606 Před měsícem

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉 hasan sooya 500k

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před měsícem

    M.a 500k hambalyo wllkey keep going ❤🎉

  • @user-zv9hz9gt4d
    @user-zv9hz9gt4d Před měsícem +2

    Qofka ugu horeeye 🎉

  • @mahdiaasma5773
    @mahdiaasma5773 Před měsícem +3

    Mashallah

  • @yuusufcali5735
    @yuusufcali5735 Před měsícem

    Team soya we did it congratulations 🥳💪

  • @MariamohamedMohamud
    @MariamohamedMohamud Před měsícem +1

    Congratulations dumshi xasn 500k inta iyo in kabadn wad uqlanta❤🎉

  • @user-yn3qo6bs9g
    @user-yn3qo6bs9g Před měsícem +1

    Wllky xasan soya iyo umu wllshy guuleysada marwalba guul wllhy

  • @FulismohamedFulismohamed
    @FulismohamedFulismohamed Před měsícem +1

    Marki igu joreeysay aan filam somali aan kahelay horay usocda ❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanWarsame-gg4wg
    @MaryanWarsame-gg4wg Před měsícem +2

    Hhh fulayiin waa wayn gabadha dumaashidooda kacabsanayaan😂😂😂😂

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 Před měsícem +1

    jimii iigu daran kkkkk melu faristo

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm Před měsícem

    M .a hanbalyo hanbalyo 500 ayaaa soosocota intaa iyo kabadan waad uqalantaa brother insha allh cooming son👏🏻👏🏻👏🏻🙏🙏🙏🙏💪💪💪👏👏👏🙏🙏

  • @user-nr8sy5os5b
    @user-nr8sy5os5b Před měsícem +1

    Fullayiin ayaa mesha iskugu tagey hal qof ayey ka cabsanayaan keep going walalahay

  • @ubahsuleiman1879
    @ubahsuleiman1879 Před měsícem +2

    Hambalyooo wansihormarsana🎉

  • @HaboonOsman-zf8ui
    @HaboonOsman-zf8ui Před měsícem

    Cooming soon 500k intas iyo in kabadan wad u qalantaa❤❤

  • @HafsaKhayr123
    @HafsaKhayr123 Před měsícem +4

    Alle haydin sharfo xamdi iyo xasan isha dadka alle haydinka hayo wall qali l from hargeisa team umu and soya

  • @user-rg8ot9od2m
    @user-rg8ot9od2m Před měsícem

    Mnsh Allah ❤😂qurux kunolada aduunka iyo aakhiraba Mnsh Allah

  • @jannaadmaxamedcabdi7828
    @jannaadmaxamedcabdi7828 Před měsícem

    M.a hmblyo wllky 500k subscribers intaa iyo inkabadnba waad uqalanta inbti qli I.a❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 Před měsícem

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo wllky xasan soyaa hor mar wacn ❤

  • @walaalahaisjecel9380
    @walaalahaisjecel9380 Před měsícem

    Jiimi Cabdalla hunguri 😅😅😅

  • @HamdaHassan-sx4nh
    @HamdaHassan-sx4nh Před měsícem

    Team sooya films congratulations 🎊 for 500k🎉

  • @hodanahmed-wd8hm
    @hodanahmed-wd8hm Před měsícem

    M.a filim iyo badh waaye kan aad ushidanyahay aboowe wxaa tihiin dad aaad uwanaagsan insha allh 500comig soon kadipna 1milyan insha allh❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @FarxiyoFaraxsanahmed
    @FarxiyoFaraxsanahmed Před měsícem

    Hamblyo hordhac ah xasan sooya 500k🎉

  • @MunirasicidDahir12
    @MunirasicidDahir12 Před měsícem

    Hamdiyyy deeqo madaxa ka garaaaxc 😂😂

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 Před měsícem +1

    cuntada maa karsatiin nago waa wen baa tihin wiji gambar yaal😂😂

  • @user-bg2th4eq9l
    @user-bg2th4eq9l Před měsícem

    Prt 12 please 🎉 laso dhaqso 😢

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Před měsícem

    Horry usocoda wllo

  • @maankacabdullahi165
    @maankacabdullahi165 Před měsícem

    500k coming soon congratulations 🎉

  • @user-bg2th4eq9l
    @user-bg2th4eq9l Před měsícem

    Hhh deqo biiq waye wlley mel naga fariso😂😂😂

  • @user-ck6fn6hm8t
    @user-ck6fn6hm8t Před měsícem

    500k on the way 🎉😊

  • @farhiyoisse
    @farhiyoisse Před měsícem

    Coming soon 500 kun 😮🎉❤team soya

  • @Maskiineyyyy
    @Maskiineyyyy Před měsícem

    Coming soon 500❤hassan

  • @ilhanishaa2635
    @ilhanishaa2635 Před měsícem

    Je vous adore les gars ❤❤❤❤

  • @intisaamofficial3008
    @intisaamofficial3008 Před měsícem +2

    First one 😮

  • @hodanmaxamedsheikh-bj9gf
    @hodanmaxamedsheikh-bj9gf Před měsícem

    Hhhhhhhhhhh deeqo booto badanaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayanmaxamed9631
    @ayanmaxamed9631 Před měsícem

    Congratulations 500k🎉❤😢

  • @iqraabdullahi2900
    @iqraabdullahi2900 Před měsícem

    Cawa film kii aaway saan u sugaaye waan dalay😢

  • @user-sy7jq7rd9h
    @user-sy7jq7rd9h Před měsícem

    500k coming soon

  • @nalkaaxmed2848
    @nalkaaxmed2848 Před měsícem +1

    Arr daqeqadaha noso😂badiya 😅

  • @walaalahaisjecel9380
    @walaalahaisjecel9380 Před měsícem +1

    First comment 🎉

  • @salmoseytuun6200
    @salmoseytuun6200 Před měsícem

    Allah deqoy libax ha dhihine ..marodi ahy dhe😂 naa amus leee hadal kuma yaale 😂

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Před měsícem

    Wow awc weye ufadhisa jimi io deego ❤😂😂

  • @ruqiyoabdi3677
    @ruqiyoabdi3677 Před měsícem

    Part 12 plz🎉😢

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 Před měsícem

    qeeqo wee qoqde cawa Hhhhhh

  • @JamiilaJama-vb5xo
    @JamiilaJama-vb5xo Před měsícem +2

  • @hodanmaxamedsheikh-bj9gf
    @hodanmaxamedsheikh-bj9gf Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂 taas wey idileeysaaa kulahaaa deeqo ĥhhhhhhhhhhhhhhh

  • @nasrabirik4572
    @nasrabirik4572 Před měsícem

    😂😂😂😂 deqo kulahaa intaan ku dhufto kale ku dhufo
    Waa naagti dhagaha loo laabay 😂😂😂😂

  • @faatmaabduqadir4943
    @faatmaabduqadir4943 Před měsícem

    Teeda kle wllhi waa idin aaminsanhy xasan sooya io umu ilhey idinma kasee malinta kla tagtiin Ana jacelka markaasaa ka qursanaa please ha I qalpi jawi nina jacelkina ilaaliya❤

  • @FatmanuurFaarax
    @FatmanuurFaarax Před měsícem

    ❤❤❤❤

  • @user-eb4ow2tn4p
    @user-eb4ow2tn4p Před měsícem

    Hassan soya part 12 🎉

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vx9yj4rk3o
    @user-vx9yj4rk3o Před měsícem

    12 awaay

  • @xamdiaxad5801
    @xamdiaxad5801 Před měsícem

    deeqo Marka arko waa iska qoslaa😂😂😂😂

  • @anzalabdullahi3484
    @anzalabdullahi3484 Před měsícem

    Alla waxa soo socdo sugi Laa ahay ani Hamdiyey qoftan okiyaalaha weeyn waxtusi😂😅

  • @MAYSUNQURUX
    @MAYSUNQURUX Před měsícem

    𝐂𝐨𝐦𝐢𝐧𝐠 𝐬𝐨𝐨𝐧 500𝐤 🎉

  • @maxamed8792
    @maxamed8792 Před měsícem

    Maxaa u joojisay bro

  • @user-cu6re6bh1i
    @user-cu6re6bh1i Před měsícem

    😂😂😂

  • @Miskiineyyy2
    @Miskiineyyy2 Před měsícem

    Xasan laso dhaqso qeybta xigta

  • @ramloaadan
    @ramloaadan Před měsícem

    Deeqo see iyeeloodaa hee 😂😅🫢

  • @user-kt6qw4rw8u
    @user-kt6qw4rw8u Před měsícem

    Inta jcl marku film ka dhamado qaladaadka inla soo dhigo😂😂

  • @ladanlove7425
    @ladanlove7425 Před měsícem

    Teem xamdi ❤❤❤

  • @user-yh6sb1cs6q
    @user-yh6sb1cs6q Před měsícem

    😂😂❤❤

  • @hanicali7469
    @hanicali7469 Před měsícem

    Ya wy 12 parti😊

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Před měsícem

    Kkkkkkkkkkk 😂🤣😂🤣❤❤🫀💃🏼💃🏼💃🏼🫶🏼😊

  • @SaabiriinMahamud-tt7bi
    @SaabiriinMahamud-tt7bi Před měsícem

    Tan talo xuma jikada gala kulhaa😂

  • @yuusufcali5735
    @yuusufcali5735 Před měsícem

    500k is here 💪🫡🫡❤️

  • @saladoabdi5632
    @saladoabdi5632 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 Před měsícem

    Uf dumshi saan mawada ahan lkn waxaa xanun ah in naag kula fac aad tihiin gurigeda inad kula xifaltanto

  • @ZamzamZam-tw9fk
    @ZamzamZam-tw9fk Před měsícem

    500🎉🎉❤❤❤

  • @AnisoCiisecabdi
    @AnisoCiisecabdi Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hl7mh2pu2j
    @user-hl7mh2pu2j Před měsícem

    Xamdi Cunada xaku canaadsan

  • @user-hw4ck4bg7y
    @user-hw4ck4bg7y Před měsícem

    😢😢😢😢

  • @user-jc6jg3lp2r
    @user-jc6jg3lp2r Před měsícem

    kuwan wanku hesta lkn astan cml hanagu noqon yah

  • @IlwadMoussaaden
    @IlwadMoussaaden Před měsícem

    12

  • @user-cw8ct2um5x
    @user-cw8ct2um5x Před měsícem

    Dee 12 mee

  • @IlwadMoussaaden
    @IlwadMoussaaden Před měsícem

    12🇩🇯

  • @MiskiDaahir-dl8hr
    @MiskiDaahir-dl8hr Před měsícem

    Musalsalka madhamadey maxaa qaldan

  • @maankacabdullahi165
    @maankacabdullahi165 Před měsícem

    Qeybta kle so bobsiiya hamdi xanaan garaac

  • @faatmaabduqadir4943
    @faatmaabduqadir4943 Před měsícem

    Qeypta xigta waa sugi la ahay xasan io umu 😢

  • @user-sy7jq7rd9h
    @user-sy7jq7rd9h Před měsícem

    500k coming soon

  • @IlwadMoussaaden
    @IlwadMoussaaden Před měsícem

    12🇩🇯