SAGALSOMALI OO DIL UGU HANJABTAY TEAMKII KA TAGAY QASAB IGULA SHAQEYA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • SAGAL SOMALI CABSI CABSI WLHI

Komentáře • 68

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 Před 2 měsíci +5

    Ma waalna qur'aan saarna uma baahna, ee iimaan la'aan ayaa heysa, hadey aaminsantahay wixii Alle kuu qoraad heli, ayana wixii alle u qorey heli waxaas oo qeylaa may dhigteen, waxey u maleysaa risiqii loo qoray in uu dhankaas u leexanayo.

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před 2 měsíci +7

    Gabadha waaba xanunsan tahay waa run bismilaah sagal ma walatay

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 2 měsíci +1

    Sagal inay soo waalanayso waan arkaayay
    Alaha soo hanuuniyo Ruuney Sagal waa jaaaaahil dhago xidhan inaba fakar kuma jiro

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Před 2 měsíci +4

    Wiil yar oomiskiina qaba sagal mana celinkaro anaa aqaan darisbaan ahayan intaysan caannoqon waa gabdha kulul diintuna kuyartahy

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Před 2 měsíci +1

    RUUMI cadey aadan kuu salaamay
    Xbbti wan mashquulay waase kula socdaa Allah ha ku dhowro ku xifdiyo caafimaad r
    Taam ah Rabi ha ku siiyo
    Yaabtay walaashey Ruumi Allah ha ina toosiyo nagu sugu wadada toosan ee xaqa ah
    ❤❤❤❤👍👍

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 2 měsíci

    Sagal inay soo waalanayso waan arkaayay
    Alaha soo hanuuniyo

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Před 2 měsíci +4

    Abaayo ilaaheey ha soo hanoniyo 😅😅😅😅😅😅😅

  • @AsmaMaxamud-un2td
    @AsmaMaxamud-un2td Před 2 měsíci +3

    Allaha hanuuniyo gabadhaas

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 2 měsíci

    Libaax maahan waa Mukulaal jiran

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 2 měsíci +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @maryanYussuf-jn6zr
    @maryanYussuf-jn6zr Před 2 měsíci +3

    Scw

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi Před 2 měsíci +1

    Waa masaarsntah sagal

  • @queenfatima7231
    @queenfatima7231 Před 2 měsíci +1

    Saas mahan Nairobi anaa ku so koray lana shaqeyay somalida la xiro so dayan jiray sagal waa caray santahay in rag cayo awowe yashay dir waa qalad ninkaa rali gali ban dhihi lahaa rumi adi reer kenya ma tihid qof dira oo dad dhiba waligay ma arag gabadha nabad galiya sagal caday we love you abaayo❤❤❤❤

  • @umuabdiraxman4659
    @umuabdiraxman4659 Před 2 měsíci +1

    Asc wll ruumi
    Maahmaahdaa wadar iyo waaxid ma fiicna
    Allah baa waaxid ah
    Sidaa awgeed in la soo qaato ma fiicna

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 2 měsíci

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @rass898
    @rass898 Před 2 měsíci +2

    HANJABADI RUSHKA 🤣🤣🤣🤣ALA BEERKA❤️💯👏🏽👏🏽

  • @OsmanAbdi-fm5on
    @OsmanAbdi-fm5on Před 2 měsíci +1

    Scw scw❤

  • @Hafsabilanqis
    @Hafsabilanqis Před 2 měsíci +3

    Waxba dad maysa yeelin mana yeeli karto lkn sharaftay iska qaaday wajiga ayay iska halaysay subxanallah

  • @faizamohamed1
    @faizamohamed1 Před 2 měsíci +1

    Waa jaahilad caadiya ish dad la dhaqan mataqaano

  • @saharoali8163
    @saharoali8163 Před 2 měsíci +4

    Naagtu kibir badanaa wadanka sharci inuu kajiro mey hilmaamtayy xoolo ey gadatay

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 2 měsíci

      Diin ku dhaqanka iyo xishoodku haduu kugu yar yahay waa mashaakil

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 2 měsíci +4

    Sagal waa isceebeeysay anakana waanaceebeeysay wexeeyku faaneeysaa qabiilka ninkeeda inteey hadeeyba qabiilkufaaneeyso waxaa rooneeyd ineey ku faanto qabiilkeeda direed ee wexeeyku faantay qabiiilkii ninkeeda mariixaan

  • @saharoali8163
    @saharoali8163 Před 2 měsíci +3

    Ninka wixii lasheegay kucaday waa laheydte laxiray warkii somalidu shekesay

  • @MunaDAHIRBADE
    @MunaDAHIRBADE Před 2 měsíci +1

    Waan ku salamay ruumiyey wall WA iga su,alle somalida qabiiladeedu may kala Saraysaa somalida mayna MID un ahayn?

  • @ayanabdi-ol5zw
    @ayanabdi-ol5zw Před 2 měsíci +1

    First ahay

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia Před 2 měsíci +2

    Sagaley abaayo ya kulataliyo latalin weyn baad ubaahantahay 😂😂😂😂 gabada mawaxad kuheysataa hanolanin hadadba iga tagtay hanolanin bad kuheysataa

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 Před 2 měsíci

    Sax runta looma sinna❤❤❤❤

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Před 2 měsíci

    Sagal wajigedi runta aha aya so baxay waa xaasidad aan qofna inu noolado aan ogoleyn iimanka ayay beeshay asadna waa wiil maskiin ah ma qaban karo qoftan caafimad alaha siiyo

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar8791 Před 2 měsíci +1

    Waa dhag walan

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Před 2 měsíci +1

    Qarbo qof kawldey qosol kama dharkto

  • @user-ey6pj1wm1f
    @user-ey6pj1wm1f Před 2 měsíci

    Xumaanta miyaa libaaxnimo ah wll

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Před 2 měsíci

    Sagal iney soo caan baxdo ey rabtaa

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před 2 měsíci +2

    Ma yaabtay

  • @LayoAbdi
    @LayoAbdi Před 2 měsíci +1

    Nin ka hooyadisa wadata lashegoyay xanta tiktok

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 Před 2 měsíci +1

    ASC Ruumi channel Jzk kheyr,
    Nin ba waxa laga sheegay inu
    yiri anoo Aabahay la yaban bu
    Abihiis igu soo daray kkkkkk
    Anogo la yaban kuwan soshal
    Media fiyuska ku rad sada Curfi,
    Qabiil la cayo iyo isku dirka ummada Somaliyeed, warkii hore
    War so dhaaf mantey ugu daran
    Tahay, Sagal ay ledahay naf ban
    jaraya fiyus dartii, SUBXAANALLAH

  • @sadiyagabow
    @sadiyagabow Před 2 měsíci +1

    Buufin may dhuqdey.

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 Před 2 měsíci

    amee comment kagag so hanjabtaaa😅😅😅😅😅qoftas wa takteee

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu Před 2 měsíci +1

    Rumi quruxey gabadhan waxba kaqaldan maqumano

  • @habonali9734
    @habonali9734 Před 2 měsíci

    Rumiyey sagal wey is waleysa ee wexey dilikarto hadisho😂

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 Před 2 měsíci +1

    Kenya lajoga abayo waxbo madili karto sheko mesha kuheysa

  • @Ducadaaqbalka
    @Ducadaaqbalka Před 2 měsíci

    Naagtan ma la soo xiro

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 2 měsíci

    Waa booto gurigeeday ka booteenee dadbaa ayada udhaarsan io ay caysay

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v Před 2 měsíci

    wlhi dumarka xishodka wuu ka dhamaadey saan hadu xalka marayo

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před 2 měsíci +3

    Xoog islaamed ayeey baratay kalsonida ku yar kaligeed ineey shaqeysa karto ma moodo

    • @Garqaad
      @Garqaad Před 2 měsíci

      Team ki dhan wayba kaso tageen sucdi ba lo shidy yutubkedi

  • @Ducadaaqbalka
    @Ducadaaqbalka Před 2 měsíci

    Ruuney kkkkkk Sagal wa narsistic macanto Daahir wuu qabankara lkn waxabuu xeerinaya ma garatay😅😅😅

  • @user-zm9dk8km3t
    @user-zm9dk8km3t Před 2 měsíci

    Wax ay xanuunsan tahay lama arkee waa kibir iyo halagaa sheeko

  • @CaziizociiseCiise
    @CaziizociiseCiise Před 2 měsíci

    Maseyrku waa cajiib waxana kabi,in kara asad

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před 2 měsíci

    Habartan way waalatee tolkeed haa xirxirtan intay meelaha ku dhiman 😂😂😂

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 Před 2 měsíci +1

    Sagal dulmily waye

  • @emmyanin7203
    @emmyanin7203 Před 2 měsíci

    Walaaley wazaan kuuma qalmaan inad ka hadashide,wax wanaagsan o faaiido leh ka hadal,iska daa ciyaalkan tiktok isku heysta.
    Adiga wax muhiim ah o na anfacaayo no so gudbi sidaad horeba uso gudbin jirtey,waxaano kale views la aan yey ku dhigin intaad is leedahay views haku kordho

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 Před 2 měsíci

    Libaax maahee waa kibirtay wax garaacey rabtaa aaway nagihii hg ee ee dhihi jirsy cirkaan duminaa oo dadka waa waan laqnaa iyagoo nool maanta ma bisadbaa aga

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Před 2 měsíci +1

    Wa walan tahaye walalka aa laga hela sagal waxeeda waba ka dareye so dey waxad heyso in la dhaha ku fcn boobto booto lama rabon yo qeylo aan dhamaheejin teeda kale waxa iga suaal ah aawey ninki asad ahaa ???? asad

  • @sacdiyaomar1430
    @sacdiyaomar1430 Před 2 měsíci

    Malaha naagtaan uhuuru kenyata ayaa qabo waayoo baawar ayey sheeganeysaa dadkoo dhana waan laynayaa ayey kenya ayadoo joogto ku hanjabeysaa

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r Před 2 měsíci

    Ruumiyeey soomaalimiyaad wax usheegee 😢mise views meesha kaagalay

  • @user-rf8jv8bi5w
    @user-rf8jv8bi5w Před 2 měsíci +1

    Naagtaas dadka masaakin bey meel cidla ku heshay ee ruumiyey hala yaabin

  • @rorobano6907
    @rorobano6907 Před 2 měsíci

    Naagtan wey qooqantahy wlh wax afka ka garaaco ayey ladahy

  • @Ayan-i4x
    @Ayan-i4x Před 2 měsíci

    Sax

  • @fardowsanuur2447
    @fardowsanuur2447 Před 2 měsíci

    War awood maylahan ee filimadii Bay moday inay jilayso haday awood ledahay banana ay waxku samayn lahayd ee kurigeeda kuma gaadeen dadka

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před 2 měsíci

    Qoftaa Sagal ah waa laga xishoonayaa mooyee barqo cad la cuni lahaa cid ay ka awood badan tahay ma jirto booto been ah taqaanaa

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 Před 2 měsíci

    Sagal she sick 🤢🤢

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 Před 2 měsíci

    Baqbaq qachasab inte kashaqesa

  • @Ducadaaqbalka
    @Ducadaaqbalka Před 2 měsíci

    She is natsistic kkkkk kenya 🇰🇪 sharci ma jiro miyaa kkkkkkk

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Před 2 měsíci

    Adna guri hku xirato😂 Saw lgama yaabo ninkeda io ehelkedaba inay u caal.waayen ilaa waa argna wxy sameynse

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před 2 měsíci

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @user-tn1ki6xp4q
    @user-tn1ki6xp4q Před 2 měsíci

    Sax