SIRTA AAN NOLOSHAYDA KUDHISAY | SHEEKADI SIDA AAN NOLOL'SHAAN RABAY KU GUULAYSTAY | DHIIRIGALIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Subscribe to our family channel:
    AJ & FADNA FAMILY VLOGS
    / @ajfadnafamilyvlogs8664
    Camerada aan isticmaalo
    amzn.to/2XY4ieZ
    Lighting aan isticmaalo
    amzn.to/2DuP87q
    Microphone aan isticmaalo
    amzn.to/2R3wZp
    Camerada aan isticmaalo
    amzn.to/2XY4ieZ
    Lighting aan isticmaalo
    amzn.to/2DuP87q
    Microphone aan isticmaalo
    amzn.to/2R3wZpb
    DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
    Contact: aj.fadna@gmail.com

Komentáře • 649

  • @munaabdirahmanahmed8730
    @munaabdirahmanahmed8730 Před 3 lety +123

    Masha'allah ukhti qaalli waan ku fahamnay, waanan ku dhaqaaqayna taladaada qurxoon jazakallah khayr,
    1. Hadaf yeelo, 2. Indhaha isku qabo oo sawiro adoo ku dhex nool hadafkaaga, 3. Negative iska ilaali, haters dhag ha u dhigin, ada naftaada leh, 4. Ku dhaqaaq hadafkaaga, fadhiga waxba ku heli meysid, 5. Allah talo saaro oo bari, allah i baraya ayuu yidhi wax kasta oo khayr inoo leh uu ina siin Insha'allah. 🌺🥰📚📚💐🎀

    • @shabanmohamed10
      @shabanmohamed10 Před 3 lety +2

      Wlll waxad kaoso hadashaa alaabta timaha lagu bixiyo iyo nafqada ugu fiican wllo plz and plz codaigaa noo tix gali

  • @seynabali5894
    @seynabali5894 Před 3 lety +12

    Rabbi waxan ka baryaya in qof walba oo qolka ku jira oo wax higsanay in rabbi subhanallah uu siyo qof walba oo higsile leeh in rahman siiyo iyo aniga iyo familkey ya raxim ya wadud yadal arshi majid yadal jalalu wal ikram aamin aamin aamin

  • @ayaanhaybe8246
    @ayaanhaybe8246 Před 3 lety +20

    Maansha Allah walaahi Somaliyad intada leeg oo qurbaha ku kortay oo kaa caqli iyo akhlaaq badan inan wali arkin ilahay haku xafido ❤❤

  • @armes4189
    @armes4189 Před 3 lety +11

    Have a goal
    Dump your lazy friend
    Stay away from skeptical people
    Get closer to Allah
    Don't share your dreams with everyone

  • @ayaanmudanabdullaahi7741
    @ayaanmudanabdullaahi7741 Před 3 lety +2

    waa markii 5 naad aan daawado muuqaalkaan love you fadna qurux.

  • @zeinabhersimohamed1840
    @zeinabhersimohamed1840 Před 3 lety +44

    Wlh anigaa 10 years plan leh 2016 baana qortay goal hadaad leedahay wax walbo way kuu suurtoobeesa goalka aan lahaa midka ugu weyn sanadka dhalanaaya bilowgiisa rajeena inaan gaara haduu alle idmo

  • @cutecats6478
    @cutecats6478 Před 3 lety +8

    Xaga dhiiri galinta aad ayad ugu fiicanahay noso badi✅👍 beutyfull queen 👸

  • @munaaliii
    @munaaliii Před 3 lety +20

    Masha Allah 💖💖 just what I needed. I’m a somali girl sitting her a level exams and they’re soo stressful but in the big picture i set for myself it will all be worth it in the end when I achieve what i want in life. May Allah make things easier for us and allow us to work hard. All praise to Allah 📚🧡🧡

  • @kenzaosman377
    @kenzaosman377 Před 3 lety +17

    Good Day Fadna, i've been following your channel abt a week now, and this is the first time i decided to leave a comment, i really appreciate your efforts to entertain us and share your life story and lessons learned, your advice are very usefull and price less, may Allah bless and protect you and your beautifull family, much love from your people in Djibouti ❤❤❤

  • @aishahennaharts9394
    @aishahennaharts9394 Před 3 lety +14

    Wa Caleykuma Salaam wa Raxmatullahi wa Barakatuh Fadna
    "Goal" waxa lagu yidhaahdaa af soomaaliga (Yoolka nolosha ama hanqalka nolosha)Ama Hiigsi♥ I'm so proud of you keep going Love..I'm here for you incase you need assistance with somali vocabulary. Insha Allah.
    I'm glad we've been blessed with such an inspirational young sister❤

  • @zoumeyhaji8290
    @zoumeyhaji8290 Před 3 lety +13

    Plz isoo duceeye inan ana sas oo kale u dhisto uu ilahy i fudydiyo
    Qof kasto jecel riyana ilahy ha u fudydiyo plz isoo duceeye😓😥😥😥😥😥

    • @queentima6146
      @queentima6146 Před 3 lety

      Ilaahy hakuu fududeeyo hppti dhamaanteenba qof wlba riyo u gooniya buu leeyhy

  • @munaabdiaydiid4197
    @munaabdiaydiid4197 Před 3 lety

    Markasta oo ad nijad jabto illaahay wuxu ku bixinaya insaan ku dhiiri galiya wad mahadsan tahay faadumo qaliyey
    Waanadada qalbiga ka so go'day waxayna qalbigayga u taabatay si toosa .waxan ahay ardayad dhamaysay dugsiga sare 2sano kohor illahay uun ba oga san ku dhameeyey, nasibna uma yeelan 2sano o laso dhafay inan jamacad gal0 duruufo jira owgeed , haddana wan rajenaya inan nolosha heer ka gaadho insha allaah wiliba sida aan anigu u rabo wayna ii sawiran tahay ,markasto aan niyad jabana insaan adigo kale ah aya niyada ii dhisa kana kow tahay HOOYO MACAAN. Mahadsanid qaali dumareey.
    DHIBTA LAGUMA WAARO DHAXAL LOOMA YEESHEE WAA LAGA DHAMAADA.
    AAYIHII WACNA WAY SOO SOCDAAN
    Bi'idni laaaah

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 Před 3 lety +8

    Motivationalkii ugu ficnaa aan argo thank you fadna💯

  • @zihaamcali6200
    @zihaamcali6200 Před 3 lety +13

    Aniga wiil baan is naqaanaa muddo 7 sanno ah ..
    Wiilkaa uu i dhiirigalinayaa
    Hadda jaamacada waan dhameeyay
    Hadda shaqo baan helay
    ..
    Jaamacad kale baan diyaarinayaa insha allah

    • @warfajama
      @warfajama Před 3 lety

      Isguursada wlll hadiba 7 sano ku sugayay

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud Před 3 lety +1

      7sano aa Subhanallah abayo xarirka nuucasa mafiicne is guursada ama is hareer mara Diinta xta ma qabto 7sano in xarir lalahado 2qof o kla ajnabi ah mahadsanid

  • @mumtazqurux8814
    @mumtazqurux8814 Před 3 lety +1

    Ma cusbi lkn emelka iska bedelay wlh San idin raadiyay ciwankina wax ku qoran aqon wayay alxmdullilah maanta idin helay wlh waxaa tihin YouTubla kaliya jeclahy wan idin xiisay ❤❤❤❤❤

  • @fathiyayusuf9226
    @fathiyayusuf9226 Před 3 lety

    Masha Allah my sister we are so proud of you and your achievements. Don’t forget our country to make difference. Our country needs women like you. ❤️🌹👍🏻

  • @munaahmee3555
    @munaahmee3555 Před 3 lety +2

    Thank you so much xabibti waan u baahna qof iwaaniyo oo sidaan wax u qabsan laha isheega 🥺😭❤️

  • @aliishaahmed64
    @aliishaahmed64 Před 3 lety +1

    Xbbti jazaakilahu khyr runtii waa dhiirigelin aad u qurux badan waxan dareemaya inaad anni ila hadlayso camal sidan uga shidaal qaadanayo ereyadaada.
    Allah haku barakeeyo noloshadaa iyo qoyskaaga qurxoon, halka ka hay tusaale wanagsan bad noo tahy insha xasadka rabbi haka hayo.
    Qurux iyo wanaag ku dhamyso noloshada aakhirana jannada ku damashaad. 😍🌹♥️

  • @mohamedkuukaaykuukaay7782

    Wow you dream come true indeed. God bless sister keep you head up always you should see America

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 Před 3 lety +7

    Masha Allah Abyo Channel Kaan Waa Ku Xiranhy Family Qurux Bdna waa Tihiin Alle Ha isku Kiina Daayo ❤❤

  • @adanartan3425
    @adanartan3425 Před 3 lety +2

    Thank you Adna for opening up your life. This is a great motivation speech!

  • @saafihassan2300
    @saafihassan2300 Před 3 lety +1

    Fadna wll Waad mahadsan ty imagination is better than knowledge Ayaa true gacalo alle haku sharfo qof isku si ufikirnaadthy

  • @heegannewsproduction179
    @heegannewsproduction179 Před 3 lety +42

    Wll hamiga aad ledahey alaha ku rumeyo waxaad jeceshahay alaha ku sakhiro fadlan subscribe igu caawi Hal subscribe oo aad isaarto waxba kama dhibto aniga wax ayey itarta ee caafimaadka alaha ku siyaadiyo

  • @ZamzamIsse
    @ZamzamIsse Před 3 lety +1

    masha Allah u a great gul who pushes herself to what she wants and don't forget there are so many guls in Africa or western who wished to get their dreams but fail coz they are supporting their families physically and financially

  • @NOName-lt2ti
    @NOName-lt2ti Před 3 lety +4

    Mashaallh fadna isku wara abayo. Ani riyoyin le yhy balse wali ima hirgalin inshaallh wxan rajeyn dona ina malin malmaha ka mid ah i rumowi donto.🥺 Allow ano guleyste itus.😥❤❤❤

  • @nasrajama3179
    @nasrajama3179 Před 3 lety +3

    Maansha Allaah tabaraka Laah hore u soco walal Allaah na hakuu xiftiyo xajigaaga iyo caruurtadaba Insha Allaah ku nolada farxad

  • @samira2061
    @samira2061 Před 3 lety +3

    Mahadsanid fatima
    Jazakalah qeer Waalal adba idhirigilisay💖💖💖

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 Před 3 lety +7

    Mnshalh wa Sheeko Faa'ido leh😍Fadna Thank u

  • @amalasad4027
    @amalasad4027 Před 3 lety +2

    Mansha Allah guulayso wllshay qali qof aad uu wacan ayaa tahay waliga horu maar wllo daar alle ayaa ku jecelahay wanaa ka faa iiday waxa badaan xaqiiqa wllshay adiga iyo famliga hore maar gaadha wllo

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm Před 3 lety +1

    Alhamdulilah
    Alhamdulilah
    Alhamdulilah
    Plz vedioyadaan oo kale soo badi
    Jazaakallah

  • @xafsaxafsa7154
    @xafsaxafsa7154 Před 3 lety

    Masha allh abayo rabi qeer haku siiyo hadaf ayan leyahay hadana wan wadaa ka dhabentiisa waxan xifdiyaa quranka tafsiirkana waan bartas hada hadafkeyga wa inan labadaa ku dadaalo quraan xifdintisa iyo barashada tafsiir insha allh afar bil ii hartay intaan ku xifdinayo hada alx wlh dhirigalin ween kaa helay i hope afar bil kabacdi anoo quranka xifdiyay ina masejkan arko an hada qoraayo. Insha allh inan dadka barana wan rajena

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 Před 3 lety +3

    Qoys tusaale fiican ah ayaad tihiin
    Alle ha idin guuleeyo.waanad ku mahadsantihiin dhiirigalinta aad nala wadaagtaan

  • @gobeyhajji4781
    @gobeyhajji4781 Před 3 lety +5

    Mash. Abayo Wax bdn ka'faaaaiday More Thx.....

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Před 3 lety +1

    Fadumo Mahadsanid sidaad mar walba noo dhiiri galisi. Wax kasta oo jeceshahay Allah hakuu fudaydiyo.

  • @ruumichannel
    @ruumichannel Před 3 lety +6

    10 DAQIQO MARAKAD MARINYSID ILMAA IGU SO ISTAAGTAY🥰🥰🥰🥰🥰 KEEP GOING WLLO

  • @safaaqurux169
    @safaaqurux169 Před 3 lety +2

    Mashaalllah xppti fadna waxan ilaahey idinkaga baryaaya inuu idiin siiyo farxad aan dhamaan abid🥰🤲

  • @libanabdiweli3366
    @libanabdiweli3366 Před 3 lety +2

    Thanks my dear sister , you really are a role model . Thank you for your encouragement .keep going on this way ✅👏

  • @mohamedfaarax7885
    @mohamedfaarax7885 Před 3 lety

    masha allah

  • @bathramustaphe5166
    @bathramustaphe5166 Před 3 lety

    Xabbti mahasanid wlhi sifiican idhiirigalisay waxan rajaynaya in an guul kagaadho insha allah

  • @ressanidbafilipepastore5661

    Merci énormément pour tes conseils ma soeur .
    C est très utilise pour avancer dans la vie 🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 Před 9 měsíci

    Masha allah beautiful lady i wish both of you and jamal much happiness together❤

  • @fatumaibrahim1473
    @fatumaibrahim1473 Před 3 lety +1

    MashaAllah thank you sweetheart,always motivating and educating.i noticed the blush MashaAllah when you spoke of Jamal,Alhamdullilah you deserve it all.

  • @kingzaki7845
    @kingzaki7845 Před 3 lety

    Muuqaalkaan aad bow ii dhiiragaliyaya walhi. Faadumo waxan ka faaiday in aan sawirto dhamaadka goalkeeyga. Maalmahaan waxan dareemay daal iyo more negative feelings lakin marki aan daawaday muqaalkaan oo aan visualization ku sameey my goal walhi I got more energy thanks so much my sister. Please no so badi muuqaalda motivation iyo advice ah.

  • @kawsarqueen5308
    @kawsarqueen5308 Před 3 lety +1

    Family ga CZcams ka ugu jeclahy walhy ku daysho ayad mudantihin wllshy fadna and aj alle hayidin xafido 🥰

  • @sacdia-xabeb
    @sacdia-xabeb Před 3 lety +9

    Mashalah abaayo Alle waxad jeceshahy haku siyo allahuma amiiin 😍😍🙏

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 Před 3 lety

    Masha Allah waraa jamaal gabadhaa noo ilaali hadaan dumar nahay ragaa nala haray thanks jamaal boowe.

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @TheaEmpire
    @TheaEmpire Před 3 lety +3

    Manshallah fadna keep going my sister and your husband and also your children plz come in nairobi

  • @bintuahmednuuue6344
    @bintuahmednuuue6344 Před 3 lety +6

    Huuno inoo soo badi. Dhiirigalinta siiba hablaha dhalinyarada o aan Wali guursan LKn doonaya inta ay guursan in ay Wax bartaaan

  • @sharfanhusein2982
    @sharfanhusein2982 Před 3 lety +1

    Well done sister , you told us very important points keep going 👏👏👏👏👏👏💜 always si daacad ah baad u hadashaa I like 👍

  • @amalfarah2759
    @amalfarah2759 Před 3 lety +1

    Masha Allah ilhey haku barakeeyo farxadaada

  • @anabh9257
    @anabh9257 Před 3 lety

    Mashaa allah ku leyahay Abaayo marka hore ilaheygii ku rumeyay riyadada mahadleh qof qurbo ku koray Mashaa allah diin iyo dhaqankiisa heesto iyo afkiisa hooyo ilahey ka dhigay dadkii qaar ayagoo waligood qurbo tagin wadinkii joogo qaarkood say walahi iska dhigayaan ama dad weweyn qurbo nolal uso raadsaday maraan maraan iska dhigayaa arkeysaa ilahey reerkiina ha idin xifdiyo adiga iyo jamaal wiilka yarkaga manta arkay rabi ha idin cafiyo

  • @peaceandcalm4778
    @peaceandcalm4778 Před 3 lety +1

    100% agree abaayo thumps up.
    Indha ha isku qabo niyeeyso adigoo haysta waxaas kuna dhaqaaq. That is me, inkastoo waayadaan danbe aan cuslaaday.

  • @maidasalahessa2615
    @maidasalahessa2615 Před 3 lety

    2018 ila hada waxan ad ula socday chanelkiina adban ujeclahy xaqiqatan family sharaf iyo quruxba alle siya tihiin hore usoco fatma wllo🥰🙏 kuna mahadsanid advicekaga.

  • @iskufilanfarah3842
    @iskufilanfarah3842 Před 3 lety

    Masha alah good points thnks sis♡

  • @naimamohamed857
    @naimamohamed857 Před 3 lety +1

    Ma sha Alllah I'm proud of you my sister keep going!💕

  • @uniquelife5616
    @uniquelife5616 Před 3 lety +1

    Masha Allah Fadna bravo 😍😘👍👏👏

  • @mohamedbaraf
    @mohamedbaraf Před 3 lety +2

    Haaa qoraalka mesha ku jira waa
    Subxanallah Xaaskiisa markay Furiinka dalbatay
    Qisoyiin Aj fatna

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 Před 3 lety +1

    Masha Allah tabaraKaLah
    Waa nolal runtii quruxbadan
    Allah ku ziyaadsho

  • @hassansaed5506
    @hassansaed5506 Před 3 lety +3

    Me:🤯
    Fadna: dream come true alhamdulilah

  • @munaqaltan49
    @munaqaltan49 Před 3 lety +1

    Masha Allah Queen Fadna 💖 Jazakalallahul kheyr ❤❤❤💯

  • @farihaofficial7368
    @farihaofficial7368 Před 3 lety +1

    masha allah allah ku barkryo waa ku daysho fiican dhaliya rooy ka faidaysata walashiin fadna❤️💯🌍❤️👌

  • @amirahb5905
    @amirahb5905 Před 3 lety

    Wallahi mcha alllah waxad tahay qof nolosha wax badan ka fahmaysa ahna qof hami leh waxan rajaynaya inaad noloshada inta ka dhiman faraxd kuwaar fadna anigana waxan rajaynaya inan noloshayda wax kabadalo warun garab mahaysto balse waxan rajaynaya inay noloshu ii rumeyan doonto thank you walalo qali😍🤩🤩

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 Před 3 lety

    Mansha alaah fadumo qurux wanaageey qurayshtii haweenkaay waxaad tahay qof qaaliya mansha alaah hore usocda Aj and fadna

  • @cutecats6478
    @cutecats6478 Před 3 lety +2

    Sidaas aad sheegay oo dhan wan sameeya wanan Ku dhex noolahay hadafkayga habeen kasta intanan seexan kahor ayan niyeysta Markan vidéo Gan daawadey waxa ii xaaqiiqsantay in waxa la niyeysta ay rumooban aadban ugu farxay videogan ila dhamaatka wan qoslayey mahadsanid walashy qaali qof kafta ilahay riyadisa ha u rumeeyo aamin🤲😻😻

  • @umuarwa
    @umuarwa Před 3 lety +2

    Fadna wlo wxd noosooo badisaaa arimaha famliyga wxd tihiin lamaane aan taageero keep going❤

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 Před 3 lety +1

    Asc fadumo abaayo allah ku siyadshoo nolosha wacaan ee ad ku jirto ama higsaneyso. Abaayo the time i waisted on your video was very motivational for me & i pearsonal loved ur topic . and i really appreciate that your sharing you thoughts & pearsonal experience in life . Allah ka qabto evil eyes .

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Před 3 lety

    Waw very good advice indeed. Thanks so much

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego Před 3 lety +50

    Keep Going Queen

  • @umalkhairMohamoud
    @umalkhairMohamoud Před 3 lety +2

    Masha Allah tabarakllah alle hku xiftiyo wllo qli 🥰😍😘❤ luv you

  • @fowsiyomahamed8589
    @fowsiyomahamed8589 Před 3 lety

    Masha allah videoyadan cml noo soo badi plz

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 Před 3 lety +2

    Sidaad dadka wax ufahansineyso ayaan jeclahay abaya Allah ku barakeeyo adiga Qoyskaga❤💚👑

  • @faizoyusuf5864
    @faizoyusuf5864 Před 3 lety +1

    Beentaa mahaa abaayo qof markii uu hore u soco ku dhahaayo lama helo xiligan waa yar yihiin lkn alxm aniga illahey waa isiiyey. Waxa ku doortay ayuu kow ka ahay wlhi blhi talahi. Mida kale waxan nasiib u illahey ii siiyey wilasha aa la so sheekestay waxay ahayeen kuwa aa ka helo dhiira galin masha Allah.
    Kuwa kale albabka ka xirta saxiiix. Wixii xun daaqada xitaa lakama furo.

    • @crazydoctor2778
      @crazydoctor2778 Před 3 lety

      Saswaaye bbe
      Nasibkaaga alh haku wanaajiyo🥰
      Anna sdokle
      Wax iniyad jabiya leeba arky ani😂
      Blse dhag umadhigo

    • @faizoyusuf5864
      @faizoyusuf5864 Před 3 lety

      @@crazydoctor2778
      Amiin
      Adigane sido kale

  • @zeiynabyusufhassan412
    @zeiynabyusufhassan412 Před 3 lety

    Masha alh lwmnahyga

  • @asmaahmed576
    @asmaahmed576 Před 3 lety +9

    Mashalaah fadna wxaan arkaa markaan caruurta sexiyo iisooducee bebikii 3aad baansidaa isooducee aad baan kujeclay

  • @nazrazead
    @nazrazead Před 3 lety +3

    Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕

  • @fathiahassan9602
    @fathiahassan9602 Před 3 lety

    Maasha Allah mahadsanid walaashay. Waad noo faa,iidaysay.guul aduunyo iyo mid aakhiro ayaan kuu rajaynayaa

  • @najwamohamed703
    @najwamohamed703 Před 3 lety +1

    plz fadna noso badi vedio yada sidano kale thak u so much 😍😇

  • @abdullaahiahmed3857
    @abdullaahiahmed3857 Před 3 lety +2

    Mashallah ❤ Horey u soco wl

  • @sadiaosman3436
    @sadiaosman3436 Před 3 lety +1

    Masha Allah familygaa ugu jeclahay youtube lamaanayaasha ka hadla

  • @vidnamvalego9706
    @vidnamvalego9706 Před 3 lety +1

    masha Allah fadna shaqsi aan ku daydo ayaad tahay wx badan vedio aad ledahay ima dhaafo insha allah in aan mar on kula kulmo waa rajaynaya walhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @imamjaylaani1145
    @imamjaylaani1145 Před 3 lety

    مشاء الله نصائحة مهمة وجميلة بارك بك

  • @amiirasheekh81
    @amiirasheekh81 Před 3 lety +1

    Masha allah, wallah wada ii furtay wada mahadsethy wllo

  • @leylaalasow385
    @leylaalasow385 Před 3 lety +8

    Abyo wad mhdsnthy sidaad noo dhiiri galisay aniga nolosheyda gool ayaan kaleeyahay wana qorty illaah 10 sano inn goolka intaas kugaaro.wadanka london imid hda10 months jogaa gurina waleyhy wan billaaway waxn billaaway collage english io wax yaba badan wan kudhaqaay ilmaa ijooga hdna xamilo ahay gurigana odageyga iga caawiya intaan maqanahy wlhi kama caajiso sabbtoo ah wxaa imuuuqda goolkii wan kacaa wan dadalaa wxana rajeynayaa inn malin kamiro dhaliyo insha allh abyo plz dhiiri galinta noo soo badi thanks🥰🥰🥰

  • @umubushra5391
    @umubushra5391 Před 3 lety

    Mahadsanid walaalo waa na dhiiro galisay jazaka allahu qeeyran

  • @shacbanibrahim6733
    @shacbanibrahim6733 Před 3 lety +1

    mnshalllah qof lagu daydo runti love you my name nafisa😍😍😍😍keep going

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 Před 3 lety +2

    Thank you abaayo wllhi wan jeclahay dadka dhiri galinta saameya ❤️❤️❤️

  • @amalxasan3498
    @amalxasan3498 Před 3 lety +1

    Just started the video but I'm already excited. ❤❤❤❤❤

  • @thecuriousapple
    @thecuriousapple Před 3 lety

    Thanks.

  • @ragaabdalla5566
    @ragaabdalla5566 Před 3 lety

    ماشاء الله انتي قدوة للبنات ولازم البنات تستفيد من تجربتك الرائعه ربنا يوفقك

  • @hodanbadmaax4500
    @hodanbadmaax4500 Před 3 lety +1

    Thanks wll Wlhay Cawa Wax badan Ba iska badalay Noloshayda ilahow I Rumay Dhaman Riyoyinkayga insha Allaah Fatna wll Nosoo badi video oo kale Wan ka Helay Wlhay 🙏🙏

  • @Fatiti94
    @Fatiti94 Před 3 lety

    7:25 marku video gu marayo Suggested: SUBHANALLAH|XAASKISI MARKAY FURNIIN DALBATAY....
    13:49 suggested: QISOYIIN Aj fadna

  • @faatimahassan5189
    @faatimahassan5189 Před 3 lety +3

    Maasha allah abaayo waa dhiiragalin aad ii cajabisay waa mahad santahay in badan

  • @umusumaya9350
    @umusumaya9350 Před 3 lety

    Jazaki allhu khayran xbbt wax badan ayan ka faiday in an ku dhaqaaqo ayan rajaynayaa no so badi dhiirigelinta

  • @aishaahmed5811
    @aishaahmed5811 Před 3 lety

    Xbbti shukran motivation bn kaa helay

  • @maryamaruun5232
    @maryamaruun5232 Před 3 lety

    Maa shaa Allah abaayo noso badi motivation ka insha allah illahey riyadeyda hairumeyo iyo inti muslim ah o rajeynayo mustaqbal fcn 🤲🤲

  • @googaaklo153
    @googaaklo153 Před 3 lety +10

    I am 14yrs old and I’ve goals already but it didn’t work at all I guess it is lack of visualization.

    • @hawakarshe7904
      @hawakarshe7904 Před 3 lety

      Honey you will reach ur goal all you need is prying for God.👍

  • @mustafeMS
    @mustafeMS Před 3 lety

    MashAllah firiid. Very smart

  • @munamohamed1849
    @munamohamed1849 Před 3 lety +1

    Mashallah gabar qalbi wangsan horay uso.mcnto

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 Před 3 lety +1

    Asc masha Allah Allah ha ku siyaadiyo amiin 👍