JACAYL DHAXAL GALA 8

Sdílet
Vložit

Komentáře • 332

  • @maxamedahmed1126
    @maxamedahmed1126 Před 2 lety +38

    Ilaa maanta waan zugayay wlhi🥺😂 imika anoo iz leh eeg baad zoo galizeen🙏❤
    Hop filmz thanks my team❤🙏

  • @zelma_ahmet
    @zelma_ahmet Před 2 lety +6

    Kelyuhu kuma fadhistan, bal adoontas sa wx lgu sadalinayo ka wrn lcg darted 😓

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Před 2 lety +13

    Qof xalada adag garab kuu ah oo farxadaada kataliyaa wacanaa allaw nasii😭❤️❤️

  • @nassimmustafa9106
    @nassimmustafa9106 Před 2 lety +8

    Fillm lama odhane karo wlhi aad io aad ayaan uga helay heer wxan gaadhay xalqada aan sugi kari waaaYo thnks hunyal sida aad noogu soo gudbisen

  • @samdamaxamed9962
    @samdamaxamed9962 Před 2 lety +5

    Khadar iyo ubax ilhy jacaylkiina hydinla qarabgalo filmkasta hibaaq waa masiibo lugaynaysa

  • @bushraibrahin719
    @bushraibrahin719 Před 2 lety +15

    Uma malaynayo wiil somaliyed oo sidana inu jiro😪💗

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před 2 lety

      Soo daawo qisada uu abwaan jaylaani ka sheekaynayo ee jacaylaka ah

    • @hodanabdilahi4735
      @hodanabdilahi4735 Před 2 lety +1

      @@promahamedaxmed1274 walhi walalo ani aya dawadye inamo fican weya jira alle ha no dayo walhi wn la qiirodaye 😭😭😭😭

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před 2 lety +1

      @@hodanabdilahi4735 allah hanoo kiin daayo haplahayga ♥️♥️♥️

  • @mahadoaden5586
    @mahadoaden5586 Před 2 lety +2

    Macha allah si fican ayey u jilen oubah iyo kadar

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 2 lety +2

    Wow filim hindi wan ka maraana hory usicdaa wall keeb going

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 Před 2 lety +4

    Dhamaantiin hop films horey usocda caafimaad baan idin rajaynayaa

  • @Johncena-cy1gi
    @Johncena-cy1gi Před 2 lety +2

    Filimku meelo xasaasi ah buu maraya marka asxaabta hob films in badan ba ku xidhna marka xalqadaha hore u soo yara duuba ama xalqadaha noo dheereeya

  • @aomalilansomalilan4856
    @aomalilansomalilan4856 Před 2 lety +9

    Film aad buu umacaanyahay noogu soo dhakhsada ciyaalbaan daawisiiyaaye 😂😂

  • @najmaabdi4483
    @najmaabdi4483 Před 2 lety +4

    Wllhi waan ilmeeyay😟😥😥😥Qisadii jaceylkayga isoo xusuusiseen oh💔😥😥😥

  • @nasracllaahi4203
    @nasracllaahi4203 Před 2 lety +4

    Walal qaybta sagalad noogu soo dhaqsada thanks

  • @user-nu1xx9dv9e
    @user-nu1xx9dv9e Před 2 lety +18

    Walayalow jacayl an jirin ban daremay😭💔😂

    • @kingkoosaar7141
      @kingkoosaar7141 Před 2 lety

      Waa lagula qabaa indr

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 Před 2 lety +1

      Wallhi wll Anba jacayl jacyl dareemay 😣
      Ee waxs oo qiiro ah naga daaya yaa ku dhaha
      Jacayl aan jirin ayey nagu dhaliyeen🙄😂

    • @kingkoosaar7141
      @kingkoosaar7141 Před 2 lety

      @@sundusmaxamed8504 indr mar haddii laysku feeling noqdo cid laysku baroor darsado lawaayi maaayo

    • @kingkoosaar7141
      @kingkoosaar7141 Před 2 lety

      @@sundusmaxamed8504 indr mar haddii laysku feeling noqdo cid laysku baroor darsado lawaayi maaayo

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 Před 2 lety +1

      @@kingkoosaar7141
      Hhhhhhhhh😂😁🤣😂😁🤣
      Somaha

  • @barwaqobedriyaapdlahixasan3866

    Wlhi maanta hindi hindi baan soo xasuusanay💯💯🥰🥰 prat9 lasoo dhaqsada Hop films💯💯💯💯💯

  • @bashiirjama8521
    @bashiirjama8521 Před 2 lety +3

    Best filim Tnk you Hob filims wa ka baxsaten from mugdishu guleysta idin leyahay walalyal🥰🙏

  • @clsalaanaxmed2463
    @clsalaanaxmed2463 Před 2 lety +4

    Ku sali Nebiga scw scw scw

  • @clsalaanaxmed2463
    @clsalaanaxmed2463 Před 2 lety +4

    M.a wuu soo dhacay waad mahad santihiin

  • @esraahmed6063
    @esraahmed6063 Před 2 lety +3

    Anuu run uqatayba wlhi qalbiga i horey😓

  • @asiaaragsanjama1066
    @asiaaragsanjama1066 Před 2 lety +11

    Mansha allah
    Wllhi ilaa shalay waan eegayay
    Wlllhy qaybta danbe lasoo dhakhsada insha allah❤❤💯💯💯

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 Před 2 lety +13

    17:24 Axayaa jacayl mantaa jeclahy cadiyabaa igu dhashaay🥺❤

  • @xassanrichman7641
    @xassanrichman7641 Před 2 lety +2

    Abti hamse kalinle wlhi director wayn baa tahay horay usoco sxb

  • @hibomahamed1000
    @hibomahamed1000 Před 2 lety +3

    Nirageed💝💫💯

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 Před 2 lety +24

    Hibaaqey anigo og inay jiliin tahay hadana wllhy waxaan is argay anigu hosta ka habarayaa😂😂🥰

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 Před 2 lety

      Anna hadan ag joogo wan rifi lahaa malaha
      Wallhi farahaa i cuncunayey 😂😁
      Intaas waxan diidayaa dadka is jecel ay Xaasidayso😔

    • @miskimire8415
      @miskimire8415 Před 2 lety

      Ani xitaa😂😂

  • @sharafnagad735
    @sharafnagad735 Před 2 lety +3

    Asc umadaa muslimintaa iyo somalidabaa so part 1 ila 7 waan so dajistey wayo dadkaa inta ugu badan isla markaa maa dawadaan ey xalqadaan 8 lama so dajisaan karo taan wey dhacdey kuwa kaley kadayaa

  • @caseypoqore3788
    @caseypoqore3788 Před 2 lety +5

    Anigu wxan islaha film kan dumrka unba dawdo kaga sohoreya lkn ragba ka buxu oo ornya wan ugu horeyey😂😍

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 Před 2 lety +5

    U baahday hadaad tidhaa naftan kuu bixin lahaa ♥️😰😰😰

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf663 Před 3 měsíci +1

    13:23 the best part. Very caring and romantic

  • @laylaxasan706
    @laylaxasan706 Před 2 lety +3

    Hibaq.saxardiid.habo.filmk.int.ugu.khatarta badn.bad.qadadt

  • @sakariyeahmedherer6210
    @sakariyeahmedherer6210 Před 2 lety +4

    Wlldyow ha la raagina filimka😭😭

  • @neimajemal767
    @neimajemal767 Před 2 lety +3

    Khadar wn ku wataa WlH👍

  • @khalidkhalif194
    @khalidkhalif194 Před 2 lety +2

    manta ayaan soo booqday intii hore soo dawadey lakin waxan ka helay saxibtinimada ridwan iyo khadar👏

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 Před 2 lety +4

    Absolutely inta udanbaysa wa qiiro jabantii jacaylada 💓😋

  • @qolqol_joog3528
    @qolqol_joog3528 Před rokem +2

    Team hob films aad ban idin Salaamay dhamantiinba inanta iyo inanka hala isku doono hadii ay macquul tahay

  • @cabdilaahicabdiraxman6018

    M,sha allah astur kama dhacdo inantu

  • @amiirawarsameahmeth2862
    @amiirawarsameahmeth2862 Před 2 lety +2

    Aniga dhan JeceL JeceL daremyyy😭😭😂 khadrow Love wlhoi Ani igu wacneed😭😂😂😂❤😂

  • @nimciishnalka2775
    @nimciishnalka2775 Před 2 lety +6

    Alla jaceyl baan dareemayaa sideed nayesheen🥺😰💔

    • @ruweydomohamed372
      @ruweydomohamed372 Před 2 lety

      Haa wllhi hda marki ugu danbese jawi jawi ayuu ahaa somha😝🤣 qofyahey cdi iska dhig jiliin lee wye🤣

  • @user-rx7qq7le9c
    @user-rx7qq7le9c Před 2 lety +3

    Khadar naxariistii oo qof ah waaye

  • @raanarunkudhigley6865
    @raanarunkudhigley6865 Před 2 lety +3

    best film weye laso dhakhsada plz

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Před 2 lety +10

    Ooooh anigygi jcyl jcyl dareemoya😍🥺🫀Yaa ila mida part 9 nogu so dadajiya

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Před 2 lety +3

    runti filimku aad bu u macan yhy lkn mid no sameeya pls ha nagus o rajainina 🙏🏻

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 Před 2 lety +4

    Wad lso dahdeen wll mr walipa searching bn dhahyay😔

  • @yacqubmohamet2020
    @yacqubmohamet2020 Před 2 lety +6

    😲😲❤ today is the best episode 🙏 good support

  • @abdilahidangarad1346
    @abdilahidangarad1346 Před 2 lety +8

    Oxygen tan buuraha ina mooge lala korayaa waxay 😅

  • @qaalixasan3359
    @qaalixasan3359 Před 2 lety +3

    Qeybihii kale. Aawey ani wn cusbahy mana.arkoyo qey ti ilabilowgii

  • @zushsikatun4532
    @zushsikatun4532 Před 2 lety +4

    I liked how's he caring her even cunto siinta io feeling kaba oh ma so kobi karee good acting guyz 🥰❤🙏

  • @suadbashir2509
    @suadbashir2509 Před 2 lety +2

    Waaaw perfekt Film 🤩

  • @akramman5195
    @akramman5195 Před 2 lety +3

    we need more this film

  • @crisaaqcade4200
    @crisaaqcade4200 Před 2 lety +2

    Walahi Kan Uu Film Dhafay Keep Going Hob Films

  • @aqanimaxamedofficial1308
    @aqanimaxamedofficial1308 Před 2 lety +21

    Zʜɪᴘᴀʏᴀʟ xᴀʟǫᴀᴅᴀ 9ᴀᴀᴅ ʜᴅᴜ ɪʟᴀʜᴀʏ ʏɪᴅʜᴀ ɴᴏɢᴜsᴏ ᴅʜᴀᴋʜ sᴀᴅᴀ ɪ.ᴀ ❤️

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 Před 2 lety +3

    Khadar actor inu kuzo baxayo horay maydaan u tijaabin miya intad kuwo an uqalmin udhiibi jirten boska m.a actor buuxa tahy nolow wll

  • @apdifatahahmeth354
    @apdifatahahmeth354 Před 2 lety +2

    Fɪʀsᴛ ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛ🥀

  • @abdifatahgentleman8421
    @abdifatahgentleman8421 Před 2 lety +2

    Wansugyny inbadan thnkz hob films

  • @suhayppaazhe7426
    @suhayppaazhe7426 Před 2 lety +4

    Wad LA ragten qaybtan🥰😍🤩😘😛😜

  • @xamdakhaliif6986
    @xamdakhaliif6986 Před 2 lety +3

    Niyow labadodaba jilinkoda kahelay

  • @abtidoon3606
    @abtidoon3606 Před 2 lety +2

    yaaa film beatifulll

  • @hudahupi5276
    @hudahupi5276 Před 2 lety +8

    Qᴏᴠᴋɪɪɪ ᴜɢᴜ ʜᴏʀʏʏʏ ᴇᴇᴇ ᴅᴀᴡᴀᴅᴀʜ ᴋEᴘ ɢᴏɪɴ ʜᴏᴘ ғɪʟɪᴍs❤️💯

  • @hamdatimiro8890
    @hamdatimiro8890 Před 2 lety +1

    Ax yaa jacayl filin iyo badh weye walhi💓🙏

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 2 lety +4

    Waan sugayey team hob mahadsnidin❤😊🙏

  • @apiitohofficialchannel1923

    WaaD La RaaaGTeeeN QaYpTaNe Deee HoRe u Sooo GaLiYa zhpaYaaaaaL✋❤

  • @ikraanibraahim7160
    @ikraanibraahim7160 Před 2 lety +1

    Maamta filmka lagama shekayn karo another level😍😍😥

  • @finadgounje4818
    @finadgounje4818 Před 2 lety +1

    Waa film xasaasiyad leh walleev♥️💯🤣🤣 waa wax la daawadob

  • @raxmarada8214
    @raxmarada8214 Před 2 lety +12

    𝗪𝗮𝗻 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗮 𝗾𝗼𝗳 💗𝘄𝗹𝗹𝗮𝘆𝗮𝗹 𝗮𝗹𝗹𝗲 𝗵𝗮𝘆𝗱𝗶𝗻 𝘅𝗮𝗳𝗶𝗱𝗼 😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️

  • @quenbintucaref4708
    @quenbintucaref4708 Před 2 lety +5

    wlhi wa fantastic Acting wu igu socdaaaa😆❤️

  • @amaalmuxumed5335
    @amaalmuxumed5335 Před 2 lety +2

    Hop filims keep going

  • @user-dc3or8ge6k
    @user-dc3or8ge6k Před 2 lety +5

    Waxn ismodayay inaan ugu horeeyo lkn waaba leygaga soo horeeyay kk😂❤

  • @gamerhanad3286
    @gamerhanad3286 Před 2 lety +2

    Laf dhabarta hob films khadar

  • @zahraibrahim5779
    @zahraibrahim5779 Před 2 lety +3

    Jaaah mnta waa naga dhisteen 🥺❤️

  • @ismahancabdi26
    @ismahancabdi26 Před 2 lety +1

    Ubax iyo khadar waan idin wataa wlhi 🥰

  • @sakariyeyare879
    @sakariyeyare879 Před 2 lety +2

    Masha allh

  • @adnayusuf3260
    @adnayusuf3260 Před 2 lety +3

    ❤🥰💯 qofkii u horeyey abn nqdee wlala lasoo dhakhsa xiisa no haya wxe

  • @maxamedaxmed4211
    @maxamedaxmed4211 Před 2 lety +2

    Best film

  • @mamaloveu5795
    @mamaloveu5795 Před 2 lety

    Waw anagaa ugu horeeya

  • @amiitsomali8683
    @amiitsomali8683 Před 2 lety +2

    Qoftaa camanka buushka ah in taxaan weeye mid inay dhab ugu sanaysaan kaba qayaa 🤩🤩🤣

  • @princessamaaal409
    @princessamaaal409 Před 2 lety +1

    Oooow an manta u horeeyayay

  • @najmahazzan311
    @najmahazzan311 Před 2 lety +1

    waan ilmeeyey wlhi Allow qof Sidaa No jecel Na sii♥️😭🙏

  • @hibboidiris83
    @hibboidiris83 Před 2 lety +2

    Jecayl dhamays tiran woooooow 💯💯💯😭🥺🥺🥺🥺

  • @cabdiraxmaanreyiofficial6157

    dadajiya wll qalcada9 isha allah

  • @marwasaleban2434
    @marwasaleban2434 Před 2 lety +1

    Wllo plz and plz lasoo dhakhso part 9 meel mcn wlhi ayay maraysay 😪😅😅💖Hob fims keep going 💖💖

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 Před 2 lety +2

    Ubax io khadar🥺

  • @khadarcali8793
    @khadarcali8793 Před 2 lety

    Comments kii ugu horeeyey ahayna hob films go forward

  • @alxamcabdi6125
    @alxamcabdi6125 Před 2 lety

    wwwwwww jecel dhemestiran parti 10 nosogaliya

  • @faadumofaysal8057
    @faadumofaysal8057 Před 2 lety +1

    Axyaa jacayl ❤🥰

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 Před 2 lety +1

    Cajiib cajiib filinkan inaba caadi maaah

  • @rahmamuuse5556
    @rahmamuuse5556 Před 2 lety +2

    Ilaa maanta part eight khadkaba ugu jiray lakin waad laragysaane iskudaya inaad dadajisaan kep going my team

  • @user-ml6zm9qd9n
    @user-ml6zm9qd9n Před 2 lety +2

    I can't wait part 9 🥺🥺😪

  • @sumayaabdirahman1533
    @sumayaabdirahman1533 Před 2 lety +2

    💏💘💘💘💘💘😓😓😓😓😓

  • @fardusmusesaqadhi7743
    @fardusmusesaqadhi7743 Před 2 lety +1

    Wiilkaygaaa khadar waa romantic

  • @sumayaabdurahman9901
    @sumayaabdurahman9901 Před 2 lety +2

    𝙋𝙖𝙧𝙩 9 𝙠𝙪𝙯𝙤𝙤 𝙙𝙝𝙖𝙠𝙝𝙨𝙖𝙙𝙖 𝙥𝙡𝙯 𝙛𝙡𝙞𝙢 𝙞𝙮𝙤 𝙗𝙖𝙧

  • @samiirmaxamed1884
    @samiirmaxamed1884 Před 2 lety +1

    Keep going hop films

  • @Mukhtaarinadalal
    @Mukhtaarinadalal Před 2 lety +1

    Kan film lama odhan karo 🥰✨🤟

  • @asmaishqi3897
    @asmaishqi3897 Před 2 lety +3

    Keep giong wllday🥰🥰🥰

  • @nicmamuxammad8686
    @nicmamuxammad8686 Před 2 lety +2

    Laa soo dhakhsadaa soo daaya

  • @aymanbiqyri1550
    @aymanbiqyri1550 Před 2 lety +1

    Ana u horeyo🤞

  • @nataashailkacaz8957
    @nataashailkacaz8957 Před 2 lety +6

    Naa ubaxeey kali ma ku badalnaa kofeeer hay xayeysiisne🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ruweydomohamed372
      @ruweydomohamed372 Před 2 lety

      🤣🤣🤣 ani hibaq hosta ka habara wllhi balyada araga xun😂

    • @nataashailkacaz8957
      @nataashailkacaz8957 Před 2 lety

      Filin an dawado khayinkan ugu necbahay hibaaq da Qanjaha wayna wn nacay

  • @nuurasahardid8793
    @nuurasahardid8793 Před 2 lety +1

    Really love

  • @faizanouraali179
    @faizanouraali179 Před 2 lety +3

    Mnshaaallah hob films go forword wll

  • @ridwaneta2128
    @ridwaneta2128 Před 2 lety +2

    Anaa Ugu Horeeya Yeah😂Like Isaar

  • @mmcjawann3013
    @mmcjawann3013 Před 2 lety +14

    First person

  • @sukhramohamed689
    @sukhramohamed689 Před 2 lety

    Waad ayrasan sobadiiya