Barnaamija GARO SHAKHSIGAAN S2 -E2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Halkaan. Iska Diiwaan Geli Koorsada : hosowpro.think...
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD CZcams KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Komentáře • 415

  • @hosowpro
    @hosowpro  Před 2 lety +141

    Halkaan Iska DIIWAAN GELI - hosowpro.thinkific.com/

    • @Sharmake_00
      @Sharmake_00 Před 2 lety +1

      Ok..

    • @ciisemaxamed3710
      @ciisemaxamed3710 Před 2 lety

      Deqsan hal conog ayey heysataa hosow

    • @Galeyr
      @Galeyr Před 2 lety +1

      Asxpaay 951 ayaa wataa 1k hala igu xiro gobanimo

    • @fathaalim7750
      @fathaalim7750 Před 2 lety

      Hosow deeqsan 3 ciyaala ayey leedahay walal

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 Před 2 lety

      Wllkey barnaamijkan sxbka biyoonde noo keen ninkaas waa funny

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749 Před 2 lety +601

    Dumaashideena oo SOON iyo CIIDE lee la arko😀😀😀 waaku salaami dumaashi iyo xooosow😀

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 Před 2 lety +42

    I love her quick thinking 🤔 she even don't need to finish her questions.

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 Před 2 lety +20

    Gabdha Masha Allah original skin color ayee wadataa abaayo don’t change your skin color allah hadin barakeyo amin.

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 Před 2 lety +76

    Lamaane aan social media ku dhex milmin
    Hosow and nimco izku waara abidkiin

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Před 2 lety +33

    Nimca mixno aadbaad iigu qoslidey wlhi last episode kana waxaan sugayaa sidii sanadii hore hasow oo su'aalo la waydiinayo
    Balse nimcaay hazal kayya ha ugu soo darin series nala garanmaayaane🤣🤣🤣🤣😂✌👍👍👍👍😍♥️😍♥️😍♥️

  • @xumeirah
    @xumeirah Před 2 lety +10

    Definition of matured, disciplined ,amazing couple...My namesake is naturally beautiful 🥰

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44 Před 2 lety +7

    Masha allah family isku faraxsan isheeda iden ma gasho aamiin 🥰❤️

  • @farhiadahir9447
    @farhiadahir9447 Před 2 lety +22

    Deeqsan cabdinasir caruur weyledahay illahey hadhafee 🥰🥰

  • @Sharmake_00
    @Sharmake_00 Před 2 lety +34

    Inta sariirta xanuun lajiifto Allah caafiyo😭😭

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552

    She is quick to think , MashaAllah, Allah kuhafidho Nimco Dumashee

  • @nadifamaxamad725
    @nadifamaxamad725 Před 2 lety +8

    Waw marwada welcome Masha allh family quruxbdn fanny wye m.a iskuwara wa qosoley cdiya alle xafido

  • @faisoahmed3104
    @faisoahmed3104 Před 2 lety +12

    Maasha alh famil qurux badan iyo barnamij qurux badan guulaysta ❤️

  • @micrajoon868
    @micrajoon868 Před 2 lety +14

    Masha allah waanbo iska jeclahay dumashi❤ "dumashi bilaneey allaha ku sharfo"

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 2 lety +19

    Socdaal 🤣🤣😫 ma filayn xataa
    Nimco aadbaan kuu salaamaya inader

  • @naimakhiyre8037
    @naimakhiyre8037 Před 2 lety +17

    WOW 🤩 nimco soo laabasho wacan😍😍😍

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 Před 2 lety +4

    Muqaalkaan markaan furay kalmadii ugu horaysay ee afkayga kasoo baxda waxay noqotay "wow Xaaskii sharfanayd" Isku waara Hossow Family alle ha idin Xifdiyo dhamaantiin....

  • @gobaadmohamed9347
    @gobaadmohamed9347 Před 2 lety +5

    Welcome dumaashi iyo wll🥰❤Ramadan mubarak

  • @drs.ladanmaxamed3115
    @drs.ladanmaxamed3115 Před 2 lety +58

    Wiil raxwayn ah & gbar isaaq ah mrky is guursadan sidaan baa kso bxysa allow isku daa daganantoda ka hely❤😁

    • @xamdiahmed4693
      @xamdiahmed4693 Před 2 lety +9

      Qabiil sheeg melxun ku dhimo lamana ilaahay isugu talagalay aa qabiil ku lifaaqe uf alla adoomadiisa sow u abuuray qurux badanaa m.a

    • @drs.ladanmaxamed3115
      @drs.ladanmaxamed3115 Před 2 lety +4

      @@xamdiahmed4693 qabilku ceeb ma aha ee qabyaldaa ceeb ah taas ogow anignuna wax xun ma sheegin thanks

    • @Nurayn-z9k
      @Nurayn-z9k Před 2 lety +15

      Raxanwayn miyaa hoosow anigana jacaylkaygu waa Raxanwayn anigu naag isaaq ah baaan ahay😊

    • @malabey197
      @malabey197 Před 2 lety

      @@xamdiahmed4693 fahan Xaga luqadda ayey ka wada ee Qabiil ahan maahan Anigaba wan fahmee see cml Xamdiyey

    • @hoodo9260
      @hoodo9260 Před 2 lety +1

      Qurux weeye wlhi mashaa Allah

  • @sadiaadam4030
    @sadiaadam4030 Před 2 lety +4

    Masha allaah wad ka baxsatay nimco wan sugeynay barnaamijkaaan hormar wacan

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 Před 2 lety +18

    masha allah walashe nimco iyo ibrahimba wa funny inaa ku furtana wee fiicned wll osmany adn qofka magaciisa so qadaneso sifican usoo ogow xogtiisa❤️❤️

  • @Missabdiy
    @Missabdiy Před 2 lety +15

    You two are so beautiful together masha allah and I enjoy watching this program this year and last year❤️ keep it up👏🏾

  • @ablaamohanned7686
    @ablaamohanned7686 Před 2 lety +7

    M.allh family qurux badan ilhy ha idin xafido 🤭👏🤲💐

  • @ugaaz
    @ugaaz Před 2 lety +20

    Dumaashi funny waaye wlhi, Su'aasha Omreeyn waxeey isoo xasuusisay Maamo farmaajo ma garanaayo baadiye baan ka imid dhaheesay >< 🤣🤣🤣

  • @daimondomar703
    @daimondomar703 Před 2 lety +7

    Inantaydu wa very smart 💋 salan my cute zis

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 Před 2 lety +2

    Maasha Allah

  • @sundusmahamud3648
    @sundusmahamud3648 Před 2 lety +41

    XAASKAAGA NIMCA WAA FUNY SOCDA MASHA ALLAH ILLAHY HEYSKU KIIN DAAYO😁😃😃😃

  • @munahassan7412
    @munahassan7412 Před 2 lety +11

    Wlhy barnamijkan wa iga qosliyaa wn sugaaba🤣🤣🤣😍

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 2 lety +11

    Masha Allah tabaarakallah beautiful couple keep going allah ha idin xafido lkn maxad wax usoo wada duubi waydeen😍😍

    • @YuuAden8
      @YuuAden8 Před 2 lety

      Mashallha bro Ramadan Kareem ☪️

  • @Fihimois
    @Fihimois Před 2 lety +1

    Alhamdulilah hadan sanadkii horE dawaday sanadkana cafimad kU dawadayy 🤲🏼❤️

  • @Sadiqyaree
    @Sadiqyaree Před 2 lety +27

    Ar socdaaal dhib badanaa xaas inuu leeyahay iyo inkale lakala garan maayo...😂😂😂😂

    • @malabey197
      @malabey197 Před 2 lety +2

      🤣🤣🤣🤣 beentisaa badatay

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 Před 2 lety +12

    Waa barnaamij qurux badan ❤️

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj Před 2 lety +1

    *Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️

  • @azmamacaane2200
    @azmamacaane2200 Před 2 lety +3

    Nimco iyo bisha ramadaan hal mar uun baa la,arkaa miyaa saln sare my famly🥰

  • @munadiomond378
    @munadiomond378 Před 2 lety +14

    Barmaamijkan Waan sugayey 😂

  • @fariido
    @fariido Před 2 lety +4

    Yess caawa dumaashi la keeny qosol wngy❤

  • @ahmedzaki5943
    @ahmedzaki5943 Před 2 lety +7

    Masha Allah tabaarakallah beautiful couple keep going allah ha idin xafido lkn dacad iga qosliseen labadiiina ma aqaan mala gabadha reer waqooyiga ah ee isku meel ka soo wada jeedno ayaa barmaamijka macaneenaysa

  • @phatushhaji7051
    @phatushhaji7051 Před 2 lety +1

    Masha alllah tabarakaalllah wlsheyna sanadkii Hal aya la arka aad ugu faraxsnhy inad ka duwantihin lamanaha Somali isku waara abid waa idin jecllhy 💋❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @user-to2nw6jk3w
    @user-to2nw6jk3w Před 2 lety +1

    Deeqsan Ciyaal Way leedahay sxb weliba inay 3 leedahay baan umalaynayaa kolay muuqaal ay mar tiktok doo galisay baan ku arkay Alle Haw barakeeyee

  • @deeqsanofficial2799
    @deeqsanofficial2799 Před 2 lety +10

    😍😍😍

  • @agedow
    @agedow Před 2 lety +1

    Masha Allah

  • @farxiyailmi8873
    @farxiyailmi8873 Před 2 lety +1

    Alla dumaashi markaan arkay waan soo cararay soonka dhan ayaan sugayay hadalkeedaaba jeclahy igu salaam allaha nii barakeyo

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552

    MashaAllah,Allah idhin hafidho my family❤️❤️

  • @cbdftx-m-aar7243
    @cbdftx-m-aar7243 Před 2 lety +2

    Mnsha Allah Family Qurux badan Allah Yaxfid ❤️🥰🥰

  • @yurubkulane2717
    @yurubkulane2717 Před 2 lety

    Ramadan mubarak

  • @behijabi1611
    @behijabi1611 Před 2 lety +71

    deeqsan ciyaal ayay leedahay hosow😂

    • @ciisemaxamed3710
      @ciisemaxamed3710 Před 2 lety +2

      Haaaa

    • @Sara-hx8wu
      @Sara-hx8wu Před 2 lety +2

      @@sk-hy4df lkn wuxu yidhi social media kuma badna caruurtu hadey ledahey iney ledahey caruur cidwalba wey ogtahey

    • @hosowpro
      @hosowpro  Před 2 lety +8

      Masha Allah - mahadsanid

  • @fathihassan6912
    @fathihassan6912 Před 2 lety +14

    Markale noso celi nimco 😂😂❤

  • @zariza897
    @zariza897 Před 2 lety +1

    Masha allah tabarakalah
    Alaha idin xafido dhamantiin famil qurux badan bad tihiin

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Před 2 lety +1

    Mashalah isku waara hosow iyo nimco

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 Před 2 lety +3

    Deeqsan 3 ciyalay ledhy wll

  • @anababdirizakali6431
    @anababdirizakali6431 Před 2 lety +3

    Masha allah dumashi weynaga qoslisay 🥰❤️

  • @israaskar2444
    @israaskar2444 Před 2 lety +1

    Mnsha Allah wllshay nimco sayid aw cali iyo seediyo hassow

  • @bishaaroclaahiegal8437
    @bishaaroclaahiegal8437 Před 2 lety +4

    m.a walky duma nolada inty nalol jirto keep going❤❤❤

  • @apdirazhitt
    @apdirazhitt Před 2 lety +4

    AFter one year come back dumaashi💯💯💯

  • @naimasamatar6457
    @naimasamatar6457 Před 2 lety

    Masha allah walalkeey iyo dumashi wan idin salamay alaha ku xafido

  • @sharafabdiwali2676
    @sharafabdiwali2676 Před 2 lety

    Mashallah perfect vedio

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 Před 2 lety +1

    Kii yara ee la dhalayey 😂😂😂😂
    Omrayn nabar xaqdaro alle ha kaga dhigo ✊🤣

  • @mosalamuni4456
    @mosalamuni4456 Před 2 lety +1

    Ugu horeyn wan salamayaa familyga sharafta badan barnaamijkana wan soo dhawaynayaa
    Marka xiga osman waxan kugu darsan lahaa fikir yar shaqsiyaadka aad barnaamijka kusoo qaadanaysid ugu horeyn xogtooda oo dhamaystiran waa inad soo ogaata inta aanad dadka waydiin
    Tusaale ahaan deeqsan abdinasir waa hooyo ubad dhashay alle haw barakeeye
    Intas ayan ku darsan lahaa barnamijka wan idin salamayaa adiga iyo marwadaada

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir256 Před 2 lety +4

    Omreyn socdaal aa aqooday hhhhhhhh dumaashi waa funny 😆😄🤣😂

  • @mawliidozillyricz5425
    @mawliidozillyricz5425 Před 2 lety +10

    Kiyaara Ee la dhalayey Nimco wa Funny🤣🤣

  • @helaalchannel6677
    @helaalchannel6677 Před 2 lety +1

    Masha Allah nimco wan jecelahy barnamujyaday ku jirto salamulah hoosow family

  • @cabdirashiidmacalin6049

    Mashallaah ilaahay ha isku kiin barakeeyo

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 Před 2 lety +1

    Welcom back Nimco Sanadkii ba Hal mar naso salanta Ramadan Mubarak my family 🥰🥰

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 Před 2 lety +2

    Kii yara ee la dhalayey 😂😂😂😂
    oMreeyn nabar xaqdaro alle ha kaga dhigo ✊🤣
    Masha Allah dumashi ama indr caqli kuguma yara 👸🌛

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Před 2 lety +1

    Ramdan Mubarak my fm deeqsan ilmo wey ujogn wxana qbo maftuux cadced😂🖐

  • @safiyaalinur2047
    @safiyaalinur2047 Před 2 lety

    Mchlh hosow youtuber kakeliya ee xaaskisa kamerad kuwarerin allah idin xifdiyo

  • @amuunahmed3857
    @amuunahmed3857 Před 2 lety

    Ramadano kale oo badan Allaha nawada gaarsiiyo walaalahay 🤲

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Před 2 lety +1

    Maashaa allah tabaarakallaah allaha isku kiin daayo

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 Před 2 lety +17

    Wwww mashaallah beautiful family and keep going Hosow pro and Ramadan Kareem😻🙏🤝🤲

  • @ikranhusain9058
    @ikranhusain9058 Před 2 lety +2

    Masha allah Ramadan kareem

  • @ayshaalii33
    @ayshaalii33 Před 2 lety +2

    Duu Socdaal cawa Reaction caddiiyah Kabixisay 😂😂😂😂 kaas Maa cawaa ii keentay kulaahaa😂😂😂

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 Před 2 lety +1

    Mnshallh The really family Salaan sare #Duma Alaha idin xafidido oo Idin barakeeyo #Hosowpro #RamadanMubaarak

  • @nimcabile2981
    @nimcabile2981 Před 2 lety +1

    Love you hppti nimco nogasoo muqo marar badan Channelka I.n

  • @cashacuud3899
    @cashacuud3899 Před 2 lety

    Masha allah wan

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před 2 lety +4

    Dumzhi mar la arag🤣🤣😘

  • @zainabali4731
    @zainabali4731 Před 2 lety

    Msha Allah tabarakalaah family qurux bdn

  • @suhaybdaacad9132
    @suhaybdaacad9132 Před 2 lety +35

    Inta fahmaysa inay nimco reer waqooyi tahay like ta nooh😂.

    • @Fihimois
      @Fihimois Před 2 lety +2

      Wayba thy wELipa reer Hargeisa xafda calaamadayy ka soo jeeda 😂😂👋

    • @abdikadirosman1778
      @abdikadirosman1778 Před 2 lety

      @@Fihimois calamada maha sxb wa reer xera awar hhhhh garanaye unba garan asxabul yamin hhhh

    • @zakiofficiall2640
      @zakiofficiall2640 Před 2 lety

      Kolay waa GX 🦁🤣

    • @sabaninamuuse9980
      @sabaninamuuse9980 Před 2 lety

      officiall waliba waa ciidagalle

  • @omarhanadofficial6858
    @omarhanadofficial6858 Před 2 lety

    wllhi bilaaahi hosow waaan kawada jawaabi lahaa suaalahaada waa soo manahaye Inta suaal aad weydiiisay waan ka jawabi lahaaa.

  • @fardusahussein3150
    @fardusahussein3150 Před 2 lety

    Masha Allha

  • @wardaqali8394
    @wardaqali8394 Před 2 lety

    Ilahay hayskuu barakeeyo my lamaanahayga qarniga

  • @barwaqobahjacooking3263
    @barwaqobahjacooking3263 Před 2 lety +2

    Mash allh Beautiful family long life

  • @sidra857
    @sidra857 Před 2 lety

    Waaw cawa waa cawadaydii🥰 thanks u Hosow

  • @fahemamuhammad6623
    @fahemamuhammad6623 Před 2 lety +2

    Mar la arag Nimco welcome back🥰

  • @odaymedia8903
    @odaymedia8903 Před 2 lety +3

    Deeqsan ciyaal way leedahay haaji ❤😂✊🏾

  • @ifraaxshiine8243
    @ifraaxshiine8243 Před 2 lety

    Waaaaaaaaw dumaashi welcome xabbt nimca cdy qaali luul😍😍😍😍😍

  • @salwaahmed9934
    @salwaahmed9934 Před 2 lety

    Masha Allah 🥰

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Před 2 lety

    Deeqsan abdiNasir wey ledahay ciyal masha allah ilahey ha udaye waa marwo sharaf leh❤🙏

  • @kHALeidT0m
    @kHALeidT0m Před 2 lety +6

    WeLcoMe DuMaZhi
    FROM SOMALILAND🟢⚪️🔴

  • @farhiyaali5043
    @farhiyaali5043 Před 2 lety

    Hosow barnamijka halku kabaxay, sidaan usugaayay waaba quusaan rabaa 🤩!

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 Před 2 lety +1

    Dumaashi Nimco mashallah Ramadan kariim

  • @siman7155
    @siman7155 Před 2 lety

    M.a my family guuleysta oo wadjir ahaada abid insha ALLAAH.

  • @abdishakourmohamoudjama2326

    Masha Allah waa barnamij xiiso leh

  • @saberenhazan1393
    @saberenhazan1393 Před 2 lety +2

    Gabdhan wlhiy waan uxisay ❤️👸🏻🥺😂😂

  • @aminacookingandhenna7117

    Masha.allaah family qurux badan .

  • @mumtazmohamet5758
    @mumtazmohamet5758 Před 2 lety

    M.allah noloshu wlhi waa qurux markaad hesho qof siday nimco hoosow uga qosliso kaaga qoslin kara haddii kale laftarkeeda ma xuma🙂

  • @bored_guy.
    @bored_guy. Před 2 lety +1

    #hosowpro #harka tv inoo soo qabo ustaad

  • @warsanmaxamud5445
    @warsanmaxamud5445 Před 2 lety +1

    Wlhi nomco isku niyad ayaab ujawaabaynaa danan isku hal mar ayaan wada nidhi hhh keep going bro

  • @sadiaadam4030
    @sadiaadam4030 Před 2 lety

    Aamin Ramadan mubaarak sido kale

  • @abdirahimhusseinnor6556

    Hossow bro wxaa ku waydiin lha sxb barnaamijkan taageerayshda uma furno miya inay ka qayb galaaan 👏 inaad ka so jwaabi doonta fila i.n👏

  • @hodanaden9602
    @hodanaden9602 Před 2 lety +2

    Deeqsan nin ama wiil ayay leedahy musician cadceed ayaanA qaba