NAJMA CUDDOON FT XUSEEN XAREED HEESTA BARI SHALAYTO MAY NOQON XASUUSTII RAMBO IYO ANISA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Copy Right Protect by Digaale yare music
    Heesta Bari Shalayto May noon Barashadeenii Daraatiyo bariidadii ka soo gudub
    Codadkii Najma Cuddoon FT Xuseen Xareed
    Xasuustii Rambo iyo Aniisa
    Music by Digaale yare
    Camera by axmed faraska titanic
    Vocal record by Digaale Yare Music

Komentáře • 185

  • @lafoolemusicchannel
    @lafoolemusicchannel Před rokem +51

    Maasha allaah XUSEEN iyo NAJMA Hambalyo waxaan qirayaa in aad tihiin fannaaniin mustaqbal wanaagsan leh. Horay u socda.

    • @DIGAALEMUSIC
      @DIGAALEMUSIC  Před rokem +7

      Thanks my legend fanaan heer caalami maxamed xasan xuseen lafoole

    • @muxudiinbakaari
      @muxudiinbakaari Před rokem +1

      Fananka qarniga Lafoole Ader Wanku salmy

    • @muxudiinbakaari
      @muxudiinbakaari Před rokem +1

      Sharaf iyo karaamo baaba

    • @liphanissack2192
      @liphanissack2192 Před rokem +4

      Ishqiyasak fanaankeena mar hadii mohamed xasan xuseen lafoole uu idin qaatay waxaad tihiin fanaaniin waan kusalaamay lafoole the greatest of all the time

    • @farahmohamed2316
      @farahmohamed2316 Před rokem +1

      Adunka wudamana bro xuman miyad kudirigilin8

  • @fittboi390
    @fittboi390 Před rokem +20

    Ninkaas xuseen xareed ah runtii waa very talented fannaan waxaan u aqaannaa sida ninkaan ninka dhib la,aan heesaha ugu raaxeysta waliba waxaan aad ula dhacay sida uu laxamada u ilaaliyo markii uu qaadaayo hees horay loo qaaday iyo sida uu codkiisa ugu heeso isaga oo aan mataleyn fannaankii horay heesta u qaaday oo ah arrin ay dhalinyrda heesaha coppyeeya aad u isticmaaleen guul iyo gobanimo saaxiib,, najmo lafteedu dab yar shidineyso se in yar oo ka bad badis dhanka codka ah ayaa ku jira haddii ay intaas kaliya iska hagaajiso waa top

    • @hodhare961
      @hodhare961 Před rokem

      Aad baan kuugu raacsanahay ninkanu waa cajiib . Nah A yarna waa sidaad sheegtay😍

    • @qabyaaladimaxaykuuqaban3825
      @qabyaaladimaxaykuuqaban3825 Před rokem +1

      Aniisa cidkeeda waxan is idhi makii Aniisa .ahdi o sidiisii ah baa baxaya oo way ina qaldaysaa calaa kuli xaal Najmi cod cudin oi halkiisii ladhigay bay keentay.

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Před rokem

      Xuseen caadi ma ahan heesaha cabdi xasan dige ayoo keenay

  • @mdmunna2735
    @mdmunna2735 Před 17 dny

    Heestaan qiso dhabah 😊 omar bar bar io rahmo roose qisada omar inoga sheegay runtii waa fanaan dhibata badan la kulmay allaah u yasiro nolashiisa 😊

  • @fowsiyoabdi4093
    @fowsiyoabdi4093 Před rokem +7

    Degale yare gacanta ku qabo xuseen wlhi waa fanan marku muqdisho kaso baxayay ishan ku hayayay ee heeso uu leyay la badi doon halkana inogu daah fur plz❤️❤️❤️❤️🌹👍👍👍👍🌹❤️👍👍✌️🙏

  • @ayuubyare7871
    @ayuubyare7871 Před rokem +3

    Najma cudoon tone ka heesta way ka baxbaxaysaa teembada ayadana way qaldaysaaa
    Xuseen xareed 100%

  • @najiibnaalo822
    @najiibnaalo822 Před rokem +9

    Najmo cudoon codkeda wax kale wye💯🤔

  • @somalia6633
    @somalia6633 Před rokem +1

    Hadii loo busaylana, baraha iyo khayr kaba marka loogu baaqo ayay buur dheer ka fuulaan...waa hadal run ah. Ninkii u roon dhibi ogaa haweenku..buur dheer ka fuul, cidiyaha ayay kuugu soo fuuli

  • @HabonAbdi-kr4fb
    @HabonAbdi-kr4fb Před 3 měsíci

    Mâcha allah najma cudoon cod halaasi ah❤❤

  • @muxudiinbakaari
    @muxudiinbakaari Před rokem +9

    Wow zhpkey Aan isla soo jabnay Waan ku faraxsanhy Inaad Banaanka iskeenty

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 Před rokem +5

    Bari shalayto May noqon,
    Bari shalayto May noqon,
    Barashadeenii Doraatiyo
    Bariidadeenii Maxaa helay,
    Eesh Calaa hees❤💯✔
    Cudoon & Xarees

    • @drxalwo6490
      @drxalwo6490 Před rokem +1

      M.a

    • @qabyaaladimaxaykuuqaban3825
      @qabyaaladimaxaykuuqaban3825 Před rokem

      Hestaa kolkii Aniisa mahdi iyo c/rambo qaadayeen malaha nahmi aad bay u yarayd ama may jurinba. codka wxan is odhanayaa ma kii Aniisa mahdibaa io way saaratay Najma way keentay calaa kuli xaal.

  • @mawliidjamac3680
    @mawliidjamac3680 Před rokem +2

    Iga sax willow halkaas bilas maaha ee waa bilic hadba bilicda tii ladan ayun baan la boodaa gold voice

  • @haashimmohamed66
    @haashimmohamed66 Před rokem

    Mshallh sxbkey xuseen xared iyo njmo codon hees kal iyo laab ah salute xusen from cape town

  • @goonibare1345
    @goonibare1345 Před rokem

    Xuseen xareed cod ayaa ku dhamaaday keep going bro

  • @fambamcrew1259
    @fambamcrew1259 Před rokem +5

    Najma cudoon majajilayste ayey ahayde yaa soo khalday talow 😩😩

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 Před rokem +2

    Maanshaalah 🌳 qurux 🌹 fariid yar 💐 weeye 💓 jecliyaa 💞 najma cudoon.. Tlf ii keena anaa heeso u dhiibi.

  • @user-op2pv3ir5o
    @user-op2pv3ir5o Před 8 měsíci +1

    najma cudoon ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem

    IllaaHaY HaYNaGa DhiGo DaD iLaaLiYa XiDhiiDh RaBi AaMiiN
    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🙌🙌🙌❤️❤️❤️😍😍
    Keep going

  • @hassaniidow5222
    @hassaniidow5222 Před rokem +1

    Hussien xareed waa cod macaan yahay horay usoco

  • @MahamudHagimuse
    @MahamudHagimuse Před rokem

    Najma Ma hrgeisa hda kunooshey hidodhawr cali jirde hotel Meelo bdan Show live ayaa ku arkee waa Gabar furfuran
    Farxaanada

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 Před rokem +1

    Digaale 🎶 naaqus bro codka yu ka sarayn thanks from hargeys

  • @ayuubyare7871
    @ayuubyare7871 Před rokem +11

    Heestu si fiican bay uqaadeen balse dhawaaqa muusica baa aad usareeya wuxuna dhadhanka ka qaadayaa miraha heesta oo aad cajiib u ah qisaduna ku duugan tahay
    Najma meesha ay leedahay
    Alla baasha ila qabo waa Adna baasha ila qabo

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 Před rokem +3

    Xuseen Siyaad ku soo dhawoow Hargaysa, wlhi waa ninka kaliya een taageeri jiray xiligii u ku jiray tartanka mogadisho, waa ninka kaliyee fanaan ahaa ee tartamayay,

  • @Maamuuska-Fanka
    @Maamuuska-Fanka Před rokem +2

    First arkay

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 Před rokem +1

    Najma cudoon fanan ayey ka dhigin
    Hoga fanka Hargeysa

  • @gooniaxmed7881
    @gooniaxmed7881 Před rokem +3

    Najmo cuduun cod waa haysaa lkn suuraha mj bay utahay isaka surood ina adeer

  • @xamdiahmed6343
    @xamdiahmed6343 Před rokem +3

    Heestan anoo yar ban jeclaan jirey meelan kadhegystona mahaysan dadka afkoodan kabartay alla maxaan jeclaa 2010 by ahayd hees daadisa inay tahay oogabdh lagu dadinyo maan fahansanayn waa Iska jeclaa uun

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed Před rokem

      Anigaba saaid ayan u jcla wlh anigo yar oo oo gbdh habo yartay dhashay oo markas la guursaday iya ninkeeda aya dhageysan jiray gurigeeda markan tago mar wlba ninkeda heestan aya u daaran aad ayuu u jcla anna micanaha heeska man fahansaneyn wlh xuus qiimo leh ayay i thy😍🥰

  • @deeqodagan4237
    @deeqodagan4237 Před rokem +2

    Alla wiilka cod mcnaa M.a

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg22 Před rokem

    Qoodha waxarlahan yari naga fadhiiso dhaha

  • @MunoCabdi-tp1vl
    @MunoCabdi-tp1vl Před měsícem

    Xesti shiikhal

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 Před rokem +1

    Mashallah yarkan cod macan Yu leeyahay ...

  • @HassanMohamed-wg1zd
    @HassanMohamed-wg1zd Před rokem +1

    From caydii fartuun balbalarka to fanaan cajaaib

  • @abdullahiabbey6175
    @abdullahiabbey6175 Před 2 měsíci

    The boy done it 👍

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 4 měsíci

    Hees xusid mudan

  • @yussufmohamudcali9817
    @yussufmohamudcali9817 Před rokem +5

    Legend @digaale music 🎶

  • @nadiiraismaaciil525
    @nadiiraismaaciil525 Před rokem

    Mansha Allah horay usocda wllhayGah najma iyo xUseen

  • @sirtawararka8818
    @sirtawararka8818 Před rokem +2

    Digaale yare music hambalyo hore usoco bro shaqo fican ayaa haysaa

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 Před rokem +2

    Waaaa heees Xasus igu leeeh . 2013 ila hada kama xiso DACA .

    • @anfacanfac727
      @anfacanfac727 Před rokem

      Wilka waa wataa dhabtiii gabadhaan xogay ash Maha heesta waaa xogeysaa xogay inay u ayarido lee ka dhiman

    • @hannifomar6894
      @hannifomar6894 Před rokem

      @@anfacanfac727 gabadha sura aya gujira lkn wilka halkedi ayu digi ooo erayada kalix mahan hita laxanka uuu keni . Xasus caleyk malmihi wacnay waan sodafi

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan Před rokem +5

    Another level talented 💯 najmo cudoon iyo xuseen xareed banaanka is keena

  • @boqolgeelechannel2961

    Ay ay ay heestan dadki u qalmay baa qaaday meesheedi bay dhigeen *xareed iyo cudoon*
    *SIXITAAN* NAJMO" alla baasha ila qabo" ma ahan ee
    waa :Adna baasha ila qabo

  • @user-sc3fc7hs6i
    @user-sc3fc7hs6i Před 10 měsíci

    Waa la kufsaday heestii😂

  • @hamdiapdirisaaqapdirisaaq4008

    MASHALLH CUDOON CODKEEDAH🥰

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Před rokem

    Woooowbheeskiii khadar rambo iyobAnisa wad lahaysaan zxb

  • @mohamedisse2422
    @mohamedisse2422 Před rokem +1

    Qoftaan fanaan bay u dillaacday illeen.

  • @abdulwahabkhalifa3053
    @abdulwahabkhalifa3053 Před rokem +1

    Najma cudo cadhi maahan waaaw! Big salute my dear 💕💖💕 sister

  • @user-vk7im9hh3f
    @user-vk7im9hh3f Před 6 měsíci

    Yaaa salaaam najmo cudoon codkeeda wax kle❤❤❤

  • @husseinhandule
    @husseinhandule Před rokem

    NAJMA CUDON cod ayay haysa abwaanada hayga fanka waxan kula talinaya
    inay heeso u dhiiban ,, waa in inannta laso saara,, laba heeso ayan u dhiibaya xageen ugu so hagajiya

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 Před rokem +2

    Jaw jaw maxaa lays walayaaa😀fankii waa la kufsaday

  • @khadrofarah9502
    @khadrofarah9502 Před rokem

    Ayy m.a najmo codkeda alle ha dyo io wiilkba😘

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 Před rokem +2

    Wooow Najma cudon keeping going great song

  • @mubaarikfaarax7876
    @mubaarikfaarax7876 Před 8 měsíci

    Heestii ninkii hore ha loo daayo aabo from kii lahaa adeerkii 😂

  • @mahadnuur-pu8lg
    @mahadnuur-pu8lg Před 8 měsíci

    Wax yar siday codka ujar jarto😅😢

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 Před rokem +7

    ❤Cajeeeeb. Naima. CudooN. waa only one ❤️

  • @warsameaxmed6713
    @warsameaxmed6713 Před rokem +1

    Gabadhu cod bay haysaa lkn iyadaa iska dilaysa

  • @ismaciilxidigmusic6813
    @ismaciilxidigmusic6813 Před rokem +7

    M.a big lagant wllkey digale yare

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Před rokem

    Axyaa cod najma cudoon waaw gabadhu cod macaan

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 Před rokem +6

    najma heesta way qasbaysaa sanqada ka hesaysaaa😢😂😂😂😂

  • @abdiaminabdullahi
    @abdiaminabdullahi Před rokem

    Keep going najima iyo xuseen wllo

  • @Farhan-nt8rg
    @Farhan-nt8rg Před rokem

    Xuseen xareed codkiisa waa macnyahay inantu waa ok

  • @axmeyxoogsade1504
    @axmeyxoogsade1504 Před 10 měsíci

    Makala dhacaan Maasha Allaah

  • @zeyidapdalla
    @zeyidapdalla Před rokem

    Najmo Cabdiriishid Cabdille, Axsan sawtak

  • @goosha2978
    @goosha2978 Před rokem

    Jinkiii najmo cudoon yuu wataaa. Sidayda.

  • @xasanyuusuf9919
    @xasanyuusuf9919 Před rokem +1

    Wiilka halkeedi buu dhigay lkn
    Cudoon fudeyd iyo cod iska riix ah
    Bey keentay

  • @nasiromar3620
    @nasiromar3620 Před rokem

    Cudoon cagahay dhulja ku haysaa, naasaheeday ku fadhidaa

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 Před rokem

    Xuseen akshinka oo bixinaayo caadi ma ahan

  • @Username11249
    @Username11249 Před rokem

    Najma cudoon ma majeerteen baa mise waa hawiye?

  • @xaliimokaafiso8414
    @xaliimokaafiso8414 Před rokem +4

    Jah suuraha♥😍😁

  • @cabdirsaaqmuuse45
    @cabdirsaaqmuuse45 Před rokem +1

    Codkaagu wuu macaan yahay

  • @saacid_ibrahim
    @saacid_ibrahim Před rokem

    Allow aan cod xumo laguu cadaabin najma

  • @fowsiyoabdi4093
    @fowsiyoabdi4093 Před rokem

    Woow tnks xuseen yare lejen ❤️🌹

  • @abdikaui2575
    @abdikaui2575 Před rokem

    Inaba caadi ma aha gabadhani codmacaanaa ma Sahara Axmed ayaa dhashay

  • @mohadeeqchannel9730
    @mohadeeqchannel9730 Před rokem +1

    Najma waa ficanty lkn suurihi mj kayary meeshu warfane

  • @abditajir6404
    @abditajir6404 Před rokem

    Hestaa wilkaa meshedii ayu digaay wlh najmaa ayaa kisto jijidysaa hestaa waregaa kowaad intaa kala lkn m.n ayaay uqadaay

  • @Kaskapro.
    @Kaskapro. Před rokem

    Heestaan musiceeda noso Gali Digaagle lpx🙏❤️

  • @AhmedMohamed-db2qs
    @AhmedMohamed-db2qs Před 8 měsíci

    Waaw 🥰 😍 🥰 heestan inta mar aan ku ceshtay tiro maleh❤

  • @xamdishire1104
    @xamdishire1104 Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ASAL2022
    @ASAL2022 Před 9 měsíci

    Masha Allah. Even better than the original

    • @Heersare.0
      @Heersare.0 Před 8 měsíci

      Never wlhi xataa uma soo dhawa

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 Před měsícem

    Al baasha ila qabo
    Nafaqo

  • @maxamedcaawil9204
    @maxamedcaawil9204 Před rokem

    Inantu waa fanaanad cod baxsan

  • @atamayste4593
    @atamayste4593 Před rokem +1

    Way xuseen xareed

  • @fadxxiiid1185
    @fadxxiiid1185 Před rokem

    Kufsi wadareed baad ka dhacay meesha eraya qaar baa lagu tuntay waliba xaga inanta

  • @amiinjanagalle276
    @amiinjanagalle276 Před rokem

    Waxaa tihiin fannaniin mustaqbal wngsn leh axsn cod

  • @jamaal_mouze
    @jamaal_mouze Před rokem

    Heeskii maydkiiisaad qaadeen wlHi

  • @abukarhassan2176
    @abukarhassan2176 Před rokem

    Najmo legend🤩✌️👆👏👏

  • @mohamudmohamed5629
    @mohamudmohamed5629 Před rokem

    Mashaalah najmoy I love you so much and also xusen

  • @BigBoss-qm6ud
    @BigBoss-qm6ud Před rokem

    Goormay fanaan noqotay.

  • @cadnaansomali4730
    @cadnaansomali4730 Před rokem

    Axsan cod wallhy najmo

  • @Masterka7
    @Masterka7 Před rokem +2

    Horyaal 24 TV halkan kuso imaada o naga hubiya heestan inay saxanthy iyo inkale Si an u dhagaysanno

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 Před rokem +2

    Surwaalka lagu heesayo cajiib.

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 Před rokem +2

    Codka maxaad la suurootay Najmaay😂

  • @raxmomohamed5498
    @raxmomohamed5498 Před 8 měsíci

    Willka wu cod mcnyhy wlhu❤

  • @hassanmohamedabdi2143

    Najma waa fananad

  • @cawildayib8688
    @cawildayib8688 Před rokem +3

    Fabulous and awesome voices

  • @ibrahimmawlid7473
    @ibrahimmawlid7473 Před rokem

    Ax, alla maxaa heestii lagu dheeldheelay. Dadkii heestan lahaa , haday noolan lahaayeen waaa la idin xidhi lahaa

  • @asiyomahamed7911
    @asiyomahamed7911 Před rokem

    Aayyyy waxn cod waydhaafeen labadn dhalinyaro

  • @hodanjamaabdi8662
    @hodanjamaabdi8662 Před rokem +14

    Najma cudon waa wata

    • @nuurahmett5888
      @nuurahmett5888 Před rokem

      Mash allah
      Axsan music
      Digaale
      Waa
      Soo nooletahay
      Fanka
      Somaaliyed
      Legend
      Waa
      Ku
      Wataa
      Mash allah 💖 💓 💕

    • @farxaanyare3954
      @farxaanyare3954 Před rokem

      Xaliimooyinka maxa ku hiila

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming Před rokem

    M.a waa top

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 Před rokem

    Wow gabdhaaaani

  • @nastexomuse8800
    @nastexomuse8800 Před rokem

    Viva najmo cudoon

  • @ifrahali4418
    @ifrahali4418 Před rokem

    Wiilku waa talented, gabadhase way is qasbaysaa.

  • @nawalabdullahi9612
    @nawalabdullahi9612 Před rokem

    Uuuuuuf ciyaar miyaa fankii naa maxad la oyneysaaah