SIDEE SHAQO KU HELI KARTAA KHIBRAD LA'AAN!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Baahida ugu wayn ee qabsata qofka ayaa ah siduu shaqo ku heli lahaa markuu jaamacadda toos ugasoo baxo ee uusan khibradda lahayn.
    Waxaan barnaamijkan ku salayney su'aalo ay dadka badankood naga waydiiyaan sida qofku xirfaddiisii hore iyo khibradda shaqo ee loo baahan yahay uu isugu lammaanin karo.
    Tababarkan kooban waxaa idiinsoo gudbinaysaa Machadka HR Somalia.
    www.hrsomalia.so
    hrsomalia

Komentáře • 48

  • @HRSomalia
    @HRSomalia  Před 3 lety +12

    Su'aal haddii aad qabtid, Fadlan comment noo reeb si aan jawaabtiisa ugasoo samayno Video dhalinyarada faa'iido u leh.

    • @abdukadirmahmedgedi47
      @abdukadirmahmedgedi47 Před 3 lety

      Fadlan side ayan ku helaa waxan u bahanahay diploma programs ka specialially HR diploma

    • @maamule1067
      @maamule1067 Před 3 lety +1

      @@abdukadirmahmedgedi47 Waxaad kala xiriiri kartaa WhatsApp-ka 252907797330 ama 252619971999.

    • @amiincigaal9457
      @amiincigaal9457 Před 3 lety +1

      Ustaad waxaan dhigtaa hr degree marka waxaan doonayaa in aad trainingka aad weekle ka dhigto????

    • @HRSomalia
      @HRSomalia  Před 3 lety

      @@amiincigaal9457 Mahadsanid, Arrintaas waan isku dayeynaa Insha Allah

    • @fatimaalibarrow1316
      @fatimaalibarrow1316 Před 3 lety

      Xirfadyda wn ku wreerey wxy thy ardy jmcd ka bxya ayn ahy lkn dhiirigilinta jclhy xirfd ma inoqn krta iso jwb

  • @fatimaalibarrow1316
    @fatimaalibarrow1316 Před 3 lety +3

    Thnks inta shqa radiska eh ilhy shqo isahlo

  • @duulanesamakaab3055
    @duulanesamakaab3055 Před měsícem

    Waa maxay khibrad

  • @ahmedcrisaaq8973
    @ahmedcrisaaq8973 Před 2 lety +1

    Thanks bro haa wan dawandonaa muqalkan marwalibo

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 Před 2 lety

    Mahadsanidiin, HR Soomaaliya.

  • @GMR201
    @GMR201 Před 2 lety

    Thanks teacher

  • @asmaismacil9605
    @asmaismacil9605 Před 2 lety

    Masha allh alle hakaa abaal mariyo

  • @CabduqaadirMacalin-qb4fv
    @CabduqaadirMacalin-qb4fv Před 9 měsíci

  • @mahdisaid7819
    @mahdisaid7819 Před 2 lety

    Thanks

  • @fuaadjunior6735
    @fuaadjunior6735 Před 3 lety

    M.a masuul kaa faiday tnx alot

  • @liban4042
    @liban4042 Před 3 lety +5

    Aad ayaad umahadsan tahy Ustaad Saciid, su'aal ayaan jeclaan lahaa inaan ku weydiiyo oo ah anigoo field kale Bachelor ka heysta sida BF ama PA shaqo maka Apply gareyn karaa field aan field geyga eheen sida HRM cml.?
    Tusaale aniga hadda Computer Science ayaan Bachelor ka heystaa marka haddii aan shaqo HRM ku saabsan ama Kulliyado kale ku saabsan oo aan Diploma ka heysto aan apply gareeyo wax dhibaato ah miyaan kala kulmayaa Imterviwer ka maadaama aan CS Bachelor ahy.
    Mahadsanid.

  • @user-kk1zm6zk5x
    @user-kk1zm6zk5x Před rokem

    Mnsha allaah

  • @user-kk1zm6zk5x
    @user-kk1zm6zk5x Před rokem

    Alle haku xafido

  • @dahirabdullahihassan4892
    @dahirabdullahihassan4892 Před 3 lety +1

    Ustaad Siciid waad ku mahadsantahay bixinta casharkaan qiimaha badan.
    Hadda kahor waxaan dhagaystay anoo interview leh sida loo wajoho ama qofku uu interview ga ugu guulaysan karo, waxyaabihii aan ka qaatay ama ku jirayna casharkaas way i anfeceen oo waa laygu waydiiyay interview ga.

  • @CabduqaadirMacalin-qb4fv
    @CabduqaadirMacalin-qb4fv Před 9 měsíci +1

    Sxbyaal waxbadan ayaan kafaidey
    Barnaamishkan managa gacn qabaneysan ❤

  • @amaalb7018
    @amaalb7018 Před rokem +1

    asc wllo waxan ahey gadhan an waxab baran sidaa awged shaqo wan radiyey inbadan hadan wan wayey markaa sidee inad icawiso ayan rabaa wllo

  • @user-mw4il1mm7f
    @user-mw4il1mm7f Před 6 měsíci

    Asalamu caleykum walal sicid waxan ahay nin dhalinyara ah hadana xirfad uleh farsamada gacanta sadax mitays shaqaduna way igu ray yartahay waxan donaya sidan kuhelilaha tu igu filan

  • @xazanxazan140
    @xazanxazan140 Před 2 lety +2

    Diyaar baan u ahay

  • @farxaandaahircali5806
    @farxaandaahircali5806 Před 3 lety +2

    Wlhi marewalbo waxaan radshaa shaqo
    Mana helo .ilaahow wax ii. Sahal

  • @omarabdijama117
    @omarabdijama117 Před 3 lety

    Aad aad baad umahadsanthy macalin said abshir runtii tababarkan aad bixinayso wuxuu muhiim uyahay dhalinyarda soomaliyed

  • @abdalamohavic1327
    @abdalamohavic1327 Před rokem

    ustaad groupska xgee ka helaa

  • @maxamedabdullahi9648
    @maxamedabdullahi9648 Před 2 lety

    Sxp inte kala soxiriraa wll

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Před rokem

    Ustaad programs kii maxa au joojisay?.

  • @istarixyaqidaty7039
    @istarixyaqidaty7039 Před rokem

    Sababta aan shaqo u radinayo wa inan jeclahay shaqadas

  • @salebanabdiwarsameabdi2767

    Mahadzanid mahadzanid

  • @yusro4620
    @yusro4620 Před rokem

    Walaalo xagaad kutaalaan

  • @abdukadirmahmedgedi47
    @abdukadirmahmedgedi47 Před 3 lety

    Sababta aan shaqada u raba ma ahan lacag aawadeed ee waxan shaqada urabaa Inan awoodaha hogaamineed ee ugu jiro aan u badalo wax qabad ahaan ano uga faideysanaya karabsanayana shirkadda
    Waxan sido kale shaqadan u doonayaa noqdo bulshada qof ka dhex muuqda ugana dhex muuqdo wax qabad ahaan

    • @cismanjawari991
      @cismanjawari991 Před 3 lety +1

      Waxaan rabaa shaqadaan in aan gaarsiiyo shirkada hadafka ay tiigsaneyso, maa daama aniga aan ahay qof khibrad u leh shaqadaan, sidoo kale waxaan aad u aqaanaa ka dhabeynta hiigsiga iyo hormarinta shirkadaha ama kambaniyada.
      By Osman Abdulkadir

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy Před 11 měsíci

    Ustd inte kalaso xirira

  • @amiincigaal9457
    @amiincigaal9457 Před 3 lety

    Ustaad buugaga halkee baa laga helayaa

    • @HRSomalia
      @HRSomalia  Před 3 lety

      Buugga Ustaadka ee 'Maamulka Shaqaalaha' haddii aad u baahan tahay fadlan nagalasoo xiriir WhatsApp-keena. Mahadsanid

    • @maxamedabdullahi9648
      @maxamedabdullahi9648 Před 2 lety

      Buuga inte laga helaa

  • @hamdihirey1840
    @hamdihirey1840 Před 3 lety

    Intey ka dhisatay shirkadaan

  • @rajjomaalcollege7634
    @rajjomaalcollege7634 Před 2 lety

    Halkay ku tala teacher

  • @abdukadirmahmedgedi47
    @abdukadirmahmedgedi47 Před 3 lety +1

    First views

    • @HRSomalia
      @HRSomalia  Před 3 lety +1

      Mahadsanid Mudane Qays! Video-ga danbe ayaa lagu xusi doonaa qofka ugu horreeyey ee Comment kasoo bixiyey, adiga ayaana noqdey. Hambalyo.

    • @rashkaboy6148
      @rashkaboy6148 Před 3 lety +2

      Second viewer

  • @omarabdijama117
    @omarabdijama117 Před 3 lety

    Aad aad baad umahadsanthy macalin runtii dhalinyaro badan oo somaliyed oo anigu aan kamid ahay ayaa training kaan ka faaidaysaty shaqsi ahaantayda aniga waxaan ahay ardayda somaliyed ee ethiopia waxkabarata runtii deparmentiga aan bartana aad buu muhiim ugu yahay waxaana bartaa business management

  • @xuseencabdullahicabdi7709

    Xagee ayuu kuyaqq