Video není dostupné.
Omlouváme se.

WAXAAN SAFAR KADIS UGU TAGAY WALASHEY HANI BAAKO KADIB MARKEY ISBITALKA KASO BAXDAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 10. 2022

Komentáře • 392

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  Před rokem +248

    Waxan idin ka codsana hani inaad ka farxisaan inte umusha kujirto 100k gaarsiisan🙏 91k ayey maree
    Wa kanaa ciwankeda👇👇
    czcams.com/channels/vkAsew7jcy_KB0bm1X-94g.html

  • @Somturkfamily233
    @Somturkfamily233 Před rokem +146

    Nasro qaali aad iyo aad ayaad umahadsantahay abyo waxaad i sameysay lama filaan aanan hilmaami karin ❤iyo farxad 🥰jazaakallahu kheyran alle hakaa abaal mariyo Midaa hilmaami karno ma ahan ani iyo familkeyga 🙏❤️

    • @hamdahasan9985
      @hamdahasan9985 Před rokem +1

      Adiyo familikagaba wall ilahy ha idin barakeeyo caafimad taamana ilahay ha ku siiyo wall

    • @nasroomarmustaf1908
      @nasroomarmustaf1908 Před rokem +2

      abaayo cunuga xaaladiisa noo soo sheeg pls hadii uu caafimaad qabo waa kula farxeenaa haduu xanuunsanyahy na waa kuu soo ducayneenaa. pls cunuga nooga soo waran halmar

    • @ambiyaabdullahi4959
      @ambiyaabdullahi4959 Před rokem +2

      Maanshalahaaa hani mcntoo

    • @zamzammokhtar6784
      @zamzammokhtar6784 Před rokem +2

      Haniyeey ooyintaan ceshanwaayay markaa hab is isisiiseen walaahi somaalinimado waamacaan ilaahay haidinxafido

    • @ambiyaabdullahi4959
      @ambiyaabdullahi4959 Před rokem +1

      Haniyey wan kuu xiisay hadaa iinabad qabtaan adiga iyo carurtada

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +112

    Rasulkeena scw Ku sali Hadii aad jaceshahay Allaha Ku jeclaado Mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Před rokem +43

    Mansha'alah the way her husband u duceeyey is so emotional 😭 😢

  • @amaal556
    @amaal556 Před rokem +20

    Dadka qaarbaa u qaba in wax isasiintu xoolo kaliya tahay qofka oo maalma adag ku jira ama hadda kasoo baxay markaad adoo u sheegin u timaado asaga Moral fiican bay siinaynaa weligiisna ku illaawi maayo waana halkii Nebiga SCW uu ka lahaa qaarba qaarkiina kale ha booqdeen.. Nasro ruux wanaagsan baa kugu jirta allaha ku sharfee❤

  • @Somturkfamily233
    @Somturkfamily233 Před rokem +14

    Turjumanka👌👌😂😍qatar ayaad u turjumtay🙏

  • @shamsoade5331
    @shamsoade5331 Před rokem +13

    Masha allah walaatinimada ma aha in la isla dhasho oo kaliya walaaltinimada waa tanoo kale nasra aqoon kuuma lihi personal lakiin qof qalbi wanaagsan inaa tahay ayaa kaa arkaa Waxaa maah maah ku maqley somaliyeed dadka waa hantiyee baro walaalo is jecel allaha idinka dhigo adiga iyo hani iyo inta ku jecel 💕

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Před rokem +16

    ماشاءالله ماشاءالله تبارك الله wallaahi ilinbaa isoo dhaaftay Nassro Hbo Aadbaan oogu farxay ziyarada aad soo Ziyaaratay walaasheen😭😭😭😭 Mahadsanid Mahadsanid

  • @ayanmohamedgure12
    @ayanmohamedgure12 Před rokem +42

    İfka lagu yahay walalo😭😭 hani abayo inta kudhimaan allaha haku dhameeyo 🥺

  • @lilyatajaldin666
    @lilyatajaldin666 Před rokem +9

    Walahi wan oyay😭😭🙏🏿Hani farxada iyo ilinta indhaheeda ka muqato markan arkay ... Jazakallah kheyran sister Nasra allaha awlada ku xifdiyo o ku barakeeyo♥️♥️🧿 mashallah abaayo qali wan ku jecelahay!

  • @hodannormohamed222
    @hodannormohamed222 Před rokem +5

    Abaayo nasra mahadsanid waajib soomaali dhan saarnaa ayaa ka riday hani farxadeeda waa farxadeena wa kula xanuunsaday xaaladaada adag wan kula daremaay😍😍😍

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před rokem +14

    Masha allah wlhi hadan turki jogi lahaa sida sameysay ayn samen lahaa hani wey uqalan ine safar loo galo ilahey cafimad tam ah ha ino siiyo aamin yaa rabi 🤲 ❤🤴

  • @adnaahmedmuse6203
    @adnaahmedmuse6203 Před rokem +15

    Maansha allaaah waad nama tashay. Qof walboo ruuxdaadu jeclaato waa kula dabeecad. Anigaba waxaan farxada ugu wayn kahelaa inaan ka farxiyo qof walalkay ah.❤

  • @sabaadchannel9432
    @sabaadchannel9432 Před rokem +23

    Adiga qoraalkeyga aqrinaayo IYO anigabo qabrigeena Allah hainooga dhigo beerbeeraha janada kamida amiin dheh ♥️♥️

  • @Xananxurmo
    @Xananxurmo Před rokem +18

    Masha allah wlh Hani Baako iyo familkeda wan jeclahay allaha kujeclaado Nasra wad naga farxisay runti allaha kuxifdiyo Hani baako allaha caafiyo umushii isxambaarsata allaha kadhigo aamin🤲❤️🥰

  • @xikmadoTube
    @xikmadoTube Před rokem +7

    Nolosha / Qery baan sugayaa nolosha qeybaha ii haray Allah qaniyaan baryaa inaan qurux kaga gudbo.
    Wax kastaa oo dhalaalaya ha raacin! Sababtoo ah, dabkuba wuu dhalaalaa.❤️🙏🔐

  • @ugbaadsidiiq5937
    @ugbaadsidiiq5937 Před rokem +6

    Allah yacisak nasra walhi waxa tahay qof fiican xappti alle haku sharfo aduun iyo akhiraba ♥︎♥︎

  • @swabrina6445
    @swabrina6445 Před rokem +28

    Aww 🥺🥰 what a surprise 😍Nasra you need good to visit Hani bako ❤️ she's one of my favorite CZcamsr 😘🤩 May Allah bless her family and May He bless you as well 😍😘❤️

  • @Rose_83k
    @Rose_83k Před rokem +23

    Hani is so lovely and kind sister mashallah. Nasra that was beautiful surprise mashallah Allah bless you both..💕🧡

  • @kamarabdullahi9100
    @kamarabdullahi9100 Před rokem +11

    Wlh ilin iga imaday wll maxaa lagu yahay marka la faraxsanhy iyo marka xalad adag ku jirtid hani allah danbi dhaaf hakaga dhigo Xanuunka aad soo martay Wlh qof aan ku xiranahay waye hani ❤

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 Před rokem +31

    Hani waa Gabar wanagsan dadkeeda jcl Sido kle sayigeedna wuu wanagsnyy Ilaahey u barakeeyo reerkooda weyna mudanthy in loo tago wlhi Hani waan Iska jchly nasro adna waad ku mahadsanhy buuqashada aad booqatay

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 Před rokem +9

    Maashalaah nasra abtidoon nahadsanid si wacan baad yeeshay

  • @MsSuusu
    @MsSuusu Před rokem +9

    Maasha Allah Nasra
    Ilahay qeyr haku siiyo anagoo dhan aa namataleysaa oon u tagi karin oon isku meel joogin walaasheen .
    Ducada aan u soo duceen jirnay oo kaliya taas kaliya baan awoonday maadaama laka dheer yahay.
    Waa alhamdulilaah maanta ay joogto gurigeeda ehelkeedana ku dhex jirto
    Ilahay ha xafido ayada iyo caruurteedaba
    Allahuma aamiin❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před rokem +5

    Masha allaa Nasro quruxey wlh waxaa tahay qof walaal jecel ayaa tahay Nasro qaali 👍👍🥰💖🥰🌹

  • @canabhassan3321
    @canabhassan3321 Před rokem +5

    Nasra abti doon waxad tahay walal qaali ❤
    Jecel walalheed farxad ku noolow xbbt 😘

  • @anisaomarahmed5652
    @anisaomarahmed5652 Před rokem +7

    Wlhi ilmaaa isoo dhaaftay nasra abaayo cimrigaaga allaha kuu barakeeyo saa Hani iyo familkeda ugu farxisay allaha kaaga farxiyo 🤲 Hani abaayo adna caafimaad taam ah allaha ku siiyo awlaadana allaha kula koriyo

  • @nolashawaasamir9849
    @nolashawaasamir9849 Před rokem +8

    Waan ilemyay wlh aniga maanta ayaa ubahanahay walal saas laabta igaliyo oo garabkiisa qabsado allah ku xifdiyo walshey

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 Před rokem +8

    Masha Allah hani waaba ka walwalaayey Nasroy Illaahey caafimad degdeg ha siiyo iyo family geedba

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před rokem +7

    Masha Allah wax fiican baad samaysay ❤. 🇸🇴☪️🤲🇹🇷❤️

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před rokem +21

    Masha alah sas aya lagraba nasray farxda ad laso qadatay qabar walal ah masha alah hurmar wacan abayo

  • @itsebyan
    @itsebyan Před rokem +5

    Nasra Wax fiican baa sameysay Hani haddaa booqatay alle ha ku barakeeyo abaayo mcn ❤ ayadana alle dhibaatooyinkee martay danbi dhaaf ha uga dhigo hana barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @kaaphiyobintumaxamed767
    @kaaphiyobintumaxamed767 Před rokem +22

    الله يحفظك حبييبتي الله يبارك فيكي يسعدك يارب ❤❤❤❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Před rokem +4

    Maasha Allah walaalo is jecel oo sharaf badan Allah ha idhiin xifdiyo kulliginabo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Před rokem +4

    Masha Allah nasro qalbi wanag ialhey haku deysto walllo

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 Před rokem +5

    Maaha allah ilahya ha ku barakeeyo walashya mcn hormar wacan

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 Před rokem +13

    Emotional video😢 mnsha allh abaayo nasro iyo abaayo hani Allh ha idin xafido aamiin yaa Allh

  • @hamdahasan9985
    @hamdahasan9985 Před rokem +2

    Nasray nasab baad tahoo waxad tahay nuuriyay nalka afayaye ee aduunkaba nuuriye♥️♥️♥️♥️
    Walhi cawa markan videogan daawadey wan ilmeyey waayo nasra waxa iiga so muuqdey inay tahay ruux qalbi wangsan wall ilahay ha ku jeclado San ku jecalnahay

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Před rokem +5

    Asc mansha alah nasro boqorada tahay ❤❤ gabadha alaha caafiyo niyadana u dhisa gabadha soo boqda mansha alah good job qabatay

  • @ayaandagan7167
    @ayaandagan7167 Před rokem +5

    Masha allh nasra abtidon allha kuxifdiyo abayo Hani dhibkey somartay Danbi dhaaf allha uga dhigo nasra❤

  • @abdullahimursal2165
    @abdullahimursal2165 Před rokem +2

    Maa Shaa Allah nasro kuwa maleziya jogan waka ficanyahay gawadha walashoda o wilka hospitalka kula jirto an hata akteda adenin walahi gawadhasna ma aqano kuwana ma aqaano jazaka Allaha kheran allaha kubarakeyo

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před rokem +6

    Mashallah hambalyo wllo wallahi wayxaasuusatahay axmiiskiinta nasro mahadsanid

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 Před rokem +11

    Masha allh walalayaal alle ha udin xifdiyo dhamman tiin hani abayo marwalba waan kuu soo ducaynaa ilaahay haku caafiyo adi iyo ilmaha yar nasrooy wll hani igu salaan aad ayaan idiin jeclahay tan kale waa run ifka lagu yahay walaal guul baan idiin rajayn insha allh❤💪🙏

  • @dekalul3979
    @dekalul3979 Před rokem +2

    Masha allh nasra
    Comments ma qoro
    Lkn like waa ku saari jirey markan fiirsado videogaga
    Lkn hada waa kuso qorey
    Wlhi gabar fiican baa thy
    Dad walalo isla dhashey xita saan isku sameyn ayaa jiro
    Guuuleyso abaayo
    nolasha wax ku dhibo alle kuma tuso

  • @IdilJimale
    @IdilJimale Před rokem +4

    Masha alaha abaayo waxasa Waltinimo lagadhaha boqashada walasha ajir alaha kasiiyo Amiin 🥰

  • @Livekudhigle13
    @Livekudhigle13 Před rokem +4

    Mashallah queen sister wlhi sifican sameeysay😍🥰😍❤️❤️

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 Před rokem +6

    MashaaAllah Nasra surprise qurux badan hani wad ka farxisay

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus Před rokem +8

    Mashaa Allah tabarakallah xababti you are qoof Qalbi ficaan, may Allah swt bless you Janatul firduws as well give you a reward for doing something good for your sister amiin ya raab. Also illahay haku fudidayo waxbarashida where ever you are inshaa Allah.

  • @xafsaxusen7960
    @xafsaxusen7960 Před rokem +7

    Nasro role model itahay wana ku tagera 🥰ilahe darti ku jeclahay adi hani bako

  • @ayaanahmed1025
    @ayaanahmed1025 Před rokem +5

    Wlhi waku farxay rabbi haka farxiyo nasro wanka walwala gabadhas ilaah dartis waliba 😭

  • @maimunahmedgulled2833
    @maimunahmedgulled2833 Před rokem +2

    Marwa xafsa kula socote😂 nasroy ayada na matasha hada reer mudug nahay❤
    mnsha llh qalbi wacanay

  • @codewithFatema
    @codewithFatema Před rokem +9

    Mashallah queen 👑 keep going 🥰💪

  • @hawokiinchannel2655
    @hawokiinchannel2655 Před rokem +2

    Nasro qalbi nuur wan kufaraxsanahay adigokale oo wngsn somali allahii nagadhaliyay qabigan kajeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathimamohammedxusen5839

    Masha Allah nasro abtidoon iyo hani gabdha qalbi wanaagsan qiimo badan tihiin walaalnimada kuwentahay

  • @Queenberlula
    @Queenberlula Před rokem +9

    Masha allah abaayo allaha ku barakeeyo guleyso

  • @user-ll9pl3lh2l
    @user-ll9pl3lh2l Před rokem +19

    ماشاءالله تبارك الله 😍😘

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Před rokem +2

    Masha allah 👑 ❤ Aabyo nasra thanks

  • @somalishorts122
    @somalishorts122 Před rokem +2

    Hadad Aragto magaca xabibkena Muhammad scw like sar

  • @maymunmohamedhussein7587

    Masha Allah abyo mcn jasa ka lah qeer abyo illhy ha ka farxiyo.

  • @user-cy3qy8qb4o
    @user-cy3qy8qb4o Před rokem +11

    Hani abayo cafimad alaha ku siyadiyo nasray adna allaha ku sharfo🥰🥰🥰🥰

  • @hafsamouseabdihafsadagan2930

    Aaay m.a nasro allha ku dayo bayo quruxy intad hani ka farxisy allha ka farxio waxbrshadana allha ku fududeyo i.a wan rajeynya inn ana malin un kadiz kugu imado ad ban ku jeclhy 😁🥰👩‍❤️‍💋‍👩

  • @habooncabdilahi9929
    @habooncabdilahi9929 Před rokem +2

    Masha allah nasro qof aad uqalbi wanagsan

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 Před rokem +8

    Manshaa allaah abaayo ifkaa lagu yahay walaal sidaa isku jeclada abaayo hani allaha ku caafiyo inshaa allaah

  • @ifrahhassan6763
    @ifrahhassan6763 Před rokem +2

    Qalbi wng nasta qurux byo mcn hani adna alle ha ku cafiyo adi io ilmahaga alle ha idin xafido

  • @deqadirie5919
    @deqadirie5919 Před rokem +8

    I always prayed for hani. Mahadsanis abayo.❤

    • @umama5531
      @umama5531 Před rokem +1

      Abaayo what happened to her?

  • @kowzariinaosmaan7183
    @kowzariinaosmaan7183 Před rokem +2

    Thnks nasro qalbi wanaag qalbiga kaa jeclahay abyo❤💋

  • @nurtoadam1972
    @nurtoadam1972 Před rokem +12

    Masha Allah waaa kadis qurux badan ❤❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Před rokem +1

      Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir ❤

  • @munaahmed5886
    @munaahmed5886 Před rokem

    Mashallah dear nasra wallahi i am not somali but i love you for the sake of Allah you are amazing may Allah protect you from all evils....

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +8

    Keeps goings my sisters another's levels 💖💯

  • @fardowsasalaadhaidar5346

    Mash allah nasro walala qabi fican tahay ilahay haku deesto abyo❤❤❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Před rokem +16

    Maasha allaah nasro waxaa tahay gabar aan kudaysano haddii aannahay gabdhaha soomaaliyed waana mudan tahay in laguugu daysado horey usoco haniyad jabin waligaa haddii alle idmo

  • @naciimoxaaji4943
    @naciimoxaaji4943 Před rokem +2

    Masha allaah abaayo illaah haku barakeeyo waa runtaa walaltinimada waa in lees booqdo hadii la xanuun sado jasakalaah qeer

  • @leyloabdullahiali9551
    @leyloabdullahiali9551 Před rokem +3

    gabdhaan aniga cml wayay saa id u fejigantahay❤❤❤masha Allah hani and nasra abtidoon

  • @shamsahussein1045
    @shamsahussein1045 Před rokem +1

    Masha Allah tabarakallah illahay subxaano watacalla haydin wada xafido 🥺🥺❤️❤️❤️

  • @intasamahajecelwalaashod9193

    Masha allah hani wlllo anigu waxan ku bixiyey hooyadii geeaiyada ahayd
    Allah haku barakeeyo awalda iyo sawjkaba wlllo alxm farxad aya kaga dambeysay murugti iyo xanuunkiba

  • @youssoufaliabdillahi2367

    Asc nasra abtidoon wanku salaamay gabadh somalinimo jecel oo nagu qaaaaaali ah

  • @ummu.amiira8890
    @ummu.amiira8890 Před rokem +2

    gabadhan waa gabar fiican inaad booqatay anaa ku farxaybo ayada iska dhaafe, waan ku mahadsantahay, commenti ma qori jirin laakiin maanta waan jeclaaday inaan soo qoro commenti

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 Před rokem

    Walahi. Waxan xasus Walashey Iyo. Hoyo. Ma arkin. 20 years. Ankusameyay. Rock

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 Před rokem +7

    Wlh waan ilmeeyay abayo alaha idin xifdiyo🥺🥺🥺

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 Před rokem +5

    Masha Allah Allah dhowro hani iyo ilmaheyda insha allah

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 Před rokem +6

    Allaaaah ku caaafiyo wll hani❤💖

  • @raahohusein1984
    @raahohusein1984 Před rokem

    Basro walaahi waxaa tahay gabar qalbi wanaagsan qofka marku qurbaha ku xanunsato walibo umul cunugane ka xanunsan ad ayey u xanuun badan tahay waliba ajnabi qabo grab istak bey u bahan tahay adiga namatalo mcnto meesha naga jirto cad nool ba naga jiro guuleyso waliga

  • @zamzamaxmad4432
    @zamzamaxmad4432 Před rokem +1

    waa mahad santahay abaayo nasro hani baako war keeda waan waynay alaha kaa abaal mariyo waad naga farxisay

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Před rokem +4

    Masha Allah hani welcome back 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @habiiboabdi5076
    @habiiboabdi5076 Před rokem +6

    Maash allaah tabarakallah abaayo ❤️ ♥️ 😍

  • @abdiqadirnasir2401
    @abdiqadirnasir2401 Před rokem +6

    Mansha allah abayo qof qalpi wngsan ayaa thy❤

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Před rokem +5

    ب عمري الله يسعدك ويحفظك وخليك اهلك ويحميك والله ي نسره كفو
    الف الحمدالله علي سلامه نورتي

  • @zuleeqa6733
    @zuleeqa6733 Před rokem +8

    Waxaan dareemay emotional 😢 😭 😪 hani mcnto caafimaad taama adiga iyo bayb gaada 🥰❤ nasra cadey thanks abyo mcnto sidaa nooga farxisay

  • @deqadirie5919
    @deqadirie5919 Před rokem +6

    Masha allah abayo kheyr allah ku siiyo

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 Před rokem +6

    Mash allh abayo ajir allha kaasiiyo boaashada aad boqtay waxa tahay gawar kudayasho mudan

  • @ladankhadar6227
    @ladankhadar6227 Před rokem +3

    Masha allah 😢❤

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 Před rokem +3

    Masha allaah sax ifka ayaa laguyahay walaal waxan leyahay walashen umul fiyoow allaha idinka dhigo adoga iyo wilkada

  • @maymuunsheybi1212
    @maymuunsheybi1212 Před rokem +1

    Maasha Allah nasro abaayo aad iyo aad ayuu muuqaalkaan iiga farxiyey gabahmdhaas walaasheena aad ayaan ooga walwali jiray markey uurka laheet isbitaalka aadi jirtay alxamdu lillaah

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 Před rokem +2

    Mashaa alaah ad ayan ugu farxay walal nasro inan hani boqato ad ayan ugu walwalayay alxdalaah

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Před rokem +4

    Wcs xabti nasra masha allha tabarikllha hor usoco abayo ifika lagu yahay walala ❤❤❤❤❤

  • @najmaladan2631
    @najmaladan2631 Před rokem

    Masha Allah Laba Gabdhood Oo anjeclahay oo Qalbi wanaagsan oo an tageera u ahay Nasra Abtidoon iyo Hani bako Guulaysta Gacalooyin🥰❤❤🙏

  • @raxmacabdulqaadir7102
    @raxmacabdulqaadir7102 Před rokem +1

    Masha Allah

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 Před rokem +3

    Byoh mcn gabar qalbi wngsn thy dcd aduunk wlaalo lagu yhy Allah Ku xfido

  • @womensection
    @womensection Před rokem

    Màsha Allaah tabarakallaah nasra Abtidon Qofsharafleh 💯💯💯❤️💚💙👌👌👌👍👍👍

  • @umuafnaan3495
    @umuafnaan3495 Před rokem +3

    Wlh markaa u tagtay waa farxay masha allh

  • @falisa576
    @falisa576 Před rokem +1

    Walashay hani Allaha caafiyo cunugedana
    Asago nabed qaba Allaha uga so saro
    Hospitalka insha Allaah.sidoo kale
    Walashay nasro abtidoon Boqashadada
    Meesha dheee uga timid
    Ajarkeda helaysaa wana ku faraxsanahay
    Kulankiina masha Allaah tabarakallaah