Daawo Waxaan Arkayey Nin Suufi Ah O Shirkii Muqdisho kadhex Yidhi Wahaabiyo Waa Shabaab Annagu ma ni

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 83

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Před měsícem +3

    Mashaa Allah maanta Sheekh Ahmed Ciid iyo Sheekh Umal ayaa meel kawada garaacaya Suufiyada la Niqaasha oo U caqli celiya please u dajiya Muslimiintu waxay u baahan yihiin unity’s iyo is maqal

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +2

    Asc 😎😎😎 Rabbiyoow na ilaali inta marba koox diineyn isu camireyso 😎 allaah hana badbaadiyo hada waxaa lagu jiraa markii shilinka la caabudayo ilaahoow diintaada igu sug adaa waaxidee Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲

  • @AbdullahiAbdisamad-vs4nl
    @AbdullahiAbdisamad-vs4nl Před měsícem +3

    Xaqiiq baad ka hadashe shiikh alle ha ku barakeeyo

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před měsícem

    Jazakallah khayran jazaa

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 Před měsícem +1

    Jazaaka Laahu khayr ya Sheekh. Si fiican oo xaqiiqo ah ayaad u cadaysay warkaagi. Kuwa Qubuuraha ka Shalaada ee Suufiyada sheegta aya Bidco iyo Awliyo la baryo iyo cay dadka Diinta Islaamka saxa ah haysta shaqo ka dhigtay. Waxaan soshiyal miidiyaha ku arkay mid Suufiya oo ku dhaaranaya in Wahaabiyo iyo Fircoon isku mid yihiin.

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 Před měsícem +2

    Diinta Islaamka 30 jir ma aha. Maxamed cabdi wahaab iyo inta raacsan shartooda Allaha naga magan galiyo.Allaahumma Aamiin yaa Allaah 🤲.

    • @samirr546
      @samirr546 Před měsícem +1

      Muu ku oradhan diintu waa sodon jir ee waxa uu yidhi sodon sano ayaan dhigayey kutubtaa.

    • @ahmeddayah1956
      @ahmeddayah1956 Před měsícem

      Aamiin

    • @kulmiye1970
      @kulmiye1970 Před měsícem

      jahil batahye culimada afka kla bax oo diinta islamka baro sufiyada haku daba lumine

    • @luulsheikh7156
      @luulsheikh7156 Před měsícem

      @@kulmiye1970 Jaahil aan diinta aqoon.Wahaabi waalan.Waryaa baro diinta Islaamka si sax ah raac kitaabka Alle iyo sunada Nabigeenna Muxammad SCW. Ha ka daba tukubin wahaabiyada .

    • @ciisebeereed2205
      @ciisebeereed2205 Před měsícem

      ​@@luulsheikh7156aamus jaahilow suufi aku daba dhimin xagjir thy sheekh maxamed cabdi wahab ciil ka hayo asoo geeriyoody ooy jaahil

  • @SamirAhmed-k2s
    @SamirAhmed-k2s Před měsícem +2

    Waligoodba suufiyada been abuurka waa dhaqankooga

  • @DariiqulHidaaya
    @DariiqulHidaaya Před měsícem

    ماشاء الله تبارك الله

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před měsícem

    Allah adeer hanugu qarxin bismillaahi

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 Před měsícem

    أعزك الله يا شيخ لقد صدقت ❤

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 Před měsícem

    Allha kuxafiido sheikh ❤🎉

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Před měsícem

    Kkkk Sheekh haday maanta ogaadeen waxaad kawadaa ictisaam akhwaan,,tabliiq waar isku duubnaada oo xertana u caqli celiyaa Shukran Sheekh allah ha ku barakeeyo

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 Před měsícem

    Culumaau Abu maasim iyo muxamed binu saayid wa. Mucamem binu salaam

  • @updullahiupdikadiralinoor640

    Allah hakubarakeeyo

  • @hodanelmi81
    @hodanelmi81 Před měsícem +1

    Waa run khawarij duli Nacalad ha ku dhacdo

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi Před měsícem

    Sheq alle haku barakeyo

  • @Rahmoahmed-t5i
    @Rahmoahmed-t5i Před měsícem

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h Před měsícem +1

    Shirka uu sheekhu sheegayaa waa kii hore ee kan imika maaha waana runtii oo suufiyo waa ku been abuurtaan culimada.

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 Před měsícem

      Waxa Alla waxa urur xagjir ah sida daacish shabaab dhamaan argagixiso waxay ku abtirsadaan waa Ibn Taymiya iyo Ina Cabdiwahaab waa xaqiiqo jirta cid dafiri kartaana ma jirto.

    • @Axmed-h2h
      @Axmed-h2h Před měsícem

      @@goudhassanaden4627
      Been qaawan iyo hadal xunoo aan laga xishoon oo cadaalad darro ah ayaadku hadashay lkn waa war lagugu yidhi uun warna kama haysid,ilaahay ka baq.

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 Před měsícem

      @@Axmed-h2h Ma runtaa ku gubaysa waa xaqiiq jirta Maxamed Cabdiwahaab ayaa bilaabay in muslinka la gaalaysiiyo si dhiigooda loo xalaashado.Shabaabna waa inamo ardaydii Ina Cabdiwahaab mada ka xadeen.Waan ku arkaa oo waad raacsan tahaye intaad difaacooda iska dayso la soo dagaal gal oo qoriga qaado.

    • @Axmed-h2h
      @Axmed-h2h Před měsícem

      @@goudhassanaden4627
      Mayee beentaada ayaa i'gubaysa iyo hoohaada laguugu sheegeeyey.
      Lkn marka khuraafada iyo balaayada iska daaya laydin dhaho ayaa dhadaan dadkii ayaa la gaalaysiiyey oo aad boodhka isku qastaan maandhe.

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 Před měsícem

      @@Axmed-h2h Cadee maxaa beena ma Ibn Taymiya iyo Ina Cabdiwahaab inay yihiin aabaha argagixisada Muslimka la dagaalama eee dhiigooda xalaashaday.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Před měsícem

    Asc shiikhoow awalbuu ka fakan la'aa shikh umul ,Waxay ugu soo boodayaan odayada suufiyada xamar jooga

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi Před měsícem

    😢😢😢😢😢

  • @moa.9902
    @moa.9902 Před měsícem +1

    Ma ahayn miyaa, maxamed Ibnu Cabdulwahab, kii dadka layn jirey, isaga oo u laayey, ka-annamaa in ay gaalo yihin. Tan kale, Suufiyo ayaa dhashay UGUS, sheekhoow sax ma aha. Wahaabiyo, ayaa dhashay UGUS ayaa sax ah, sababtu tahay waxaad ka wada timaadeen isku hal iskuul. Sidaas oo ay tahay anigu ma ahi Siifi, sidoo kalena ma ahi wahaabi, waxaan ahay oo kaliya qof muslim ah, lana tukada ama salaadda ku xirta suufiyo iyo wahaabiyo.

  • @user-dr7cj8ck4v
    @user-dr7cj8ck4v Před měsícem

    Allahaa kukharibo waxaad baranaysay 30 sodon sano waa bilaash waxaad banaysatay dhiiga islaamka

  • @OmarAbdulahi-v9x
    @OmarAbdulahi-v9x Před měsícem

    Cadeyn ayaan u haynaa in somaliya waxay ka dagi la.dahay ay yihiin kuwa meemoriga waxkasoo dhagaystay

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p Před měsícem +1

    Wahaabiyo dadkii in ay layeen iyo in ay xoolahooda dhaceen ayay ka dhigeen islamihi dahabkii yaraa oo ay u baxsan lahayeen ayay ka aruursadeen qeyr bbeelayaal

    • @june6206
      @june6206 Před měsícem +1

      Nafta ma kusoo celinayan 😂 suufigu war diinta ciyarta ka daa

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l Před měsícem

    Allaha idin qarxiyo wahaabiyaa dhashay kuwa is xarxiya iimaanka allaha idinka qaado

  • @MohamedAbdi-z4y
    @MohamedAbdi-z4y Před měsícem +3

    wahaabiyo dhashay shabaab waa run

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem +1

    wa sheeka keliya ee muuse runta usheegay bilowgi dagaalka sheekh munaafiq maaha oo wuu kaduwanyhay kuwa snm

  • @jamalaxmed7412
    @jamalaxmed7412 Před měsícem +1

    War Kaas cid kaa yeelesa ma jirto shabaab na adaa sooo diary khaawrij ta na waan leenaa tuuugo nijaaas ah

    • @kulmiye1970
      @kulmiye1970 Před měsícem +1

      jahil batahye culimada afka kla bax oo diinta islamka baro sufiyada haku daba lumine

  • @munaridwan3739
    @munaridwan3739 Před měsícem

    Ha isqarinin ee banaanka isken wahapiyohowni gafuurka cadi

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Před měsícem +1

    ASC, Fullaynimmadda shaykh- ALLOOW yarrayso,
    Maxaa yeellay aakhirru sabbankan KHAWAARRIJ
    mooyaanne islaam dhab ahibba ma jirro'e,
    Hadday suufiya yihiin iyo hadday wahaabbiya
    yihiinba,
    Khawaarrijtaas oo aan ahayn kuwii uu RASUULKU (SCW) ka diggay.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 Před měsícem

    Waa faankiina iyo qoronkiina

  • @QueenFatuush-hn2qm
    @QueenFatuush-hn2qm Před měsícem

    Asc wllyaal wan aragnay madax suud gashan ee maxanodiday inan aragno culimo aan iskujedin oosunihii kamuuqdo lkn kuwamanta isfirintoda darteed iskadaa gaalee ilmahoda ama ehelkoda wayaabhhhhhh

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Před měsícem

    Sodon bis madhigeesay waa caruurtiina gardheerow adinkaa beentiina cad Towxidka wa hal tuugo gar cad Qarniyal aasoo wadeen diinta tuugo gardheere

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 Před měsícem

    QOFKA CHAHAL KA ISKA LEH , WALBA WAQTI WAA KAAAGALAY EDITING VIDEOGA LAKIIN SAAN WAX MALOOSAMEEYO, DAQIIQADA HORE LAMADAAWANKARO FADLAN NAGAYAREE HUGUFTA

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Před měsícem

    Wa run kan asaga ah argagasiso ah Duli

    • @kulmiye1970
      @kulmiye1970 Před měsícem

      jahil batahye culimada afka kla bax oo diinta islamka baro sufiyada haku daba lumine

  • @seed3966
    @seed3966 Před měsícem +1

    يدعون الى كتاب الله وليسو منا فى شيء ،من قتلهم كان اولى بالله منهم قالو يارسول الله ما سيماهم ؟ قال التحليق---

  • @hah7064
    @hah7064 Před měsícem

    Culimadan danbe oo Alshabaab cambaaraynaysa waa iikow. Waar waan idin taageersanahay ku socda.

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 Před měsícem

    Sheekh hadalka saa ma aha ee waxaa weeye caqiida shabaab ka ay heystaan waa WAHAABIYA sidoo qolodan daacish waa WAHAABIYA sidoo kale al qacida waa WAHAABIYA intaba waa argagixiso waxaa jira kuwa kale oo iyaguna xag jir ah oo haday hub iyo ciidamada heli lahaayeen dadka gamta ka galin lahaa waxaa ka mida wadadka mayalka adag ee umal , shibili bal eeg siday u mayal adagyihiin ayaa xitaa magacyadooda u qalafsanyihiin,
    Waxaad I tustaa urur diimeed dagaalama oo caruurta iyo maatada laaya oo ah tabliiq, ama suufi lakiin wax walba dhamaad bay leeyihiin meshii ay WAHAABIYA ka farcantay ayaa maanta isbedel ka dhacay marka waxa u haray waa gabaabsi dunida islaamka na way ka nasan ayaga iyo kutubadooda xag jirka ah

  • @OmarAbdulahi-v9x
    @OmarAbdulahi-v9x Před měsícem

    Meesha aad joogto ayay ka yomaadeen labada horjeege ee alshabaab

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 Před měsícem

    Been maaha waa run maxamed cabduwahaab waa khawaarij

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Před měsícem

    Sheydaan wadaad ku sheeg

  • @AliIssack-hc3up
    @AliIssack-hc3up Před měsícem

    Culumada meshan Ben aburr weye

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Před měsícem

    30 ka sanaba waa intii aad qarxayseen ee aad dadka laynayseen waanaad cadayseen inay kutubtiinu tahay mid shalay timi oola kawsatay qaraxa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem

    walle runta wad qarxisay sheekh wa run suufiyadu iyaga alshabaab ladagaalama oo laaya dadka ehulu tawxiidka oo shacaba laaya

  • @AbdullahiAbdisamad-vs4nl
    @AbdullahiAbdisamad-vs4nl Před měsícem +1

    Maxamed abdiwahaab raximahulaah

  • @AbdullahiAfiabokar
    @AbdullahiAfiabokar Před měsícem

    Maalinta lagu arkay ama la.arkay wahaabiyo ayaan aragnay qarax iyo xumaan diimeed

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Před měsícem +1

    waa run waa khawaarikh duliga

  • @JamalMaxamed-c3p
    @JamalMaxamed-c3p Před měsícem

    Waarun wahaabiyo Waashabaab halalaayo

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 Před měsícem

    Ilmaha ayaad adeegsataane adinku is qarxin maysaan

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 Před měsícem

    😂 wahaabi Khawaarij madaahirto iida ardeydeeda alqushash😅

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL Před měsícem

    War waan wax kadaran xalane wax ka socda kahadla tuugo ayaa tihiin

  • @mohamedmohamud-zi2mm
    @mohamedmohamud-zi2mm Před měsícem

    maxaa loo waaye hal arday oo suufiyo ka soobaxay oo is qarxiya? maxaase kooxaha dadka gaaleysiiyo sida shabaab ? daacish iyo takfiir iyo wahaabiyo ...ay inta kaduwan ugaalaysiiyaan ?? u nacaan?..

  • @cadilkaynan3598
    @cadilkaynan3598 Před měsícem

    Kumaan dal islaam ah burburo oo gaalo dalka soo gasho suufiya way soo baxdaa. way xoogeysataa. Suufiyadda waa gaalo ku nool, gaalo ku baraar. Muslim ma, ahaa…. Xageey joogeen markay jirta dowladdii somaliya.. waa duli ay gaalada ku shaqaysato.

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 Před měsícem

      Xoolaha waxba ma dhaantide waxaad soo baadhaa ciddii Muslinka fidisay ee Yurub iyo Bariga fog ee Eeeshiya ama Afrika gaadhsiisay ciday ahaayeen.Dawladan Soomaliya ee aad sheegaysaa Miyaanay ahayn tii Culimada laysay ee maydkoodina gubtahay.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem

    suufiyo alshabaab kadaran

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Před měsícem

    sheekhan waa kii biloowga xasuuq lascaanod muuse juudan runta usheegay oo amray inu ciidankisa kalaso baxo ssc oo xasuuqa laga daayo lascaanod

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Před měsícem

      XAGGEE AYUU KU YIRI?

    • @FaysalAli-xr9nl
      @FaysalAli-xr9nl Před měsícem

      Jaxiimaay gabar xunbaatay, mid khayr beeshaad tahay. Sheekha illaahay habarakeeyo, xaqii buu cadeeyey, illaahayna kaaqadi adiga.
      Horaa loo yidhi.qofkii dhago wax maqla ayaa waan sama.