033 | Xaabada Dawladnimada | Kaalay aan wada riyoonno'e!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Dawladnimada iyo dhismeheedu qaabka uu ku yimaaddo sida loo ilaashado, iyo macnaha ay samayso ayaynnuy halkan ku lafaguraynaa.
    Mashruuca Sahanka oo ka kooban:
    CZcams-ka Sahanka Xogaha:
    www.youtube.co....
    CZcams-ka Sahan Podcast: / @sahanpodcast97
    Spotify:
    open.spotify.c....
    Facebook Page Sahanka:
    / aadan.sahan1
    Facebook page Aadan-Sahan:
    / aadansahan
    Twitter:
    Aa....
    Instagram:
    / aadan_sahan
    Oo ay i noo dheer yihiin buugta aynnu tarjunay, kuwooda soo baxay iyo kuwa soo aaddanba oo kala ah:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Faca Koraya.
    3- Ismalure.
    4- Loollan.
    5- Dabadeed qofna ma hadhin.
    6- Waan ku salaamay saaxiib.
    7- Casariye.
    8- Waayaha Daanyeerta.
    Kuwa soo aaddanina waxa ay kala yihiin:
    1- الإسلام بين الشرق والغرب
    2- حرب الجواسيس في القرن ال٢١
    3- اعترافات عشاق
    5- في الحب والحياة
    7- سيكولوجية الجماهير
    Waxa intaasba dheer buugaagta uu tarjumay Jacfar Yuusuf oo kala ah:
    1- Wabar.
    2- 56 dhibaabo jacayl.
    3- مرابط النظام الدولي.
    4- عائد إلى حيفا.
    5- ارشادات الحياة القصيرة.
    6- لغز بربروسا
    7- سر آريوس
    8- حرب الفاندال
    9- المعركة الآخيرة.
    10- الرجال من المريخ والنساء من الزهرة.
    11- حوار مع صديقي الملحد.
    Dhammaan buugtaas inta aan soo bixin si hormo hormo ah ayaan u soo deynaynaa.
    Mahadsanidiin.

Komentáře • 106

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 Před 8 měsíci +20

    Xaqiiqa 40tankii sanba waa ijiida aan ku jiide Dhalinyaro halgu dayado aadna waan nin caqli badan Mash allah waxad tahay nin aan ku daydo anigu shakhsi ahaan ❤🇸🇴

  • @CraxmaanidirisMaxamed
    @CraxmaanidirisMaxamed Před 8 měsíci +10

    Ustaad ale.ha ku barakeeyo ❤❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Před 8 měsíci +22

    Ustaad aadanow adbad ugu mahad san tahy sida quruxda badan ee aad wakhtigada iyo aqligada noogu hurtay
    Marwalbod prcst soo dhigto xogta aanka helo ma malaysan kartid ilahahy garabkaga haglo adun iyo aakhiraba ♥️❤

    • @alexenderfoot3997
      @alexenderfoot3997 Před 8 měsíci +1

      Asc wall
      Magacaygu waa ridwaan xirsi
      Waxaan ku noolahay burco
      Suaasheydu waa sida tan?
      Jaamacadeheena soomaaliyeed maxay u yihiin wax aad u liita
      Maxaa se wax laga bartaa
      Maxaa wax laga baran waayey dhanka xirfadaha

    • @mohamedwarsameh8785
      @mohamedwarsameh8785 Před 8 měsíci

      ​@@alexenderfoot3997 saxiib jamacaad waxbarasho kabadan waxaad kahelee internetka , ee wax kasto ka raadso online sida aad ugu hormarto dadka facaa ah 👍🏾

  • @ziaynabhassan4293
    @ziaynabhassan4293 Před 8 měsíci +2

    Inshalaaah wynu gadhi weliba dhowsn

  • @870mx
    @870mx Před 8 měsíci +8

    Maasha allaah alla iloohow noorumee riyadaa quruxda badan ee dawladnimada leh

  • @nfarah3318
    @nfarah3318 Před 8 měsíci +11

    Waa markay Somalie Hale noqotqy oo land Laan jojino anago muslin sax noqono qabiil kaan diinta ka dheega nay hor uscanay. MashaAllah barkalah fiike Jazkallh khyeer

  • @diiniyodacawo3241
    @diiniyodacawo3241 Před 8 měsíci +3

    Waad mahadsantahay aadan. waan dareemayaa siday kuu dhibayso dayaca iyo kala daadsanaanta ka muuqata umada soomaliyeed maanta, lakiin quusanmayno , isbadalkuna waa suurtogal. Allah yaxfadak.

  • @jamajama8221
    @jamajama8221 Před 6 měsíci

    Mashallah Guleyso from Gedo Somalia 🇸🇴

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 Před 8 měsíci +3

    Wcs mahadsanid ustaad ilahy haka abaal mariyo🎉❤

  • @zakihaji5616
    @zakihaji5616 Před 8 měsíci +5

    Thanks 𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐒𝐀𝐇𝐀𝐍👍👍👍🫡🫡🫡

  • @dhaashane1
    @dhaashane1 Před 8 měsíci +4

    Saacad aad agtayda qiimo ugu leH weeye tani❤

  • @MustafAhmedAbdi-bp7wz
    @MustafAhmedAbdi-bp7wz Před 8 měsíci +1

    Aad iyo aad bad u mahasantahay ustaad wanadaada nasiisay allha nafahansiyo I.a Somalia waxay noqonaysaa inta aad shaygtay iyo in kawacan

  • @ibrahimabdishuuriye7382
    @ibrahimabdishuuriye7382 Před 8 měsíci +3

    Nin wax badan aqriyay

  • @user-xc9hy5xy8v
    @user-xc9hy5xy8v Před 8 měsíci +2

    Ilaahay hana gaadhkiisyo waan rajaynaynaa

  • @inamouse
    @inamouse Před 8 měsíci +1

    Mocha allha allha ina Fahansiiyo wall Adam mahadsanid ❤☝🏽

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE Před 8 měsíci +4

    🤔🤔🤔🤔🤔 xanuun badanaa marka xaalada ay dadkaagu ku jiraan aad arkayay lkn aanay arkayn😢

  • @user-rv9xv3fo2b
    @user-rv9xv3fo2b Před 8 měsíci +1

    Khayr Alle hakusiyo wll
    جزاك الله خيرا

  • @rosenerohero692
    @rosenerohero692 Před 8 měsíci +2

    Wlhi berka icadaday booliska xamar xabad baa ka soo heraysa kuwan kalana shaydanka iska naraysaa

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Před 8 měsíci +2

    Jzkalah fikrado badan ayaa ku la rac sanahy, maasha Allah.

  • @CabdulaahiCali-yd1su
    @CabdulaahiCali-yd1su Před 8 měsíci

    Aadananoow soomaali waad ku dadaashey koley dad wax fahma Allah kadhigo

  • @abdikhadir1191
    @abdikhadir1191 Před 8 měsíci +1

    Xaqiiqdii adanow hadalkaan si aan caadi ahayn ayuu ii taabtay jazaka allah 😊 Aniga shaqsiyan waxaan aamin sanaa in aanan waxba badeli karin lkn podcastahan kadib waxan aamin sanahay inaan wax badeli karo haba yaraa daanee insha allah

  • @Cabdiqani6657
    @Cabdiqani6657 Před 8 měsíci +1

    Ilahayi hanohakajiyo dowladnimada sida Somaliland iyo somaliya tokale dijaboti sidasan orajaynaya

  • @Maankoriye.
    @Maankoriye. Před 8 měsíci +3

    Ustaad aadanow Alle ha ku barakeeyo wll wlhi caloosha ayaan kaaga duceeyay.
    Podcastigani aad buu ii saameeyay wax badanna wuu i fahansiiyay waan naxayba markan arkay isagoo dhamaaday.
    Alle ha ku karaameeyo kun jeer🙏

  • @AlmisKaafi
    @AlmisKaafi Před 5 měsíci +1

    wax garad

  • @user-yn7tn5yg4u
    @user-yn7tn5yg4u Před 4 měsíci

    Good idioms

  • @rahamamahamoud8921
    @rahamamahamoud8921 Před 8 měsíci +1

    Inteynu xaabo dagaal noqon laheen aan noqono xaabo aqooneed🥺🦋💜💐

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 Před 8 měsíci

    Ustd adanow wax weyn ayaad noo sheegtay allah ku barakeyo

  • @2SM-Akram
    @2SM-Akram Před 8 měsíci +1

    Mahadsanid walal aadan ❤

  • @dhhol77
    @dhhol77 Před 8 měsíci +1

    Garaad Aadanow aad bad ugu mhdsn thy barnaamijyadada iyo waxyabaha aad uga hadsho ani dowladnimada soomaaliyeed Rajjo aad u wngsan baan ka leyhy inkasto is diidoyin bdn ay jiraan hada waxa socdan qof kasto damiir leh ay xanujinyan oo hada jidkii wanag lagu gaari lahaana cid heysa jirin hadana rajada aan ka qabo waa 100%100 insha Allah wana arki doona☝️

  • @hamzemohamed4317
    @hamzemohamed4317 Před 8 měsíci +1

    Masha allah wan dhmaysty Podcastigan

  • @isseomarbarre2760
    @isseomarbarre2760 Před 8 měsíci +1

    Aadan alle haku barakeeyo bwe mcn

  • @user-yn7tn5yg4u
    @user-yn7tn5yg4u Před 4 měsíci

    Keep going ❤❤❤❤❤

  • @kamalgiftin1448
    @kamalgiftin1448 Před 8 měsíci

    Aadam khadar ali
    My.brother
    GOD BLESS YOU
    (thanks)💯

  • @Ahmed_editz__2
    @Ahmed_editz__2 Před 8 měsíci +3

    Anaga xaga koonfurta dhibaatada kaliya ee xalka nooga baahan waa inaa iska xoreeyno intaas ayaa nooga dhiman xaga waqooyigana 5 sano gudahood waxeey noqon doonaan ithoipian hadii eeysan iska burin madax beeneedka danaha kaliya eegta

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy Před 8 měsíci +1

    Walaahi waa fikrad waxaana isaaran xil kol uu ahaado hagaajinta naftayda iyo xaqiijinta wuxuun,kibcinta fikirka dadka igu xeeran aad baad u mahadsantahay

    • @lilmikeyo1318
      @lilmikeyo1318 Před 8 měsíci +1

      Sax..... dadaalko waa waxaa Rag ilahay inooga dhiigay

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 Před 8 měsíci

    اللهم وافقنا هده كلام ❤❤❤

  • @SubMoh-ze8oy
    @SubMoh-ze8oy Před 8 měsíci

    Inshaa allah

  • @kowsarmohamedisse4209
    @kowsarmohamedisse4209 Před 8 měsíci

    Ilaahey nasiibkaa hanasiiyo

  • @user-hq7lg6rx5s
    @user-hq7lg6rx5s Před 8 měsíci +2

    Waaikan ❤❤❤❤ eenoobilaaw

  • @hamseyare4451
    @hamseyare4451 Před 8 měsíci

    Mahuraanka weeyi Macalin Rabi haku xafido

  • @Ahlaami2
    @Ahlaami2 Před 8 měsíci

    thank you aadan khadar

  • @AarMobile-qj2mq
    @AarMobile-qj2mq Před 8 měsíci

    Mahadsanid sxp Ana dhankayga waan kawadayaa

  • @user-fp3tw5ip9g
    @user-fp3tw5ip9g Před 8 měsíci +1

    Isbadalka waa in ow kabilowdaa naftaada sida podcastigan ow ii saameye😮

  • @sacadqolaab1260
    @sacadqolaab1260 Před 8 měsíci

    Msha allah keep going pro

  • @user-jv6wg9pf1e
    @user-jv6wg9pf1e Před 8 měsíci

    Mnsh ustaad

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf Před 8 měsíci

    Alle ha inoo rumeeyo riyadeena🇸🇴

  • @celmiaccedemy1766
    @celmiaccedemy1766 Před 8 měsíci

    Guleyso ustad

  • @jimcaaleabdi9222
    @jimcaaleabdi9222 Před 8 měsíci +1

    Kuwa aanu dhalnay in ay taas ku noolaadaan xitaa lagama yaabo ilaa ilaa isbedelaan hab fikirkeenu

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 Před 8 měsíci +2

    Markan surayso isdhaho waa naloso tahriibayaa waan qoslayaa😅 wxn sure gal ahayn by ilatahy runtii 😢

    • @user-pe1hj4vr5t
      @user-pe1hj4vr5t Před 8 měsíci

      😅😅😅😅😅 soul eeg bad thei walaley

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Před 8 měsíci

      Waa runtaa 😂 balse guul walba oo la gaadhay aduunka mar bay riyo ahyd.

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Před 5 měsíci

      Wayni gaadhi karnaa shiinaha alaabtiisu guri kasta taalo guumaysi kii ugu xumaa bay soo mareen dagaalkii 2aad kedib bay xoroobeen

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Před 5 měsíci

      Shiinuhuba maalin buu inaga darnaa

  • @Nuura-fo4nm
    @Nuura-fo4nm Před 8 měsíci

    Adanow inedro riyadaa Allah ha rumeyo

  • @abdishugri6930
    @abdishugri6930 Před 8 měsíci

    shukran wllo aadan sahan❤

  • @AadanMukhtaar7
    @AadanMukhtaar7 Před 8 měsíci

    Insha allah

  • @Xismaal-media_1
    @Xismaal-media_1 Před 8 měsíci +3

    Product: 2 days 1 video bro

  • @user-le6zo7en6i
    @user-le6zo7en6i Před 8 měsíci

    Riyadaas dadaal adag bay ubaahantahay alle hanoo rumeyo

  • @xudayfimaxamed44
    @xudayfimaxamed44 Před 8 měsíci

    Ustaad anigu riyada horaan ugu jiray
    Hadana wx badan ayaa iiga baxay

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 Před 8 měsíci +1

    Jihaadka af soomaali waxu noqona halgan. Middaas aad uma aqoonin. Jzkalah.

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 Před 8 měsíci

    Waaa xaqiiqo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 Před 8 měsíci +1

    44:35

  • @Maankoriye.
    @Maankoriye. Před 8 měsíci

    Aan usoo noqdee ii kaadi caawa ayaan dhagaysanayaaye

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 Před 8 měsíci

    Runtaad ka hadashay wlahi ❤u qalantaa madaxwayne

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před 8 měsíci

    Ustd ano an niyd jb iga ahyn mrba hdynu africa ku naalo o muslimin nhy weligen horumr gri myno asgn waxa inaka rby qabiil😊

  • @hamdahassan1073
    @hamdahassan1073 Před 8 měsíci

    Waxayn gaadhnay xiligii aynu baraarugi lahayn

  • @Top_G_forever
    @Top_G_forever Před 8 měsíci +1

    sideed caqliyadaada ku dhisi karta si aad waqaca u fahamtid ? wado/ raodmap nooceya buu raaci karaa qofku si uu isu dhiso caqli ahaan si uu waaqaca u fahmo

    • @sahanka97
      @sahanka97 Před 8 měsíci +1

      Wax akhri

    • @MohamedHassan-tk5bq
      @MohamedHassan-tk5bq Před 8 měsíci +1

      Yaree waxyaabaha madadaalada ah ee waqtiga dhumiya sida filimada iyo socialmediyaha, la sxb ama ugu yaraan inta badan waqtilaqaado dadka hamigaleh. Naftaada ladagaal oo xakamee.

  • @Siciid22
    @Siciid22 Před 8 měsíci +1

    Somaliya sheegaysa maka talisaa muqadisho waa mayaa waxa ka fakar micano leeha

  • @kinglove211
    @kinglove211 Před 8 měsíci

    Alxaqiiq

  • @AbdiSeeyga
    @AbdiSeeyga Před 8 měsíci +1

    Ustad wax mabarto lkn waanku xiranahay chanalkada lagand in ladhageysto mudan

  • @smaliwolf
    @smaliwolf Před 8 měsíci

    Kuwa maanta joogo dowlad isku sheega ama shabaaabkaba waa munaafiqiin whyo dhamaaam munaafiqiinta calaamadyadooda rabi tilmaamay waan ku aragnaaa sxb dowlad yaa dhisaayo waxaa ku jiro dad inay ku dilaan waxba la eheeyn si noloshooda daanyeernimada sii waddaaab
    waan ku qasbannahy dowladaan inaan afgambino oo kidibna hagaajinno diintana ilaalshano wixii banaaanka ka yimaadana Siyaasadooda kula dhaqanno lkn aan ka aqbaleyn shey ka soo horjeeda diinteena lkn aan dareensiineyno si ka wanaagsan ay jireeyso hadaa isku fahmi weyno ku kala tageeyno

  • @mohameddheere08
    @mohameddheere08 Před 8 měsíci

    aadanow buugga saykulji al jamahir xillima ayuu soo baxayaaa

  • @abdiwahaabchanel8595
    @abdiwahaabchanel8595 Před 8 měsíci +1

    Garka waa sunnada nabiga scw maxaa u xiirtay ?

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 Před 8 měsíci +2

    Reer waqooyi intay wiil yaroo koonfured oo qaxii kadib dhashay ay cuqdad calosha ogu hayaan ilaa ay oromo kasoo xigsadeen, dee idinkuna waa ku addun iyo aakhiro li'i ilaa khanisiin xitaa aad dalka keenteen, wiilkaas koonfureed ood necebtihiin unbaa hadhow dalkiisa oromo iwl ka kacayrsan doono raas casayr ilaa raas kambooni jabuuti ilaa nfd iyo S/galbeed.

    • @mumtaazmire5734
      @mumtaazmire5734 Před 8 měsíci

      Qofaha maskaxdu fadhido baa thy yaa necabe baa kaa buuxaha ee wiilkana waxaha xaqiiqaha baa ku hadalay

  • @abdrizaqmohomed1655
    @abdrizaqmohomed1655 Před 8 měsíci

    Backgrounka naga badal legen

  • @muhammadjamadhego5347
    @muhammadjamadhego5347 Před 8 měsíci

    Dhalin yarada maanta waxa malin walba lagu shubaa program qabiil ah marka way adag tahy in si fudud lagu xaliyo

  • @user-hh6wo9tm3e
    @user-hh6wo9tm3e Před 8 měsíci +1

    Sxp adanow somaliya waa qaburo lagu dul ganacsado hda mel furata xta si aqli ah baaa lgu dili shwb kis ba sine dowlada wax ba sine askari canshur ba sine shaqala lagba sine kn. Dhulka leh lacag ba sine ado intas somaray bee hdana cidanka hadana ka dhacayan waxadi mel aad udonatana maleh tas waxa si dher in sanadkii mar lagubo suq yasha somalida marka sxp side mel lofadhina war wxn ina tahribto danta kugu kali fesa marka sxp wxn dad nima xta laguma qimenayo wakasaye barowe cidanka somaliya adigoo dhhya sxp waxaa xly cidanka xabado ku furen shacab ka wuxu ku dhahya alle ha unx rista un maba ka wal wlayo inu qofdile sxp ani wa ku warere

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 Před 8 měsíci

    Suurayso

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Před 8 měsíci

    Ustaad walaga gurayaa gawarida shidalka ku shqya mln dhw somaliana wey ka fa'idi weydy

  • @user-sb7ui1oh9w
    @user-sb7ui1oh9w Před 8 měsíci

    Indinka io jacfar turkigaad wada joogtaan

  • @user-jb3un6zv8h
    @user-jb3un6zv8h Před 8 měsíci +1

    Burco gobolka ragga

  • @shaaca1438
    @shaaca1438 Před 8 měsíci

    War wllo umaduhu rag bay isku dhaafeen ee ragi soomaaliyeedow idin mee anagu hadaan dumarkii soomaaliyeed nahay waa daalnay

  • @user-mh5nx7kl6p
    @user-mh5nx7kl6p Před 8 měsíci +2

    Muqaalkaan waxaad uduubtay somalida aan wali dhalan.
    Aad ayaad ulaso dagdagte

  • @Aragzan44
    @Aragzan44 Před 7 měsíci

    Waa riyo macquula lkn somali baynu ka nahay

  • @mohamedwarsameh8785
    @mohamedwarsameh8785 Před 8 měsíci

    Waxaa fiirisaa oo kaliya sida aya South Korea isku badaashay muddo ka yar 30 sano oo u dhaxeeye 1960 ilaa 1990.
    Riyooyinkaas oo dhan waa mid awood u leenahay in aan gaarno lkn waxaa waajib ah in qof walba dowrkiisa hormarka wadanka qaato

  • @mohameddheere08
    @mohameddheere08 Před 8 měsíci

    xogaa kaamirada iska yara durki sxp

  • @CAGAWEYNE_
    @CAGAWEYNE_ Před 8 měsíci

    ok waa si wanaagsan lkn horta adigu aragti yeelo intaadan anaga wax noosheegin sababtoo ah waxaan ogahay inaa bilaa qadiyad tahay horta aan helno meel aan adiga kuu raacno yaan la is waalin zxb qaali waa talo walaalnimo 🔁🔁🔁🔁🔁🔁🔁🔁

    • @lilmikeyo1318
      @lilmikeyo1318 Před 8 měsíci

      Kwrn hadaan adii kuu dhibno rayi'igaga maxaad uu aragta inaan sameyn karno

  • @Somali100
    @Somali100 Před 8 měsíci

    Kalay adi wahabiyo wax ka dhadhici dowladnimo hadee maqlan gaal ee ku modan we isku ka qarxayaan . Wax barta laguma karo inkar somali loso diray wye .
    Waa tuugo diin ma wadan ee wexe raban inee nala dagaan oo carabtan iyo usa ayaa lacag so siiyay .

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 Před 8 měsíci +1

      wllow Maskax dhaqid baa lagugu Sameeyey malaha😢
      Anigu intaan Arkey Waa Dadka ugu Badan ee ugu Raadinta Badan Dawlad somaliyed.
      Dacaayadda Nacabkoodu Meelhaas ka shubaan ee iska Ceyda ah mooyaane.
      Waa dad dhaqan dhowr io diin dhowrba Leh.
      Sax weeyaan Weynu ku khilaafi karnaa Caqiido ahaan
      Lkn Wllo Qiimo leh weeyaan e Waxba Yaan Lagugu dirin bro😢😢

    • @Siciid22
      @Siciid22 Před 8 měsíci

      Isag iyo ogaansho waxa baka dhaxeeya waxay barteen cilmi mansonic iyo al qaiido😂😂😂