VLOG QURUXBADAN GENTIN HIGHLANDS!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #sawdaqaalib #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe

Komentáře • 346

  • @user-wk6um7yo2r
    @user-wk6um7yo2r Před 4 měsíci +11

    SCW SCW SCW Maasha,allaah Drs Sawda Mohamud Qaalib Adeer mcnto ❤❤❤❤ Guul Guul Falastiin Insha'allah ❤️❤️❤❤

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 4 měsíci +13

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @cabdilaahiibraahim4682
    @cabdilaahiibraahim4682 Před 4 měsíci +9

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @user-sm2dm1es5w
    @user-sm2dm1es5w Před 4 měsíci +5

    Hhhhh Ala ninkaas Anoo la yaaban baad adna shektay Ala sowdaa😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @haliimosacdiyo2385
    @haliimosacdiyo2385 Před 4 měsíci +7

    abayo hadalkaga la antisa masoconeyso wlh waad iga qoslisay qosol iguma harin keep going sister

  • @UmaliMohammad
    @UmaliMohammad Před 4 měsíci +3

    ماشاء الله ممتازة يا أختي خالية

  • @CadeCade-oe1xn
    @CadeCade-oe1xn Před 4 měsíci +10

    Sawdo qurux abyo ilhy dartii ayaan ku jeclhy 😊😊

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Před 4 měsíci +3

    Maashaa allaah tabaarakallaah weeyaan dr sawda allaah yaxfidak.

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 Před 4 měsíci +2

    Mashallah tabarakalah walahy wa runta habo way u eegtahay buurti sheekh iyo daalo waliba markaa wada nogu aadisay ku raaxayso jawiga quruxda badan alle haku barakeeyo waadna ku mahadsantahay muqaalkan quruxda badan love you habo walahay waan ku jecelahy ❤🥰💯

  • @BushroCayduruus
    @BushroCayduruus Před 4 měsíci +8

    Dalxiiska waaw caadi matihid 🎉🎉

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i Před 4 měsíci +6

    Wsc
    Scw scw scw scw scw scw xbbti wankuxisay wajogada masha alah ❤🎉

  • @safiyasacad485
    @safiyasacad485 Před 4 měsíci +3

    Wcs wr wb Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤sawda qalib qali Allah ku xafido khayr insh Allah ❤❤❤❤

  • @NoortoAden-xr1hm
    @NoortoAden-xr1hm Před 4 měsíci +5

    Allahuma Sali çalaa muhamadin ❤❤🎉

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před 4 měsíci +9

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mahamedhamoud4709
      @mahamedhamoud4709 Před 4 měsíci

      Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UmuAnas-xj9fh
    @UmuAnas-xj9fh Před 4 měsíci +3

    Warkaamasiinkareee waaban maseeray wlh wadankeenoo sidaana mar uun ma arkidoonaa yaaa allaaah dhulkena nabad nogadhig

  • @AishaHassan-tm3cu
    @AishaHassan-tm3cu Před 4 měsíci +5

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxumad salalaahu calayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam salaahucalayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Faaizomohamed-qk2sd
    @Faaizomohamed-qk2sd Před 4 měsíci +4

    Mash allh dalaxiis iyo damashada wacan queen lkin waxan modaye ina keny dagantahay hana ila yabiin waan cusubahay❤❤❤

  • @user-cf2wv9pw9h
    @user-cf2wv9pw9h Před 4 měsíci +4

    MashaAlah.,waaquruxu❤❤

  • @abdiguedi2656
    @abdiguedi2656 Před 4 měsíci +7

    MashaALLAH Wa Cajiib

  • @user-ci2lj7hy3q
    @user-ci2lj7hy3q Před 4 měsíci +2

    M.n tabrkallha xabiiti qurx waaye insha Allha inaan tagaa rajeen 🤲🤲🤲 qiso nosogali xabiiti

  • @user-oj4ti3lf3i
    @user-oj4ti3lf3i Před 4 měsíci +2

    Wadnaga washay masha alah tabaraka raxman walhi way qurxbdnthy❤🎉

  • @user-im8om7sf3v
    @user-im8om7sf3v Před 4 měsíci +3

    Asc sister mashallh beautiful video

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr Před 4 měsíci +2

    Masha allaah qeyr allaah Haku siiyo sowdo degeney naanaytan anngu adna kusiiyay jeclahaan

  • @qamarabdullahi3298
    @qamarabdullahi3298 Před 4 měsíci +2

    Wcs walashayn sowdo inabo cadi mahan it’s beautiful mal qurux badan oh indha uh ron thank you so much sistar Beautiful 💖💖💖💖

  • @user-ss9ym8dj4f
    @user-ss9ym8dj4f Před 4 měsíci +4

    Qofki ugu horeya dwada vlogaga drs❤😂

  • @user-yp9ls2wh8x
    @user-yp9ls2wh8x Před 4 měsíci +3

    Alhuma sali waslm wabark cala muhamed scw ❤❤❤❤

  • @roodoramaas9256
    @roodoramaas9256 Před 4 měsíci +2

    MashaaAllh xabibti wn ku faraxsanhy inan wajigaga quruxda badan dib u aragno❤❤❤❤❤❤

  • @SuhaylaSuhayla-gb4mc
    @SuhaylaSuhayla-gb4mc Před 4 měsíci +3

    Vlogyada inta wadanka joogtid nosoo badi ❤❤

  • @Hodan1234-ml6us
    @Hodan1234-ml6us Před 4 měsíci +3

    ma shalha xabibiti sawda

  • @Dowzoh
    @Dowzoh Před 4 měsíci +1

    Masha Allah in Dhawayd Wajigaaga maanaan Arkin Sawdaay Wll❤

  • @isaaqbiila
    @isaaqbiila Před 4 měsíci +2

    Mashallh wll ha malin kale aad o hutelka cabsida badan no sodub❤❤

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 Před 4 měsíci +3

    sawda salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaariyoMaxamed-ep9do
    @MaariyoMaxamed-ep9do Před 4 měsíci +2

    Sawda adigoo muuqdo marhoraa noogu dambeysay masha allaah

  • @Mustafaxaaji-t2u
    @Mustafaxaaji-t2u Před 10 dny

    Allahuma sali calaa muhamed❤
    Waa meel aad u qurux bdan m.a🥰

  • @SahraMaxmud
    @SahraMaxmud Před 4 měsíci +1

    Scw scw scw wcs wcs wllo sharafeey Masha Allah allahu akbar

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 Před 4 měsíci +2

    Sowda xarabo iyo qosol aya tahy wallhi qofki kula socda cidlo daremi mayo qli wallhi allah ku xafido

  • @Xamdayar22
    @Xamdayar22 Před 4 měsíci +3

    Dalxiis wcn ❤❤❤

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 Před 4 měsíci +2

    Aniga codkaga hadaba maqlayo waa qanacsanhy marka chance ino heshid so fariso marka mashqulka bato neh wadooyinka inoso duup❤😊

  • @nimco7561
    @nimco7561 Před 4 měsíci +2

    Soo dhawoow wllo sawda alle hakuu caafiyo Aabana aad ayaan kuugu xiisay Qalbigaan kaa jeclahay ❤😊

  • @laylaabdirahman3473
    @laylaabdirahman3473 Před 4 měsíci +2

    mnsua alaah dalxiis cajiib ah buu ahaa soo bedi qaali

  • @cabdilaahiibraahim4682
    @cabdilaahiibraahim4682 Před 4 měsíci +3

    ما شاء الله كلولوبور عاصمة ماليزيا أسيا الحقيقية

  • @deeqahassan8064
    @deeqahassan8064 Před 4 měsíci +1

    Manshalla way u egtahy buurta daalo iyo dawga shiikhba

  • @saafiismaacil914
    @saafiismaacil914 Před 4 měsíci +3

    Allaahu akbar waa aduun

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 Před 4 měsíci

    Mansh Allaah macaa buraha dhiirta sheekh ayay u eegtay. Noso badii❤❤❤❤❤

  • @abdiguedi2656
    @abdiguedi2656 Před 4 měsíci +2

    MashaALLAH Qaali Mahadsanid 🙏 Sawda Qaalib [Ibrahim] 🏆💯🏆🎁🏆

  • @FatoumaFarha
    @FatoumaFarha Před 4 měsíci +2

    Macllah sawda

  • @MohamudSaleban-zz6jv
    @MohamudSaleban-zz6jv Před 4 měsíci +2

    Sawda qalib mahad sanid walaashay waan kugu bogaadinayaa dookhaaga ku salaysan buuraha iyo cagaarka meermeerka wada Aad iyoAad baan uga helay qof Aan guuleyso Aduun iyo Aakhiro labada insha Allaahu

  • @bintitakar5044
    @bintitakar5044 Před 4 měsíci

    Mashaallah tabarakallah abyo qali jazakallahu khairan xbbti❤❤

  • @user-cj5wv5qq4y
    @user-cj5wv5qq4y Před 4 měsíci +3

    Asc dhamantiin ❤❤❤❤❤ Drs sowda Masha Allah cajiib mahadsanid walashey Allah ha ku karameyo waxad na sisay dalxiis wanagsan ❤❤❤❤❤

  • @yasserminecraft-jp5zm
    @yasserminecraft-jp5zm Před 4 měsíci +2

    Masha alah wa cajib

  • @ziman-um6up
    @ziman-um6up Před 4 měsíci +2

    Second anaa ah vlog qurux badan ❤

  • @gudonhassan5519
    @gudonhassan5519 Před 4 měsíci +2

    Masha Allah sawda qaalib

  • @user-iy1ju7gb7q
    @user-iy1ju7gb7q Před 4 měsíci +2

    Masha alaah wa u bounymakalo

  • @FartuunXasan-om8xu
    @FartuunXasan-om8xu Před 4 měsíci

    Mashaalah sawda
    Wankusalamay
    habo nolow adban kutagera
    habo isodoceya murad ban leyahay😢❤❤❤

  • @user-gc4is1is7r
    @user-gc4is1is7r Před 4 měsíci

    Masha allaah waa meelqurux badan maskaxda noodajisay waw ❤❤❤❤❤❤ allaha u barakeeyo wadankoda quruxda badan insha allaah wadankeeno wan quruxsan donaa sawdoy waa run caqliga iyo Indha ha aan asaageena hormarka ay gaaren ku arkila heen alle hana siiyo insha allaah mahadsanid sawda allaha kuxafido horay u soco❤❤❤❤❤

  • @hoodomohamett1749
    @hoodomohamett1749 Před 4 měsíci

    Mansha allh eesh calaa dalxiis sawday saasaan kuula dalxiisnay🎉❤

  • @user-cf2wv9pw9h
    @user-cf2wv9pw9h Před 4 měsíci +3

    Maya.waxandonynaaa.qisooyin.❤❤.dalxis.ka.wàxan.jecelaanayaa.malesiya❤❤

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Před 4 měsíci +2

    Have a good time, sister.

  • @safiamahamed5759
    @safiamahamed5759 Před 4 měsíci +1

    Masha Allah tabarakallah qali❤❤❤❤❤keep going

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 Před 4 měsíci +2

    sadex yeer ayaan magacaga sirji gareeyay guul ayaa kuu rajaynaya xbbti

  • @user-cf2wv9pw9h
    @user-cf2wv9pw9h Před 4 měsíci +3

    Sawda wankula.lenhy.janalkand.garab.kdaan nahy❤❤❤

  • @CanabFaaraxcabdi
    @CanabFaaraxcabdi Před 4 měsíci +3

    MashAllah❤❤❤❤

  • @ilyaselmiwaberi7777
    @ilyaselmiwaberi7777 Před 4 měsíci +3

    Wadankan Sawda wa halke walal

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  Před 4 měsíci +1

      Malesia 🇲🇾

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so Před 4 měsíci +1

      Mash Allah waa meel Quruxlow badan ileena malesia saas beey u qurux badan tahy ❤❤

  • @user-ci2lj7hy3q
    @user-ci2lj7hy3q Před 4 měsíci +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 Před 4 měsíci +3

    Kabadan ayaad naga myteysataa drs🎉

  • @user-ih1ms9kc8t
    @user-ih1ms9kc8t Před 4 měsíci

    Masha Allah waa sheikh oo laga shaqeeyey

  • @laylaabdirahman3473
    @laylaabdirahman3473 Před 4 měsíci +3

    haa waa sida india iyaguna sidaas bay uyaryar yihin

  • @masbaljama9283
    @masbaljama9283 Před 4 měsíci +1

    So beautiful masha Allah ❤

  • @AsmaSheekh-zg4rk
    @AsmaSheekh-zg4rk Před 4 měsíci +3

    Mash Allh

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 Před 4 měsíci +2

    Dr's sowda qaalib allaah ku xifadiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kaamilajamacnuur8102
    @kaamilajamacnuur8102 Před 4 měsíci

    Masha allh waa vlog qurux badan ❤❤

  • @user-dz7dh9xt2t
    @user-dz7dh9xt2t Před 4 měsíci +1

    Masha allh habo macan wajigaga wan u xisy allh ha no ka da yo ❤❤❤ allh ha no ga saro cilada

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 Před 4 měsíci +1

    Masha allah abayo sawda waa meel ada uqurxabadan meel kle naagee malinta danbee

  • @user-ym1ew1ox8d
    @user-ym1ew1ox8d Před 4 měsíci +2

    وعليكم السلام ورحمة وبركاته
    mahadsanid Waad nasoodalxisisay❤❤

  • @raznakhadar3726
    @raznakhadar3726 Před 4 měsíci +4

    Qiisooo rabnaa 😂 happy vlog❤

    • @Ina-AHmed-
      @Ina-AHmed- Před 4 měsíci +1

      Bal sug mnta an la dalxisne beri nola so dhigaaye sabar😂😂

    • @habiboelmo7877
      @habiboelmo7877 Před 4 měsíci

      @@Ina-AHmed-caqli ina yelano kahoreso 😂😂😂😂waa iga qoslisay sawdaay

    • @Ina-AHmed-
      @Ina-AHmed- Před 2 měsíci

      ​@@habiboelmo7877so mhn sis 😂💔

  • @rayaanofficial9688
    @rayaanofficial9688 Před 4 měsíci +1

    Wcs xppti aad baan u qoslay haa wlhi waa run buurta sheekh ayey u egtahay❤❤❤❤❤

  • @user-oh7tk4zf8t
    @user-oh7tk4zf8t Před 4 měsíci +1

    Maashaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤ meel qurux badan🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Před 4 měsíci +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد❤

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr Před 4 měsíci +1

    Maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wr8mx1lg7f
    @user-wr8mx1lg7f Před 4 měsíci +1

    Masha Allah Allaahuma Baarik

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 Před 4 měsíci +1

    Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo Insha Allah kheir badan Allaah ha ku barakeeyo save journey Insha Allah mahadsanid

  • @user-kc8zr2fu6t
    @user-kc8zr2fu6t Před 4 měsíci +1

    Masha alaah dawada goormasoonoqnaysaa

  • @NasraAbiib-ul9eq
    @NasraAbiib-ul9eq Před 4 měsíci

    Sawda wan jeclahay sheekoyinkaga allaah haku barakeyo

  • @UbaxxuseenSiciid
    @UbaxxuseenSiciid Před 4 měsíci +1

    Scw scw scw sawda qaalib

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před 4 měsíci +1

    Mansha Allah, waa dalxiis qurux badan ❤❤❤

  • @Suaad.Hussain
    @Suaad.Hussain Před 4 měsíci

    MaashaAllah view qurux badhan❤
    SUBXAANAL KHAALIQ

  • @samsammaxamad2667
    @samsammaxamad2667 Před 4 měsíci +3

    Naa sowday hindida cun tadoda iska da wlhy hada aragto siday u kariyan wis wisba udhiman lahyd 😂

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q Před 4 měsíci +11

    Like tii maanta maxaa helay
    Fadlan ha ilaawina.

  • @user-hm6ix4bx6y
    @user-hm6ix4bx6y Před 4 měsíci

    Sowda qalib mashaa allah

  • @ruqiyahadi7261
    @ruqiyahadi7261 Před 4 měsíci +1

    Mansha allah eedo mar hora bildhantada nogu danbaysay❤❤❤❤❤

  • @zeynabkhalif1075
    @zeynabkhalif1075 Před 4 měsíci

    Aad baan kuugu xiisnay walaashay. Alle ha caafiyo aaba. waadna ku mahadsan tahay inaad na tustay vlog-ka.❤

  • @ayanmahadjama6242
    @ayanmahadjama6242 Před 4 měsíci +3

    Waw😮

  • @ziman-um6up
    @ziman-um6up Před 4 měsíci +2

    Vlog qurux badan mashlaaah

  • @NafiisayuusufCashuur
    @NafiisayuusufCashuur Před 19 dny

    Ku jclhya hppth ❤alle haga farxiyo mar wlp ifka hibo ku joog akhiran janadul farduusa❤

  • @simanelmi6888
    @simanelmi6888 Před 4 měsíci +1

    Masha allha abayo mcnto qisoyinka ayan donyayan

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 Před 4 měsíci

    Vlog yasha soo badi❤

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v Před 4 měsíci

    Mansha allah sowdo qaliyey safar salamo xppti aabbe ka wrn

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y Před 4 měsíci +1

    Subxaana alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo

  • @user-cp4cd6ok8e
    @user-cp4cd6ok8e Před měsícem

    Masha allaah waafaloog
    Aad u diyaarsan

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g Před 4 měsíci

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤ m. M. Soowda abyo ww