DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/1aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Komentáře • 240

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr Před 10 měsíci +9

    Aniga maaanta kasojedo hawd oodweyn, maqabo ina cirro ladorto as president of Somaliland.. Lets give our vote to Professor Ahmed Samatar as our President & wallahi if Galaydh waa alive, anigo nin isaaq he would earned my vote.. Somaliland isaaq mahan adeeryal.. one big love ❤

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před 10 měsíci +16

    Anigoo ah Somalilander M/Jeex waxa ii muuqata in Ahmed Ismail Samater aqoonyahanimadiisu ay ay tahay mid ay ku jirto shakhsinimo faham u leh xaaladaha ka taagan Somaliland . Haddii aan joogo Somaliland waqti doorasho waxa iga go'an in Hillaac u codeeyo وبالله التوفيق

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 10 měsíci

      Dantaa kugu toshay 😂😂😂

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 Před 10 měsíci

      @@batulasmail8261 Naag waalaney codka qofka bixinaya cidi ma khasabto Somaliland , Talyaani Rome jooga sidee loo khasbikara

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 Před 10 měsíci

      @@batulasmail8261 Odayga garnaqsi iyo cabashaba arrintiisu way tahay in loo garaabana waa raganimo adigase naag yara fudud way iska dhuranta huunno inadr

  • @mohamedamein4525
    @mohamedamein4525 Před 10 měsíci +6

    Tallo: Shaqsi
    Asc Prof Runtii waxa kaa Muuqata Dal iyo Dad Jacayl Sida ka muuqata Doodaada iyo Habka Aad Su'aalaha uga Jawabaysid
    Taas waan kugu Amaanayaa oon kugu Bogaadinayaa 💯
    Hadaba Prof Hadalkaaga waxa Dhageysanaya Dhamaan Shacabka Somaliland oo is isugu jira Fahanta Luqada Englishka iyo in wax ku fahmi karta Luuqada Af-Soomaaliga kaliya
    Markaa Prof Doodaadu waxay kuu soo jiidaysaa Shacbiyad iyo Taageero badan Hadii Aad Xooga Saarto ku hadalka ama Adeegsiga Luuqada Af-Soomaaliga inta badan si ay kuu fahanto islanta ama inanka Xoolaha la jooga insha Allah
    Waxan Rajaynayaa in Aad Talladaasi ay ku soo Gaadhi doonto ood iga qaadan doontid Insha Allah
    Mahadsanid Prof Ahmed Ismail Samater

  • @lamandhbbf3639
    @lamandhbbf3639 Před 10 měsíci +3

    We need Prof Samatar, particularly at a time like this Muse, Cirro and Faysal and all the old timers have failed, Somaliland needs change and I think he can be the man ilaahay hakula garab galo oo xaasidiinta qabiileysan ha kaa qabto ilaahay, From Burco codkayga waad haysaa ❤

  • @dakar5281
    @dakar5281 Před 10 měsíci +4

    Chairman Mohamed Abdi Sheikh is a person who understands his work

  • @somalilandnew
    @somalilandnew Před 10 měsíci +3

    Good job mr goolcade! You hit the nail on his head!❤

  • @hamseabdi6122
    @hamseabdi6122 Před 10 měsíci +1

    Prof ahmed.sifican ayu u hadlaya.from Awdal state guul Guul insha allah

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 Před 10 měsíci +10

    What a inteligental man prof samatar cimriga iyo caafimaadka allaha kuu dheereyo😊❤🎉

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Před 10 měsíci

      Dantaa Ku toshay

    • @Dalkiiuhiiliye
      @Dalkiiuhiiliye Před 9 měsíci

      Iska naso adeer somaliland waligaa madaxwayne ka noqon mayside rajana kama lihid

  • @aboutafrica5830
    @aboutafrica5830 Před 10 měsíci +1

    Geesiyad qarandhe Dr Sucaad guulayso inta guuli jirto ❤

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 Před 10 měsíci +7

    Long life somalia 🇸🇴 somalia 🇸🇴 somalia 🇸🇴
    Midnimo iyo walaa tinimo

    • @leabantwin7480
      @leabantwin7480 Před 10 měsíci

      midnimo iyo walaal nimo iyo dawlad la aqoonsanyahay

    • @ailover5719
      @ailover5719 Před 10 měsíci

      Somalia is part of great ethiopia🇪🇹

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 10 měsíci

    Toos baad Cadawgaaga ugu jabtay mar haddaad Walaalahaa Cadaw ka dhigatay

  • @Aarkalaasgeel
    @Aarkalaasgeel Před 10 měsíci +11

    Ilaahey dartiii iga bixi kirada waxan ahey nin curyaan ah oo saaxibi ciyaal ah ilaahey dartiii igu caawiya 😢😢😢😢

    • @Osman-vs7mw
      @Osman-vs7mw Před 10 měsíci +1

      Numberka

    • @barodiintaada1714
      @barodiintaada1714 Před 10 měsíci +1

      Nabarkaaga sooqor

    • @mohamedhassan-jl4zk
      @mohamedhassan-jl4zk Před 10 měsíci +1

      Wll alle haka qaado culaska aduun ku saaran waxn codsanaya ina MMTV warbixinta so gudbiso adna number no so qor inshallaha wad ka bixi dhibkasta lkn sabir ogow

    • @Aarkalaasgeel
      @Aarkalaasgeel Před 10 měsíci +1

      @@mohamedhassan-jl4zk zxp labarku halkan kusoo qormiyaaye lkn iskuday inaad fahantid waxan kusoo qorayaa somaliye furuhu waa somaliya labarku wuxuu kabilaamayaa sigis tirii. Foor sigis nayn saban sigis siro foor waakas wllo

    • @Aarkalaasgeel
      @Aarkalaasgeel Před 10 měsíci +1

      @@Osman-vs7mw wllo labarkeygu waa somaliya furuhu waa ka somaliya sigis tirii foor sigis nayn saban sigis sirow foor wakas labarku wan kugu sooqorey somali isku day inaad fahantid

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 10 měsíci

    Hadii lays xisaabiyo degaano badan oo la hafraayo oo dulman ayaa xaqooda heli lahaa! Waxay la yidhi wax badso wax waa ayaa laga qaadaa! Intaa waxa ka horeysa bal horta aynu wadanka waa lasoo weeraree aynu difaacno xuduudahana soo xidhno. Guul iyo gobanimo Somaliland ❤

  • @HamzemuktarAden
    @HamzemuktarAden Před 10 měsíci +2

    Aad ayaan usalaamayaa pro axmed iyo wariye maxamed illegal. runtiii maanta soomaliland Cid kaga haboon pro samatar inuu madaxwayne kanoqdo majirto marka la eego xaalada lagu jiro guul ayaan urajaynayaa insha allah

  • @lamandhbbf3639
    @lamandhbbf3639 Před 10 měsíci +2

    Codkayga waad haysaa hadaan ayay nin reer Burco guul prof

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 Před 10 měsíci +5

    Jucbur languages 50% somali 50% english.
    Dadka aad lahadlaysaa ma somaliba mise waa scottesh walesh iresh iyo british.

    • @Assad98
      @Assad98 Před 10 měsíci

      Walal ma ila aragtay aqooyahan soamliyedd 😂😂

  • @maxamedsheikh1183
    @maxamedsheikh1183 Před 10 měsíci +2

    Pro. Samatar
    Hanti qaran weeye

  • @leeGedleh
    @leeGedleh Před 10 měsíci +2

    The art of talking a whole lot but saying nothing of any significance has been perfected by the eccentric professor…let the talkers keep on talking empty colorful talk, while the doers get things done inshallah.
    Khaatumo State of Somalia 🇸🇴

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 10 měsíci +7

    30 ayuu doonayay in uu Somaliland Dumiyo. Maantuu arkayaa fursadaa laakiin haduu sidaa sameeyo wuu ku dhiman doonaa. Somaliland maanta difaac bay u baahantay. Muxuu Macalinku ku darsaday Somaliland??? Qaran imi, Qaranimo. Midnimo, Midnimo.

    • @ailover5719
      @ailover5719 Před 10 měsíci

      Muse bixi ba somaliland dumiyay

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment Před 9 měsíci

    Siyaasadii gudaha iyo dibada sakhraamaa loo dhiibay iyo dhiigyacab aan Madaxnimo u qalmin oo wadanka Somaliland neceeb ku’kala’abuuraya iyo kala’tafaraaruq shicibka sidii Afwayne oo kale aan dan kaleheem wadanka sida kuwan 😢! Waa hadaan daacan u’hadlayno walahi ama wadankan Somaliland waxay’noqon sida koonfurta Somaliya oo kale 😢 ilaahay qalbiga Somali oo’idil xaqqa somalinimo iyo walaltinimada hana’tuso yarab 🤲🏼 Ilaahow Somaliland iyo Somaliya iyo Jabuuti iyo NFD iyo SomaliGalbeed ilaahow cadowgooda dhulka afka ugali ee kudhex’jira isku’dirka kawada ilaahow iyaga ku’celi kuwa u adeegana ilaahow soo hanuuni yarab 🤲🏼 😢😢

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před 10 měsíci +1

    Jah yaa idinkaga keenay inaad qadarisaan
    Thanks Daraawiish.

    • @ailover5719
      @ailover5719 Před 10 měsíci +1

      Barorwish maxay samayn. Waba lawasay maxa la qadiarya wa musharax Sida musharxinta kale soo rac barorwish wa lagu wasya adoono

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 10 měsíci +1

    ❤ Prof. Ahmed Ismail Samater ❤ Hanti Qaran Somaliland Gaar U leeyahay ❤ Noolow Abtiyo ❤.

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk Před 10 měsíci +1

    Maxamed Ilig I love you

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 10 měsíci +1

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤ Hilaac Party 2024❤

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 Před 10 měsíci

    Gudoomiyaha mm tv maxamed cabdi sheekh Hore usoco
    Walal adiyo teamkagb❤

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook Před 10 měsíci

    You got my vote professor 💚🤍❤️

  • @jamaalabdi8406
    @jamaalabdi8406 Před 10 měsíci +2

    sacaad carmiye qof aqli usaaxiiba walaahi thank you point iga aad ka hadashay waa qodob mihiim ah waw

    • @aboutafrica5830
      @aboutafrica5830 Před 10 měsíci

      Sucaad waa Aqoon iyo Aqli waa hibo iyo deeq Ilaahay udhaliyey Somaliland guulayso dhe inta guuli jirto.

  • @ssm555
    @ssm555 Před 10 měsíci +1

    "Time isn't the main thing. It's the only thing. " Time waits for no one. Somaliland is a death dream. Just look at its leadership for the last thirty years.
    Sultan Saeed Mogadishu 🇸🇴

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 Před 10 měsíci

      Somaliland is control of its affairs . Not like Somalia where they live under boots of soldiers of other countries . Somalia partly under A-Shabaab terrorists and partly under shoes of Amisom soldiers as well as shoes of soldiers from neighboring countries. Woman needy woman of Somalia go for cheap soliciting to Amisom soldiers at Halane base . Dirty business .

    • @lamandhbbf3639
      @lamandhbbf3639 Před 10 měsíci

      And Somalia has exceptional leadership hence why it’s been a failed state for the last 30 years locked in perpetual conflicts. Focus on Somalia, we here in Somaliland have enough intellectuals and politicians to take care of our problems we don’t need failed state Zoomalia.

  • @aqoonyahan4059
    @aqoonyahan4059 Před 10 měsíci

    suaashaa ugu danbaysay waata ugu muhiimsan

  • @farahabdi2205
    @farahabdi2205 Před 10 měsíci +1

    Maansha allaah booynti mihiima ayay kahadashay sucaad 40:50 40:50

    • @SomfilmsFHD
      @SomfilmsFHD Před 10 měsíci

      Waa luuqadda HEEGO kolka la yidhaa dalka idinka cunay, ayay meel kale u yaacaan.

    • @adoursouldan5757
      @adoursouldan5757 Před 10 měsíci

      Waa meesha cadaalad ma taalo nin walba gobolkiisa.

  • @Qarandhise
    @Qarandhise Před 10 měsíci +1

    Pro.markuu qabyaalada ku biirtay ayaa ka niyad jabay samtarow

  • @bashirkhairdon2294
    @bashirkhairdon2294 Před 10 měsíci +1

    Samatar waxaa u baahan reer somaliland oo dhan laga bilaabo lowyacada ilaa xadka inoo dhexeeye somaliya waa inaan ka baxnaa reerka una jeesnaa ayaa reer somaliland ah dalkana aan wada dhisano wanna ninkii dhisi somaliland waayo maaha nin baahan mana ah reer jecel waana nin buuxa cilmi iyo caqliba markaasi aan iskugu takno dhamaan teen haduu eebe idmo insha allahu

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 Před 10 měsíci

    Melkastaa wa iskumid dhinacaa dhaqalaha ee taas qofsababey malaha wa aduunkaa oo dhaan ee ilahey reer somaliland qalbigodaa haiskuwanajiyo.Ameen Ameen Ameen

  • @qasimboobe1049
    @qasimboobe1049 Před 10 měsíci +1

    mashan mahan dawlad waqabiil layirahdo isaaq manoqonkaran dawlad

    • @ailover5719
      @ailover5719 Před 10 měsíci

      Isaaq ha ku waso langabo isaaq waad aragta sido dawlad iyo dhul wuu dhistay adeey na tuuladad bila laami tahay 😂😂

  • @mazlahmiraj9451
    @mazlahmiraj9451 Před 10 měsíci +3

    Axmed ismaciil samatar madax weynaha musdaqbalka somaliland 🦁

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Před 10 měsíci

    Dr sucaad ban la qabaa walhy 30kaa sano sool, awdal ayaa ka faaiiday haddi laga tegi waayo gebilay ba so raacda........maanta wanu ka shalynaynaa imaanu sool dhisanay halkii sanaag iyo togdheer laga dhisi lahaa

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 Před 10 měsíci +1

    Hantidaadiiba dal shisheeyey taalaaye dalkan aad aan maamulo leedahay waxba hanti kumaad darsan xataa sandaqad cashuur laga qaado kumaad soo kordhin shakhsiyan wasiir baylaaba dalkan wuu maalgashaday oo hantiduu borama gabiley hargaysa gashaday cashuur iyo shaqaalaba laga faaiiday proffesor ha lagu aaminee lacagta aad USA ku aamintay dalkaaga gali kadib wax naga doon

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Před 10 měsíci +2

    ❤💚✅👍⭐️😀

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 Před 10 měsíci

    Meeshan la dooyaystay ee barnaamijku ka Baxayaa ma beoramaa???

  • @oamaer
    @oamaer Před 10 měsíci

    You need to understand that only a united Somalia, with contributions from all tribes, can create a nation, not only Isaaqland.

    • @ailover5719
      @ailover5719 Před 10 měsíci

      How is Somalia? I think you mean Somalia is part of grean ethiopia🇪🇹 yeah we know

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 10 měsíci

    Axmedow macalinka ahaw

  • @husenmiad732
    @husenmiad732 Před 10 měsíci

    Samatar af xuada ka daaaya qadiyada iska ilaaliya samaroon waa beel wayn waxaa u ka fikir ayaa mutaqblka somlind guul samatar

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 Před 10 měsíci

    Tvgan mm
    Mm waxay
    U tagan tahay
    MORGAN IYO MASLAX
    FAQASHTA AYAA LEH

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před 10 měsíci

    Sucaad Carmiye aqoon yahanad caqli badan 👏💯

    • @sunnibarre33
      @sunnibarre33 Před 10 měsíci

      Wa islaan wareeersan waayo soo naagti laheyd maahan nin ajanabi ah ayaa I qaba

    • @asawirbukhari5130
      @asawirbukhari5130 Před 10 měsíci

      GEESIYAD GEESI DHALAY HORE U SOCO ❤❤❤

    • @aboutafrica5830
      @aboutafrica5830 Před 10 měsíci

      @@sunnibarre33 waar waxaadtahay dameer dameer dhalaye adiga oo kale maaha ka Sucaad wax, kasheega Moor yaan ilaa mooryaan.

    • @aboutafrica5830
      @aboutafrica5830 Před 10 měsíci

      @@asawirbukhari5130 haa waa geesiyad qaran Sucaad carmiye ha gujlaysato inta guuli jirto. Aamiin aamiin aamiin.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 10 měsíci

    Dumarku WA sax

  • @sunnibarre33
    @sunnibarre33 Před 10 měsíci

    Ilig wa nin wanaagsan sharaf ka muuqato

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY Před 10 měsíci +1

    Waxani tv maaha codka miyaa naga iibinaysaan dalaca dee

    • @abdikarimabdi9674
      @abdikarimabdi9674 Před 10 měsíci

      Adiga Ka dawanaya 3310 ayd dadka caayaysa ama telefan fican gado ama khadka isticmalkisa iska dhaaf 😂😂

    • @SOMALIBADBOY
      @SOMALIBADBOY Před 10 měsíci

      @@abdikarimabdi9674 inaadeer codka ma adaa qaabilsanaa waadigii dib ka dheereeyee😂😂

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Před 10 měsíci

    Waa dameer kani

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Před 10 měsíci

    Axmed ismaciil waan u hanweynaa waana siyaasi bisil mufakarna ah caalamka waxbadan ka og lkn waxaan ja xumahay inuu reer dabada galiyo

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 Před 10 měsíci

    Qof walba marku wax doonayo Wa wanagsan yahay waxana Iska dhigaya Midka dadka ugu wanagsan lkn marku dantiiisa helo ma ahan kii wanagsana ma aha kii wax balan qaday “ Somali dadka wawen Uma arko inay Somali odhan wax usoo wadan an ka ahan in ay dadka isku diraan isku Dilan anigu waxa qaba dalka Somalia odhan waxa bedeli karaa in yihiiin dhalin yaro wax isku fahaney sidii hada m’axa lasku dilaya lascanod lkn ilaa hada garan mayo sababta dadka walal abtiga ehelka ah laygu dhamaynayo dadka isku diraya dhamantot ciyalkoodi kuma jiran waxay gesten wadamo ami ah waxay helan wax barasho wanagsan , halka bedelkeda ay isku dilayaan dhalin yaro bahida looga fa idaysanayo anigu waxa qaba hadii Ila dhalin yar Ada Somalia isku tashanayso inaa cid kale u maqnan .

  • @FadumoAdan-lc8sf
    @FadumoAdan-lc8sf Před 10 měsíci +2

    Isaqaw madaxtoyada so warejiya wixi kalo laga wada hadla waa shimbitayalow heesa markena an dhuuqne hadikale nagu kala wada dee😂

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 9 měsíci

    Gabadhii hadshay ee sheegtay in Dalka uu colad iyo Cadow badan leeyahay,waxaan maxaa Abuurey 17 Sano dad ladilayay, haldoorkoodi lashirqolay tarxil iyo heeyb sooc kadhacay markii eey loo tori layahay dhagactuur madafic loogu badalay Gabadhasi haka jawabto.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 10 měsíci

    Axmed WA nin nasiib leh

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Před 10 měsíci

    Sucaad carmiye the best one

  • @infinitybsceth9164
    @infinitybsceth9164 Před 10 měsíci

    Samatar waxaan islahaa waa aqoonyahan waayo arag ah laakiin qabyaalad buu kumeereestay yaa ucodeen baan is iri dadkiiba wuu isku diraye inkastoo uu hada suaalaha sifiican uga jawaabay

  • @mubarakabdirahman6037
    @mubarakabdirahman6037 Před 10 měsíci

    Haduuna sanaag iyo saaxil iyo sool tagin xaguu tagay talow ??????????

  • @daacadable
    @daacadable Před 10 měsíci

    MM TV should not provide an easy platform for opportunistic leaders. The public sphere should not be dominated by the same individuals consistently. We must debate openly with the professor and critically question why he chose to part ways with Kulmiye. Did Kulmiye fail him, or did he fail the party? The professor traversed six regions, endorsing M. Bihi as a great leader, only to abruptly leave Kulmiye without offering any justifiable explanation. We need to scrutinize such actions and hold leaders accountable for their decisions. We extended the benefit of the doubt to you, Mr. Professor, and elected the man you endorsed in good faith. However, we must engage in critical debate and scrutiny before we can afford to grant you any more chances. Mr Ilik, we love you, but our love is not without condition!

    • @lamandhbbf3639
      @lamandhbbf3639 Před 10 měsíci

      Yes he endorsed Kulmiye as it was the party that invited him and he later went onto write the Manifesto to which Muse Bihi abandoned and consequently he abandoned Kulmiye, he’s not of the same ilk or crop of Muse, Cirro and Faysal he far more intelligent then those local minded charlatans and I hor inshalah he wins and Somaliland doesn’t need more of the same we don’t need Kulmiye or Wadani aka New Kulmiye, we need root and branch reform we need change and i truly believe he encapsulates that

    • @timowayne6993
      @timowayne6993 Před 10 měsíci +1

      Wll Cirro and Faysal used to receive social benefits in Finland. They have no work experience. And Muse Bihi is a former soldier with no real education. In Scandinavia if you want to work as a cleaner you have to provide your cv describing your education and previous work experience. But fortunately we have thousands of highly qualified Somalilanders in Europe who can rebuild our country. We have to start making progress and compet with our neighboring countries. Always set your standards high brother.

    • @daacadable
      @daacadable Před 10 měsíci

      I concur with many of your points. While Professor Ahmed possesses a commendable educational background, his leadership skills and political acumen leave much to be desired. Integral to effective leadership is a person's integrity, with the foremost principle being the ability to speak the truth and acknowledge one's mistakes. Unfortunately, we have yet to hear a single explanation from the professor regarding his departure from Kulmiye. The reluctance to divulge this information raises questions about his transparency, possibly driven by a fear of jeopardizing support from M Bihi. @@lamandhbbf3639

  • @mohamedyacinhersi3053
    @mohamedyacinhersi3053 Před 10 měsíci

    Prof Ahmed ismail samatar wabax lagama qaban karo ader

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 Před 10 měsíci

    Reer Horseed Iyo Reer Hilaacba Sibay U Ciilanyihiin Siday Wax U Jiraan ?

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 Před 10 měsíci

    Good question weeye gobolka salal xaqiisi wa la duudsiyey.hambalyo mmtv.

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 Před 10 měsíci

    Aragtidayda :
    Ahmed Ismail waxaad modaa inuu mayor Borama ah u tartamaayo. Fikirkiisu aad buu uga hooseeyaa heer qaran.
    Fikir hogaamiye qaran iyo wax u dhaw kama muuqdo.
    Waxaan aad uga naxay markuu Borame ka lahaa (2nd class citizen) ha qaadanina oo aan meesha oollin.

    • @aabaayaabayruntii5559
      @aabaayaabayruntii5559 Před 10 měsíci

      Dadka xaaladii Boorame ee kacsanayd dejiyey kow ayuu ka yahay waa na siyaasad inuu dadkiisa la dareen noqdo hadana tuso inay qaranimo qiimo ku leeyihiin isaaq nacaybna aanay ku dumin masiirkooda.

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 Před 10 měsíci +1

    Sucaad iyo inta ag fadhida waa geesiyado

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 10 měsíci

    Saxbad tahay

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 2 měsíci

    waxaba duulada laascaanood lama maqna

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 10 měsíci

    Axmed WA dacad

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Před 10 měsíci +2

    Wa dood raqiis ah

  • @ilyaaswarsame6783
    @ilyaaswarsame6783 Před 10 měsíci +1

    Dalka horusocod looma rabo ee iskada maanta malin ahayn bay kutabiyee

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 Před 10 měsíci

    Runtii kan pro isku shegaya waa qof madhan bal eega wu mana sheganayaye

  • @abdirahmanismail9636
    @abdirahmanismail9636 Před 10 měsíci

    MM tv
    Waa tv. 10 Simi Card galaan
    Oo maalin ba QOLO isticmaasho
    LAAKIIN maanta ayuu QOORTA kula
    Jira. QOOLKII. Lagu DEL DELI lahaaa
    Adiga NOOCAA. Aad marba UMADA
    soo hor FADHIISINAYSAA toona
    SOMALILAND. Ma BURBURIN karaan
    LAXAYEEEEY

    • @salmanhassan1644
      @salmanhassan1644 Před 10 měsíci +1

      Xiniinyaha aad ku waxyeeleynayso mm somali tv miyad soo xadeysaa 😂

  • @ahmedmohamoud5715
    @ahmedmohamoud5715 Před 10 měsíci

    KADAABAD, KADAABAD, KADABAAD ! REER AWDAL IYAGAA DHISTAY DHULKAADA .

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Před 10 měsíci

    That's mom talls true things ❤

  • @sunnibarre33
    @sunnibarre33 Před 10 měsíci

    Ahmed Ismael samatar waa nin bartay juqurqqafi ee siyaasad ma baran ee re boroma ah maba hugaamin karo dhulka isaaqa wa dad jiran

  • @aliguled2713
    @aliguled2713 Před 10 měsíci

    Nidaamkaas waa dhintay janaazada haloo diyaariyo xaqiiqo waaye taas rumayso ama ha rumaysan

  • @marshal1542
    @marshal1542 Před 10 měsíci

    First 1😂

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 Před 10 měsíci

    Waxaan u jeedaa in aad meel cidla ah ku soo dhici doonto. Sababtuna Waa sidaan in ay Somali weey ay bilaban doonto mar dhow. Waad qasaartey

  • @mohammedhalsomali387
    @mohammedhalsomali387 Před 10 měsíci

    Professor ka wakhti yaa lagu lumin waxba idiin ma hayo

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 10 měsíci

    Qurbha jaray qaybta goaysa

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Před 10 měsíci +1

    Uu siyasadeynaya 😂😂😂

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 10 měsíci

    Axmed Hargeisa WA bila biyo Ka waran 80 sano ayey bila boyo tahay hargeysi Wana la wada degna yahay

  • @libanalifarah7246
    @libanalifarah7246 Před 10 měsíci

    tvgan waxa in badan dhaamaa inta badan warbaahinta somalida oo qaarkood reeraha ku meeraystaan iyo inay hablaha cayaaan sida horyaal24 tv

  • @guleedahmed2461
    @guleedahmed2461 Před 10 měsíci

    Bilowgii waxaa Somaliland badbaadiyay reer Borama, maantana Hilaacba kasoo muuqday Borama. Prof dhexda uxidho Somaliland midaynteeda. Waliba tolimadu waa waajib Diini ah

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Před 9 měsíci

    Samaroon aqoon aan faido lahyn ayey ku lumeen

  • @adan6201
    @adan6201 Před 10 měsíci

    Waxan filayaa dad badani inaanay ninkan iyo arimihiisa fahan sanayn ninkani wuxu awdal ugu celcelinayaa awalba kumuu celcelin jirine dhaqdhaqaaqa jira ragbay is hayaan dadkan meesha ku jiraana waxay moodayaan inuu qabiili hadlayo ma fahmi kartan

  • @yayayacin
    @yayayacin Před 10 měsíci

    Waan kaxumahay adeerkay in uu kumashquulo snm iyo qabiil layidhaa qudhmis

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 Před 10 měsíci

    Gabilaydan aad ku khafiiftay Jibriil Abokor Waxba Kaagama Ogala Ee Wakhti Ha Iskagalumine , reer Maroodijeex , Togdheer , Sanaag , Sool Iyo Saaxil Ayaa Awdashaa Iyo Gabilaydaa Aad Ku Waalatay Kaaga Dhawe Ha Iska Lumin Kalsoonidooda .

  • @Qarandhise
    @Qarandhise Před 10 měsíci +2

    Qabyaalada qurux malaha

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 Před 10 měsíci

    Aqoonyahanaw Xaal Qaado , Axmad Ismaaciil Samatar Oo Aan Islahaa Cilmigii Uu Soo Bartay , Ayuu Idinka Faa'iidaynayaa Oo Siyaasitan Qabiilku Dishooday Ayuu Ka Duwanaanaya Oo Programme Hogaamineed Oo Casri Ah Ayuu Idiin Keenidoonaa Ayuunba Qabyaalad ,Tolaay Iyo Magaalooyin Kooban Oo Magacooda Lagu Celceliyo Ka Dhamaanwaayay.

  • @saffsuff
    @saffsuff Před 10 měsíci

    Prof beerka jecli xaydha jecli socon meysee hadii ay daacad kaa tahay waxaad la doonayso dalku
    Until you move to the country you want to rule, it's hard to take a part-time presidential candidate seriously

  • @said1498ify
    @said1498ify Před 10 měsíci

    Anigoo ah muwaadin Reer Somaliland M/jeex Ahmed ismail Samatar dadkaygoow fursada hogaamineed ee aqoon yahan kaa ha seegina Somaliland waxay u baahan tahay Isbadal isbadalkana 3 Xisbi ee joogaa waxba kama badali karaan.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Před 10 měsíci

    Qurbha jogu WA danbele

  • @abudarda00
    @abudarda00 Před 10 měsíci +2

    Dadkaaga orad wax uqabo. Dadkani meesha xukumaa kuwa wax maqlayo maahee. Example ka qaado ssc

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 10 měsíci

    Ilaahay ka baqo Samataroow oo ka daa dadka iyo dalka aad khal khal galineyso

    • @FadumoAdan-lc8sf
      @FadumoAdan-lc8sf Před 10 měsíci +2

      Muuse sida ola hadal 😂

    • @Maan_koriye
      @Maan_koriye Před 10 měsíci

      Dhib wax keenaya kamu hadal ninkasi lkn quruxda somaliland bu ka hadal

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 Před 10 měsíci +1

    80 jir English inu ku had hadlo ku faraxsan. Ader maraykan ado nin weyn aya tagte cool down u r not obama.

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 10 měsíci

    80 jir Cariifadhaysan I am so sorry wallahi Ninka odayga Ah Xaal ma ahaaayo 🤣🤣🤣 she is So funny 🤣 Haliimo Jeebka buuxsaty ima dheh SSC dhulbahante maxaa Cara Galiye we will waiting Tody Awdal State (Kaaabish ???)
    Sucaaad Carmiye Only isaaQ isu Haray Gadobuursi Duruuf aaa ku haysata Marsha mooye one day majoogeeen Khiyaaliga IsaaQ kayaha Actor films 🎥

  • @Hooyo6570
    @Hooyo6570 Před 10 měsíci

    Burao

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 Před 10 měsíci

    Manta abtiga in uu doodan usoo fadhistaba ma ahayn

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 Před 10 měsíci

    Proffessorku waa macalin laakiin dhaqan somalida muu fahmin ama waaqica jira ayuu is diidsiinaya kolkui leeyahay tolkayna waa reer gabiley awdalna aslkaygii baa ka yimid waa af khariban waxay ahayd in uu yidhaaho Awdal waa tolkay dadkan dhexe waa reer abtigay ama u yidhaaho dhamaan waa tolkay waayo anigu waxan qabaa dadku waa tol dhamaan laakiin siyaasi ayaa qayboyay sidaa ninkaa su Sasha waydiiyay dariiq ii kuwii hore ayuu buu socdaa markaa kolba halkii joogo ayuu u egyahay

  • @FarxaanCumar-lq7kt
    @FarxaanCumar-lq7kt Před 10 měsíci

    Hala fahmo xagu u jeedo aqonyahanku in laga guuro wixii hore

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 10 měsíci

    🎉🎉🎉🎉 kan waa bahal umadada isku diro

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Před 10 měsíci

    Adeero fanaanka naadaa wadankaga waxdham majiro anaaguba qurbo badan jooganan