Beesha gari koombe daarood ismaciil Kama dhalaan mana ahi oroomo waan aqaan waxaye tahye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 01. 2023

Komentáře • 166

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw Před rokem +9

    GERI ❤️ waa guuleysanayaa insha Allah... DAARODNA waa dadkiina iyo dhiigiina.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před rokem +11

    Maan sha allah inaa adeer quruxlay geesiyad guusha yaale Geri Koombe Geesi yaasha Soomaaliyeed guul Geri Koombe goor kasta iyo goob kasta👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @deqolul1241
    @deqolul1241 Před rokem +11

    Gerikombe cidna ugama bahno tagerid anaka isku filan oromada wan bufineyna gericombe gesiyadi darod 🦒💪🏻💘

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před rokem +6

    Geesiyad in cagjar maalin xun buu kursiga fariisatey gare koombe waa guuleysanayaa insha alah

  • @zaytum
    @zaytum Před rokem +3

    Guul guul geri goobe guuleysta. oroma iyo jaarso waa somali weyn cadowgeeda ee iska ilaaliya.geesiyada dhiiqo leh

  • @muuminoaxmed8817
    @muuminoaxmed8817 Před rokem +6

    Waan ka xumahay warsanay (allaha u hiiliyo geri)allaha ka qabto cadowga walaaley caradu yeey ku qaadin habaarka tolkaa ka daa awal ayeey sixranaayeen oo beel beel loo cunayey oo aynan isu hiilinayn waa runtaa dadka kale ayeey iska dhisan

  • @jokerfox9278
    @jokerfox9278 Před rokem +6

    habaryar gabdha gabdhed ban ahay geeray cidna uma hilay guul gariy koobo 👍👍👍

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Před rokem +4

    Waan ka xumheya abyo ilaahey ha inga qabto Cadowag beesha gari wa walaaledan

  • @realisticnewsviewer3316
    @realisticnewsviewer3316 Před rokem +3

    Jaarso waa waa soomaali dir ah.

  • @liinaali4231
    @liinaali4231 Před rokem +5

    Guul guul guul insha allah gari koombe wa run wa geesiyada daarood inaabti gari marka oromo ku xasuuqeyso tuli guuled,geedcanood ya u hadley cidna

  • @ismaaciil8088
    @ismaaciil8088 Před rokem +7

    Garigoobme wuuguuleysanayaa inshaa allah

  • @lastqueen5821
    @lastqueen5821 Před rokem +5

    Hadii aan dhulkaygow dhigayga ku shubin garikompo kama dhalan💪Allaha ku sharfoh sharfey👸

  • @hirsiwarasama3117
    @hirsiwarasama3117 Před rokem +8

    JAARSO WAA SOMALI ANGA ISAAQ AH BAY NALA DHASHAAN

    • @sayruuqsheikh
      @sayruuqsheikh  Před rokem +3

      Kkkkk isaaq iyo jaarso miiya isla dhashaye biisinka jaarso waa oromo

    • @leylahasan8352
      @leylahasan8352 Před rokem +1

      Idoor maxishoodo marna irir,marna
      Dir, hadana majaarsaa

    • @samdaher3788
      @samdaher3788 Před rokem

      💪🦁thank you pro

    • @samdaher3788
      @samdaher3788 Před rokem

      @@sayruuqsheikh
      Yes habibti jaarso sometime are somali and also oromo

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u Před 5 měsíci

      Ninka leh jaarsa anigoo isaaq ah ayuu ila dhashay very good. Run baad sheegtay waaya. Iidoor waa orama. Sidey orama udhabarjilicsantahay ayuu iidoorna udhabar jilicsan yihiin. Ninkey jaarsa is hayaan. Waa dhulbahante walaalkii waaya sidii iidoor loo galay. Ayaa orama loo galaayaa

  • @farhiyaali1183
    @farhiyaali1183 Před rokem +3

    Inaa habraad darood illahay baa kaa dhigay aa saas haa uu hadliin aa dadkaa midaa bisiinkaa habaarkaana kaa daa tolkagaa aad baan kuu jacalinahay guulayo waa laa doogiina yaan laa dacaroon ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 Před rokem +2

    Guulaysta geri koonbe

  • @bindeyusuf1503
    @bindeyusuf1503 Před rokem +6

    guul iyo gobonimo

  • @cabdisalammuuse5364
    @cabdisalammuuse5364 Před rokem +5

    Sha allh ninba malinbaytagantay indhaha hanalaga dawado

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 Před rokem +4

    Isha allah guul geri kombe

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Před rokem +6

    Allaah ha u gargaaro hana ka qabto
    Dugaagan ku so duulaya
    Inshaallaah ha guuleeystaan bi idnilaah

  • @khalifomardagax4887
    @khalifomardagax4887 Před rokem +1

    Reer sheikh isxaaq bin ahmed bin hashem we support Geri kombo against Oromo Ethiopia.

  • @naciimamaxamed8425
    @naciimamaxamed8425 Před rokem +3

    Wa sx sxa abaayo mcto allah haku xafido insha allaha 💕💕💕💕💓💓💓💓💚🗯️💛💕💕💕💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @amiirsuldaan8963
    @amiirsuldaan8963 Před rokem +2

    walaal isdaji xaalada sidii alle ugu talagalay ayay noqoneysaa khayrbaana urajeynayaa dadkaa walaaladay ee dagaalka kujira mida kale ogaadeen hadaan nahay waxaa nala dagaalamayay itoobiya oo dhan iyo waliba soomaali aan noo kala harin jabuuti s land buntlan iyo koofunba waxaana nooga dhintay dad aan ka yareyn 1000000 taasina nagama saarin soomaalinimadii iyo daaroodnimada waayo sinjigeyga isma badalayo mida kale xataa dumarkayaga waa la daldalayay waana nalagu qoslayay oo nalagu wiirsanayay gaalada ayaana loo wada hiilinayay mida kale walaal maanta soo kabasho ayaan ku jirnaa oo dhaawacyo siyaasiya iyo mid ruuxi ahba wey nagaareen mida kale tuli guuleed iyo siti iyo guredhaamoole iyo liibaan iyo dhulka oo dhan waxaan doonayay inaan xoreeyo waligeyna halganka waan wadayaa ilaa aan calanka ka taago insha allahna waan guuleysan doonaa dagaalna waa lama huraan hana habaarin dadka adigoo ducayn kara

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před rokem +1

    Somali intuu daarood ku jiro guul gaari meyno daarood waa in laga saara dhamaan dhulka umada somaliyeed

  • @abdihakimsiyad
    @abdihakimsiyad Před rokem +3

    GUULAYSO MAMA

  • @saredomohamud9137
    @saredomohamud9137 Před rokem +3

    Wa ruunta eedo mcn Ale haku xafiido

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 Před rokem +4

    Mansha Allah keep going abayo

  • @nimcosabriye6938
    @nimcosabriye6938 Před rokem +2

    Ilahay kor haka yeello reer ayeeyadey gari kobe waa gob bobi dhashey waa dadki axmed gurey ka dhashey guuleysta

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Před rokem +4

    Asc Habaryar maxaa maanta waa inaga saartee reerkii. War habaryar maanta maxaa dhacay,illaahey xaqa ha tuso habaryar. Macaan,geeri koonbe waa dad wanaagsan oo aan jecel nahay habo macaan,

  • @CabdiHussein-yh7rd
    @CabdiHussein-yh7rd Před 21 dnem

    Guulaysta gari kombe❤❤

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 Před rokem +2

    Asc Warsan gerikoonbaanaladhahaa waligeenbagaribaanahayncidnaumabaahnin siibadaarood waxaanubaahanahay hiiil ilaahay iyohiilislaanimo iyohiilsoomaalinimo

  • @neimakoran5557
    @neimakoran5557 Před rokem +2

    Eedo macaan gari koombe qof biladmiya hiil ugama bahano ilaahy iyo iyaga aya isku filln jarso iyo qotiida ayi watan mayiidkood aya wadhayiin waligod anaga aya madax iyo meel walba ka xukumayiiny
    Garacada an korsany e adoomaha no ah ayaga iyo wixi so racaba anag aya wasna

  • @cabdirashiid817
    @cabdirashiid817 Před rokem +4

    Mansha alaah.inaadeer.qali.afkaaga.caano.laguqabai

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 Před rokem +1

    Qof ILLAAHAY wakiisha ayaa adunka ugu xoog weyn tiro badani wax ma tarto GERI xaga ILLAAHAY siiye iyo burjigoow waa ku jabayaa qofkii soo doontaa

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Před rokem +5

    Allaah quluubtooda ha isu so jeediyo darood . abiye axmed allaah ha naga qabto

  • @casharissaq8184
    @casharissaq8184 Před rokem +2

    Darood waku wii walalahood hawiye 2006 Ethiopianka uso wateen

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Před rokem +5

    Darood wax la yedah ma jiro dadka lagu beerlaxwsada

  • @abdikarinisnail5240
    @abdikarinisnail5240 Před rokem +2

    Darood waxaa god ku tuurey majeerteen, mareexaan iyo ogaadeen. Caadaqaatayaasha la isticmaalo. Ruufyaanba madaa arkey, Mid mid dhaama malaha.

  • @samdaher3788
    @samdaher3788 Před rokem +2

    😂😂😂🤣🤣🤣🤣😖😖😖😖😣🤢🤢🤢🤢🤢🤢🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎👎👎👎

  • @ahmedgelle4301
    @ahmedgelle4301 Před rokem +1

    Guul Gari kombe

  • @osmanibrahim6450
    @osmanibrahim6450 Před rokem +5

    Asc Inaabti Halkidjogta inaabti

  • @ihabdi47
    @ihabdi47 Před rokem +1

    Assalaamu Alaikum
    Sayruuq inaadeero qaali waan kula qabaa fikirkaa
    Wllhi waan kuu hiilin lahaa ee anigaba taydii ayaa i haysata waad ogtahay waxa gobolka sool ka socda
    Las Anod

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 Před rokem +2

    Jir oo joog karti iyo xikmad baad leedahay maasha Allah

  • @hibomacalin7695
    @hibomacalin7695 Před rokem +4

    Guuul inashallh

  • @ahmedgurey8739
    @ahmedgurey8739 Před rokem +4

    Gariga waxa garaacaya waa Jaarso ee Oromo ma aha, adeer Jaarso markad iska celin waydaan bad dhahdan Oroma naso weerartaye caadi iska dhiga dowladu laba qabiil oo Somali ah ukala hiilin maysee

  • @QadroAbdi-ql2gp
    @QadroAbdi-ql2gp Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤i

  • @ihabdi47
    @ihabdi47 Před rokem +1

    Sayruuq/warsan ka bax
    Way liqeen qaybtiinii ku dhinta idinka ilaahay

  • @habibamohamed-zh8kd
    @habibamohamed-zh8kd Před rokem +2

    Halgamagi darood sayruq sharaf inader wasa ushegta 2badena jafayne bari galkacyo igusimar gesiyadena ragi lagaquseye from lelkase

  • @umumunasir1363
    @umumunasir1363 Před rokem +2

    Manshallah

  • @nuraumumaida1645
    @nuraumumaida1645 Před rokem +2

    Guul Insha garikoombe 🎉❤🩸🦁

  • @mumtassheekh8164
    @mumtassheekh8164 Před rokem +2

    Maaashaalh edo xaqiiq ka haadshyiii Liiibax nagh

  • @hawoismail7302
    @hawoismail7302 Před rokem +2

    Naa habarka jooji geri waa niman sharaf leh oo daarooda cid kuu bedeleysa ma jirto ina adeer

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih Před rokem +5

    Viva Jaarso waa rag Dir Irir Samaale from Hawiye Irir Samaale

    • @YaminaMe
      @YaminaMe Před rokem

      Yaa? War Jaarso waa Oromo 😂😂😂 Ayagba sheegtaane oromo. Dir cid walbe mey soo xareestaa😅

  • @sawazain7856
    @sawazain7856 Před rokem +1

    😛😛😜😜😛😛😛😛🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺😝😝😝👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺👺🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před rokem +2

    A.S C. SHACABKA. DAAROOD
    WEYNOOW. MEESHA. MADAX WEYNAYAA. MAJIRAAN'EEE.
    WALLAALIHIIN. GERI. UGURMADA
    UMADANI. 40SANO. OO. SIYAAD
    BARE. SII. MOOTANAA DHIB. WEYN
    AYAA. GAADHEY. HOGAAN. LA'AAN
    AYAA. KU. DHACDEY. MIDBA. MIDKUU. KA. LIITOO. AYAA
    HOR. JOOGAYAAL. U. NOQDEY
    INTAA. KUMA. EKAANE. SHACABKIINA. WAY. ISNASIIYEEN.
    DAAROOD. WAXAA. BAABIYEY
    KUWA. GAROOWE JOOGA
    OO. SOO. DHIIBIJIREY. ONLF
    XITAA. MA'OGOLA. IYAGA. MOOYEE
    QOF. DAAROODA. OO KALE. INUU
    WAX. NOQDO. XIIN. XAASIDNIMO.
    YUSAALE. SOO. WAXAA. DHIIBEY
    OO. KU. WATEEJIYEY. IIDOOR. KII
    BUURAHA. SAARAANJIREY CADE
    MUUSE. OO. MARKAA. MADAX. WEYNE. KA. AHAA. PUTINLAND
    MARKII. DANBE. EE. REER. SSC
    TALEEX. KHAATUMO. KU. DHISTEEN
    IYAGA. AYEY. KA. SOCONWEYDEY.
    INTA. JEER. EE. IIDOORKA. AY. SOOL
    KU. WAREEJIYEEN. IYO. KHAATUMO
    DAGAALO. ISKAGA. HOR. YIMAADEEN. MJ. AYAA. DHABAR
    JEBIYEY. WAXAAN. XASUUSTAA
    IYADOO. TALEEX. UU. KU. SUGAN
    YAHAY. MADAXNWEYNIHII. MARKAA. EE. KHAATUMO. XOOGAA
    CIIDANA. OO. WAADIYEYSA NINUU
    FAROOLE. OO. MARKAA. MADAXWEYNE. AHAA. UU. UDIREY
    60TIKNIKO. WAXAA. HOGAAMINAAYEY. ODAYGAN
    JAADKA. U. FADHIYA. GAROOWE
    EE. LAGU. MAGACAABO. AXMED
    KARAASH OO. KA. BAXSADEY
    KHAATUMO. UNA. GALAY. MJ
    WAXAA. HALKAA. LAGU. LAAYEY
    MAATO. BADAN. OO. AY. KU. JIRAAN
    ABWAANO. WAXAA KU. XIGTEY
    MEEL. LADHOHO. QORILEY OO
    REER. SSC. DEGAAN. INEY. HABEENKA. OO. BADH. TEGEY
    TIKNIKO. BADAN. KUSOO. WEERAREEN. TUULADAAS
    DAD. BADAN. MAATO. KU. LAAYEEN
    KA. DI NA. WAXAA. BAACSADEY
    DHAKINYARO. UDHALATEY
    DEEGAAN. KAAS. HADANA
    WAXAY. KA. BILAABEEN. MERL
    UDHOOW. BOOCAME OO. DOOXOOYIN. AH. XOOLAHA
    UFIICAN. KA MIDA. DHULKA
    REER. SSC. IYAGOO. WATA
    WAXAY. TIKNIKO. LAHAAYEEN
    MARKII. LAYIDHI. MAXAAD
    NAGA. RABTAAN. WAXAY
    DHEHEEN. MAAMULKA. PUTINLAND. WAA. INUU
    UFIDAA DHISMIHIISA
    CIIDAMA. DEEGAANKU. LAHAA
    AYAA. CAGTA. MARIYEY. HUB
    IYO. GAADIID. KA. FURTEY
    KA. DIIB. WAY. CALAACALEEN
    HARTI. HARTI. AYEY. GUREEN
    IYO. WELIBA. MAXAABIIS. LAGA
    QABTEY. WAXAA. U. CELIYEY
    GARAADKA. REER. BOOCAME
    XASAN. UGAAS. MARKAAINDR
    HADALKA. WAXAAN NUGU
    DHEERAADAY. INTA. KUWA
    SIYAASADA. KA. GANACSADA
    EE. GAROOWE. JOOGAA SAAS
    U. DHAQMAYAAN..DAAROOD
    WANAAG. ISRAACIID. WADA
    WAX. QABSII. ISU. HILIIN
    HAKA. SUGIIN. BAL. HADA.
    TUSAALE. EEG. RAYS. WASAARAYAASHII. SOOMARAY
    SOOMAALIYA. IYAGAA. UBADAN
    MARKUU. NIN ABGAAL. MADAXWEYNE. NOQDO. WAXAY
    UGU. HANJABAAN. HADAAN
    RAYSAL WSR. NALA. SIIN. WAANU
    GO'EY. NAA. HADA. FIIRI. UGAADEEN. AYAA. QABTEY
    MARKII. UGU. HOREYSEY. CAY
    AYEY. LADABA GALEEN. WAXAY
    RABAAN. MARKUU. CAYDOODA
    U. ADKEYSAN. WAAYOO. KA. DIB
    ISKA. CARAROO. IYAGA. LAGA
    DHIGOO. RAUSAL WSR.

  • @faysalmacalinmukhtaar2660
    @faysalmacalinmukhtaar2660 Před 11 měsíci +1

    Asc baayo gari waadaarod tiraduu ugujiraa lakin cidna Uma hiliyaan lakin garigu Kama adkeston hadii daarodna cid isqabataan

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Před rokem +1

    adeer daarood waa soomali inagama goaan

  • @naimaise
    @naimaise Před rokem +2

    Geridu xaq weyoo marbeey nolosha ku dhaami wll alaha idin guleeyo darood mas hil ugama bahnidiin waa in somali oo dhan idiin kacdaa lkn meysan dhicin guul gari kombe from udejeen hawiye

  • @sawazain7856
    @sawazain7856 Před rokem +1

    😛😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤🤑😤🤑🤑🤑🤑🤑🤑😤🤑😤🤑🤑😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤

  • @baaleyoung1141
    @baaleyoung1141 Před rokem +1

    ✔️

  • @ugaasmohamed2131
    @ugaasmohamed2131 Před rokem +1

    Dhulkaagu waa halkee banka haarsaa le adu waahalke dhulkaagu

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 Před rokem +2

    Hooyo mcney geri waa daarood kow dheh mida labaad daarood maxayba u gurmadan geri iyagi ba lakala firdhiyay malin dhawayd beel isaaq la dhoho iyo beel dhulbahante la dhoho oo daarood ka mida is laayay hadan cidna uma hilin ilhy daarood mid haka dhigo waa mid taasi ani ahaan naag majerteena ahay hooyadey mcna waa geri koombe reer sheekh abayonis wllhi daarood waa dad is difaca markay ficil iyo hadalba noqoto oo tik tokta xita hooyo so fiiri daaroodadi kale ba difacaya caay iyo gabayaba daroodadi kala ku difacaya profeladana calanka geri bay saarten an ku kala tiriyo dadka geri koombe gabayada u so sameyay tik tokta,Majerteen,dhulbahante,mareexan,lelkase, iyo qabilo kale oo badan an halkan ka xusi karin wayna mahadsanyihin walaalahen❤✊🏽🦒💪

  • @haybeibrahim1544
    @haybeibrahim1544 Před rokem +2

    Walaal xaq baad sheegaysaa. Waa la inagu dhex jiraa oo waxa ku socota soomaali qaybi oo xukun dabadeedna baabii somaali oo dhan

  • @umumunasir1363
    @umumunasir1363 Před rokem +2

    Guul inshallah

  • @ifrahahmed4168
    @ifrahahmed4168 Před rokem +3

    Ina adeer, ilahay cimriga iyo caafimaadkaba ha ku siyadiyo ,,,,gari koonbo waa u guulaystay maydadkii oromaduna ilaa hada ayay dadsanyihin ,,,gari kombo guul iyo gobanimo

  • @shacabkafariid1827
    @shacabkafariid1827 Před rokem +1

    Inkaarta Daarood haysata baan la yaabey kuwana Ethiopian baa garaacaya kuwana yuhuud 😮😢

  • @alone4ever241
    @alone4ever241 Před rokem +4

    Wa runta eedo lkn taago ama dhul geri ay leadahy iney Oromo qabsan karin😒✊🏼

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před rokem +1

    Koombo aysiidhba lagu shubaya

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Před 2 měsíci +1

    Wanu ka xunahay ilma aderada gari kobo garabkina marwalbo

  • @sareedojigjiga112
    @sareedojigjiga112 Před rokem +1

    Wllshay darood wax aay isku falayan malaha ilahy ha isuso hadeyo

  • @amatullahbintumuslimah7775

    MARKAAD HESHID WAXTI

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 Před rokem +1

    Waa wiil iyo abtigii gari iyo jarso wlahi isdaaya😭😭😭😭😭😭

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Před rokem +1

    Alayle run buu sheegay afku kuma go

  • @ilyasadanilyasadan1155
    @ilyasadanilyasadan1155 Před rokem +1

    0k

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 Před rokem +2

    Wwwwwwwwwwwwwwww..m.a.ina.adeertay.qli.bqd.gk.alh.ku
    Sharfo.. gk..guushu. waa. Dhankeena.. gk. Guul

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 Před rokem +1

    Ogaden xiniyihii baa laga saaray

  • @boqorcalii
    @boqorcalii Před rokem +2

    Reer shiikh aba yoonis anagu wanu idin ognahay

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 Před rokem +3

    Daarood macaqli yaa kujira
    Sawkan isaaq oo walaalo hooda uun iimaan la aan laduljooa

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 Před rokem +1

    geri koombe daarood maaha wall taasi been maaha xili hore ayay iska yidhaahden geri koombaad tihiin lkn maanta ogaate waxa idiinka dhow jaarso dir baad tihiin ee nagu soo biira awalba waa laydin waldee.

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před rokem +2

    Aleylehe waa gar inaadeer arintaa dibaa laysugu noqon

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Před rokem +1

    malkhabàda cas iska daa

  • @ismaaciil8088
    @ismaaciil8088 Před rokem +3

    Waaruntaa sayruukhey daarod isuma hiiliyo gaar ahaan ogaadeen

    • @amiirsuldaan8963
      @amiirsuldaan8963 Před rokem +1

      ismaaciil xayawaan baatahay ogaadeena afka ka jeedi waayo ogaadeen waxaa ladagaalamayay waa itoobiya oo dhan iyo waliba soomaali oo dhan cid u naxaysayna majirin taasna nagama ay saarin daaroodnimada iyo soomaali nimada waana ka xumahay dhibka walaaladeen gaaraya dagaalna waaba lama huraan oo waligeen ayaan usoo taagnayn marka adiga afka qadhmuun meelahaa la aad qashin yahaw

  • @kaltuunashkir952
    @kaltuunashkir952 Před rokem +3

    Sax abaayo

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 Před rokem +2

    Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww.wlshy.qli..dadkeenaa.and.dalkeena.waan.udhimaneynaa.dhiganaa.wn.uhureynaa..halyeyyadaa.gk.halganku.hasoocdo.wil.and.gabadh.baa..gk.waa.kamaan.dawska.afrika.waa.gk..guul

  • @abdullahukhalif9801
    @abdullahukhalif9801 Před rokem +2

    A s c walaal mcn sorry waxaan ahay gabadh Ogaden insoduce cadaw baa ina qabsaday

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Před rokem +2

    Yaan gari kaliya lagu daawan gardarada socota

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 Před rokem +3

    Inadertay oromo wan ka adagnahay illaahay unabaan ubaa hanahay dagaalka xiligana waa kii aanu ku guleysan lahaayn dhinac walaba maanta ayaa gari ugu fiicanyahay

  • @braziliano12
    @braziliano12 Před rokem +1

    Hadad wax iska celinayso yaa daarood ah maad tirahdeen jaarso waa dir ah waliba irirsamle ah yaa wax ka qadaysa daroodbaad baratay ee yaan lagu cunin meesha jaarsa marayso

  • @demahamdalout9897
    @demahamdalout9897 Před rokem +2

    Wa runta

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 Před rokem +2

    Jaarso haday bari fardaha kuu dhaqayen maanta way ku graacayaan waana niman dira ama jeclow ama necbow anuu waan ogahay jaarso ayaad is haysaan kaana badan kaana awood badan waana niman dira waaniman dira

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 Před rokem +5

    JAARSO guul jaarso wa somali waliba dir irir samaale guulaysta jaarso 💚🤍❤

    • @malyuuncabdi6497
      @malyuuncabdi6497 Před rokem

      Abhaa io jaarso was graadAli baa nigu beery gunyhyn guntu dhashy

    • @muzhdhool2353
      @muzhdhool2353 Před rokem +1

      @@malyuuncabdi6497 aabaha iyo awaawgaba was adigu

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 Před rokem +2

    O iyaku may isku Tashadaan ila min kenya iyay buxaan hantina way haystaan iyagu ha isku gurmadaan

  • @xaawomohamuud218
    @xaawomohamuud218 Před rokem +3

    Wa runta eedo

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před rokem +2

    A S C. Wallaal. Maaxweyne
    Ha'odhan siyaad. Bare. Gadaashii.
    Umadan. Waxaa. Hor. Boodaya
    Kuwii. Ugu. Liitey umada
    Bal. Eeg. Kismaanyo
    Bal. Eeg .garoowe
    Ba. Eeg. Jigjiga
    Umaduna. Hadaaney
    Heliin. Hogaan. Metela. Aaney
    Heliin. Oromo. Jaarsoo. Iney
    Hungureeyaan.inaa. lilaahii
    Wa'inaa. Ileyhi. Raajucuun.
    Aalle. Hae. NAXARIISTO
    KUWA. DHAAWACA. EEBE
    HAW. BOOGA. DHAYOO.
    UMADAN. INKAAR. AYAA. KU
    HABSATEY. WASYO ISMA. DOOSHAYAAL. AYAA. HOGAAN
    U. NOQSEY. HADAAN. SHACABKUU
    ISKA. DUL. QAADIIN. OO. KUWA
    LIITA. U. DIIDIIN. INEY. HORJOOGE
    U. NOQDAAN. LKN. INTA. KUWAAS
    DULOOVEY. HORJOOGE. KA
    DHIGANAYAAN. UMADAN. OROMO
    JAARSOO. CID. WALBA. WAY
    XASUUQEYSAA.

    • @DarwiishNL
      @DarwiishNL Před rokem

      Wallaal. Waan. Dareemayaa
      Ruuxa. Markey. Cadhadu
      Ka. Tanbadatoo. Wax. Yaalo
      Munaasib. Ahayn. Ayaa. Afkiisa
      Soo. Maraya. Waan. Dareemayaa
      Dad. Keenii. Oo. Cadaw. Isusoo
      Bahaystey. Iney. Hiil waayaan
      Iska. Jooge. Abi. Keensadey
      Ayaa. Gavay alkaa. Kula. Xisaabtamii
      Waayo. Isagaa. Kursiga. Kusoo
      Haliiley. Oo. Yifhi. Dadka. Madax wne
      Ayaan. U. Ahay. Lkn waxba. Gacan
      Uguma. Jiraan. Waxaa. Maamula
      Kan. Layidhi. Baarlamaanka. Kilinka
      Ayuu. Gudoomiye. U. Yahay. Kaas
      Ayaa. Meesha. Madax. Weyne
      Ka. Ah. Mara. Dir. Lagu. Sheego
      Mara. Oromo. Miyey. Ku sheegayeen
      Allaahu. Aclam. Waa. Kii. Soo. Amrey
      Ayaan. Naqley. Mudo. Dhoweyd
      Odayaashii. Ree. Sool. Markey
      Jigjiga. Ku. Shirayen. Was. Kii. Yidhi
      Haka. Bexeen. Jigijga. Marti
      Ayaad. Ku. Tihii. Waxa. Igu. Maqaala. Ah. Odayga. Dhiigyacabka. Ah
      Ee. Hargeyss. Gurigii. Moorgan
      Ku. Dhex. Gaboobey. Ayaa. U dacwoodey. Hebaloow. Ahmed
      Shide. Kaa. Godoomiyaha. U. Ah
      Baarlamaanka. Klnk isns caghar
      Ayuu. Amar. Siiyey. Waa. Kii
      Yifhi. Odayaadhu. Jigjiga. Haka
      Bexeen. Makaas. Ayaa. Dad. Daafacaya. Daarood. Na. Alke
      Waa. Badiyey. From xaafuun. To
      Itobiya from inaf. Dhii. To. Rassul. Caseyr. Ayey. Degaan. Lkn. Waxaa
      Lagu. Ibtileeyey. Hogaan. Xuun
      Waa. Hogaanada. Ugu. Iita
      Hogaanada. Soomaalida.
      Hadii. Hogaan. Umadooda
      Metela. Oo. Daacada. Diin
      Ku. Dhaqan. Dadnimo. Leeh
      Umadan. Hogaamin. Lahaayeen
      Kenya. Itopia. Soomasliya. Iyagaa
      Hogaamin. Lahaa. Lkn. Midba
      Midkuu. Ka. Liito. Ayuu. Umadan
      Baabiyey. Magac. Ahaan. Ayey
      U. Jirtaa. Daarood. Lkn. Ruuxdii
      Way. Dhimatey. Tusaale. Maaragtey
      Iskadaa. Mid. Madax weyne
      Sheegtee. Mid. Siyaasiya. Aqoon
      Yahan. Sool. Ka. Hadlaya. Maaragtey

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Před rokem +1

    Habaaryar nolow skailaaw darood habaryar jiidwaaq waa jarso gooraka hoyaaday lakamada. Gololsha

  • @rzack200
    @rzack200 Před rokem +1

    Asc leesh

  • @amosnaftali2495
    @amosnaftali2495 Před 2 měsíci +1

    Odayga wuxuuba leeyahay dhaqanka Geri waa nin kulul 😂😂😂

  • @ugaasmohamed2131
    @ugaasmohamed2131 Před rokem +1

    Gun casey beenta jooji hadii kale waa lagu wasi

  • @sayidcalizayid1636
    @sayidcalizayid1636 Před rokem +2

    Cagdheer meeday

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 Před rokem +3

    Munafaqada idoorka ha dhagaysan. Somali bay noqdan marka ay xaladu ku xuntahay. Iyagu maxay ugu gurman wayeen Cisihi Canfartu xasuqday (Dir) waxodu wa QIIC ISKU QAARI.

    • @luqmansuleiman7870
      @luqmansuleiman7870 Před rokem +1

      Kkkkkk waraabow bood oo xagga hilibka u bood gabdhani Daarood bay ka cabanaysaa oo ay leedahay garab ka waayay xataa kuwii u xigay ee ilma Koombe ahaa Qamaan baa beri ku gabyay ALLAA I DILIYE IIDOOR ADAA IIGA SII DARAN waar OROM baa dhul Somaaliyeed raba inantu waxay tidhi marka anigoo Geri ah la i soo jiidho Daaroodka iyo Soomaalidu xagay geli doonaan caku BUQLAND

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před rokem +4

    Well come to irir samaale sister. 🎉 🎉

    • @ahmedgurey8739
      @ahmedgurey8739 Před rokem +1

      Daroodkii meel kasta ooyin bay laso fadhiyaa kuwana jaarso oo Madaxweyne dir ah baa daroodkii ka saartay ahaha viva Ilma Irir Samaale

    • @FH-qt4up
      @FH-qt4up Před rokem

      @@ahmedgurey8739 qoti yahaw injirta leh oo radho isaso nidhifi

    • @ahmedgurey8739
      @ahmedgurey8739 Před rokem +1

      @@FH-qt4up qotinimada waan ku faannaa oo waa dhaqankaygee adigu maxaad tahay ma is waydiiday adoo carabta xoolaha u qali jiray baan gob kaa dhigay oon soomaali kugu qarameeyaye inaad anigii afka ila soo aado sow garac maqaamkii ma aha 🤣 😆