Wuu i Aflagaadeeyaa 4 Caruur ah wuu igu dayacay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Wuu i Aflagaadeeyaa 4 Caruur ah wuu igu dayacay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 42

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f Před měsícem +4

    Daahir calasow adi iyo gudigaaga waan u duceeyay insha ALLAAH halkaa ka hay wanaaga ummadda soomaaliyeed khayr ha waayin

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Před měsícem +6

    She’s beautiful and dignified mother who’s doing everything she can for her children , nothing bad to say about you sweetie ♥️

  • @XasanBisri-o2z
    @XasanBisri-o2z Před měsícem +1

    Daahir masuul sure maxkamedna waan taageeraaa sxb

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před měsícem +7

    Wallaahi iska hadloow ina iga ire waxaad rabtaan sheega Dir Daarood Hawiye Digil Mirifle cid Daahir Calasoow ushiisa qabsan karta majidho. Daahirow qabyaalad urtay Soomaali hawada gali tan baad kuliibaanaysaa Aduun iyo Aakhiro baroosinka dhigo.

  • @BahjoAbduwali
    @BahjoAbduwali Před měsícem +1

    mash allah dahir cadowgaa hajabo Ina adeero

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem +2

    SOW RUUX BA RAASLHIYO AAR RAGANIMODA BA DHEERIDAA DAHIR ALASOW RAG IYO AAR KAAD RAGANIMADA DHEERTAHEE M SH ALLAAH AWOWE BARAKOOBA IDIM ALLE

  • @yusraali6249
    @yusraali6249 Před měsícem +1

    Dahirow gariga iga jabey masha allah mahdi so dahirey dahir Iga dheh

  • @khadiijajaamac9319
    @khadiijajaamac9319 Před měsícem +3

    Waa Miskiin umula

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před měsícem +1

    DAHIR DAHAB SOMALIA GAAJODOODA MA DHAMAATO WALAL ILMAHAAGA KORSO YEY KU WAALINEH DAHIR WALAL

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 Před měsícem

    Waryaara hee war barnaamijku waa mid fani ah, xuquuqda dulmanahana soodhiciya.
    Runtii waa dowladda baraha Bulshada

  • @XasanBisri-o2z
    @XasanBisri-o2z Před měsícem

    Daahir wan kusalaamay waanataageraaa maxkamad sxb

  • @Yesse2000
    @Yesse2000 Před měsícem

    CALASOW REER SHABEEL YAA KA TAHAY DHEH

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +1

    HaLa..Caawiyo..Gabadha.iyo..Caruur..Teeda..

  • @khadiijajaamac9319
    @khadiijajaamac9319 Před měsícem +3

    Soy waan naag nool😂😂

  • @AbdourahmanAbdo
    @AbdourahmanAbdo Před měsícem +1

    hello daher cali socow waxaan rabaa in aan talo ku siiyo waayo cabashadu aad bay u badan tahay maxkamadaada laftaadu bini aadam baad tahay. Markaad cadaalad dhameysato waxaad samayn kartaa dad dhameeya dhibka aad xalisay.

  • @AishaMalim-bl1cr
    @AishaMalim-bl1cr Před 2 dny

    Majareeraa iyo. Waajareer
    Majareeraa. Iyo. Waajareer
    Daaher. Calaso. Maxakamadaada. Jareerka. Meyaa. La. Gu. Yasaa. Dadka.
    Kuugu. Xeran. Ayaan. Ahay. Waaneh. Edeen. Dhageey sanaa. Laaken. Waxaan. Na dhewaayo. Naagah
    Iyo. Raga. Ka. Af. Lahaafafa
    Ka. Jooje. Yaan. Lees. Ka. Hor. Emaanin. Gabdhah. Jareer. Yeey. K u. Soo. Weerarin. Daaher. Thanks

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 Před měsícem +1

    Alla lacagta waa loo yar yareenaya dadka calaa 100-150 miyaa? maskiintan dhib baa haysto ninkaas halaga furo wuu kasii dhaldhalayaa caruurta maskiinta iyadoo 1 dalaakh u hartay yaab 😢 wallahi dadka in la caawiyo waa wax wanaagsan, dadku iskuma naxariistan kuwa soomaliya weliba dhibku waa kaa.

  • @osmanbare9071
    @osmanbare9071 Před měsícem

    Asc ale hakaa jasaa i siiyo adi iyo tam kaaga

  • @DekhaTahlil
    @DekhaTahlil Před měsícem

    Pliz tell him stop tribalism and shut his mouth. Dahirow keep going

  • @Yesse2000
    @Yesse2000 Před měsícem

    Ma hassan hirsi jiir baa ku Dhaka ku dheh

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv Před měsícem +1

    Waa doqon walhi kaasi uff tuur ninkaa

    • @khadiijajaamac9319
      @khadiijajaamac9319 Před měsícem

      Duruuftu ayada dadka doqomayso, kadhigto. Haku caayin duruufta.

  • @mulkimohamed8593
    @mulkimohamed8593 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdourahmanAbdo
    @AbdourahmanAbdo Před měsícem +1

    daher cali maxkamadaada sababtoo ah cabashooyin badan ayaa jira sababtoo ah tani waa ra'yigeyga

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Před měsícem

    My reer abtiyaal dhulbahante men love women and I don’t think she was called any name, they also love their children. Now a days anything is possible as things are changing . I wish her all the best InshAllah ❤

  • @farhiyamohamed9287
    @farhiyamohamed9287 Před měsícem +1

    Dahirow lambarkaga WhatsApp ka isoqor

  • @Yesse2000
    @Yesse2000 Před měsícem

    Waar Calasow magaalada laascaanood canola ay sheeganayao ayaa ugu bada Laba xaafadood ayey laascaanood ka degaaan

  • @jeeleyomar
    @jeeleyomar Před měsícem

    Soysiy dharka qiladaa udirysid igu dar

  • @yusraali6249
    @yusraali6249 Před měsícem

    Dahirow gariga iga jabey

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před měsícem

      Siilkaaga iibso ku sameyso gariga ka jabay

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 Před měsícem

    War qofta daganaa

  • @SoubehAbdi
    @SoubehAbdi Před měsícem

    Wax iga war jcl😂

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 Před měsícem

    Niinkas muxu la xanaqay ? Masakiinta cawiinada uu bahan buu lehyahay uu ma bahnaa bisinka .

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 Před měsícem

    Casho fiican soo gado

  • @FoziaMohammad-px3uw
    @FoziaMohammad-px3uw Před měsícem +2

    Raga dhulbahante dumarka macayaane beenta daa

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv Před měsícem

      Waa run lkn waxn filayaaa inuu balwad leeyahay qof xun reer ma matalo😢

    • @user-yj7pn8de1p
      @user-yj7pn8de1p Před měsícem

      ❤❤❤

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 Před měsícem

      Qolo kasteba qof qalafsan waa leeyahay walaalo 😢