Dadwaynaha Burco Oo Ka Hadlay Hadalkii Madaxwaynaha Soomaliya Ee Raali Galinta Ku Siiyey Somaliland

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 248

  • @najaxahmed8634
    @najaxahmed8634 Před 4 lety +9

    Raalinoqo ragmakalasaarto calankii aanku hoos dhashey uunbaan jeclahay ale waxankabaryayaa insomalind guulkaliyaa kamaqan citiraaf taana waangadheynaa marnoqoto

  • @abdirahmanesmael9958
    @abdirahmanesmael9958 Před 4 lety +29

    1:23 Hooyadaa Ayay Caadifadi Haysaa Garacyow Aan Xalaasha Lagu Dhalin,
    Noocaso Miidhan Ayaa Inna Dhex Joogaa!!!!

    • @GULEIDD
      @GULEIDD Před 4 lety +5

      Zhp wa na la xassuuqay ma yuhuudba tahay mdxwaynaha umda somaliyed aya ku rali galiyee

    • @eitrashit7042
      @eitrashit7042 Před 4 lety +1

      Waa Runtaa Zhp Wlhi

    • @A3000BC
      @A3000BC Před 4 lety

      Kaasi waa xaarxejis ee halayaabin

    • @husseinabdille
      @husseinabdille Před 4 lety +1

      C/raxman Ismail war hooyo ha caaya najasa yahay marqansan war wacalo badana land tu

    • @themaliempire2320
      @themaliempire2320 Před 4 lety

      C/raxman Ismail hada ayad miyad ka badali kartaaa

  • @safaabuubakar9325
    @safaabuubakar9325 Před 4 lety +2

    Somaali somaali baaleh
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎💎👌✍️👈 Guuulll iyo gobanimo inshallah iillAhey haiskukeeno inshallah

    • @A3000BC
      @A3000BC Před 4 lety

      safa abuubakar doqoneey dabkaa be
      Ubadkii aadlayseen baa lafahooda lasooqodaa weli adna waxaad kahalaysaa meel soke

    • @muxsinmaxamed1595
      @muxsinmaxamed1595 Před 4 lety

      @@A3000BC Waan kaxumay in aad uhadasho sidii ciyaalkii
      wixii dhacay waa dhaceen dibna uma soo laabanayaan

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @@muxsinmaxamed1595 lakiin waa laga aargoosnyaa xawayaanki siyaad bare lakiin uu dhinta farmaajo waan ka aargoosi ilee taas uun baa laga bagsanyaaye

  • @yusufmahamud8611
    @yusufmahamud8611 Před 4 lety +2

    Nacaska gadhkaweyn wuu xanuunsanayA ilhay ha caafiyo aamiin dhaha

  • @sayoweerarsomalilanddhaba3126

    Farmaajo anaga namuu raalin galin ee wuxuu raali galiyay gobolada waqooyi xaasku xaasku dhalay wuxuu quudhi waayay inuu yidhaahdo somaliland markaa anaga gobolada waqooyi waan katagnay waxaan ugudubnay dal Qaran oolayidhaahdo somaliland markaa horta nasoo gaadhe wuxuu marayaa 1988 mida kale waa midi laba afle

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 4 lety +1

    Xaarmaajo Miyuunan Ahaynkiilaha Siyaad Bare Ma’uusan Xasuuqin Waqooyi Eh Amardawladeed Iyo DastuurSaxanbay ahayd💔Waar indhahayyaan lasyqabane Dibumilicsada Hadaladiisi Hore
    Somaliland has to Open their Eyes and Ears Wallahay Allahu Akbar

  • @mahamedaamiincllahiibrahim6570

    Somalia maanta waxaan uga baahanahay ma jirto kaliya waxan ubaahanahay inay cadayso inaano kala nahaya laba wadan 💚☆❤

  • @engjaamcxusen6801
    @engjaamcxusen6801 Před 4 lety +3

    farmaajo namuu raaligelina caqligayaga ayuu caayey. .qaran soddon jirsaday inuu waxaa lahor yimaadana ceeb ayey kutahay.qaranka somaliland waxa maraya inuu yidhaa walaahay waan oggolahay qaranimadooda inay go.aana xaqbay uleeyihiin .wixii ku dhacayna sidii looga raaligelin lahaa waanu kawada hadlaynaa.

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Před 4 lety +1

    Qof aan dad soo laayin majirto muuse bixi imisuu laayay isaga maad xirtaan nin dhintay ayaad daba joogtaan war isku xishooda daal baa idinka muuqda somaliween soo raaca xal kale la idiinma hayo

  • @mahadahmed2393
    @mahadahmed2393 Před 4 lety +2

    Iskadaa raligaline hadii layi dhaa cunaqabataybaa nila saarayaa ku biiri mayno somaliya Geeribaa ka xignaa
    Kuwan jilicsan ee leh waan qaadanay raligalinta reer burco mahaa alla jilicsanaa

  • @amalxabiibxusen3503
    @amalxabiibxusen3503 Před 4 lety +1

    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💬💬💬💬💬💬💬💬💬💬💬💬💬💬♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️somaliland guul

  • @filsanlaki5284
    @filsanlaki5284 Před 4 lety +7

    war idingaba rali galin nila siye dadka mqdsho ku dhamanayo ya rali galiyo wixi igu racsan dhac like sara😂

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 Před 4 lety

      Cida laynasa ilaa haday idin laynasaaye ma raalibaa taalba

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 Před 4 lety

      Sheekh cali Dheere

    • @somalidhalada1960
      @somalidhalada1960 Před 4 lety

      Dadka xamar ku dhinta 55% waxaa xasuuqa jeeganta oo argagixisaa aaway shacabkii qaatumuu xasuuqay siilanyo aaway shacabkiu owdal ee uu xaduuqay muuse iyo snm allahu akbar walee aqira warbaa yaal

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 Před 4 lety

      @@somalidhalada1960 war aan adigana ku dhaafaynbaa yaal

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Před 4 lety +1

    Dhalinyarada reer somaliland somaliwayn way doonayaan makala maarmaan waa dad wllo ah ee duqoowda ayaana raali ka aheen inay maskaxda dhalinta aka qabsadaan bay doonayaan laakiin maalin uun bay wlloo noqonayaan insha allah

    • @laaleyschannel2711
      @laaleyschannel2711 Před 4 lety

      Hurdo ayaa kujirtaa wll wiiL iyo aabihii miyaa kala fikir noqonaya nacas miyaa tahay😂😂😂

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov Před 4 lety +2

    Midawga afrikaa soo canaantay hadii raali galin xitaa hesho wali raaligalin midii usareesay ah awalba raali galin qof xanuunsan daawo uma noqon laheen ee allaha ku shaafiyo

    • @maryanabdiraxman2555
      @maryanabdiraxman2555 Před 4 lety +1

      waxaan layaabay dadkaa waa weyn ee siday doonaan u hadlaya yagu aaway dadkii ay xasuuqeen ma intooda uun baa u muuqata miyay isku helayaan anaguna dadkii aanu laynay waa in ay naraacaan kuwii na laayeyna ma arki karno mana maqlikarno waa yaab

  • @5minutetoheaven103
    @5minutetoheaven103 Před 4 lety +1

    Hooyadiin iyo raaligenba wasee.soo badheedha. Heshiiish majiree anoo Qori Qaadan kara . Dadna dili kara.dawladna baabiin kara. HorTa dhimo Af maahee somalia la heshiin mayno.

  • @yahyayunis580
    @yahyayunis580 Před 4 lety +1

    Waligiina raali haa noqonina shid ☹️☹️☹️

  • @nagiibacige5310
    @nagiibacige5310 Před 4 lety +1

    dhiig dad raali gelin ma galo ee waa qisaas waxaanu ognahy kuwii nolosha lagu gubey ee ku dafada xashiishka lagu daraayey iyo kuwii daadka dooxa la raacinaayeyba inta la toogto tanina maaha iskeen keena ee waa inakala sii kaxeeya

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 Před 4 lety +1

    Allahu akbar ayaa idin waydiiyay idinka waqooyi markaad soo gasheen xasuuqaad geysateen

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 4 lety +1

    Somaliland Ha iska ilaaliso Liicida Ay uliicayso Cadawgeeda Oo milicsada wixidinsoomaray From 1960~1988💔
    Ilowshiinyo Dhowaan Umulbaa lagu’ogaa☝🏾

  • @nasiiimaqueen452
    @nasiiimaqueen452 Před 4 lety +4

    Citarka Nugal soo dhakhsda markaaa ayan Ralida la Qadany 😂

    • @marer100
      @marer100 Před 4 lety

      Nasiiima Queen 😂😂😂

    • @hamzaabdiazez3070
      @hamzaabdiazez3070 Před 4 lety

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wad catesateen ino bahintihin 🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭😜😜

    • @marer100
      @marer100 Před 4 lety +1

      Hamza Abdi Azez Haa dee sxb waxyaabaha curyaaminta kuhaya nabada miyeydnaan qeyb kulaheyn?

  • @suleekhaoffcial6637
    @suleekhaoffcial6637 Před 4 lety

    mashalla dadkaygi hadalka cad idinku jeclhay 😗😍

  • @kheyraysaneAshakir
    @kheyraysaneAshakir Před 4 lety

    dadku waa heshiiyaa waana isdilaan ...wadankeena cadow badan ayaa ku hareeraysan ee intaad sokeeye iska fiirinaysaan iska fiiriya indhaha shishiiye .wadanka waa wadankeenii wixii dhibgaystay ilaaahy ayaa laxisaabtami , lknse intii joogtow midooba oo caloosha isku fura ;....

  • @mutasarjama5232
    @mutasarjama5232 Před 4 lety

    Masha allah daadkeyga 💚🗯❤ waan i jeclaahay

  • @calicabdi5109
    @calicabdi5109 Před 4 lety

    Somaliya wa mid

  • @nuuraqaniaxmed5991
    @nuuraqaniaxmed5991 Před 4 lety +2

    Farmaajo raligiintiisa Wanu aQbalnEy haddaanu nahay Reer Somaliland

    • @Najiib_Farhan
      @Najiib_Farhan Před 4 lety

      Sheegato thy ee nocaagaasi reer somaliland ma noqdaan

    • @hosseinelhosseinel3445
      @hosseinelhosseinel3445 Před 4 lety

      Adigu iska hadal dadkalena ha u Hadlin....Yaa tahay markaad istivmalaysid " haddaanu nahay"....ma tihid reer somaliland ee waxad tahay somali kunool somaliland amaba somali sheegana somalilander....Raalligelin dadka somaliland kama rabbo Madaxweynahaaga ee waxa laga rabbaa Ixitiraam iyo Jaar wanagsan....Dhulkiina iyo Dalkiina ku eekaada, Somaliland ha idinka Nabadgasho hadaad tihiin Muslims

    • @ridwaanburmad1035
      @ridwaanburmad1035 Před 4 lety

      Waan kugu dharanaya inaan ahyn Somaliland anba qbilaada slland saga anba kumidobay

    • @roodaaadan7441
      @roodaaadan7441 Před 4 lety

      Sheegato noo dhig magaca somaliland

    • @nuuraqaniaxmed5991
      @nuuraqaniaxmed5991 Před 4 lety +1

      Adeer Ma QaldamE wa Ilahay Wax Tageyna Tiigsimaad maleh Somalia waa wlaleheen Wanan Cafiney Haddanu nahay Reer Somaliland

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 Před 4 lety +1

    2:01-2:14 si miisaaban buu u hadlay ninkaasi ilaahey caqliga hakuu siyaadiyo

  • @lih2267
    @lih2267 Před 4 lety

    HADAAD diidaan icraaf raaasada ha baryootamina FRM BAYDHABO sheeko way soo dhamaatay cuqdqadland ANAGA WAXAAN IDIINHAYNAA WAALTINIMO HADAY WAX YAR NAGU DHACAAN WAAD SOO ORDAYSAAN LACAGTA CUNTADA WADAADA DA. HADANA WAA QAYLINAYSAAN. AAMUSA MADAXWAYNAAN INKA DHIGAYNAAYE

  • @boqoreinashabeel1066
    @boqoreinashabeel1066 Před 4 lety +4

    Dadkii borama lagu xasuuqay ee kuwii xasuuqay cashuurta ka qaadan bal ka wrn taa zxbayal

    • @regalsnow9707
      @regalsnow9707 Před 4 lety

      Siilkii hoyada waydii qaxbadii ku dhashay wasee nacdal ba idinku tala eey xunoo qadhmuun stop copying me

    • @boqoreinashabeel1066
      @boqoreinashabeel1066 Před 4 lety

      @@regalsnow9707 hoyaday caymale waa nadiif
      Lkn hoyadaa morgen ayaa bikro jabiyay
      Cay adi wxaa kugu filan inaad fuckinta hargaysa ku dhalatay

    • @engjaamcxusen6801
      @engjaamcxusen6801 Před 4 lety

      waar boorme haku meersan waa dad reer somaaliland aheh dhexdoodna kuma qaado.godobtii siyaad barre geliyeyna cidina kama goosan waana laga heshiiyey.adiguse isku dirbaad wadaa.booramana iyagaa kaa og dantooda.hanagu dhex waalana ka carar meesha

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Před 4 lety +2

    Reer waqoyi waligood sidaas ayeey utaagnaanayaan aqonsiga ay sheegayaan waa maxay somaali waa somali waana hal wadan isku xishooda waadaasheen

    • @RashidAli-ff2nf
      @RashidAli-ff2nf Před 4 lety

      🖕

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před 4 lety

      Salah Mohamed sxb rer waqooyi 100/97 waa somaliya inta soohartay ee hargesa koox joogto iyo burco looma xirnaanayo wadanka 18kii gobol ayuu noqon gobolkastana gudoomiye mamulo ayey iska dhex dooranesaa federaalka somaliya muqdisho ayey hoostagaayan cid cid udowladeenkartana ma dheceso

    • @khadraabdurahman5032
      @khadraabdurahman5032 Před 4 lety

      Somaliland hanolato cadow geedu ha jabo Somalia marabno

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @@abdikadirhaji6852 hhhhh oo somalida la sheegaa ma darood baa ahhhhh reer yar kibar badn baad tahiin lakiin siyaasd baanu nig qabasn doonaa

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Před měsícem

    Marku lahaa waain lafurfuraa oo somaliland jilbahaa dhulkaa lodhigaa miyaad illowdeen

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish Před 4 lety

    Mesha waxa sida wanagsn u hadlya waa dhalin yarta mana aha caqli xumo ama damiir xumo Ee waa qlbi nadiifsnanta ay dheer yhiin dadka waweyn
    Wana dadka Uu dalkan u dhismayo wxba maha hadal uu iska yidhahdo odey weyn wayo osga mazkxdiisa ma fcn Qudhun bana ku jira qlbigisa Reer burco waxan odhan karaa gob baa thin weligiina wad ahydeen wana ahan dontan❤❤❤

  • @nomomn6602
    @nomomn6602 Před 4 lety +1

    Waanu qaadanay nimankan waawaynoow mustaqbalka anagaa leh waa qaadateen wakhtigiinii. Waxa dhacay waa taariikh. Wadankastaa leh

  • @axmedxusen2243
    @axmedxusen2243 Před 4 lety +1

    Soomaaliland dabarkii ku xidhnaa sodon sanadood ayaa ka furtay umadii afarta jiho ayey u Kala carartay markaa waxa kaliya oo ay u baahan yihiin waa ictiraaf durmaanka been beenta ah ha laga daayo soomaaliland

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 Před 4 lety

    asc.waa in reerahan snm iyagana ay raali galiso wixii ay ka geesteen boorama iyo buuhoodle.dowladdi dhexena waxaa ku jirey kuwa hadda hargeysa xumuma.wbt

  • @mohamedmoneymaker
    @mohamedmoneymaker Před 4 lety +3

    Wax 40 sano cuqdad kuso koray waxa loga bixin kara cuqdada 40 sano o rali galin ah iyo madax salax. Rag waxa ulita cil kama baxe hora loyiri

  • @A3000BC
    @A3000BC Před 4 lety +1

    Burco laba ayey uqaybsantahay habar somaliland jecel iyo habar xaaraanmaajo iibsaday oo niikiska taqaana

    • @alahayay1963
      @alahayay1963 Před 4 lety

      saxib faah faahi habar jeclo ayaa wadanka jecele 😂

    • @aluul8943
      @aluul8943 Před 4 lety

      Afkaaga qudhunka ka la bax harbar yonis. Ogaan baad u kalsaryesaa qabiilada. Ma istubid baad na moodaye. Divide and rule angaa idinkaga aqaana

  • @iamk3977
    @iamk3977 Před 4 lety

    Midh midhka aan dhiiga lahayn ee waxay doonan ku hadlaya inaad dadka usoo gudbisaan wax fiican uma arko why ay cadawgeenu ku farxayaan markaa HCTV waxaan leeyahay bulshada reer somaliland wey ku dawataa oo ku qadariyaan mar hadaad waxaasoo kale soo deyso in lagaa guuri bay ilatahay

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Před 4 lety

    Kuwii lagu layeey Somaliland sida Borame iyo Kalshaale iyo markii Jamahaad soo gashey gobolada waqooyi yaa ka masuul ah mideeda Somali oo dhan ba is leyesay yaa ka masuul ah dhiigii badana ee ku datey koonfurta Somaliya yaa ka masuul ah.

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 Před 4 lety

    Maahmaah baa tidhaahda
    Mar idage Alle hadago lkin labo goor idage anigaa isdagay
    Reeer somlilandnoow marbaynu khaldanay oo calankeenii la carary marlaaabaad raali gelin iyo waxaa yaan laynagu sasaban

  • @marer100
    @marer100 Před 4 lety

    Alla dhalintu caqli badanaa laakin gadhweyna yaashu caqli xumaa especially kan ugu horeeya

    • @alahayay1963
      @alahayay1963 Před 4 lety

      saxib youtube kala kacsan ma u baahan tahay haday jawabtadu haa tahay nala soo xiriir

  • @samiirsuldaan9813
    @samiirsuldaan9813 Před 4 lety

    Mnshllh Ragu Isku Aqli ma ahaan Ninkaas odayga ah ahna Ninka 2aad Ee hadla noloow

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 4 lety

    dee way sirxeen ragii u tegay sowtay afgooye geeyeen ragii dhama la dirsaday sixir buu aha maydan fahmin cigaal waa ka hadalaya ee sheegaya in afgooye joogen markay ku dhawaaqeen wax la isku daray tan kale cigaal sowka leh waxba iskumanaan darsan

  • @engjaamcxusen6801
    @engjaamcxusen6801 Před 4 lety +2

    sidii ciyaal islaayey oo laheshiisiinayo
    kuye raali ahaada .waar somaaliland raaigelin idinkama baahna .waa qaran bislaaday oo sugayuun inaad qirtaan .farmaajow shubanka naga leexi

    • @idilkaise4088
      @idilkaise4088 Před 4 lety

      Haa wllo dadkeeni qaar aan afgarn waayey aya inagu jira godki hore loogu qaniiney aya ay u hanqal tagyaan

  • @munamahamad8866
    @munamahamad8866 Před 4 lety

    Dhandhanka. Muxuu. Ahaa. Wamaxay. Raligalin. Baa. Laqataa

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Před 4 lety

    Somaliland waxbaa ka qaldan inay somaliya ka godo ayeey doonaysaa balse maxaa laga doonayaa inay dhamaan shacabka ay afti uqaado hadii loo ogolaado markas ayeey go i kartaa anagu uma diidanin laakiin madaxweynaha qaranka somaaliyeey waainay is arkaan wadahadlaan muuse biixi wuu is adkaynayaa ileen waa reer miyi asalkiisa ogow danahaada farmaajo ayeey ku xirantahay kuma xirna aduun weynaha

  • @gaanshaallegorod1748
    @gaanshaallegorod1748 Před 4 lety

    bulshada somalied waxaan ugu baaqayaa in ey bartilmaameyso wariyaasha tv kaan wlhi inta ey jiraan wariyaashaan somaliweyn ma midooweyso waa igu badan in aad naftiina u naxdaan hooyadiin wse

  • @sarahanderson561
    @sarahanderson561 Před 4 lety

    HCTV wuxuu soo waraystay odayadii lalayn gaadhay. lkn waxaan filayaa in dhalinyarada 35years ka yari aanay sidaa u hadleen

  • @hayfakiinhayfkiin5986
    @hayfakiinhayfkiin5986 Před 4 lety

    Dadka caqlika sifican ayey ufakiran runtii dadka Walalaha kuwa isala dhashay ayey isdilab kadib na way hishiyan

  • @cumargodiroo9555
    @cumargodiroo9555 Před 4 lety

    INTIINAASI AADKA UCAADIFDAYISAN
    DHAMAAN WAXTIHIIN ISAAQ
    AAWAY QABIILADAAD
    SAACAD KAGADISHEEN KUMAYAALKA
    SOMALILAAN MAWAD ISAAQBAA
    DADKAKALE MA SNM BAA JAMASUULA MIYEYNA SOMALI AHAYIN

    • @ZackAli
      @ZackAli Před 4 lety

      isaaq sow dadka wax tabanaya may ahayn
      snm cid aan faqash ahayn may layn
      waa kuwaa maanta nabada kula nool isaaq dadka aad ka hadlayso waanu fahmaynaaye

  • @shaaficihassan2805
    @shaaficihassan2805 Před 4 lety +5

    war reer brco waa gblkii aasasda somaliland markaas waxaas oo raaliglni ma maraan dad la laayey raali ahow ma anfacdo

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 Před 4 lety

    Somalilan wuxuu kamid yahay maamul goboleedyada ee dowlad madax banaan manoqonkarto tastuurka somaliween siduu sheegayo waa sidaas ninkii maamulkiina idiin hogaaminlahaa usoo dirsada dowlada somaliya

  • @Najiib_Farhan
    @Najiib_Farhan Před 4 lety +6

    1:35 mirir markay marayso ka hadlayaa waa dadkale ee kuma jiro dhiigi isaaq nacdal waaye wuxuye

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 Před 4 lety +1

    Madax banaanidayada oo soomaliya qirato ayuun baanu KU samraynaa!!!

    • @fadumamohamed8920
      @fadumamohamed8920 Před 4 lety

      Kkkkkk waxiina wa madaxbanaani radis somalia odhan ayaa is leysey.habiyo iyo darood intey iska leysey uqdadland loma layin.somalinimo.iskuma diidno xitaa jibuuti ayaa ogal somalinimo ogal uqdadland.

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @@fadumamohamed8920 goormaa ay naagi hii u hadalyaan darood walba naag hoos u kaadad buu ahaaye

  • @xaliimoxasan1709
    @xaliimoxasan1709 Před 4 lety

    Raga somalilan jooga kuwa waawayn waxaa ka caqli badan kuwa yaryar

  • @mohetnouh5247
    @mohetnouh5247 Před 4 lety +1

    citiraaf hanagu raali galiyaan

    • @fadumamohamed8920
      @fadumamohamed8920 Před 4 lety +1

      Kkkkk ictiraaf .uqdadland ka fog

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před 4 lety

      m nouh channel kkkk adigoo ah jeegaan waqooyi ma matalo dheh iskaana u go oo dheh ictiraaf cod hala geliyo adigo habar awal ah bal iney kuusoconeeso aan aragnee somaliland ma waxaad utaqaana beesha isaaq koley gobolada kale sool sanaag awdal buuhoodle idinma aqoonsanee

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @@abdikadirhaji6852 hhhhhhhh waar isaaq waa dadka u badn ee waqooyi daga waxay dagaan Hargeisa. Burco.barbera.sanaago oo iyo xiis iyo meedh ah markaa loo qaybiyo somaliland 6 gabol 4 waydagaan

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @@abdikadirhaji6852 markaa sidaa loo hashiiya dadkii dadka laayay halooga jaro dii kale qabaali bay nuqni

  • @axmedcabdirahman5766
    @axmedcabdirahman5766 Před 4 lety

    Niyo kan dabada ayaa laga dhalay hooyada ayay qadani cadifata qaracow niyo qarbadan oo ay faqashtu ka tagtay ayaba badan

  • @maxamedcalibulaybulay1748

    There is no recognized of sln

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 4 lety

    Allxaaaq Allaha nabarakeeyo

    • @FeysalcadeFaysalcade
      @FeysalcadeFaysalcade Před 4 lety +1

      Dadka nol o dowladi kacanka lashaqayn jiray hada rabtan in maxkamad lasaro faysal caliwarabe ka bilaba wa jajuski dowlada kacanka e

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před 4 lety

      @@FeysalcadeFaysalcade sax wlhi

  • @hiboabdi4755
    @hiboabdi4755 Před 4 lety +7

    raaigalin maahee wuuriyooday

  • @ednamo5639
    @ednamo5639 Před 4 lety

    war dee reer Somaliland qata raali galinta war dee idin kaa ilaydin garwaaqasaday dee farmaajo waa boqortooyo Ku Wii hore maad ka maqashaan

    • @engjaamcxusen6801
      @engjaamcxusen6801 Před 4 lety

      waryaa deedee dee stupid shut up..xaarmjo udhigo dabada.adiguu boqortooyo kuuyahaye annagu boon baanu unaqaana

  • @unknownperson4596
    @unknownperson4596 Před 4 lety

    Xaarmajo cidna ugama bahna rali galin 30 sano kadib guul somaliland

  • @mokhtar_barra
    @mokhtar_barra Před 4 lety

    Wali raali galin muuqataa laga mhayo waxaas wax aan qaadanayno maaha afkiisa waa lagu qasbay

    • @muqdishawimaxamud6055
      @muqdishawimaxamud6055 Před 4 lety

      ma qasbana cid qasbi kartana ma jirto taas horto maanka gashta mida kle ani ahan wuba ila qaldan inu idin rali galiyo cos umaba qalantan hdlkisa sharafta bdn wlhi dad qalbiga ka daxalestay na hdl wxba kuma fahmayan lkn qalbi nadif nimadisa ayaba intas ku heshen

  • @mohamedsalah-sf5bu
    @mohamedsalah-sf5bu Před 4 lety +2

    Kkkkk reerka caadifada haysa war waligiin ha raali ahaanina

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 4 lety

      WAA KULA CIYAAR KKKKK QOR WAY IMAN MAALIN AAN DIYAARDO KU GARACO MAGAALADA HA QADATO 100 SANNO OGOW RAG GODABTIIS MA ILOOBO CIYAAR WA GALIN DANBE

    • @muqdishawimaxamud6055
      @muqdishawimaxamud6055 Před 4 lety

      😂😂aqligiina ayaba intasa mcnha dadka ad ubotenesan maha kuwi wxa tihin idin tusay kuwi iyo ka daran aya udhashay ee riyada ka kaca hda sidas ku aman helesan saacado xita kuma qadaneso hdu farmajo ku dhawaqo in awod leygu qabto lkn laab xaaran nimadisa ku daaqa riyadana ka kaca

  • @xakimamaxamad3202
    @xakimamaxamad3202 Před 4 lety

    Belexaawo

  • @cabdisalanmaxamuud5545
    @cabdisalanmaxamuud5545 Před 4 lety +1

    wax aanu aqbalayni maaha hadaanu nahay dhalinta somaliland

  • @yahyeharey6798
    @yahyeharey6798 Před 4 lety +1

    Like ii saara Somaliyey

  • @zerbiamuuse2164
    @zerbiamuuse2164 Před 4 lety

    Waa kumahisahai arka

  • @xayiramedia8952
    @xayiramedia8952 Před 4 lety

    Wlhy wuu iska hdlyaa kuwa magaca reer burco umanay dhalan ee umay dhalan wlhy ilahay igu og yahay waayo burco 17 sano ku noolaa waana kala aqaan shagabka reer burco

  • @dekiyahismacil7148
    @dekiyahismacil7148 Před 4 lety

    War anaga manihin kubii laayey dadkas waxan inalenahay raalikanoqda wixilaidanyeelay wayo cid dambigiisa maqaado qofkale qalbiga madaxweynaha Allh kaliya Aya of cidqasbirartanamael ee xumanta iskadaayo wanaaga qaata

  • @YahyeSalebanmuse
    @YahyeSalebanmuse Před 4 lety +1

    Mudane madaxwyane waan kaa qaadanay raaligalinta waxaa tahay madaxwaynahaayaGa dhabta ee caalamku noo aqoonsan yahay

    • @hosseinelhosseinel3445
      @hosseinelhosseinel3445 Před 4 lety

      Waan ka qaatey, dheh, adigu iska hadal...Teedakale, Somali baad tahay mana tihid Somaliland because Madaxweyne uma aha Somaliland ee adiga ayuu kuu yahay...

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 4 lety

    Dadku Waa rabaan ee jeeganta madoonayan oo waayo waxey ku
    Qayilan BAY waynayan

  • @khadiirmohamud986
    @khadiirmohamud986 Před 4 lety

    Somaliland is not Somalia

  • @mohamedibrahim780
    @mohamedibrahim780 Před 4 lety +9

    Hadaanu nahay ree Somaliland raali galin ma qaadanayno dagaal baan diyaar u nahay soo badheedha mareexaanow

    • @cabdirasaaqbashiir2166
      @cabdirasaaqbashiir2166 Před 4 lety

      Doqon xuna

    • @mohamedhussein8590
      @mohamedhussein8590 Před 4 lety

      Cadaabka Allahe kaaga fiilan fiidnada muslimita iyo kala Qeybintoda somaali midnimo iyo walaal niimoo midno Somali Qabyalada sodan sano somali u dowlad ladahay

    • @amranahmed3536
      @amranahmed3536 Před 4 lety

      @Mohamoud Ali qabilka ha cayin ninka cayo mise wad ka baqaysa

    • @mohamedibrahim780
      @mohamedibrahim780 Před 4 lety

      @mohamoud Ali mareexaanow wakhtigiini bahalnimo baad ku qaadateen oo dadbaad cunteen ayaad iminkana rabtaan midnimo iyo waxaan jirin waanu fahansanahy dad aad cuntaan baad rabtaan dhiig miiratooyinow.

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @Mohamoud Ali hooydaa iyo waxaad tahyb wase reerka halkaa u caayay ala waan kula joogi hooydaa baan wasi lahaa

  • @dhaqanmaal6628
    @dhaqanmaal6628 Před 4 lety

    Ilmo yar ayaad thy waar miyadan dadka waaweyn ka waraysan xiligaa wixii dhacay nacasyow nin adiga kula mida ayaa abihii lagu ag gawracay wallaashi lagu ag kufsaday hooyadi lagu ag kufsaday isaguna baxsad uu naftiisa uula carary markaasada leeday aynu madaxweyna hadalkiisa qadano manta ayaad wxaa ku hadlaysa war adigu raggasi haday ku arki lahaayen wayku dili lahaayen laclacyow reer burco wxaan leeyahay ninka halkiisa halagu gubo saacada waxa dhiig isaaq kuma jiree

  • @jaamacjamaal3946
    @jaamacjamaal3946 Před 4 lety

    Dadkan maaha reer burco ee waa
    Reer hargoolay ha ceebaynina isaaq waa madhibaan dad kani

  • @Abdallah-xc2pp
    @Abdallah-xc2pp Před rokem

    Waar doqoniimada lafadhiiso yaa doqon

  • @capellowamadiwa5064
    @capellowamadiwa5064 Před 4 lety +1

    Daadkagaa Lee kudilaay farmajoo waxba musamayniin

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he Před 4 lety

    Cajiib Soomali ilameerayso Nabad marabtaa marabo ma isdilnaa haa warma beeranaa beeraha maya maxorownaa maya ma iscunaa haa gumaysiga kenya iyo calamka ma iska qabanaa maya hanalagumaysto aan tahriibna aan qaxno aan isqarxina dhiiga hasiiqul qula.35sano ayaad saas kusocotaan Muslimnimada Soomalida mahan diin kudhaqan waa un afka dad muslim ah oon isuquurin iscafin saladaba la aqbalayn intay caloolxumada kuhayan qalbiga
    War gaaladibaa waxkabartay oo iscafiyay calamka bilyanis buu iskadilay.
    SOOMALI oodhan baa islaysay qoys aan qoys dilin Soomali maleh subxanalah umayahaday ilahaygii in untaadba kucaasideene adane abal inkamasugaayo.

  • @Najiib_Farhan
    @Najiib_Farhan Před 4 lety

    Dadka 1991 wixii ka danbeeyey dhashay wxy doonan ayay isaga hadlayaan
    Farmaajo maanu ahayn nin shalay la sawrinaa general tuke . Sawirkaaso ahaa mid uu
    Ku danqaayo somaliland oo uu maxakamada u saarna
    General tuke wxa uu ahaa ninkii lahaa isaaq layntiisa
    Haddii cidi janada ku galayso anaa ku galaaya😡😡😡😡😡😡

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 Před 4 lety

    Gobolka ragga hadalkoodu waa cadyahay xaaruuntii SNM 🤙🏾

  • @huseinabdi9965
    @huseinabdi9965 Před 4 lety

    ES ELEMNA HORJOOGAYAASHOODIINA DADBAY XASUUQEENE IYAGANA HALAMAXKAMADEEYO

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn Před 4 lety

      Snm dawlad ayay la dagalamayasay wax shiciba oo ay xasuuqday MA jiran

  • @malyunabdille4258
    @malyunabdille4258 Před 4 lety

    C
    War calamka ku so bira dunida
    Aqonsiga wada hadal iyo inlays afgarto aya kahoraysa lkn dibad unoo riden naga amusa walaysku tanasula ee wanso dhowow farmajo iyo bixi Vivi

  • @jablibaax
    @jablibaax Před 4 lety

    Farmajo dee Somaliland muu raali geline gobolada waqooyi meel u ku sheegay buu raali galiyey

    • @cidijaremedia5297
      @cidijaremedia5297 Před 4 lety

      Mayayee snm buu raaligeliyay mamagaca isaaq inlagudhawaaqaa rabtey 30sanaa sidii candhabuurtii afkataagaysaa waaba nalalaayey xamar usbuucii milyanbaadhinta dadku waadhimanaya sabab la.aan

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @@cidijaremedia5297 waar dadkaa dadkoodi baa aasta oo waa lagu samir qaataa ee mee dadkii isaaq meedkood Hargeisa kolab xabaal wadareed baa la soo faqaa markaa li laawi maay

  • @jamachannel424
    @jamachannel424 Před 4 lety +1

    Dagaalku waqooyi kaliya ma ahayn
    Mar dadkaan waa wayn ee sidaas u hadlaya
    Dhalin yarada wan aragnaa say u hadlayeen

    • @abdiadan8691
      @abdiadan8691 Před 4 lety

      Waan intee hadey heen waqooyi?

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 Před 4 lety

      @@abdiadan8691 waqooyi kaliya dhibku kuma dhicin ee gobolo badan buu kudhacay inkasto lasii kala darnaa
      Hadana wixii dhacay masoo noqonayaaan ee horay haloo socdo oo waxa haray hala isla tiiriyo si horumar lohelo aduunkana wax ula qansono

    • @jamachannel424
      @jamachannel424 Před 4 lety

      Waxa ilaa mantay aan meel lagaari la,nahay wax 30 sano kahor ahaa
      Marka faa,iido inoo keeni mayso
      Kasheekayntooda .
      Waayo waa tariikh madow
      Oo ilmaheena niyad jab ku ah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 4 lety

    Ninka labaad Waa Ahbal kulahaa wamadaxweyne qaran😡 ma Xaarmaajo Ayaa Madaxweyne qarana? Iskahadle Dheh

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 Před 4 lety

    Kan goa xun huwan maaha reer somaliland waa ogaadeen irotopia udhashay burcujoga wan aqaanaa caridad kulash isaga magana gelato dawlada somliland siisay

  • @maxamedabukarkarama8724

    Inta reer waqooy ee samaha jcly allaha dhooro inta klana allaha inuu soo tosiyo qalbiyadooda insha allah

    • @axmedcali733
      @axmedcali733 Před 4 lety

      Duco iyo suuldhabaalays kuma soo noqonayso somaliland ee qudhaanjo quuso

    • @maxamedabukarkarama8724
      @maxamedabukarkarama8724 Před 4 lety

      @@axmedcali733 cud dada allaha qalbigaga ka saaro Somali waa mid ha iloowin

  • @saleebaanmaxamuud2770
    @saleebaanmaxamuud2770 Před 3 lety

    Kagamabahanaraligalanaxabadabainotala

  • @cumargodiroo9555
    @cumargodiroo9555 Před 4 lety

    AAMINA INAAD SNMTIHIIN

    • @cumargodiroo9555
      @cumargodiroo9555 Před 4 lety

      Snm
      Maanta waa cadawga umada
      Somaliyeed

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @@cumargodiroo9555 hhhhh dee snm somaliland 6 waxayn dagaan 4 markaa yaa ka soo qaadau ma darood 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mahamedfardows6247
    @mahamedfardows6247 Před 4 lety

    Maqaadanayno wax raaligalin layiraahdo

  • @ridwaanmaxamed974
    @ridwaanmaxamed974 Před 4 lety

    Waa run dirqi buu ku yidhi

    • @amalomar860
      @amalomar860 Před 4 lety

      Marku diqi kuleyay yaa daba taagan oo qasbayay war reerku hadal xuma

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @@amalomar860 ethiopia ayaa khasabtay ileen yadaa u talisee

  • @sooraanyare3672
    @sooraanyare3672 Před 4 lety +1

    Maqaadanyno wligyna ma illaawi doono

  • @mahameddookha5689
    @mahameddookha5689 Před 4 lety +2

    Wali maanan ilawin mana qadaneYn0 rali galinta🤫

  • @hapzahupi1222
    @hapzahupi1222 Před 4 lety

    Jaw wataaa wataaaa xoooluhu

  • @hindaahmed8412
    @hindaahmed8412 Před 4 lety

    war raagin loobahana

  • @barkhadciise5566
    @barkhadciise5566 Před 4 lety

    Raali noqo ma afsomliba nacas

  • @ikrnbcdey8904
    @ikrnbcdey8904 Před 4 lety

    Odagka edab daran micnah midka ugu hore

  • @siciddekisse4618
    @siciddekisse4618 Před 4 lety

    reer woqoyi saad moodeen maaha wax fahma

  • @nuuraxajifaarax9609
    @nuuraxajifaarax9609 Před 4 lety

    Somaliland day beey aheeyed Markaas daaki xaasuuq gaaystey was in maxkaamad LA geeyaay. Waale ba is Jess Jess buu uu hadley

    • @ggggggf7640
      @ggggggf7640 Před 4 lety

      Maxkamada yaa lageynaya maxamed siyaadbare dhimey ale hownaxariisto oo debikiisahadhaafo

    • @axmedzaki9978
      @axmedzaki9978 Před 4 lety

      @@ggggggf7640ilahoow jaxiima ku fagee

  • @rahmajama5307
    @rahmajama5307 Před 4 lety

    Raga qaarbaa dhiig la aan lagu dhalay doqmo iga dhe