QISADII UGU LAYAABKA BADNAYD EE UU LA KULMAY SH DR .CALI MAXAMED SAALAX

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 06. 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Komentáře • 14

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 13 dny +2

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Dr Ali is a legend and well-educated his lectures are wonderful ❤️ ❤❤❤. Allaahu Akbar Takbiir. Thanks, brother, for sharing with us .

  • @bakeyleali3389
    @bakeyleali3389 Před 13 dny +3

    ماشاء الله تبارك الله شيخنا الفاضل
    ربي يبارك فيك في عمرك

  • @itaqillaa
    @itaqillaa Před 14 dny +4

    Asc wrb
    Masha'ALLaah

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Před 13 dny

    Mashaa Allaah Sheekh Dr Cali Maxamad Saalax Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo fiddaarayn isaga iyo dhammaan Culumadda Muslimiinta meel ay Joogaanbo gaar ahaan Culumadda Soomaaliyeed oo 34 sano uu Wadankii burbursan yahay oo sifiican luguhiisa isugu taagin ayey Culumadda Soomaaliyeed iyagoo Dowladdna aysan taageeraynin biil siinaynin ayey utaagan yihiin inay Umaddii Soomaaliyeed si Bilaash ah Wax ubaraan uhanuuniyaan, daaweeyaan Ilaahay dartii Mashaa Allaah. Culumadda Soomaaliyeed Allaha Subxaanahu Watacaalaa ha Xifdiyo oo ha nuuriyo fiddaarayn Allaha ha uxifdiyo ehelkooda iyo intii ku xaq leh iyo Muslimiinta Soomaaliyeed dhammaantood.
    Allaahumma aamiin.

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 Před 13 dny +1

    Waa calool xumo walaahay Allah baa la xisaabtamaya Mu’adinkaas dulmi weeye iyo awoon daro

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Před 11 dny

    Yaabadanaa culimadii a Saan isku yareeneyso laa xowla walaa quwata illaa bilaah

  • @maslah345
    @maslah345 Před 13 dny +1

    Saqiirku danbi malahan msna aha qafka danbiga gaystay asaga lkn maxaa ka qaldanaa mu adinka waa cilmi yarada nahaysataa ayey daliil katahay

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před 12 dny

    Sorry warkaas Waa qalad wayo qof Kaan Danbi malah wayo Waa dhibato

  • @xusseenwardhere2557
    @xusseenwardhere2557 Před 13 dny

    Shiikha waa runtiisa cunuga dembi malahan tankale bini aadamku si aantiisa najaas uma ahan

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 Před 13 dny

      Bani aadam nijaas ah majirto. Ilaahay wuxuu yidhi waan karaamaymay bani aadamka gaal iyo muslimba . Ilmo yarna oo bilaa danbi ahna hadalkiisaba daa. Ninkaasi jaahil buu ahaa welina waxaaso kale dhexdeena way ka jiraan

    • @cabdiraxmaanshekh7371
      @cabdiraxmaanshekh7371 Před 12 dny

      Masha allah waa dardaran ad muhiim u ah allah ka ajarsiiyo