Badda Soomaaliya Soomaali Baa Leh Jaaliyada Ottawa.Canada

Sdílet
Vložit

Komentáře • 83

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 5 měsíci +5

    Aamiin yaa Rabbi.

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g Před 5 měsíci +1

    In these remarks which has been made somali community in canada are the best comments
    Somali people are very open society.masha allah.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 5 měsíci +5

    Imaaradka soomaaliya halaga saro waa cadowga. 1 wad ee itopiya dabada kawada iyo cadow kale oo imaaradka dabada kasiiwada bax imaarad caradii RABBI kugu dhac daye. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @user-cr2tf6ud9u
    @user-cr2tf6ud9u Před 5 měsíci +1

    Somalia guul guul rer Ottawa waa daad ficaan noladaa waada bararuchinta uumada Somalieed guul vive la Somali et vive les somaliens Somaliennes

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 Před 5 měsíci +2

    Masha Allah Tabaaraka Allah Ilaahay ha Barakeeyo oo ha Xafido Somalia.
    Somalia Somali baa Leh.

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs Před 5 měsíci +2

    Mashaa Allah Soomalida Ottawa aadiyo aad baa u soo dhawenayaa goool❤❤❤ somalia

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Před 5 měsíci +4

    We wouldn't accept the Ethiopian aggression towards Somalia. Ethiopian blindfolded itself when Ethiopia in 1884 was a member of the colonial system in African to colonize Africa.
    Ethiopia participants took part of colonial system benefited such division in Africa, which took part of Somaliland called (Haud), now Ogaden.
    Those Somali citizens under the colony of Ethiopia which the Somali people disputes.
    We are telling Ethiopia should respect the territorial integrity of Somalia and it's sovereignty.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 5 měsíci +3

    GUUL SOMALIA 🐯🇲🇵🐯 VIVA

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 Před 5 měsíci +1

    Allaha Xafido Shacabka Somalia 🇸🇴 Amiin

  • @user-fo4ew4ij9n
    @user-fo4ew4ij9n Před 5 měsíci +1

    Masha Allah Somalia Somali baa leh❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 Před 5 měsíci +1

    SOMALIYA HA NOOLAATO CADOWGEEDA HA JABO AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @sayidcalimuxumedxadi8075
    @sayidcalimuxumedxadi8075 Před 5 měsíci +1

    MaanShaa,ALLaah guul guul Somalia Soomaali oodhan InSha,ALLaah

  • @abokiaf7784
    @abokiaf7784 Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Před 5 měsíci +1

    Yes,
    Waa runtii

  • @user-hv1dx8ex3t
    @user-hv1dx8ex3t Před 5 měsíci +1

    Mansha. Allah

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 5 měsíci +1

    Badda. Somaaliland. Baaleh. Naca. Nacanacada. Joogo. Dooqon

  • @theruler411
    @theruler411 Před 5 měsíci +1

    Qaxooti saqajaan qurbo joog caydha gaalada cuna waa xoolaha waa la dhaqdaa Somali qaxooti waa xooloaha

  • @theruler411
    @theruler411 Před 5 měsíci +1

    Donald Trump 2024 so tarxiil somali saqajaan

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 Před 5 měsíci +1

    Guul soomaliya guul Awdal State guul Khatuumo State
    Soomali diidku ha dhaco
    Aamiin Aamiin Aamiin

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn Před 5 měsíci

      AMEEN YAH RABBI ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv Před 5 měsíci

      Kkkk Faqash iyo inta futada u leefta ilaa qiyaamaha qayladu waa camalkooda... Dadkuba waa Somaliland iyo Somali qudhun...reer Somaliland no bay yidhaahdeen SOMALI QUDHUN 33 Years of civil war, argagixso, budhcad badeed nocaasa hadlayaa

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Před 5 měsíci

    ❤❤❤😂😂

  • @idilcali8108
    @idilcali8108 Před 5 měsíci +2

    waxaan somalia kula talin lahaa in kilinka shanaad ithoopia laga xoreeyo waa looga aamusay marka bay rabtaa in dhulkeeni xorta ahaa usoo xamaan qadato war somaliyey fadhiga ka kaca waliba qoladaa kilinka ayan xagiina lanooga soo dhacin ee qorigii qaata oo naaro ka waraabiya oramaan uraysa ilaahow ayaa siyaad soo celiya xabashi dhulkeena ma so haweysteen

    • @theruler411
      @theruler411 Před 5 měsíci

      Xoolaha waa la dhaqdaa Somali wa xoolo calibeysteen aqli muufo qaxooti saqajaan qurbo joog caydha gaalada cuna 😅

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 Před 5 měsíci

    Amb. Abdi Nuur waa safiirkii ugu horeeyey ee Somalia u fadhiyiyey Canada balse waxa uu noqoday tuug bililiqaystay dhisimihii Somaaliyeed ee la yidhi u gad Somalia.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 5 měsíci

      MA XASAN SHEEKH BUUKA TUUGSANYAHAY? MUSE RAGGA SOMALIYEED OO KU TARTAMA BOOBKA, DHIBATEENTA IYO DABAJIRKA UMMADA SOMALIYEED OO MASIINTA AH XITA AAN OGEYN SIDA AY WAX U DOORTAN HADANA AAMINEY MADAXDOODA.
      WAKAS KALI KUMA AHA NINKAS
      XATOOYADA. ASTAQFURULLAH

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 Před 5 měsíci +1

    E Somaliland walalayal cey iyo habar idinka so haray war sidan isugu dhama ethiopian iyo damper waxa lagu yaqan ooda u dhow bey labadaba cunan somali illa kililka iyo nfd aya so noqonaya in sha Allah miyirka Allaha idin geliyo Somaliland leydin cayima ma leydin habarima

  • @user-yw6pe2fv4o
    @user-yw6pe2fv4o Před 5 měsíci

    Argagixisada hala soo raafo aduunyada waxa somalia 🇸🇴 ujoogaan iney faafiyaan sida:
    Dilka
    Budhcad badeedka
    Qaraxa
    Laaluushka oo lacuno xoolaha shisheeyuhu ku caawiyo.
    Tuugo weeyi ku dhagan dad leh
    Peace
    Democracy election
    Constitutional and stability
    Progress
    Somalilald guul ❤

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk Před 5 měsíci

      SOWKA MID MAHID INTAS AAD SHEEGTEY? MAY HADI AAD TIRAH
      CADEYKEEN.
      DADKA SOMALIDA IYAGA LEH DHULKOODA, BADDOODA IYO HAWADOODA 😂😂😂 ADIGANA
      KA MARQAATI AH. HELLO 👂

  • @user-px7qg9hs8z
    @user-px7qg9hs8z Před 5 měsíci

    1:39:03

  • @nasraismail6061
    @nasraismail6061 Před 5 měsíci

    Taasu waa ruun

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 5 měsíci

    Dowlad Dalka difaacdo lama hayo waa inay shacabka iyo dhalinyarada wax baratay Dalkooda u kacaan

  • @mohamedhussein215
    @mohamedhussein215 Před 5 měsíci

    “Soomaali soomali baa leh” bal wakaase wax macno ah oo ku jira ii sheega

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 Před 5 měsíci

    War hadal wax tari maayee wadankii dilaal
    Iyo malaal iyo shisheye
    Baa qaybsaday ficil
    Sameeya aqoontii wadan
    Kaad tihiine mihiimku
    Waasidaa

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 Před 5 měsíci

    Wax somalia layidhaa ma jirto,qurbaha aad ku wareerteen,,

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 Před 5 měsíci

    Midnimo dhimatay ku dhegenyihin
    Viva somaliland

    • @maxamedxuseen1740
      @maxamedxuseen1740 Před 5 měsíci

      Waar hooy, waan ku aqaanaa. Soomali ma tihid ee been ha ka sheegin. Reer Somaliland warkoogu wuu cadyahay..waa Soomaali xalaal ah.

    • @hasssanomar5619
      @hasssanomar5619 Před 5 měsíci

      Oromo aya yahay ee somali ha iska dhigin

  • @mussali3427
    @mussali3427 Před 5 měsíci

    Badda berbera somaliland baa leh

  • @shujitsu3551
    @shujitsu3551 Před 5 měsíci

    Bada Somaliland bale yakudirsadey 😂😂😂

  • @user-mo1gr6wy7h
    @user-mo1gr6wy7h Před 5 měsíci

    Ka,hor,taas,dadkiinii,adinku,u,ilowdeen,wixiina,waxaan,u,arkaa,is,tutus,ayaa,tihiin,totally

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 5 měsíci

    Run waaye nabar aad filaysay naxdin ma laha, gunti xumideena bay arkeen.balse xisaab qaldan bay isku dhufsatay Ethiopia.

  • @sureerosman6121
    @sureerosman6121 Před 5 měsíci

    Dhulku difaca buuraba dub haloonoqdo wadanku waa cidlo

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 5 měsíci

    Gunti xumideena in midnimadeena oo la Soo huguri yeeyo.

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 5 měsíci

    Bada ma siilki hooyadin ee urayey baa leh,ciicduun HA hayninee xaasidinyow munaafiqinta ahi hanagu mashquulina, badan SOMALILAND baa leh oo utashayey ee tiina utashada oo iimaansada oo ilaahay baanu aaminsanahey iimaan la,aanta iyo xaasidka nagala hadha waanu idin nacnee na naca.

    • @fatimaomar6400
      @fatimaomar6400 Před 5 měsíci

      Moyaadan Aqoon Cay hooyo miyayna ku dhalin hooyo Sumxanalah Alla hadaya

    • @MuseKhadir-qy7me
      @MuseKhadir-qy7me Před 5 měsíci

      An kuu xasusiye,waqtigi Kenya damacdey bada somalia,lowyacado ila xadka somalia ay laledahay Kenya wixi qeylo yeedhay,adiguna hoyoyin somaliyed iya aflagadeysey

  • @theruler411
    @theruler411 Před 5 měsíci

    Qaxootinmo u dhinta waligiin qaxooti saqajaan qurbo joog caydha gaalada cuna kkkkl

  • @fosiali263
    @fosiali263 Před 5 měsíci

    Bada waxaa leh only somalilander ilaahay ayaad been usheegteen gudi farsamana oo sideedana waanu magcawnay kaalaya joojiya

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 5 měsíci

    Waxaad taagantihiin Aabo Ka Yar Iga Qabi oo ka Wayn igu Soo Daa. Somaliland ishaysaan ee Ethiopia isma Haysaan.

    • @sumertime5410
      @sumertime5410 Před 5 měsíci

      Itoobiya yaa hoosta ku wata oo buuryada u dhuuqa ingriiskiina u dhuuqi jiray waa idoor subxaana llaah illaahayoow goal naguma good dalka io diinta alle waan difaacaynaa waana u dhimanaynaa shahiidnimo

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Před 5 měsíci

    Si kastoo u qaylisaan idiin joojin mayno walahi duli ilahay idin bad waa dulaysantihiin 200km banu siinaynaa ethiopia xabada ugu horaysana Somali qudhun aniga ku ridaaya oo Somaliland ah dhulkayga cagaha soo dhigi maayo munaafaq ka xun noloshayda for ever..I am the one who united Somaliland and Somalia and I am the one that rejects now...who else can take that role??

  • @sameerahussein654
    @sameerahussein654 Před 5 měsíci

    Who defended the Somalia are the people of the “Somalilanders” , whether you agree with me or disagree. Reality is as long as Somalilanders are not present in this equation n hope there. Everyone of us is aware that Ethiopia is present in every region in the south. The so called central government is complacent with Ethiopia. So stop the crying wolf people.

  • @user-pt6xc3hp8u
    @user-pt6xc3hp8u Před 5 měsíci +1

    Somaliland belongs to Somalilanders . 😂😂😂😂😂😂🎉🎉

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před 5 měsíci +3

    Somali malaha Badda Somaliland. Somaliland baa iska leh. Nin dibedda joogaa waa dhuuso oo hawada raacdaa

    • @nasrinibrahin1881
      @nasrinibrahin1881 Před 5 měsíci

      Hdalba waad dhmaysay maa dhuso ayaay nagu togan waa mayaa iyaga kharash Kaa baxaya iyaga ayay uu tala ahahahha

    • @osmanhassan8434
      @osmanhassan8434 Před 5 měsíci

      warya oromo ba tahay e e Somali ma tihiid commentiga mince malaha

    • @sumertime5410
      @sumertime5410 Před 5 měsíci

      Runtaa waa oromo af soomaali bartay laakiin waxba naga qaadi maayaan oromo af qadhmuun

    • @MM-hz3eb
      @MM-hz3eb Před 5 měsíci

      Is this people Canada citizen or Somali don’t start traps in peace Canada. If Canadian don’t stop this people will start same reason there are distort their country.

  • @saidmohamed464
    @saidmohamed464 Před 5 měsíci

    Dib ayaa loogu celinayaa somalia U.N somaliland ayaad wada hoos imandoontan dhawaan idinkoo daanyeero u eeg haddii allaah yodhaa

  • @Glydh
    @Glydh Před 5 měsíci

    Hydrogen umadan ha ilaashato dalkeeda walaahi waa qani waa into sidaa Somalia ha jirto Haku waarto barako iyo baraare

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb Před 5 měsíci

    Why u guys don’t apologies somaliland what u guys to did to them if u want midnmo the sea belongs to somaliland if u want somali then go back somalia then leave Canada citizens

  • @Danta77
    @Danta77 Před 5 měsíci

    Heestii qaranka Soomaaliyeed oo calanka Canada loo lulayo qurbajoog baa loogu yimaadaa

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Před 5 měsíci

    Kkkkk Badaha Somaliland Somali shaqo kuma laha ama shira ama buuqa bal cida wax yeeshaan faqash iyo cadow is uruursaday ma moodaa dad hagaagsan.. nacaybka isaaq bay isu bahahysteen cadowga cadowgu dhalay

    • @hasssanomar5619
      @hasssanomar5619 Před 5 měsíci

      You go back Ethiopia because oromo aya tahay

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv Před 5 měsíci

      @@hasssanomar5619 Faqash Iyo qadaadweyn caqli ilahay kuma siin adoon wax lagu shubto maalinba sida ayga meel loo timaamo.. hada ormo ayaa laydinku fiiqay farta... adoon caqliga laga gumaystay bad ugu roontihiin oromadiina iskaga qarwa inta qarwaysan banu shaqaysanynaa

  • @Glydh
    @Glydh Před 5 měsíci

    Waynu iska qabaneeynaa wixii hada ka dambeeyo horta magaalo walba inta Nagu dhex nool aanu sifeeyno Isla markaana ka digtoonaano difaacano qarankeena dhul bad iyo hawada

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399

    Ceydhina iska cuna kabaxa riyada iyo beenta no more faqash

  • @user-fc9rb3fg6r
    @user-fc9rb3fg6r Před 5 měsíci

    Hypocrites quruunku idin qabay dad qabiil derderay isjeclayn xin isugu yimi .

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp Před 5 měsíci

    Kkkkk war naftina runta u sheega
    Oo beenta iyo ayadaha quraanka
    Kala taya munafaqada
    Umadi somalida idinka dhameyey
    Tan iyo 1980 ila manta oo tahay
    2024 waxaa dhintay malayin somali ah oo kuwan sidan u hadlaya ee munafiqinta layen ama dileen ma Ethiopia aya dilay
    Munafiqiin munafiqiin dhashay
    Hadan wuxuu leyahay somali kale ha la laayo hoyada umada somaliyed ha wasto

    • @Azhravmussy
      @Azhravmussy Před 5 měsíci

      Sidii qof akhlaaqle uma hadli kartid miyaa?

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤