Heesihii Riwayadii Adduunka | Curintii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Ahun

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 7. 09. 2024
  • @caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    â–șMAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    â–șSUBSCRIBE
    â–șSHARE WITH FRIENDS
    â–șLIKE
    â–șCOMMENT

Komentáƙe • 23

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 Pƙed měsĂ­cem +2

    Heesta sahro dawo ugu baxday waa heestan đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰đŸŽ‰â€â€â€

  • @ismailfarah7981
    @ismailfarah7981 Pƙed 9 měsĂ­ci +5

    Heestaa "Ducaysane Wiilkayow" waxa lahaa Abwaan Maxamuud Tukaale.

  • @AxmadXurey
    @AxmadXurey Pƙed 5 měsĂ­ci +1

    Boqorka masraxa xasan aadan xasan baashi ❀❀❀ wiiilkega dar daran

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub Pƙed 10 měsĂ­ci +1

    Maashalaah Xusuus,Riwaayaddii Adduun iyo magaalo jaceyl.Heesta Duceysane Willkayow waxaa lahaa Abwaan Maxamuud Tukaale..thanks

    • @daawad
      @daawad Pƙed 10 měsĂ­ci +1

      Heesta duceysane waxa la haa allaha u naxariisto abwaan dukaale

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub Pƙed 10 měsĂ­ci

      @@daawadwaa saxantahay sxb,Thanks

  • @mellowyellojello6520
    @mellowyellojello6520 Pƙed 10 měsĂ­ci +2

    Thank you Caweys Dalmar love theses songs ❀ ❀❀

  • @yasinabdisalan90
    @yasinabdisalan90 Pƙed 7 měsĂ­ci

    Alle ha u naxariisto Abwaan Maxamed Cali Kaariiye

  • @yahyesedate3994
    @yahyesedate3994 Pƙed 2 měsĂ­ci

    Listening from Nairobi 2024

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Pƙed 10 měsĂ­ci +1

    Thnks caweys Dalmar ❀

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Pƙed 10 měsĂ­ci

    Waa waqtigii aan soo noqoneyney

  • @Mohamed-tu8ym
    @Mohamed-tu8ym Pƙed 2 měsĂ­ci

    Heesta Ducaysane waxaa Lahaa Aun maxamuud dukaale cismaan

  • @KhadroKhadro-y4p
    @KhadroKhadro-y4p Pƙed 18 dny

    ❀❀❀❀❀

  • @Keydkahargeisa
    @Keydkahargeisa Pƙed 4 měsĂ­ci

    walaal, riwaayada heeso aan ku jirin baad ku dartay sida, ducaysane oo keli ahaan loo qaaday balse aan riwaayad ku jirin iyo heesta jacaylkii naftaydow noolow oo ku jirtta riwaayadii gari ma kaa baxdaa.....

  • @bulaale
    @bulaale Pƙed 10 měsĂ­ci

    Sixid:
    Heesta "Naq" waxaa lahaa Abw Singub.
    Heesta Ducaysane, Abw Tukaale.

    • @jamamohamud3438
      @jamamohamud3438 Pƙed 7 měsĂ­ci

      Sxb heesta naq waxaa lahaa kaariye lkn duceysane waa sidaa sheegtay mahadsanid

    • @axmedcali5851
      @axmedcali5851 Pƙed 4 měsĂ­ci +1

      Heesta naq wazaa lahaa singub waxaanay ku jirtay riwaayaddiisii la odhan jiray Ninba tacabkii talooy kaa maal ee ay ku jireen heesihii ay ka midka ahaayeen gari makaa baxdaa, ammaanaan aan la koobayn ka ma kaaga qaadaa, ayaamaha todobada ah mid waliba awoodiyo amar bay ku joogtaa ...................

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 Pƙed měsĂ­cem

      @@jamamohamud3438
      Heesta naq waxaa lahaa sangub,waxay ku jirtay ruwaayadii gari ma kaa baxdaa.

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas Pƙed 4 měsĂ­ci

    Kuwait. Suddenly.au.u.eeeg.yihiiiin