Galka Baarista: Sidee aqoonsi loogu sameyn karaa Soomaalida?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 15

  • @cabdisalamcartan9052
    @cabdisalamcartan9052 Před 2 lety +4

    Haaruun macaruuf waxaatahay halayaay qaran horaya usoco

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před 2 lety +1

    waa Baramish mihim ah

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Před 2 lety +3

    Somalia markee burburtey
    Wax walba wee la burbureen
    Aqoonsiga shaqsiga waa muhiim xaga amniga wadanka.

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 Před 2 lety +1

    MAXAA. DIIIDAY IN LA DILO BACDAMA DAD BADAN O SOMALI AHUU LAAYEY ,.?
    SIDEY KU ISTAAGAYAAN HADABA DHIBTA FARAHA BADANE LAGU LLEYNAYO UMMADDA SOMALIYED

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 Před 2 lety

    Muhiimada wadanka waa Amni Aqoonsiga waxaa ka horeeyo Amni Markii Amniga lawanaajiyo Aa Aqoonsi lasameyn Karaa Wadanka Allaha Noo Hagaajiyo 🤲

    • @z1_certz228
      @z1_certz228 Před 2 lety +1

      Inta jawabin kafikir waxaa lashegayo ina taqanid ama wax kataqanid

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Před 2 lety

    OGI OGI SOOMAALILAND QOFKU XITAA HADAANU LAHAYN WAX AQOONSI AH MA SHEEGAN KARO QOF KALE OO AANU AHAYN. SABABTUNA WAXAY TAHAY DHAQANKA AQOONSI EE QABALIGA AYAA MARKIIBA LAGU OGAADA QOFKA MEEL KASTUU JOOGO.

  • @calidoorale5526
    @calidoorale5526 Před 2 lety +1

    Dacayada kadaaya Somali wuqoyi xurma ahan maogolin ok

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Před 2 lety

    OGI OGI QALAD WEEYE IN NIN DILAY 2O QOF LAGU XUKUMAY XABSI MADAXA HA KU FURTO.

  • @dr.mohamedmuse4866
    @dr.mohamedmuse4866 Před 2 lety

    Haruun macruuf aadan kuusalamaa waxana kaaga mahadcelinaa barnamijkaan lakin ha su aalaad kahilmaantay hay ada dad dhigista Hadi aniga iyo familkayga aan u suubiyo teesaraha oo hadana halsano kadib teesaraha wuu dhacay ladhahaayo xalmiyaa taas aniga waxan dhacaa malintaan dhinto lakin mashruuc lacag samayn ah xal manoqonaayo

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 2 lety

    Cajiib nin dad layey ka dib fursad la siiyo mar kale waxa rajo loga qabo wa qalad wa in laga qariyo aduunka

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela Před 2 lety

    Dowladii saxda aheyd waxas lacag ku baxin laheyd wali wan sugeynaaa

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Před 2 lety

    Feylkii hore sawirkiisa maxa logu dhejin wayey farahiisa ma laga qado ma wejisa iyo farahiisa miyu bedela madaxda somalida lacag badan ba lagu siya mucawamo ah iney amaanka ku hagajiyan qalabka lagu ogado wey ku gadan karan lakiin waxa ugu roon tartan logu jiro meqa guryo bad ledahay waxase fiicned in amaanka calamka lacag kash in lagu siin ee qalab logu bedelo oo al shabab lagu ogan karo xata qalab indhaha la saro aya jiro oo askarta xata lagu kala saro

  • @degaahmed4737
    @degaahmed4737 Před 2 lety

    Hada caruuraha dhasha waa in laga bilaabaa in loo sameeyo birth certificate.
    Xitaa Guri haduu canuga kudhasho waa Inay waalidka soo dii waan galiyaan, si loogu sameeyo dhalasho

  • @AL_shahada
    @AL_shahada Před 2 lety

    Isago dabi lahen uu samen kara hadii xiro laguu wado magalada laguu ogolen wuxu kurali ahen lagilisiyay kafilo siduu uuga bixi lahaa inuu ushegto magacyo been